Hees Dhool Xasan Wado 2016

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 466

  • @yusufosman3783
    @yusufosman3783 3 роки тому +39

    Waqtigu waa febraury 11 2021 maalin khamiis wxan dhegaysanayaa aniga oo qalbiga ku haya gabar aan aad u jeclahy oo joogta somalia aniguna mrkas aan ku suganahy kenya
    Jacaylka kgu dhaca mrka aad joogtid meel aan wadankga ahayn wa ka xanun bdanyahy midka kgu dhaca mrka aad joogtid dhulkaga hooyo
    qofkasta wxan u rajaynaya qofka uu jecelyahy in ilahy calaf ugu daro AaamiiiiiiN

  • @hibomohamoud4116
    @hibomohamoud4116 5 років тому +15

    Heestan waxan dhagysan jiray markan dhulkii hooyo kasoo dhofayey specialy hargeisa hadhwanaag walee lama huran waa dhulkeenii allow anagoo nabada nagu celi🙏first day in 2019❤

    • @goobjoog7658
      @goobjoog7658 5 років тому +1

      Maxaad uga tagtay hibo, miyaad iska joogtid?

  • @Sinjibiil10
    @Sinjibiil10 3 роки тому +24

    Ax yaa hes wlhy xusus igu leh oo qof aan kala tagnay weliba igu daadisay bn darteed udhagaysan jiray oon isku maaweelinjiray.i😭😭😭inta daawanysa 2021... Liketada ha ila dhaafinina please.🙏

    • @liibaanhasanjama5868
      @liibaanhasanjama5868 Рік тому

      Ax sxp kolka imiga imisa sano ayaa ka wareegay

    • @iqromaxamed5430
      @iqromaxamed5430 Рік тому

      Sorry walhi anigabo wiil an markaas soomaliyo isla joognay ayaa iqaadi jiray 2019 ayuu igu daadiyay

    • @iqromaxamed5430
      @iqromaxamed5430 Рік тому

      Ax nin an is baranay 2018 ayaaa iqaadi jiray 2019 dhiiqa ayuu igu tuuray anoo utaagan malin malmaha ka mid ah arag anoo is leh

    • @iqromaxamed5430
      @iqromaxamed5430 Рік тому

      😢😢😢😢😢😢😢

    • @AdanBare-lg3jb
      @AdanBare-lg3jb 7 місяців тому

      ​@@iqromaxamed5430sorry iska cafi

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Рік тому +6

    Aduunyada nin dhoofiyo ninkii degan dhulkii hooyo ❤😢
    nin dhergiyo nin dhowr qaday aan dheef hayn 😢
    dhegidiyo laboodba hawli kama dhamaatee😢
    qof waliba wixii dhibeyy dhafoorkey ku taalaa 😢
    anna dhaawacaygii jacayll dhidibka aastaan la dheeliyaaye 💔😭
    hell h.g.n❤😭

  • @mustafemahad801
    @mustafemahad801 3 роки тому +19

    Waxaan la noolahay xasuusahaagii, waxaan daalacdaa farriimihii ina dhex mari jirey, mararka qaarna waxaan daawada muuqaagii xariirta ahaa, sowdkaagii wacnaana waxaan ugu raaxeeyaa dhegihii dhawaaqaaga u muhan jiray.😭 02/07/2021

  • @Damalchannel
    @Damalchannel 3 роки тому +10

    Afkiiba juuqda gabay wllhi
    Waxaan idhaahdo garan maayee
    Dalkaygii allah si nabada ha igu celiyo insha Allah

  • @mariyamohaaadan1454
    @mariyamohaaadan1454 3 роки тому +8

    Wlhi heestan waixasus nin keygii horaa ayan isla dhagesa nay anikoo todowada kuwada jirno lkn hada calaf ayaa nakalawaday 🥰🥰🥰🥰😰😰😰😰 manta ayaaa marlabad arkey mudo kadib heestan manta oo tahay 2021/1/13

  • @nurasharaf2408
    @nurasharaf2408 4 роки тому +11

    4/3/2020///😭😭😭😭😭😭aala mxanku xisay aabe mcne xasus ayad igu rebtay aalow mar kle isku ken tus😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Yusu198
    @Yusu198 Рік тому +9

    14/1/2023 😢❤ mid kula mida kuma dhalan aduunke😊👰🤵‍♂️Hafso❤yusuf❤waxan isla dhagesanena jaceylkeyga waxena notahay astaan heestan 😢madhirado niman garab wax lagula dhiseene❤

  • @abdiladifahmeddhamac4217
    @abdiladifahmeddhamac4217 4 роки тому +32

    8/2/2020 a moment flashing back to my memory long time ago with emotional

  • @laynqabow7000
    @laynqabow7000 Рік тому +4

    Waayo waayo waqtiyada qaar baaan isku dhaafin jiranay aniga iyo asxaabtayda oo ku xidhnaa jeel ku yaala wadanka libiya waqti adag buu ahaaa

  • @mushtaqahmed8871
    @mushtaqahmed8871 5 років тому +42

    Cida daawanysa 2019like

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 7 років тому +99

    allahu akbar maxay heestani muuqaalo badan ka turjumaysaaa waa heees aaan is odhan karo qof kasta oo nool way saaamaynaysaa waaayo
    waxay sheegaysaa in qofna keligii guul gaadhi karin ama hiil ,,,, hiilkaaas oo ah mid jacayl oo ah in uu qof uu helo lamaane nolosha dhibkeeda iyo dheefteedaba wada qaatan waxay kaaloo ina tusaysaa in aanu qofku marna hiil iyo hoo tolkiisa ama umadiisa ka maarmin

  • @walalozman8222
    @walalozman8222 5 років тому +3

    Gabar wuu xiriir jacayl naga dhexayn jiray ayaa iiso dirtay inkastoo hadda waqtiga iyo waayuhu ina kala weeciyeen❤❤

  • @markiwabex8593
    @markiwabex8593 Рік тому +9

    26/05/2023 Day 😘
    Pure voice 100%naturel

    • @anaadiryusuf8210
      @anaadiryusuf8210 Рік тому +1

      Manta labadeena soo xasuusaney Allah nolosha ha inoo dhib yareeyo sister 🖤🥰

  • @daahircabduqadir9261
    @daahircabduqadir9261 4 роки тому +7

    ma dhiirado nimaan garab wax lagu la dhiseeen Qaali Najma please ifahm | waan idin salaamay soomaali weyn dadka Aan ka dhashaday| 2020

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 роки тому +2

    Dhawristeda oo qudhan dhawr uqadaya 🚵‍♀️guuxa dabasha 1 hour oo aad ila joogta waxay ila qiimo tahay dhawr sano oo kayad in aan qaatay lamoodo😍😍😍😍😍

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 Рік тому +2

    Qof waliba wixii dhibey dhafoorkey ku taala! Allah waxaan kaa magan galney dhib Aduuniyo mid aaqiraba 🤲🏾💞

  • @abdihakemqurbo5712
    @abdihakemqurbo5712 Рік тому +5

    "Dhawristeeda oo qudha ayaan dhawr u qadayaa."
    Xasan Wado hoobaal culus oo aan fankiisa jeclahay. Heestan remix-ka ee Tubeec AHUN horey u qaaday, si cajiib ah oo deggan buu ugu raaxaystay runtii. Kama daali doonno dheggeysigeeda, waan u soo xiisi doonnaa markale. Thurs/Oct/27/22.

  • @samerahoney5621
    @samerahoney5621 8 років тому +47

    nin dhargiyo Nin dhawr Qaday an dheef aan dheef hayn Dhidigiyo Labadiyo Hawl kam dhamaate Qof waliba wixi dhibay dhaforkey Ku talaaa 😢😢 An dhawaacagi Jacylka dhidibka Aastan la dheeldheliyaaa

  • @mohamedyussuf9434
    @mohamedyussuf9434 2 роки тому +5

    I remember one of my friend when I lesting this song now he is in South Africa

  • @daadirabuukarahmed8998
    @daadirabuukarahmed8998 7 років тому +11

    Ma dhiirado niman garab wax lagula dhisenee
    Allaaah Hees aad miraheda u macaan bdn wado fanan jra broh

  • @fantasticmohamed1722
    @fantasticmohamed1722 3 роки тому +3

    2021 sanadka cusub manta ayu dhashy wixi iga dambeeyooow waa idin salamay

  • @rashkaabukar7300
    @rashkaabukar7300 8 років тому +28

    M saleeeban tubeec alle Naxaristi jano ha ugu deeqo

  • @rayaancabdi6542
    @rayaancabdi6542 6 місяців тому +1

    Dhedig iyo Labodbaa hawli kama dhamaatee,qof waliba wixi dhibay dhafoorkay ku taaLaa 😢

    • @TIKTOK4472
      @TIKTOK4472 6 місяців тому

      Ma Dhiiradoo Nimaan Garab Wax Lagula Dhiseeynee

  • @garsoregartagooye1805
    @garsoregartagooye1805 3 роки тому +4

    Wlhi cawa oo ah tarikhdu 5May 2021 ayan dageysani haya

  • @idriisabdilahi5324
    @idriisabdilahi5324 5 років тому +4

    Axyaa hees waa heesana taageero heestan tubeec allaw kuu naxariiso
    Wuu dha dhaweeyay fanaan waddo

  • @nasiib2387
    @nasiib2387 Рік тому +2

    Xiligii Wakhtigu ugu adkaa baan dhagaysan jiray 2017 waxaan xasuusta xili aan niyad jab iyo diiqad jacayl igu xumaday aan ka qaaday aan waxba qabsan kari wayay Alxm inu igaso dhamaday

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 10 місяців тому +1

    Old school
    Old is Gold 🥇 🪙
    Xassan wado thanks for your reminder.

  • @Najmah21371
    @Najmah21371 4 місяці тому +1

    Yaa dhageysanaya 2024😮❤🎉

  • @bandhiggajaabir6646
    @bandhiggajaabir6646 5 років тому +8

    still 2019 am watching esh calaa hees runtii murti waa tii hore, inta 2019 ila dawanayso farta kor

  • @juliajuju4127
    @juliajuju4127 8 років тому +27

    gabow ayaa kasoo baxay xassan wado live an u arko waxa igu damabaysay 2007kii adeer nice voice ayad haysaa e iska nolow

  • @cabdicasiiskayseibrahim1080
    @cabdicasiiskayseibrahim1080 5 років тому +6

    ma dhiirado nimaan garab
    wax lagula dhisayniyee
    i have special feelings this song

  • @AhmedMohamed-uc4lt
    @AhmedMohamed-uc4lt 2 роки тому +1

    wlhi been maha hestan qiso dhab ah ayay ka hadlaysa runtii waxa jirtay wakhti 2014 ahayd ayaa waxa aanu ahayeen sadex dhalinyaro oo marka dada 21 ku jiraa sadexdayadabu xalad adag ayaa na haystaay haben habenada kamid ah ayanu anogo guri mugdi ah kuwada qaylaynayaa ayanu tashanay in aanu meel iska soo saarno noloshaa habenkas ayanu hestaj dhagaysanayn hada sadex dayaduba wanu gulaysanay sadex wadan oo Eurup ah ayanu jogna wanan shaqaysana hantiina wanu samaysanay markaa waa dhirigalin hestani good 2022 haben qimo badan ♥️♥️♥️

  • @hornofafricaking3543
    @hornofafricaking3543 6 років тому +3

    Xasan wado heesta sida ukeentay oo hadana casri kaga dhigtay thank you brother

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 5 років тому +2

    walaalayaal fadlan heeswalba waxaa loo baahan yahay in la sheego magaca abwaanka ereyada sameeyey iyo ka laxanka saareyba taarixda fanka ayay ka mid tahay waana dhaxal gal ee ogaada.
    ha nagala bakhaylina

  • @AbdirahmanMacalincashir
    @AbdirahmanMacalincashir 2 місяці тому

    0:07 0:10 masha alah mr xasan wado 2024 yaan dhagaysanaya maalin isniin ah galinkeeda danba xasan wado fifi

  • @SahroCabdi-g9c
    @SahroCabdi-g9c 4 місяці тому +1

    Xalada hada aan kujira alahow umu raha sahal😢😢😢

  • @haybehalgan9712
    @haybehalgan9712 7 років тому +7

    nin dhergiyo Nin dhawr qaday aan dheef hayn dhedig iyo laboodkaba hawli kama dhamaato 16/3/2017

  • @fatushcaddey1340
    @fatushcaddey1340 8 років тому +18

    xaqiiiqdiii waa heees cajiib ah

  • @AbdirahmanMacalincashir
    @AbdirahmanMacalincashir 2 місяці тому

    Masha alaha eesh calaa hees aadbaan kuu taageeraa

  • @bisharhaaji9706
    @bisharhaaji9706 6 років тому +14

    Old but gold the qaraami vibe is unmatched 👌

  • @abdiasiiszain3015
    @abdiasiiszain3015 3 роки тому +2

    28.02.2021
    Nin waliba waxii dhibay dhafoorkay ku taal 💯✅

  • @cabdulahidayib1031
    @cabdulahidayib1031 6 років тому +5

    xasan wado walee waa fanaan
    Dhamaystiran weeyaan

  • @barreahmed3419
    @barreahmed3419 5 років тому +1

    Jacelkeedu dhuuxiyo lafaha woo udhaadhacaye
    Ohey oh❤😭❤❤❤❤❤
    One of the Best somali musiks❤❤

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 5 років тому +4

    Xasan Wado fanaan Qaaliya Aloow kudhawr❤❤❤❤❤

  • @abdirasakosman1757
    @abdirasakosman1757 7 років тому +2

    masha allaha waa xasuusutii fanankena weynaay m.saleman tubeec thanks alfanan xasan wado hestaan aad be sameyn igu laheedahay xasuus aye iga lisaa whi mar walbo o nasiino helo kama daalo dhageesigeeda thaks mar labaad hestaan booskee laheyd waa dhigtay xasan wado sxb tubeec waa isku cod dhawdihiin ee esahiisa no so cosboneysii hees la dhaco majirto ee waa xasuusin fananiinteynii dhimaty allaha u naxaristo

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 4 роки тому +5

    Kamaba daalo Heestan Ilaahay amarkiis.. 14/12/2019...indonesia

  • @bisharhasan4259
    @bisharhasan4259 3 роки тому +5

    Flashing back to my memory 2019😁 tonigh is 10/3/2021

  • @themayor2654
    @themayor2654 Рік тому +1

    11 Aug 2023 malin jimco ah sacada 11:22 barqanimo insha Allah waxa rajeena nolol fican farxad lacag jacyl leh in africa ka tago USA ama Canada insha Allah

  • @salmanfarhan361
    @salmanfarhan361 7 років тому +1

    Alle H unaxariisto Fanaankii heestan lahaa Maxamed Suleebaan Tubeec Boqorkii codka soomaliyeed

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 5 років тому

    allah ha u naxariisto boqorkii codka Muxammed S. Tubeec.
    fanaankeena qaaliga ah ee Xasan Wado hanbalyo iyo salaan ayuu mudan yahay.

  • @sultan2439
    @sultan2439 5 років тому +5

    4/8/2019 habeen taariikh iga mudan xasan wado legend

  • @AdanBare-lg3jb
    @AdanBare-lg3jb 7 місяців тому +2

    13. 2. 2024

  • @ikraanmohamed7698
    @ikraanmohamed7698 3 роки тому

    5/june/2021 o aan qurbo joogo ban daawanaya aduunyada nin dhoofiyo ninkii dagan dhulkii hooyo xasuustii mohamed suleyman tubeec alle yaraxma awoowe alle janada haku geeyo rabina raali hakaa noqdo 😭😭😭

  • @InaMakhtal
    @InaMakhtal 8 років тому +15

    dhawristeeda oo qudhaa ayaa dhowr u qadayaa, wali dhabaa mid kula midaa kuma dhalanin aduunkee,

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 6 років тому +1

    Asal asal al ustad xasan bulale dhinbiil...waa fanan rer somaliland ah....axyaa fanan nolow

    • @hubqaad4553
      @hubqaad4553 6 років тому

      somaliland kulahaa hhhhhhhh adeer yaan lagu maqale iska aamus xishoodka alla kaa qaadyee 😂😂😂

  • @ramadanbarre1593
    @ramadanbarre1593 5 років тому +4

    Boqorka codka qaarniga 21 aad 🇩🇯♥️🇸🇴

  • @fatuushmaxamed556
    @fatuushmaxamed556 7 років тому +8

    mncha allh axyaaa fannaaan wado

  • @salepanturtur2906
    @salepanturtur2906 Рік тому +1

    Waa 19 safar ama 5 september 2023 waxan dhegeysanyaa heestan xilli danboo habeena xoogaa wan yara mirugaysanhy oo maskaxdaydaan kudajinyaaa ilaaahy nolosha hay dhib yareeyo

  • @poqoradareersheekhisaxaaq8601
    @poqoradareersheekhisaxaaq8601 6 років тому +4

    Ana dhawacaygii jacayl dhidibka aastan la dheliyaa 😭😭😭😭😭😭

    • @abdulahiaden9950
      @abdulahiaden9950 5 років тому +1

      💯❤️

    • @eidsahardid3461
      @eidsahardid3461 5 років тому

      Mxaaa dhacay dhankaagay u jiiftaaa dhaliiishuyeee😭😭😭😭😭

    • @hamseasiya9389
      @hamseasiya9389 5 років тому

      Omg hassen ich liebe dich ich hüre deine musski

  • @gouledmoussa3133
    @gouledmoussa3133 6 років тому +2

    Waw Hassan bileh good voice...dhawristeeda oo qudhaa ayaan u qadayaa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold memories

  • @dumarkuwaaxijaabka1231
    @dumarkuwaaxijaabka1231 7 років тому +7

    Esh calaaa waxaaasaaa heesa idha dheh xasan wado

  • @zuldaandhowreofficial2284
    @zuldaandhowreofficial2284 4 роки тому +9

    31/5/2020
    Hada dhagysanayso like i saar 🙏

    • @abdifatahgaani2693
      @abdifatahgaani2693 3 роки тому

      Sax wan kuu saray lakiin maleh xasan wado heesta hestan waxaa qaday maxmed salbeen tubeec

  • @momindekk1
    @momindekk1 7 років тому +12

    second tubeec xasan fanan sare

  • @abdiazizmoha1288
    @abdiazizmoha1288 3 роки тому +5

    2021 ninkii dhegeysana like saar 👍

  • @niciimowarsame9257
    @niciimowarsame9257 7 років тому +5

    ilahaye haa uu.naxaristo maxamad saliiban toobac waa adeer kay rooma xasaan hasta siifican ayo uuqadaye

  • @bureeqaabdurahman286
    @bureeqaabdurahman286 6 років тому +1

    Legend xasuustii boqorkii codka Tubeec ````` 28 july 2k18

  • @lechimiste3547
    @lechimiste3547 Рік тому +1

    from 2019 (djabuti) to 17/01.2023 (turkey) Back to memory😪🤧

  • @deeqsi6236
    @deeqsi6236 Рік тому +1

    Heesta wan maaqlii jiiray lkn waxan cadii uu dhamaystay aniga oo gadhii laasaran abahay iyo walalkay iyo adeerkay oo waxa noodaray heesta walalkay ka bacdi waxan ogaday inu abaahay heestan dhagaysaan jiiray ana markan heesta dhagaystay waxan dareemay dareen gara 2022 17/10

    • @Dream____poy1
      @Dream____poy1 Рік тому

      Marlabad ayaan ku soo labatay insha allah anigo isbadaal iyo hamiiyo badan oo an nolosha ka leyahay rumeyaay ayan heestan mar sadeexad ku soo laban doona insha allah me apdi kariin

    • @Dream____poy1
      @Dream____poy1 Рік тому

      25 /7 / 2023 waxan solaban doona hadu alle nafta idayo insha allah 2027 anba ka hoor insha allh magacaygu na waa apdi kariin

  • @awilyuusuf1074
    @awilyuusuf1074 Рік тому +1

    Wlhy heestan waxan modayba inay iga hadlayso 2022 inata iga dambayse qalbiga ka daremay love ♥️ like

  • @bisharhaaji9706
    @bisharhaaji9706 6 років тому +7

    "Qof waliba waxii dhibay dhafoorkey ku taalaa" haha deep

  • @abdihakimmohamed1114
    @abdihakimmohamed1114 7 років тому +1

    Xassan wado heestii Maxamed syleemaan tubec sidiiday ahayd bd uqaaday heesaha Sudan haloo qaado ama fanaaniinta yaan lagaga ciyaarin

  • @abdicasiismawlidcawl4998
    @abdicasiismawlidcawl4998 4 роки тому

    1june 2020 ayaan wada daawanynaa with cabdiraxman qorane (cxaka )cabdiraxman cabdilahi carab (aaro) xasuus wlhi

  • @willysycboss8612
    @willysycboss8612 8 років тому +4

    xasan wado wuu cod macaanyahay booskii boqorka codka isagaan kahayaa

  • @samiircumarwacays1117
    @samiircumarwacays1117 7 років тому +1

    xasan wado waa fanan qaliya ad ban salmay

  • @abdikarimgoud9791
    @abdikarimgoud9791 2 роки тому

    Xasan wado fanan and tagero100%100 cavan dhagaysanya Alx yuruba kunolahy aduun hawli kama dhamato ducada haigala bakhaylinà safari ahaý in ilahay murafkayga ii rumayeeyo

  • @rizakhiak3839
    @rizakhiak3839 6 років тому +2

    Jaceylkeeda dhuux iyo lafahuu u dhaadhacay ❤

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Рік тому +1

    Amba kuguma dhaafeen haday taadu dheelido eh😭💔
    maxaa dhacyyy dhankaagey u jiiftaa dhaliishuye 💔😭
    ma dhiirado nimaan garab wax lagula dhiseyne💔😭
    hadba dhool hilaaciyo dhibicbaa u muuqdee💔😭
    🕊h.g.n

  • @abdalleh.ebrahim7642
    @abdalleh.ebrahim7642 6 років тому +1

    Heesta sxbkay baan aad ugu xasuustaa Cabdixakiin muxumed Askar Noolow sxb

  • @munakhadar2772
    @munakhadar2772 3 роки тому

    I subscribe becouse of legend xasan wado

  • @degoxirsi
    @degoxirsi 2 роки тому +1

    Cod ku dhamaaday masha alah 🥰

  • @abdishukriomar3705
    @abdishukriomar3705 4 місяці тому

    Heestan waxan dageystay mar an xaalad adag galay 24/11/2023 maalin an Airport Canada ka so dagay wadan an ku cusbahay galaay.
    Mar lay so sheegay gabadh an xadhidh lahayn 3 sano arooskeda in uu dhacaayo 26/11/2023😢😢😢😢 xasuus

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 роки тому +1

    kama daalo runtii dhegysigeeda ❤🌻 really song❤

  • @ashwaakahmed1434
    @ashwaakahmed1434 6 років тому +8

    Axxxxxx heestan nin aan jeclaan jiray iso xusuusinaa ana asaan jeclahay asna qofkaluu jeclaa waaagaaas axyaa dunyaa hhhhhhhhhhhhh

  • @bilaalboss4806
    @bilaalboss4806 3 роки тому

    Jacaylkeedu dhuuxiyo lafahuu udhaadhacayee wllhi waa hees aan uqiirooday Esh calaa cod ika dheh xasan wado

  • @gabadhajecelwiilashajidhka5812
    @gabadhajecelwiilashajidhka5812 8 років тому +14

    maca heestu adero nolow

    • @zakidaca6426
      @zakidaca6426 6 років тому +2

      adeer aa wilkaan yar 😂😂😃

  • @khaalidugaasbade9546
    @khaalidugaasbade9546 6 років тому

    Waaaaaaaaw ishcalaaa heees aabaheed wllhi best song Somali lgndy

  • @muumincade7827
    @muumincade7827 Місяць тому

    Waa habeen jimce oo sabti soo galayso ,goobtu waa berbera soomaalind.saacadi 12:07😢
    Allawhayaw sidii roon .

  • @IbrahimKhalil-rm4li
    @IbrahimKhalil-rm4li 8 років тому +15

    ✔✅✔✅✔✅✔✅✔✅✔✅ hestan waan ku saxay adiga ku leh

  • @mohamedosman-fq5tn
    @mohamedosman-fq5tn Рік тому

    4:24 pm mon,25,september axyaa hees halkeeduu dhigay❤

  • @nimcaanahmed2794
    @nimcaanahmed2794 Рік тому +1

    11 / 2/ 2023 , xusuuus gaara ayay ii tahay Allow wakhtiga noo barakee 😓

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 роки тому +1

    I like this song
    qofwaliba wixi dhibay dhaforkay ku tala ❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-er2wq
    @AhmedMohamed-er2wq 4 роки тому

    Ma jiraaa qof wali ila dhagaysanaya heestan 2020

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 роки тому +2

    Ilove this song
    Hasan Wado

  • @MahadYusuf-kz5fw
    @MahadYusuf-kz5fw 7 місяців тому

    Old is gold 2024 listening still am in love this song am so interest ❤🎉

  • @dxawoowo877
    @dxawoowo877 7 років тому +1

    alleh haa uu naxriisto m saleeban tube xasan waddo macan umu samayn lkn heesta aya mrkeedi hore ad uu wacnayd

  • @lipzamehbokh1605
    @lipzamehbokh1605 5 років тому

    Xasan wado nin culus ilaa tubeec

  • @zuldaandhowreofficial2284
    @zuldaandhowreofficial2284 5 місяців тому

    4/4/2024
    Ramadanku marayo 26 beri
    Ciidkina ka dhiman thy 4 beri
    Duhur 13:10
    BOSASO
    Ayay xsustyda kuso dhcday ka dib serchin ayan so dhahay 🙏