Hargeysa fankiisa awgeed ayu ugu nola wa rer mogadishu rerkisa odhan ban daris nahay xiligii dagalada xamar ayu uso cararay hargeysa fanan jira o codmcan ayu aha
Heestan waxaan Tv ka maqli jirey anigoo yar markan mopil qaatay wan raadiyey ma aqaan sababta lk wan wayey fananka magacisa man garanayn se waxan ku qorey erayadii aan marka ka xiftiyey heesta Caawa ooy bishu tahay 9/12/2021 ayaan helay Youtubka waana heestii iigu horeysay een Commanti ka dhiibto ♥️😘
wah.Wah heestan xasus ayan u ahayaa xaqiqtan alfanan nuradiin legend and best songer wagas waxan jogay somalia gabadhii aan heestan uqadi jiray maanta wan haystaa alxabdulillaah 3 carura aya nojoga marka hestan wa jeclhy from Toronto canada right now ayan dhehaysane 8-2-2021 hada xage joga tolow manol yahay mise wa dhinty
Kahor intaan hawada,dadka iyo akhlaaqduba dikhoobin,oo aan aalada nacdalan ee taleefanku ina soo gaadhin. This song brings me back to may childhood memories!.
This Was My Fav Artist Watching His Songs In Tvga Qaranka There's No Internet At The Time I Enjoyed Every Moment From The Tv 😭😫🙈 Seeing It Here Remind Me How Young And Happy I Was And Life Changed Much The Struggle Is Real 🥴💔
2024/08/20 haben 22:14 mint i tahy madbakh ku jira Cawa waxan so xasuusty old music 🥹🎶 still single Lkn hesahan xasuusihi yaranta ku xusaaa noLada somali o dHan wan ini jeclahy 🥰❤️🫡🇸🇴 satir Ha is ken simo❤️
Markay Soo baxday luxury pool in Dubai ban Ku dhagaysanayay maantana 2020 Hargeisaan ka xamalanaya listening bk and e.t.c that is how life goes on different ways
Oh Man I use to listen this song back in the day 2008/2009. I use to have crush on him I was 13 years old I told my dad and he said he will find him and he ask come and marry my daughter lol I was for dhaqan ceelis in Garoowee😂😂😂😂 walahi best time of my life damn it mama why bring me back here 😩😩😩
Malin Axada casar liiqa Iyo Hargeisa 05,26,2024 ku raxaay sanaaya heestan Nuradiin Axmed fanaan aan aad u tageero ayuu ahaa sanadahii 2008 2009 Hargeisa u kala xidh nayd
Heestan waa mid ka kid ah heesaha dhageysiigoda aan u xiiso markan muddo ka maqnaadoba😍 Old is gold like this one🔥 Waxa aan dib ugu soo nooleeyaa heestan qayb ka mid ah xasuusaha noloshayda ee duugoobay ama muddoda badani kasoo wareegtay, oo qadhaadh iyo macaanba waayahoodu lahaayeem
Woow heestii wllshey Sagal yusuf dhaciye iyo alfanan noradin axmed iiman long time ban manta so xasuustey ilahay cimriga iyo cafimadka ba haydin dheereyo wllshey sagal iyo alfanan Noradiin wixi nool Aduunyada waa leysku so noqon
Waxan Hubaa inaa hestan miraha macaan aad dib u soo boqatay ☺️Haddad iga danbayso like isaaq🤗😂
Isoraca dadka soboqday hestan 2024🎉issasoomujiya
Inte kuu raacna
Here from 2008😅
2019 like zaar hdad naziib uyelatoh nin culus
ciyal
2008 Xasuus, hada ayaan dawanayaa 29-12-2019. Habeen saqda dhexe sacadu waa 3:50 habeenimo. Waxaan kunoolahay bartamaha koonfur Aasia dhaka
Manoshahay wall
@@RuqiyaAaden-uc1dv kkkkk Haa waa noo lahay.
Hhhh wallkey rumaadow. anoo Burco Jooga kusoo saalama hhhh sacadu waa 4:30. GALPNIMO HH ANOO QAYILAYA WALIBA.........KKK
Ana adan kuso salamaya liph anoo ku qayilaya magalada hargeisa gaar ahaan masalaha galbeen saacaduna waa 2:07 ,habennimo@@xamoxamo1236
Waa markii labaad anigoo isku marxalad ku-sugan heestan dhagaysto' runtii qofkii garanayaa' waqtigay heestani soo-baxday sidii loowada dhagaysan jirey' iyo hada oo lajoogo sanadkii 2023 dhamaaadkiisii, maaha mid dhan'dhankeedu isbadalayo marka loo'eego heesihii aynigeeda ee waqtigaas lasoo baxay' waxaan rajeenayah inaan marar-badan oo kala duwan heestan sii dhagaysan doono' jiilasha danbena isla soogadhi doona, from hargeisa.
Nuuradiin ahmed rer hargaisadii hore alla maxay heesahagu xasus gaara illeeyin ❤
Aad iyo aad hargeisadii hore ayaad ka mid tahay aad ban ku saalamaya Inader
Hargeysa fankiisa awgeed ayu ugu nola wa rer mogadishu rerkisa odhan ban daris nahay xiligii dagalada xamar ayu uso cararay hargeysa fanan jira o codmcan ayu aha
Ruuxi Omar 😂😅😅😅😅
@@ruuxiomar6431 ciise muse ban modi jiry lkn fanan jira buu aha ,hader finland buu ku nol yahay
@@saedqozta5386 Maya wll waa reer muqdisho ama koonfurta somalia alle haxafido sifiicanbaan u aqaannaa family kiisa
who is watching 👀 in 2024
Me
Anaa yaab oo kale ufiirsanooyo
😂😂
Me😂😂😂 last time was 2010😂😂
@@bisharabdikadir6959 Heestan Nuradin) Xasuusta Iyo Wakhtigii Wanaagsana ·heestan waa xasuus qaali ah. Waxaan ka daawan 😳👀 jiray TV 📺 Qaranka 2009kii 👍🤗😅😅😅👍
I used to listen this song in countryside when i was keeping goats beside the hill .it was wondefull life.this song took me back my golden days
Same here cida old is gold
Wlee long time waaye heestaan 2010 ayaan daawan jiray mobile nokia 310 xuzuuz
This song brings back so many memories from my childhood 😍😍
Heestan waxaan Tv ka maqli jirey anigoo yar markan mopil qaatay wan raadiyey ma aqaan sababta lk wan wayey fananka magacisa man garanayn se waxan ku qorey erayadii aan marka ka xiftiyey heesta Caawa ooy bishu tahay 9/12/2021 ayaan helay Youtubka waana heestii iigu horeysay een Commanti ka dhiibto ♥️😘
Zhp qali waaa inoo xasuuus najax mahamet daahir &zalma izhak 😻
It remains me my childhood I used it 😥😥😥😥😥 now am father having 1child live in London
Weeey2008 2019. 11 sano kadib ayaaan dhagaysanayaaaa
Nuuradiin ayaaba xaafada layga yaqaaneey saan heestan ugu luuqayn jiray
walahi i was searching youtube this song for two days, at last i got it, best song ever
when i get married i will play this song insha alah😍
Walaal ma guursatay oo heestan ma daartay 😆😆😆
Hhhh kaso jawab
@@badraxirsi2345 wnku hayaa brother_ka sow maaha 😆
@@shakataaywadani4297 waataan is weydiinayey 😂
War ma nooshahay koleey waaso hadli laheed hadaa dhimaty allah Yaaraxma
2021 to 2007 bn xasuusaha kala gurayaa wa malin khamiisa duhurnimo aan maynayo dharkaygii anigo istcmaalaya qasaalad waxaan xsuustay 2007 anagoo habeenka sabtidu so galayso anag nala yidhaa wad yaryartihiin inta xaafada u waawayn ay kala doortaan heesaha barmaamijkii hanbalyada tvga qaranka somaliland yaa salaaam heestani kamay maqnaan jirin 😍😍😍 waqtiga tegayow salama iyo hees kaloo nin halwad la odhan jiray ku luuqayn jiry wa heesihii hanbalyada 😍
Xaqiiq😂😂
Still watching 2023.
I feel my best memories at that time
Heesta intii etn kadaawan jirtay like iyo inta 2020 dawasa❤❤❤👌
😂 😂 😂 😂 Iyo slntv
wah.Wah heestan xasus ayan u ahayaa xaqiqtan alfanan nuradiin legend and best songer wagas waxan jogay somalia gabadhii aan heestan uqadi jiray maanta wan haystaa alxabdulillaah 3 carura aya nojoga marka hestan wa jeclhy from Toronto canada right now ayan dhehaysane 8-2-2021 hada xage joga tolow manol yahay mise wa dhinty
Wlhi hada anaga ayuu coach gym noyahy legend nurdin
Xasuuso caruurnimo iyo wakhti aan lahaa dhadhan nolaleed oo dhinac kasta ahaa maxay nolashu tahay macalin wayn❤ 12 August 2024
Infact, this song brings back the beautiful memories of my childhood!😭
OMG I AM 9 YEARS BACK ... COMPLETELY THIS SONG REMINDS ME OF MY CHILDHOOD !!!!
Brother stop lying you've got a full beard in yo pic you weren't a child nine years ago🤣🤣✌
@@Ortega03 hahahaha, I actually was, i look older than my age which is why you prolly think i am older.
@@zakielmi1418 😅✌✌
2018 like isar wixii fiirsaday .thnkz
2009 boorama with my best mates wlhi miyuu waqtigu soo noqonaya
Heestan yarantydaydi Ayan tvga qaranka Ka dawan jiry
Wlhi Sido kale xasuus
Kahor intaan hawada,dadka iyo akhlaaqduba dikhoobin,oo aan aalada nacdalan ee taleefanku ina soo gaadhin.
This song brings me back to may childhood memories!.
2003 ayaan garanaya heestan wlhy 2020 Waan daawanayaa cajiiib😊💯
sxb heestan 2006 bay soo baxday iska hubi
3 albun hay ahayd hargaysa,abaarso iyo berbera
Hees iyo badh heestan muddo kadib baan soo xasuustey maanta waxaan dhegegsan jiey yaraanteydui wana jeclaa
Waxaan urajeenaya dhalinyarta meel aksta ooy joogan iney guuleysan oo caqabadaja nolosha usamraan
Hadaad iga danbeyso iiso duceeee incha allaah like
Heestaan waxaan dhageysan jiray 2009 Xili aan Qax ku joogay Deegaanka Ceelasha Biyaha Duleedka Galbeed ee Magaalada Muqdisho Caasimada 5ta Soomaaliya hada waxaan idiinka soo salaamayaa isla Muqdisho 14/05/2021.
Lkn music hore heeske leh
Old is gold ✨️ waxa wada dhagaysanayana anigaa iyo xaaskayga hibo cadeey iyo curadkayga ilahay nagu arsaaqay waaxan galnay xasuus hore .
Eesh cala hees
AlE Ha kUU BarakEEY0 Wlll Xaaskaga iY0 AwLadadaBa 🙏❤🖤
Iam In my late teen years used to listen this brother in 2008.......how times have changed🥺
Anigaba sidoo kale
Who is watching 2024 ❤😊
Me
This Was My Fav Artist Watching His Songs In Tvga Qaranka There's No Internet At The Time I Enjoyed Every Moment From The Tv 😭😫🙈 Seeing It Here Remind Me How Young And Happy I Was And Life Changed Much The Struggle Is Real 🥴💔
True I used to watch this song from ETN TV what a memory old school days ❤❤❤
War sxb isku qiso ayeynu nahey hargeisadi horad tahey ban filaya heesihi tvga qaranka xasuus beynu u dhagesana manta
Heeski ugu horeeyay ee aan bartay yaranteydi telka habaryartey marke darato wanba iska jecla manta anigo murugeysan qalbi jab iyo xanuun aan dhamaad laheyn 6bilood oo xariir ah aya soo xasuustay dib ayn u dawanaya sanado bdn kadip nuuradiin Ahmed iimaan🙏💙❤️❤️❤️
2024/08/20 haben 22:14 mint i tahy madbakh ku jira Cawa waxan so xasuusty old music 🥹🎶 still single Lkn hesahan xasuusihi yaranta ku xusaaa noLada somali o dHan wan ini jeclahy 🥰❤️🫡🇸🇴 satir Ha is ken simo❤️
Markay Soo baxday luxury pool in Dubai ban Ku dhagaysanayay maantana 2020 Hargeisaan ka xamalanaya listening bk and e.t.c that is how life goes on different ways
Wow muddo lagajoogo 8 sano oon heestan dhagaysan jiray maantaa iigu xigta 14/01/2022 xusuus mr:-nuuradiin.
Heestan waxa dhageesan jiray 2006 waqti jaceylka lasheego igu dhacay anigoo 18 jir ah Guriga waalidkey kunool dugsi sare fasalki ugu danbeyay kujira nasiib wanaag jaceylkaygi guushiisa waa gaarnay si wada jira 2007 qurbaha so galay silac iyo samir 10 sano kadib 2017 ayaa dib umidownay waxa noo bilowday waayaheni mcna Waxaa iloobay waqtigii dheera ileen waa aduunye 2022 ayee waxey iigu dul qadan weysay xaqiiqdi 8bilood uu xaalku igu adkaaday bila shaqo aa noqday ayee wixii oo dhan u ilowday banaanka iisaarta waliba anigoo filaynin waa qurbo iyo xaalkiise maanta wa walshay dadka ugu jeclahay waliba ilmaheyga hooyadood waa u ilaaliyay ilamaheyga hooyadod inaa buuq kufuro waayo Waxaa xeerinaaya badan anigo ogaa daruffta ee iiga tagtay inaa kabaxo oo waa aniga maanta kasoo kabsaday waliba anigoo shaqaale aheen oo iskey wax soo Saar uyeshay hadana waqtigi iyo waayihi bilowgi xasuustas wali waa la nolahay uma arko waxyeelo oo wa khadar RABBI xasuusaha qaaar waa wehel balse markaste horay usoco waayo marka gaariga lakaxeenayo hortaada lafiiriya mar mar ayaa muraayada dhexe lafiiriya wixii kaa danbeyay. Qof hadulmin Intaa noshahay abayo iyo aboowe
Hada xage ku danbaysay gabdhasi Alleh nolosha haku quruxiyo wllo 😢
Waxan galay xasuustii 2008__2009 yarantaydii wakhti tegay sooma laabto😭aduunyo heestan waxaan aad uga dawan jiray hargeisa TV ga qaranka
Maanta waa 7.6.2020
Illhayow cimriga noo dheeree
nuradin axmed iimaan fanaan qaaliya reer hargeysadii hore oo ka mid ahaa fanaantii wakhtiyadii dhexe 2006-20010 wakhti xasuus leh
Waliba 2005 meelahas ila 2004 uu haystay shaashadaha
Wllhi maxaan saacadaha danbe mrka aan qayilayo ayaan dhagaysan jiray
Wllyal ma noshihin wli😂
Hestaan waxaan radiinayey mudoo kudoow 15 sano wlhi 🥺waxan ku hasusta tv 📺 ga ayey kasoo galii jirtey hooyadey oo wagas dhalinyaro iska eheed baa aad uu jecleyd aniga waan yaraa wagaas inkasto aan hesti sfcn ukaseyn lyrics hesta iyo ninkan dharku uu wateey baa ii sawiirneey 🥺Hoyadey oo hada Mareykan jirta ayan mar intan wcu ban weydiiyey 😅waxay iguu tiri wxd shegeyso mafahmayo 😂waxaas waan hilmaamey bey iguu tiri cawa ayay hestan igaa soo hoorbaxdey 😢🥹cawaa oo ay tahay 18/2/2023 🎉
Xasuus wlhi 😭😭😭waayo waayo iyo wakhti tagey
2008 bay soo baxdey, adi immisa jirtay xilligaas?
xasuustu waa qaali anigu waan ilaaway caawan helay jawibaan ku jiraa na caawiya ayaan leeyahay
2008 2009
Oh Man I use to listen this song back in the day 2008/2009. I use to have crush on him I was 13 years old I told my dad and he said he will find him and he ask come and marry my daughter lol I was for dhaqan ceelis in Garoowee😂😂😂😂 walahi best time of my life damn it mama why bring me back here 😩😩😩
Waa hees macaan
Damn, Thirteen! You were too young to love
Fayofunk Faanoole same I use to listen 2009 in Addis Ababa but I wasn't 13 I was 18.
Fayofunk 😂😅 Maybe the right man is me and you were waiting just me nor Nuradin 😂 I love qurbo girls
Faay fanoole please contact me I’m searching for this guy he is my uncle
Xusuus. Sanadku waa 2008-di meeshuna wa Mombasa raha khaasatan kulliyada ITTC oo kutaalay Mikindani. Hadana 12 sano kabacdi wxn joga Somalia Khaasatan caasimada kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed. Wakhtigu wa isgurayaa!!!
Alfanaan Nuuradiin Axmed oo 2008 noo ahaa ama ii ahaa fanaanka aan ka danbeyo oo aan caawa oo saacadu tahay 00:31 2020/5/19 daawanayo oo uu Guuleed yare hees uu leeyahay Nuuradiin qaadaya ayaan xasuustay imika heestii Sagal baa ii baxaysa. In kastuu cod iyo heeso halaasi ah lahaa hadana waqti adag buu kaga soo baxay maantana waxan filayaa in uu dantiisa u baydhay waxa iigu danbaysay Xafladii Helsink ee 18 may
Wayo wayo tv 📺 ban ka dawan jirey
Xasuus wlh My childhood song.. sanadkii 2006 bishii April mar aan kunoolaa Nairobi Kenya aya dhagesan jiray runtii..
Heestani xasuus bey igu leedahay ilaa caruurnimadaydii kama daalo dhageysigeeda 😢❤
Yaa ilamid ah maqlka heestan markii igu horeyso 8/4/2020
waaw waxan dhagaysan jiray 2008 alah waqtigu wacnaye miyu sonoqan
2022 August wixii Ka danbeeya ha ogaadaan kaligood inaysan heestaan soo raadin
Xasuus wlhi anoo yara ban dhageysan jirey
Axsan yaa fanan
Nuuradiin axmed iimaan
Malin Axada casar liiqa Iyo Hargeisa 05,26,2024 ku raxaay sanaaya heestan Nuradiin Axmed fanaan aan aad u tageero ayuu ahaa sanadahii 2008 2009 Hargeisa u kala xidh nayd
Heestan waa mid ka kid ah heesaha dhageysiigoda aan u xiiso markan muddo ka maqnaadoba😍
Old is gold like this one🔥
Waxa aan dib ugu soo nooleeyaa heestan qayb ka mid ah xasuusaha noloshayda ee duugoobay ama muddoda badani kasoo wareegtay, oo qadhaadh iyo macaanba waayahoodu lahaayeem
2020 old but gold legend nuradin 🙏
WlhY heestan waxaan dhagaysan jirEy anoo WiiL da.yara hadana wali heestan kama daalo nuuradiin iiman nolow fanaan jira
Barnaamijkii Salaamaha Ee Tviiga Qaranka Ka Bixi Jiray Yaa Xasuusta 2013 Ayay Ugu Horayn Jirtay 2020 Inta Daawanaysa Like Dhac
Sidaa uraadinaayay heeetaan caawa ayaa helay 2009 ilaa 2021 waa raadin jiray walhi
Only legends remember this song
2005 illaa 2007 nuradin Axmed fanan hersare ah ayuu ahaa waxan kadawanjirnay tvga qaranka somaliland isaga iyo fanaanin badan oo ay kamid ahaayeen iid jamac batalale iyo fuaad cumar
Woow heestii wllshey Sagal yusuf dhaciye iyo alfanan noradin axmed iiman long time ban manta so xasuustey ilahay cimriga iyo cafimadka ba haydin dheereyo wllshey sagal iyo alfanan Noradiin wixi nool Aduunyada waa leysku so noqon
ayyy my love her name is layla waaw inan heeskan u qaado boqoradeyda inshallah 🎉
Xasuus waayo waayo waxa laga Soo dayn jiray SLN TV iyo universal TV 2011 wakhtigaas yaan daawan jiray
Caawa oy tahay
24/12/2020
1:57 wakhti dambe yaan daawanaya
Allow cimriga noo dheeree
Nuuradiin xagee ku dambeeyay horta
2022 nov 15 saacadu 2:30 habeenimo xusuus 2008 aan dhagaysan jirnay xusuus bay i galisay caawa heestaasi nuuradiin legend.
Xasuus hore anigoo yaraa ban dhageesan jirey in djbouty
Who is watching in 2023? ☻️❤️🔥
2024❤
Love ❤ is times ⏲ ❤
Old is gold ✨
Wlhi wakhti dheer xazuztay nuradin fanan sare
Heestan Aad AyaaN u jeclaa
2020 inta daawanyza ☝🏼 Taag
Old is gold legend nuuradiin ahmed
This was my childhood 😭😭😭
me too 😢😢😢
Its my way itaabatay tani
Gabadh aan isku wakhti nahayba adaan ku hayaa
Me two wlhi yaa dib inoo Celiya waayihii wacnaa😭😭❤️
2007 my ahayd horta wxy so bxday hestan ?
2008 moobeel niicle ah kadaawadey hadana hada oo ah 2021 waxaan kadaawanayaa iPhone 12 pro sidoo kale waxaan jaceel uqaadey gabar sagal ladhaho alla maxay wax isku muuqmuuqdaan allow sahal amuuraha
2009 xasuus wlhi telkeygii iigu horeeyay oo camera leh(310) ayee iigu keydsaneed🔥
Old is Gold ..! Long time Noradin ahmed 2012Somaliland space chanel ayaa ka daawan jiray✌️😶
15 sano kadib ayan qoralkan so qoraya alle aya mahadleh mxay adunyadu isbadashay ❤
Waa run wlhi aduunyadu way isbadashay
2025 ismuuujiya ciyaalkii hoore
My childhood favourite song still love this song🥰
anoo ciyaala ayaan ka maqli jiray tv kamida tv soomaalida jaarna waanu hayn fanaanka
Axsan fanaan Waayo waayo Nuuradiin legend of legend 💘
Yarantydii hees an ka xisi jabi jirin 2011❤🙌🏾
2007 ayaa daawaday ama dhagtsy markii igu horaysay maqlo anigo ad u da.yar caawana 2019 ayaa dawanaya 12 sano ka dib
Axya macalin nouradin ahmed macalinkeygi yaranti nolol warta heesihiisu ma kala dhacaan❤
Ma ilawi doono
@@maxamup3987 wakhti la ilaabo maha sxb
The song is brings beautifull memories in childhood 2023 qofkii dawanayow 2009 dawanaynay😢
Mxaa ka wacan halkaad ku dhalatay markaad tagto wliba halkaad ku dheeli jirtay caruurnimadaadii wliba goob bilaa sawaxana iyo heestaan🔥👉
Wxd jamaneysaa in waayhii dib lgugu soo celiyo.😭
Maan ilaawin xasuusihii degmadeydii guri_ceel❤
Xaqiiq walhi
🥺❤
Waa 10 sano Kahor Heesta 🔥 ilaa hada waa Hees shidan 💓💓
2004 meelahas ayaan daawan jiray heestan
Ar naga xidh bahasha 2007 bay hesstu soo baxde
Hhhh zxp bal ku noqo malha imka ayey kugu cusubtahay adiga
2023 Legende bleiben Legenden 🙈❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️
Waxaan jiray 8 sano safar Ayaan ahaa gaari aan saarnaa Ayaan ka maqlay
the best song in ever
Xaaxus horeee ciyalnimadeydiii MNSHALLH
Axya fanaaniin nuuradiin Ahmed wakhtibuu aha xiisahiisa wata like inta 2019 dawanaysa
waxaan dhagaysanaya caawa oo taariikhdu tahay 26/9/2024 anigoo ku sugan nairobi heestan waxaa dhagaysan jiray walaalky oo iga weynaa 2009 burco
😍Hargaysa shabka ayaan joogay marki fanankani hargaysa yimid ee heestan sobaxday🙏🙏🙏🙏🙏alban ayaan sogatay
Nuradin axmed iman legend wa xasusta hestan berbera
Hadad dhageysaneyso 2020 like sar 🇸🇴🇰🇪
Xusuuus 2006 iyo fanaan cod macaaaaan noradin ahmed
I remember when I listened my father's phone 📱2010 ❤😊
❤❤❤❤12/2024❤❤❤
2008 alla yaraaye markan tvga qaranka ka dawan jiray 😂 mntana 😂 2018
Imika intad legtahy 😂
Wlhi hargaisa wan uxisay 2010 aya igu dambaysay😪
@@ahmedhassan7870 😅😅😅 gabdh wayn dee hargeiza waxa lo xiizo way iztahisha❤
Hyh bl ciyalki 2000 ayad thee😂
@@aziiliyeyozliya4435 kkkkkkkkkk dadki yaranta Tvga qaranka ku daawan jiray ayaad ka mid tahay halkagan kugu salmay Inader
Still watching 2023.😊❤
Heestan layla magacan aya ilamaheyga hoyadod noqon donata insha alaha Layla nabar halis kugaro iyo halis eba kahay
Yaa daawanaya 2021 bisha Augaste😘
2k23 old is Gold 😩🥺
I was 12 years old