🙇‍♀️FRIST DAY BABY MAIZA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #ruumikitchen ##hodanonline ##subscribe ‪@adnanmodelofficial8242‬ ‪@asadhagio2749‬ ‪@dailyroutines1785‬ @ruumikitchen routine ‪@dirisleabdi‬ ‪@KingCkFilmsVlogs‬

КОМЕНТАРІ • 126

  • @ruumichannel
    @ruumichannel  Рік тому +4

    AS ASXABTA IGU XIDHAN SUBSCRIBE NO SARA SI AN U GARNO 40K WAX YAR BA NO HARSAN💖💝

    • @QalimuqtaarAbukar
      @QalimuqtaarAbukar Рік тому

      Abaayo canug bahal qaba masiin karaa isoo jwb adoo mahadsan

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 Рік тому +11

    Anigu horta ilmo andhaalay masiyo cunto lasogaday 7dhakay alx midna masin waxduyarsan midakale 6bil kahir cano iyo cunto masiyo nas bas 6bil kadib ayan kubilaba guriganan ugu samayeya xata talagada magaliyo markasta dabkan sara sidasa ilmaha ufican cafimadkisa waxan lasowalaqay cafimadmaha xajiga usogada lkn wankatura masiyo naftuba kumaqancsana waxas

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 Рік тому +4

    Ma sha Allah.
    Gabar walba ithoo asturan hadii so gali lihed social media,adun woo hagagi lahaa

  • @makoislaw
    @makoislaw Рік тому +4

    Masha allaah maiza and marwa beautiful babies 👶 😍 allaha idiin xafido

  • @sahramohamoud1379
    @sahramohamoud1379 Рік тому +3

    Mansha Allah abayo gabadhayda isku mar dhashen anagaa 1 wiik idinka waynahay may 16 bay dhalatay welina cuno uma bilabin hadan ubilabi inasha Allah mahadsanid xbiibti

  • @mandeeqosman1147
    @mandeeqosman1147 Рік тому +1

    MashaaAllaah tabarakaAllaah we have that vitamin in uk its good i have used it for a very long time now alhamdulillaah, marwo waankusalamaay macaanto soo baar baar ❤❤❤❤

  • @zemzemibrahim4620
    @zemzemibrahim4620 Рік тому +1

    Masha Allah abaayo saliida coconut Ka u Mari tinta way isu gaaraysaa

  • @sundusofficial96
    @sundusofficial96 Рік тому +1

    Masha Allah maiza iyo marwa soo barbaara habo mcn ❤❤

  • @musaafirah999
    @musaafirah999 Рік тому +2

    Aniga waxay ila tahay in markasta waxaad guriga kusameesid inay ka nafaqo badantahay waxa qasacadaha kujiro. Marmar aan banaanka joogo waan siin jiray lakin si joogto ah maya. Abayo adina iska yaree, maado iney halawdo ka ilaalisa kujirto.

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 Рік тому

    Msha Allah mamo maisa weynow oo wngsanow 🥰
    Jiifka waaye way usoo baxaysaa insha Allh tintu😄

  • @umuayuub9089
    @umuayuub9089 Рік тому +2

    Masha Allah abayo waxa ku weydina wadamada Africa Malaga hela mise wa dalab kaliya

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Рік тому

      Aniga Amazon ban ka dalbday hadii qof ku jogo uk waa laga hela u dirso

    • @yaanabdiaziz8110
      @yaanabdiaziz8110 Рік тому

      Haa abaayo muqdisho waalaga helaaa

    • @umuayuub9089
      @umuayuub9089 Рік тому

      Kenya

    • @farxiyogabeyre2267
      @farxiyogabeyre2267 Рік тому

      Afrika waa laga helaa ani Kenya 🇰🇪 jogaa wana siiyaa wilkayga

    • @ruun565y
      @ruun565y Рік тому

      @@farxiyogabeyre2267 abyo Nairobi miya jogta

  • @aaminacabdiraxmaan1997
    @aaminacabdiraxmaan1997 Рік тому

    Masha Allah abaayo 23 /5/dhalnay had ubilaawa wey ii cafimad qbaan alx timaha waa sidaas

  • @CookingwithZuli
    @CookingwithZuli Рік тому +1

    Mashaallah Meyza cadeey so barbar habo ❤

  • @queensaafi
    @queensaafi Рік тому

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo shukaran alllah ku xafido habo mcn

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t Рік тому +1

    Walaal maad adiga u karisi fruit ama qudaata una shiid. Cunto dhalo ma fiicno

  • @khadrojamaac4079
    @khadrojamaac4079 Рік тому

    maasha alaah baby mayza aniga cunugtayda 10 bil bay jirta cuntada waa u kariyaa hada awal taa bio baan siin jiray

  • @saadiyanoor1309
    @saadiyanoor1309 Рік тому +1

    Asm macanto saxwaye uk aya laga hila dhawada mitkali aya jirto 4 to 12 months baby usogat tasni

  • @khadramo1716
    @khadramo1716 Рік тому

    Ha war badnate dhaf dhaqsey hadle. Gabadheyda wa 2 sano wana 10,5 kg. Wey ka yartahay misankeda.

  • @sumayasalad8347
    @sumayasalad8347 Рік тому +1

    Mashaa allaah sobarbaar habo mcn

  • @maymuunsaleban7164
    @maymuunsaleban7164 Рік тому +1

    Walahi wallo macaaan Ana siiyo xabad kamay fa idin

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Рік тому

      Aniga man sha Allah wey dhanta sidii hore

  • @osmanabud9423
    @osmanabud9423 4 місяці тому

    Waxan raba unugta oo 4bil aydo Dhan masking tacbaan marka maxa sii kara customer ama Nocan ayan raba

  • @muuniahmed9677
    @muuniahmed9677 Рік тому

    Wllo ta ay ku qoran thy wellkid iyo sharoobadan ad maisa siisay ma isku midbaa

  • @samiraadanadanrabi4249
    @samiraadanadanrabi4249 Рік тому

    Mnsha allh habo mcn wayinaada marwa iyo maiza

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 Рік тому +1

    Ruuney maiza tintii ay ku dhalaty miyaa ka xiirtay

  • @hiboharaf5504
    @hiboharaf5504 Рік тому

    wellbaby weyfiicanthy wl wan isticmaalaa 14 vitamin iyo mid kayar

  • @nasriinadow3298
    @nasriinadow3298 Рік тому

    Hade tahay maalinti u horeesay cuntada ilmaha aad ha u siinin wax yar o dhadhamis ah sii wax e ku dharagto ha siinin caloosha bakteria a ka gasho ilmaha yaryar

  • @zeynabxassan1005
    @zeynabxassan1005 Рік тому

    Masha Allah abayo muqdiso ma ka heli kara

  • @sahraabdi1233
    @sahraabdi1233 Рік тому

    Wllshay mcney wanku salamay gabadh bishii 10 ku jirta ayan haysta naas waxan ahayn ma ogola maxan sameya sharoobadan xage ka hela waxan joga hargaysa qof deaf ah ayan ahay fadlan icawi alle haku cawiye

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Рік тому

      Ws wllo farmisiga weydiii bal iney iibiyan

  • @sagalabdihaq2855
    @sagalabdihaq2855 Рік тому

    Sokor baa ka buuxda abaayo iyadoo la samaynayo baan arkay. Waxa ka fiican inaad guriga ugu samaysid

  • @intisaamabuubakar3812
    @intisaamabuubakar3812 Рік тому +1

    Wcs macantadeydi alle ha inoo xafido meyza yariisey Masha Allah Alle ha inoo xafido

  • @nimco4922
    @nimco4922 Рік тому

    MaanshAlll Tabarakallh wey noow hbo mcn

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Рік тому +1

    Masha allah

  • @isramohamed7266
    @isramohamed7266 Рік тому

    Mnsha allh wllo mcn wd mahadsantahay

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 Рік тому

    Rummi wan kunacay rutinadi dedkakale machallah, wayo musliyad ya ka mukhata

  • @dekaabdullahidekaabdullahi2043

    M.a sobarbar habo

  • @khadracali334
    @khadracali334 Рік тому +2

    Ruuney abayo ilmaha ilaa lixbil ka gadhayan biyo lama siiyo an maqlay gabadh 1 bil jirto an haysta ma siin kara biyaha

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t Рік тому

      Carurta 4bilood ayaa biyaha loo gu bilawaa. 6 bilood cunto ayaa loogu bilawaa abaayo. Muhiim maha biyo in aad siiso haduu baby 4 ka yar yahay.

    • @raaqiyoibrhim8089
      @raaqiyoibrhim8089 Рік тому +1

      Abaayo sii biyaha waayo naas haday cabto waa kulul yahay biyaha muhiim waye dadkaan warkoda iska daa

    • @user-bh6ez5ln4t
      @user-bh6ez5ln4t Рік тому

      @@raaqiyoibrhim8089 walalo cunug 4 bilood ka yar calooshiisa biyaha uma fiicna.

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Рік тому

      Maya 4 bilod ugu bilow hadusan naas cabin hadu naas cabo uma bahno biyo

    • @raaqiyoibrhim8089
      @raaqiyoibrhim8089 Рік тому +1

      Abaayo biyo la aan lama joogi karo biyo ilmaha yaan lasiin waa sheeko nagu cusub hooyoyin ken biyo fax bay nasiin jireen markay dhalaanba oo sonkor lagu karkariyo marka suuraha iskadaaya caruurta biyo siiya carabka qalalaalaya saqir waye aakhiro waa lays waydiin 4bil qof an biyo lasiin waa yaab

  • @kawserkaifchannel4655
    @kawserkaifchannel4655 Рік тому

    ilma wll waxd u sameeyso ayaa u fiican siii kadaa wax yabaha kle

  • @drsnaftanayruus9508
    @drsnaftanayruus9508 Рік тому

    Ane gabadhaysa siyay miska u kordhisay alx qafiif ahiid

  • @dhadhankacuntada185
    @dhadhankacuntada185 Рік тому

    Mashaallah habo sobarbar🥰💕

  • @Akp83366
    @Akp83366 Рік тому

    From Uk waaye anaga dukaan walbo ayey taala

  • @zeynabxassan1005
    @zeynabxassan1005 Рік тому

    Sharobada wellkid iyo wellbaby

  • @xalimomuse-so9sx
    @xalimomuse-so9sx Рік тому

    Abaayo wellkid iyo well baby maxay kala yihin ma isku midbaa

  • @MuntasDheeg
    @MuntasDheeg 5 місяців тому

    Xageen ka helayaa abayo😊

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 Рік тому

    4 month n two days.
    Angu team may

  • @umuabdi3450
    @umuabdi3450 Рік тому +1

    22malin aa idinka weenahay biyone masiiyo

  • @Xakiimaxikma
    @Xakiimaxikma Рік тому

    Asxbta ruumi chanelka iso boqda subscribers isara hoya ahay fadlan

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 Рік тому

    ilahay haku xifdiyo

  • @asiahersihassan2585
    @asiahersihassan2585 Рік тому

    maxd ugu baxn wayda safa iyo marwa nice name

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Рік тому

      Mataano maha wllo matanha ku macaan saas

    • @marwo-ck7qn
      @marwo-ck7qn 3 місяці тому

      Masha allaah 2 gabdhod mustalifa iyo marwa aya laa dhaha wey isku xigan abayo alle haku xafido caruurta

  • @fadumoadem3151
    @fadumoadem3151 Рік тому

    Wll cuntadan dalkeni kama helno waxan helna cuno qalalan o dasad ku jirta helna

  • @yumnayasirnajib3524
    @yumnayasirnajib3524 Рік тому

    Abayooy timaha ilmaha yaryar ee qadaadka qafiifka ka ah maxa lagayela ,wiilkeygey timaha sida ugusobexeen waxan isiri kaxiir,hadana waxan isdhaha amey waqti qadata sobixidoda marlabaad ,timihiina islame eka.

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Рік тому

      Wiilasha walaga xira abayo ka xiir waa suna marki lo wanqalayo

  • @vne_Aj
    @vne_Aj Рік тому

    Mashallah allah Haku xiffiyo

  • @wacanchannel1691
    @wacanchannel1691 Рік тому

    From uk waye sharoobada

  • @fardosaaweys4421
    @fardosaaweys4421 8 місяців тому

    Wcs habo qali❤

  • @user-pg8jx3dg9z
    @user-pg8jx3dg9z Рік тому +1

    Aniga one week dhalantahay gabadheda alxm ❤

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Рік тому +1

      Waaw so barbaar habo

    • @user-pg8jx3dg9z
      @user-pg8jx3dg9z Рік тому

      Thanks you abaayo Canada daganahay halkas kala socda sharobada waxan arkay 4 month to 12 month

  • @hodanibrahim6628
    @hodanibrahim6628 Рік тому

    Maashallah tabarakalah

  • @UmmohamedBintumohamed
    @UmmohamedBintumohamed Рік тому

    Sharobada iga so warama asxabey cid isticmashay ma jirta

  • @xayadjama5123
    @xayadjama5123 Рік тому

    Wcs habo marwa🥰🥰

  • @hooyocooking
    @hooyocooking Рік тому

    Maasha allaaah tabarakalaah maiza iyo marwa yare dhamn allaaha idin wada xafido 😘😘🥰

  • @umurayann5457
    @umurayann5457 Рік тому

    Sax carurta wey u fiicantahay uk ayaa leh company ka

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 9 місяців тому

    Masha Allaah ❤❤❤

  • @osmanabud9423
    @osmanabud9423 4 місяці тому

    Xagay kahela Nocan

  • @bishaaroiman932
    @bishaaroiman932 Рік тому

    Masha alha tabarkalha

  • @user-pg8jx3dg9z
    @user-pg8jx3dg9z Рік тому

    Aniga pharmacy laga hela

  • @aishayusufahmed3059
    @aishayusufahmed3059 7 місяців тому

    Amozon waa qaali 73 euro waa qaali

  • @hamdiwarsame1862
    @hamdiwarsame1862 Рік тому

    Masha Allah abaayo

  • @khadromohammed6874
    @khadromohammed6874 Рік тому

    Abyo ilmaha maku cayilaya wiil ba i joga xoga cuno xun aadna caato ah

  • @FatimaFatima-ny8ju
    @FatimaFatima-ny8ju Рік тому

    Mashalaah ❤ 💕

  • @hamdiali1498
    @hamdiali1498 Рік тому

    Mansha Allah

  • @fadumoadem3151
    @fadumoadem3151 Рік тому

    Meeqa weeye sharobada

  • @asmamataan9438
    @asmamataan9438 Рік тому

    Asc. Wll ilmaha waxa cuntada loo bilaabi karaa 6bil waayo dheefshiidkiisu muu isu diyaarin cunto markaa ka yara daa 6bil ha gaadhee

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Рік тому

      Thanks huuno waa lisin kara sida karotada Apple banan digirta cagaran

  • @deeqamohamed675
    @deeqamohamed675 Рік тому +1

    Masha allah marwo iyo maiza I ❤️ 😍 abaayo baby girl aya I jogta tiimo ma heysato yaab 5 bil waye

  • @abdimajidyusuf6038
    @abdimajidyusuf6038 8 місяців тому

    Abayo xijab ixir

  • @rahmaosble8514
    @rahmaosble8514 Рік тому +1

    Anaga 1week kaa danbey oo bisha 1/6/2022 naas bisa siiya alxd m.a lkn qaliy malabsiy uu igu bilabay ayaantan hhhh waa cunugega kowad alxd lkn waxa is leeyahay ilaa 6da bil udhamey naska malabsigisan wey idhibta xiliga aa aniga cuntada cunayo alxd asiga caato ma ah

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  Рік тому

      Man sha Allah allah ku daya abyo anigba cato maha lakin waa u bilabay si ay ula qabsto caloshade

    • @omarsadio2962
      @omarsadio2962 Рік тому +1

      Abayo ina iska bilowda ku fcn anika sida dhahy ila 6 bil Nas le sinaye hada 7 bil jirta cano cunto ikama yeleyso Nasle rabta iska bar ku dhihe lahy

    • @hudarahma2465
      @hudarahma2465 Рік тому

      6bil sug abayo naska kaliya sii difaca jidhka xogaysanaya hakudagdagin cunto iyo cano

    • @rahmaosble8514
      @rahmaosble8514 Рік тому

      @@ruumichannel abayo commenty ciyow ma arko malah wuu iga xiran yahaey cano xata masiso oo abah reerkan waa ila mid waa cunigeniy noogu horeye sug unbuu igu haya kan waa iska barbaradkeniy🤣

  • @amuunahmed4918
    @amuunahmed4918 Рік тому

    Abayo isku xili ayan dhalnay 24.5.2022

  • @umuabdi3450
    @umuabdi3450 Рік тому

    Kenya laga helaa

  • @suhaylacaday3776
    @suhaylacaday3776 Рік тому

    Walhi Waa iga qoslusay

  • @drsnaftanayruus9508
    @drsnaftanayruus9508 Рік тому

    Xamar waa laga hilaaa 8 dollar

  • @naimaabdala2057
    @naimaabdala2057 Рік тому

    Mnshllh

  • @suhaylacaday3776
    @suhaylacaday3776 Рік тому

    Hhh

  • @hawoibraahim2029
    @hawoibraahim2029 Рік тому +1

    🥰😍😍🥰😍🥰😍🥰🌍🌍😍

  • @UmuAfnan-vj5rr
    @UmuAfnan-vj5rr Рік тому

    Abayo qali 10bilo.malasinkarah

  • @zeynabxassan1005
    @zeynabxassan1005 Рік тому

    Ma isku midaa

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Рік тому

    Ruqiyo Office subskreb ruqiyo Office subskreb ruqiyo Office subskreb ruqiyo Office subskreb ruqiyo Office subskreb ruqiyo 👈❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯💯👍

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 2 місяці тому

    4bil cuno.malobilaba

  • @begumcetarifler
    @begumcetarifler Рік тому

    Elinize emeğinize sağlık 😊

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 Рік тому

    Sirlak ma sesaa