😢❤heestan wa jeclahy qof aya isoo diri jirey mar walba.balse wakhtigaas micneheda ma.fahamsanyn darena iguma.lahayn wayo wan iska yara ciyaap ahaa lkn hada ayaan si fican u fahmey dareen ayeyna igu leedahy meshan ku maqlo wan u istaga wana is badala aniga dhan😢🥺😭
Walahi heestan markii iku horeysey aan maqlo waxaa isoo direy jecelkeyga ibraa
Habeen baan maseerey
ibraahim walahi aduun kaan u jeclahay walaahi waa wiil wanaagsan
iisoo duceeya ilaahey calaf ha iku daro ca ruruteyda aabo hood haka dhigo ibraa walahi ibraa waan jeclahay
ilaahey cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo
Nolosheydii ibraa nolow inta nololjirto ❤❤❤❤
kaly aduga inaad jcylkaaga n dul xayaysiido miyaad hlkaan u timid
@@aarkamaantaaarkamaanta1363kadaa saas ha yeline😂
Haa de ma qarar baa ka haya@@aarkamaantaaarkamaanta1363
@@aarkamaantaaarkamaanta1363Haa dee maseer miya ku haayo 😂
Niicda nagala tag de
waxan cawa halkan kasalmaya xajiyadeyda asma io wilkeyga amir cade asmow mcney balankii waa sidii aan kuablany inan kula gursanen mcney waa balan ❤❤❤😢😢
Masha Allah ha waaro jacayl ku❤❤❤❤❤
Lll
Golden voice I have ever lissen,believe me this is one of the best artists in this universe.
Wa fogaatay hhh😅
Mashallah Abtiyo farxad ku nolol masraaxii jabuuti o🇩🇯 ku darsadaay
Plz ino imo😭😭😭
Heestaan duumarka ayan uqadnaa markay xaanaqan best song
Ahmed Hassan tllhi beentaa maaaha heestaan my Ex ala muxuu iiqaaday nolol raaxo leh kuu rajaynaaa😢
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍👍👍
Lol
😂😅🤣😁
Tani hees wey dhaaftay legend hassan ❤ my Queen sgl xasuso tani
Jimco 22/6/23 waxaa uqaadayaa xaaskeyga oo iga xanaaqsan ugu danbeyna waa ay iisoo rooneenesaa kis kis ❤❤❤ lovely Queen F 1:14
Dabayaqadii 2018 ayaaan is barany wiil lagu magacaabi jiray cade nuur cabdi xiiis ayuu ku magac dheraa waxan isku barany somaliyo kismayo habeen walbo wuu iqaadi jiray heestan ilaaa an kasoo garny horantii 2020 oo uu ixumeeyay wan ku jeclaaa xiiis lkn wad igu dheeshy😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waan ka xumahay mar marka qaar waxad haysato magaran kartid marka am sorry abaayo ku kufahmo ayaad heleysa i.a
@@musebille3608 muse mahadsanid wlle qaali
@@iqromaxamed5430 wll sorry lkn hees maka samayn karaa qisadan waan dareemi karaa dhibteede ma iiga sheekayn kartaa waxyar
😢😢😢
@@mohamedfarxaniga8415 mahdsnid😊
From tiktok
Qofkii ugu horeeyey 2023
Yaa igu heeysto ?
Diiday miyaan kugu deynayaa
Dudmo kaaga dawa haraa😮😮 axsan yaa song 28/5/2023 hben axad eh baan italy ku dhagesanayaa❤
Reer somaliland iyo reer jibouti ayuunbaa fahmi kara nuxurka heesta. Peace Hasan wado
Ciyaal ciyaal dhalay midna ma ihi hadan aqoonta aan fanka uleeyahay inaadan ulahayn baan Halkaa kufadhiyaa brother fanku Waa hibo Iyo barasho ee Maxaad fan ka ogtahay ?
Hassan wado u nool yahay wll
Habeen khamiisa bishu tahay Novanber 3 saacadu tahay 3:30 habeenimo heestan ayaan dhagaysanaya aniga iyo zaxiipkay cali from America colarado state
walalahayn rer jabuty HIIL WALAL waxa tihiin lama ilawan
Caadi ma ahan alfanaan hassan wado inaba caadi ma ahan aniga wn ku codeeyey hassan wll noolow noolow 🙏👏🇩🇯🇸🇴👑
Heestan waxa xasan wado u dhiibay Khayre abdi nin la dhaho
Oo abwaan ah
Hees aad u macaan waye
Woow xasuus ayaa igashay back home
Odayga soo celi sahra
Heestaaan xaskyga iga xanaqday uqaaday cawa 27-2-2022
Wey iso noqotay Allaha idayo
M.a Allah kuu xafido
Zack saed sxbow wlh qof waliba mmarkuu kaa tago ayaad ogaanaysaa qiimihiisa xaaskaygii aan dunida ugu jeclaa waanu kala soconay wlh hadeer lamaanaayaasha isku dhaca eekala maqan waan udamqadaa waayo xanuunka ayaan soo maray markaa sxbow bilaa caleek xaaskaaga ilaasho oo waliba tus jacaylka aad uqabto xataa hadii family gaagu idinla joogaan
Intii aad hadhaw ka qoomamoon lahayd sidayda tus jacaylka aad uqabto oo hab kusii cid walba hortooda😢😢😢💔
Ana aduunkaan ugu jecel ahay rooda ee ilaahay swt isagaa wayne haysukaaya soi dhaweeyo hadaan calaf isku leenahay🤲
@@dhuuxyarechannel1486 sorry wll ilhy ha dareensiiyo 😢
@@shukrixasan7347 aamiin aamiin insha allh wllo qli sharafeey🙏
Fursadu ayadoo ku agtaal ayaad mararka qaar garanwaydaa
Old is gold hees waa kuwi hore alfanan hassan wado
Greetings from Mugadishu, Somalia🌹
From tiktok❤😂
Hees aanka bartay zaaxibkay qays from hargaysa ina mooge 😍
Hargaysa ina mooge io maanta wll
Heestan waxay isoo xasuusisay maalmihii borama sheikh ali secondary school # ax yaa caalam
Sh cali aaa my sweet school
Wiii
Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🎉🎉🎉❤❤❤❤
Fanaan xasan wado Runtii fanka waxad u tahay tiir adag keep going fanaan I hope you All the best pro
I swear this guy is my fanaan
Intii TikTok kasoo raacdi like isaara 😅❤
2022/1/16 habeen xasuus leh🥰ani iyo odaygayga ayaa wada dhagaysanayaa🥰🥰
Diiday miyaan kugu daynaa dudmo kaaga daba hadhaa🥰😰
2022 weli ma dhagysan
Wlh Xasuus ayad Hay saa hdii hdl kaaas Dhab kaa yahay✌️🙊
Xasan wado asxan yaa fanaan fanaan labo maahan axsan sood
heestan waxay isoo xasuusisaa gabdhaha dharka maydhaya galabtii radiyowga ayeye ka dhagaysan jireen wadankii anoo yar si fiican baan u xasuustaa 1991
1991 Hadad Jirty Odey Thy hadaah Awowee Dagalki Somaliaa🤣😅🤣🤣🤣
Mashaa alaah da baa tahay alha kuu siyaadiyo aniga 2001 baan dhashay😀ifkaba ma joogin waqtiga aad ka hadloysid😀
Heestan 1991 may jirin niyow nagadaa bahasha heestan waxay soo baxdey After 2001 deegaan group Djibouti markey soo shaac bexeen
@@mohameddjamaabdillahi kkkk waa beenaale😂😂😂😂
Heestan malin ayuu jacaylkaygu iso diro heesaha wnka jclhy😓❤
No sound effect pure talent 💕
Ilaahoow kunaxriiso ninkii heestan igu soo celcelin jiray Khadaroow aboowe Allaha kunaxariisto geeridada mailaawi karo 😢😢😢
Masha-Allah abtii xasan wado nolow intaa nolool jiirto marwalba qooftan duniida ugu jeceelahay ayaan qalbigaa ugu dajiii ....🇸🇴🤗🇩🇯✌😊🤩🤩🤩
Maasha allaah maasha allaah
Fadxi Axmed dheere
My huspand iso diray mlinti ugu horey saya anon hore umaqal
Heestan wlhy xaladedu haday ihaysataa wayo qof an jecelahay ayaa laysku kaya diray lkn hadana qofkii wali Uma dirin manarabo inan udiro sababto qof la diray rajo maleh
Axla sowt hasan wado fananka gayiga big respect 💋❤❤❤❤❤
Lejen allow codkaga miraha hab fanka qurux badan marwalba waxa tahay lejen ❤❤guul
I like xasan wado from Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏noolow
Masha Allha
Xasan wado hobolka gayiga iska hees loma hese axsaan fanaan nolow adero
Waar xaguu ku qarsoonaa fanaankani waaw masha allah
Oo ma garanaysid miya hhh
albaabka laabkiisa 😄 dadkii abaartu keentay iga dheh magaalo balo degtay abaar markay dhacdaba umad horleh baa soo xarooda
aniguba sanad kahor ban bartay
Waxa dhacday Abartii sima ma Hassan wado dad garan wayeen Aduunyo xaal qaado
Old is golden ✨ 💛 👌
Hassan wado 2001 djibouti I was almost 6 years I miss jabuti maskin qoriso tu me manque mon pays natale 🥰🥰🥰🥰🥰🥲🥲🥲🥲🥲🥲
🥰🥰🇩🇯❤️🩸
Xiligu markuu ahaa 2009 ayaan heesihiisa maqli jiray waagaas nin heesihiisu macno leeyihiin uma haysan hada ayaan arkaa
Hees aan iska jeclahy sxbkey marka isbaranay heestu iguso hordiray asaga Ku xasusta wlhi allow CLF igu daar kama dalo dhagesigeda
mais guursateen hee
Haa way guursatay anigay i dhashay 😢@@aadanhassanomar7268
I like this song plus the fanaan xasn wado
Fanaan aan xasan aheyn majiro wlhy
20/06/2022 ayaan istanbul🇹🇷 ku dhageysanayaa Heestaan 23:18pm✌
Istanbul iyo stress keeda kula qabaa 🥺🥺🥺🥺
Majoigtaa weli@@mushtaaqomar9657
Waa fanaanki qaaliga ahaa, Illaaheey haku xafido ✅✅🎵🎵🇸🇴🇸🇴✅ waana Ex Reer Beledweyne. 16-06-2022. . 21:47 Pm
heestaa markan nigtga maqlaayay aad baan uyaraa waxayn ahayd 2012 ayaan u malaynaa waxaana so dan jrty tv la oran jry Daad tv oo ahaa tv reer jabuutti
Inta tiktok kaso aragtay liketa dhacdhac igosii
Hees waxaan xasuusta casarki baan ka dhagaysan jiray Radio Jabouti anigoo yar magaalada Berbera.
M.a big bro keep going
Cajaaaib hees Degan waxaana dhageeystooyaa anoo timaha jaranaa oo joogo talyaani❤1_01_2025
You are my favourite singer of Djibouti
Golden voice with a comfort music 🎶 instrument, let's enjoy it
Of course That pure and golden
ilaheey Amarkii umada dhami xasuus beey iitahay kuwada washeen Ane hada maqal igu hodheyso oo midbaa iso dire waxna kama fahmoyi ilaheey amarkii
Ciyalki danbe ba thy bn u maleya
E la kawsaday sharma boy😂
@@rahmaomar5910 🤣🤣🤣🤣 jiilka Sharma boy wnba ahay lkn heesigii hore wn dhageystaa marmar marka tan Ebid mamaqlin hadaba igu hodheysa 🤔🤔
Hhhhh Waad laqabsaneysaaa ku cel cesho
@@faysalyare8663 hhhhhhh igama xishon wlhi 😂😂😂😂😅😅😅
@@sadrihassan9964hhhhh masoo fahantay keepgoing uqor marka
Hhh kugu faaanaa zadri caddey
Heestan wxn dhagayzanaya 20/12/2023 .. anigo niyada ku haya qof aan ka helay ... lkn waxkasta wa nasiib ma ogin waxa nolosha u qoran
ilaahow calafka noogu dar dad wanagzn ❤
Wonderful voice 👏❤
Heestan Xaaskayga Ayaan uqaadaa Markaan isku dhacno
Love it man
We are listing Hassan bileh dhiimbiil's song till now 2020
Xasan wado inaba caadi ma ahan.!!
Wxaan joga grcd waa 2024 scdu wa 12.59 daqiiqi waq jun 17 manta waa arbacao murug ba ida booshay hestana wxy igu berty xasuuso 😢😊😊
Faladagan waaka roontahay lakiin fan waakii hore sodhawaw
Hhhhhhhhh faladagan iyo fanankan mxa iskagalay sxibow.
Wa dadki abaruhu magaloyinka so galisay 😂😂
WOW WOW EESH CALAA YAA XASAN WADO.
Caaaadi mahana walhi
😢❤heestan wa jeclahy qof aya isoo diri jirey mar walba.balse wakhtigaas micneheda ma.fahamsanyn darena iguma.lahayn wayo wan iska yara ciyaap ahaa lkn hada ayaan si fican u fahmey dareen ayeyna igu leedahy meshan ku maqlo wan u istaga wana is badala aniga dhan😢🥺😭
Hassan wado salaan sare bro
Waa xasuus jacaylkii bari samaadkii
Axyaa sawt hassan wado hassan adanka jabouti
Inta 12/12/2023 dawanasa 😂riyada kakac😂
Woooow xasan wado
favorite song i really like it
Heestan hooyady macaan baa ii qadi jirty ❤❤❤.hooyo mcn àlle ha ku bara keeyo ❤❤❤❤.I love you MAM❤❤👸🏼 you're in my heart🫀
Ano single ayaan dhagaysanayaa heestan without connectiona igu so duceya gabar wanagsan oon jacylka wadaagno nolosha
Hees qadar iyo cod fiican 👏🏻👏🏻👏🏻💃💃💃
Diiday miyaan kuku daynayaa dudmo kaaka daba hadhaa 1st August 2023 way igusocotaa cod iyo music dagan Al mucalim sassan wadl
Hassan wado best singer love his songs
Gold voice
Xusuustii jacaylkii waayo waayo
Wuxu u qaaday heestan england show waa uu jeclaaday
Ma eglan buu jecldy wll
@@shuriashuria5800😃😃😃😃
Maasha alaah xanan wado
KAUUAJJA
23/2/2022 daawnayaa ❤️🥺
5/5/2022 dawnyah❤️
🎉❤❤❤
Heestan xasuu meku leedahay adigane?😅
😭
Diidey miyaan kugu daynaya
Dudmo kaga daba hadhiyo
Waxaad mooda inuu qalbiga xanxanteenayo😥
Nin walba meesha bugtaaa isagay bal bashaaa maah maah somalyeed dhahdo inta xanuun jcayl Hayao alle haw booga dhayo
Hasan wado this guy is not normal✌👍👍
Hhh
Wow HASSAN
Masha alfanaan wado dhagagoo king
Ax yaa fanaan
Hamdi waan ku jaclahay waligeeyna waana jeclaan doonaa
War SMS ugu dir dhilaa Ku dhashe Ragga ceebta Ka daa Saa Uma hadlaane😄
Inta 2024/12/3 dhageystay
Heestan xasuus bay ugu ledahay
Xassan Wado Ciyaalki Hoore
Hees xasuus igu leh
waxan halakaan kasalaamayaa mcn badan teyda sadri kuma cid leydoono mcnto❤😊
Xasan wado Alfanaan waayo waayo
Singer best of soomalia
Jacaylki konfur iyo waqoyi bartedi wa dhigtay heesta
Heestu waa xasuus cadia
Xasan wado oo ree dhago goo ah ayaan garanayaa
11 June 2023 Sunday 10:21
Laa..
FAR.
DHak..
Dar..
Did..
Xidiguhu dayaxa nuurka kama qaataan.qaarkood dayaxaba way ka fogyihiin..
Dayaxa iuo xidigahaba waxaa nuurka siiya cadceeda.
Abwaanka heesta sameeyey cirbixiyeenada anoo kala ah muu wareeysto..
Mahadsanid fanaankeyga qaaliga ah.xasan dhimbil..
Waad dareemay qaladka xidigiska ah ee uu galay adna qalad la mida ayaad gashay, Xidiguhu iyaga ayaa soo saara iftiinkooda, xidigta inoogu dhaw waa cadceeda taaso inoo jirta fogaan dhan 150 milyan oo KM. Iyada ayaa nuurka siisa bah qoraxeedkeeda ka kooban meerayaasha iyo dayaxyadoodaba.
@@imbashiir1825 mahadsanid.wll.
Waan daremayey...