700 DOLAR " 300 BOQOL KEED, 4 SANO 12 KUN AYAN DHIGTAY SIDEE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 90

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 17 днів тому +20

    Masha allah wa runta dhaaaalaha in laga fikiro waaye aniga waxan deganahay USA mudo 11 sano ah sagaal sano waxan shaqeynaaye meel kuma sheego Lakin sedaxdii sano ee laso dhaafay waxan save gareyey lacag gaareso 25kun oo dolar hoyana xajka ayan geyey alhamdulillah hada waxan raba inan africa u guuro ilmaha wax sobaro business an bilaawo insha allah ❤❤

    • @fatxiya8881
      @fatxiya8881 17 днів тому +3

      Hoyo kartì bdn

    • @maryankeyf4017
      @maryankeyf4017 16 днів тому +2

      Mshllh alha kubarakeeyo alha caruurta kula koriyo hooyo karti leh

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 16 днів тому +2

      Allaah ku barakeyo abyo ilmhana allah kula koriyo ha isku haleyn qofna naag nool

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 13 днів тому

      M.a alle hakuu barakeeyo abyo guul iyo cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban abyo i.a

    • @user-vt5fh5si9f
      @user-vt5fh5si9f 9 днів тому

      Aniga 2022 April shaqo bilabay cidana wan bilayay 18 kun sev

  • @bashiircabdisalaam6302
    @bashiircabdisalaam6302 16 днів тому +7

    abaayo ruumi wanku jeclahay barnamijkaga wan dhegeysta magacaygu waa mariyaa abayo bosaaso ayan jooga 700 boqool ayaan biil qaata 8eed caruraa aya ijoogo iyo abohood marti lama xisabi kaaro waa siida ciida okalee (150)waa lacagta rashinka bakharka(120)waa kirada guuriga(140) waa wax barashada carurta( 40)waa gaska cuntada lagu kariyo(40 )waa korantada guriga(18) waa biyaha tubada kharar( 18)waa biyaha macaan(4)waa qashinka( 170) waa qudarta iyo hilibka xabaad igama so harto wixii khalada rumiyeey iga saax gabdhaha somaliya jadwalkoda guriga maar so samee waa codsi

    • @user-qv5uz1xm9z
      @user-qv5uz1xm9z 16 днів тому +2

      Qudarta hilibka 150 kadhig

    • @Hawo-lula
      @Hawo-lula 16 днів тому +2

      Korontada meela mala yacniga dami marki la bago xoga lacag kaga soo gareeyo abaayo biyahane gaabi rashinka 10$ ka xad waxa ku aalo kale wax yar ku soo dar o kugu filan wax ku yaalo wax kalo bdn ha soo gadin biilkane 10$ ka xaf hhh 20$ kaa bdn adoo ka bdn ka dhuujinayana arke 😂xajigane shaxaad 2 bil mar ka qaad bandarka jiifta 😂shaqo wcn

  • @HsggsBbvcaw-yb8fk
    @HsggsBbvcaw-yb8fk 17 днів тому +7

    Anugu waxaan guri leeyHy 6 sano labadii sanee ugu horeeyay waxaan dhigtay lacag waxaanan ku maalgaliyay kua haagaajiayau qayb hanti maguurta oo waalidkay leeyahay oo daycnayd oo isiiyay sanadkii waxa igaso gala lacag kundoolar waxaanan ku noolay magaalo gobola

  • @aishakoking8256
    @aishakoking8256 17 днів тому +3

    Waa mahadsantahay Abaayo rumi waxbadan Ayaan kafaid wacyigelita dhaqalahaha❤ walal nosabade

  • @Amina_jannoo
    @Amina_jannoo 2 дні тому

    ANI Labadan sano aya caqli yeshay Masha allah wax fican aya mel iidhigmay

  • @Zamzamsiman-d6k
    @Zamzamsiman-d6k 16 днів тому +2

    Ruumiye abaayo waad mahad santahay ee dahabka iyo lacagta keebaa fican in lakeydsado ❤❤❤

  • @fatxiya8881
    @fatxiya8881 17 днів тому +10

    Rumi anig hadan wax meel dhigo wan ku fikiraa sidan ul so bìxi lahaa ma hurdi karo ayado lacag meel ii talo 😂😂😂

    • @AminaAbdullahi-ni1rb
      @AminaAbdullahi-ni1rb 16 днів тому

      Hhhh looma baahno sheekadaas waa inaa hurudaa oo ilowdaa

    • @fardowsoabdikadir847
      @fardowsoabdikadir847 14 днів тому

      😅😅😅😅

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 13 днів тому

      Ani cml farahaa ka falanahay wax meel yaalo waasoo bixinaa lee waa inaa iska daayaa aan iska deyno sheekadaas abyo 😂😂😂

    • @FardowsaAbdikadirAkhii
      @FardowsaAbdikadirAkhii 12 днів тому

      Ala Aniga Maa Ku Dhalay Wakula Qaba Dhibkaas 😂😅

  • @qadanhaashi8027
    @qadanhaashi8027 15 днів тому +3

    ruumiyay dadka jooga wadanka waxa jira shirkado sida somtel okale waxdka xidhanaysa lixbil ama sanad intad rabto markad kuxidhato sanadka waxad kushubto mooye waxba kalama bixi kartid waxa dhalaha dhigaal taas sameeya dheh hablaha wadanka jooga

  • @Caliya529
    @Caliya529 17 днів тому +6

    Rumi quruxey adapa dhaqalaha ibaray kawaran meel hadan wax dhigo Kama dapa tago Hadan ka dapo tagana Intan ka qatey wanku celiya adaa afkaga ka maqley lcg hadad ka dabo tagto deen ahan oga qado kadip ku celi meshi😂

    • @hassannoorali2586
      @hassannoorali2586 17 днів тому +2

      😂😂😂😂😂😂😂 wax kale waye taasna wa qalqal oo hadalka isburinaya lkn waxa laga yabaa in ay tahay qaladka hadalka e ha uqabani ee kasoco.

    • @hassannoorali2586
      @hassannoorali2586 17 днів тому

      wixii wanagsan kaqaado oo kusharaf hadalkeeda.

    • @xamdamaxamud-n9j
      @xamdamaxamud-n9j 17 днів тому +4

      😂😂😂 anigaaa hada sameyy daraad hooyo alaaab 2.5 ah iisoo gaday lacgti waaan heliwayy kadib mid iikedsaned kasoo bixiyyy 2.5 hada helay 3 dlr iyo nusdlr manta adega kasoo rebay iskudaray hadaan iska celiyyy markaan go.aaan qaaatay 25 Bishan baaan bilaaby inaaan wax aruuriyo oon kadabo tagin hada 4mlin baan wadaa 6$ maroya Insh allh sandka cusub markii lagaaro baaan rabaaa dahab inaan kugato

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 17 днів тому

      @@xamdamaxamud-n9j👏👏👏👏❤️

  • @Dashgdwfrhuk
    @Dashgdwfrhuk 16 днів тому +6

    Gabdhoow ani waxaan jogaa Kenya waxaan haystaa 4 ilmood biil waxaan qataa 300$ kirada guriga biyaha korontada waa 100$ raashinka caanaha ilmaha bambasta waa 130$ qudaarta hilib ka gaaska Dhuxusha waxaa meel ka dhigtaa 10$ bas

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 16 днів тому

      Ilaahay haku barakeeyo

    • @maryamacuthman7218
      @maryamacuthman7218 16 днів тому

      Maaashaa allaaah kabadana waa dhigan kartaa 10 lagu darey 10 wax bdn bay noqonaysaa hooyo karti leh 👏👏👏

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 13 днів тому

      M.a m.a

    • @aishahassan9
      @aishahassan9 12 днів тому

      Ilahaw kuu barakee qali

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 17 днів тому +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 13 днів тому

    M.a ruun abyo qeer alle hakaa siiyo faa iidada aad noo faaiideyse jasaakalaah❤❤❤

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 16 днів тому +1

    Lakiin ruumiyeey waad naga yaraysay dhaqaaalihii beryahaan shidaal buu noo ahaaye

  • @awilali6102
    @awilali6102 16 днів тому +1

    Ruumiyey usheeg dumarka
    Waxa jira adeeg ladhaho kaydso
    Oo aha naftaada hagbad lagal

  • @ayanahmed70
    @ayanahmed70 7 днів тому

    Mashaallah mashaallah ❤ ❤

  • @nimcosagal1044
    @nimcosagal1044 15 днів тому +2

    Vedios waxaan dhamaysta marka dhaqaale lagahadlo❤

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 17 днів тому +6

    Wa arin fican cid walba dhaqalo samey satay waxan kula talin lahaa gabdha tiri gabdhi jogtay garowe e tiri 12000 ayan haysta hada waqtiga lajogo waxa jaban guryaha somalia hader guryaha dhisan od horay kiraysan kartid halakasna lacagt ba kakaga so baxaya bil walaba 300&200 intasna faido

  • @ExcitedAntenna-we4dc
    @ExcitedAntenna-we4dc 11 днів тому

    Shukran abayo

  • @user-wy8mi5ti6d
    @user-wy8mi5ti6d 10 днів тому

    Mashall wllo

  • @SalwaDina-uf1zh
    @SalwaDina-uf1zh 6 днів тому

    Iga amuu ruumiyeey 500 dollar ban labo billod cuna iska qabtay oo ii uruurtay shalay suuqa igaso luuuntay😢😢😢😂😂😂wlhi tacsi mel la fadhiyaa

  • @user-zc7wj7og7b
    @user-zc7wj7og7b 17 днів тому +1

    صلو على الحبيب صلى الله عليه وسلم❤❤❤

  • @NasraNashad-z4l
    @NasraNashad-z4l 16 днів тому

    Masha Allah Rumi rorey u soco abyo❤

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 15 днів тому

    Abaayo.ruuney.alaha.kusharafo.wakafaadiidaÿ.lacati.aan.aruuriyay.wAXA.kusameeyay.ganacasi❤❤❤❤❤

  • @user-xu3kk6hz3k
    @user-xu3kk6hz3k 15 днів тому +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @LinaAbdirahman
    @LinaAbdirahman 17 днів тому

    Jah jeclya rume xabibti waxan okale Ayan jeclahay noso Badi waxa thahay dhirgaleso waan kugu faana

  • @Amina_jannoo
    @Amina_jannoo 2 дні тому

    Rumi GABAR lacag hesato shaqesato aya lacag ideemi idhihi jirtay wala yaabi jiray lacag we hesata Inte geysa isdhaha ileyn saving ka Ine kaso bixiso diidesay Sas deyn uqadanesay 😂 vedio ga Marka dhagestay gabadhas IGU so dhacday

  • @user-xy9kq2yh6r
    @user-xy9kq2yh6r 16 днів тому

    Masha.allaah.waxa.inoo.balana.horumar.iyowax qabsi

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 17 днів тому +1

    Mahadsanid abaayo

  • @ayan-gi9wt
    @ayan-gi9wt 17 днів тому +1

    Machallah bedfull merci

  • @izraclaahi1824
    @izraclaahi1824 16 днів тому +1

    HamplayoH ayaan Leenahay walazhy qli
    Lkn anigu ruumiyey waxan qataa 10$ wllhi waxaan nahay 10 qof marka laga reebo raashinka iyo laydhka kirana ma bixino qudaarta iyo shoppinka markaan bixiyo inta yar ee soo hadha ma dhigaba wax uun baaan siiyaa hadana

  • @asmaabdirizaqahmed8953
    @asmaabdirizaqahmed8953 16 днів тому

    Ruumi xbbti lacagta iyo dahabka kee fiican

  • @XanaanAbdirisaq
    @XanaanAbdirisaq 15 днів тому

    M.a abyo mahd sanid baraarujin taada🙏

  • @xalimaabdi414
    @xalimaabdi414 17 днів тому +1

    Mansha alh

  • @qadanhaashi8027
    @qadanhaashi8027 15 днів тому

    wadku mahsadsantay xbbti sidad no bararajisid ❤❤

  • @user-wy8mi5ti6d
    @user-wy8mi5ti6d 10 днів тому

    ❤️❤️❤️

  • @xabiibomacalin7350
    @xabiibomacalin7350 17 днів тому +2

    Maxan wax meel dhignaa abaayoy gacantiyawa ewer ehe jeebkan nacaska ahaa iciilaye😢

    • @xamdamaxamud-n9j
      @xamdamaxamud-n9j 17 днів тому +2

      Aby allh kuu waasiciyo arzaaqada

    • @FadxaqaliMarwo
      @FadxaqaliMarwo 10 днів тому

      Abaayo allha ku siiyo arsaaqd wasaca dhamnteenba

  • @nimcoceelabe8873
    @nimcoceelabe8873 17 днів тому

    Masha Allah

  • @DffghGffg
    @DffghGffg 17 днів тому

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته

  • @shukriali5038
    @shukriali5038 17 днів тому

    Masha allh tabaraklllh ❤❤❤❤

  • @ShukriNoor-p5z
    @ShukriNoor-p5z 17 днів тому +1

    Abaayo qofta keliya dhiiri gelisaa tahay

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 13 днів тому

    M.a

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 17 днів тому

    Guuleeyso fariid

  • @user-su9gw3sc5f
    @user-su9gw3sc5f 16 днів тому

    Msha allh ❤❤

  • @SucaadHassan-x5d
    @SucaadHassan-x5d 17 днів тому

    Mansha allah

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 17 днів тому

    Mashaalah❤❤❤❤❤

  • @ayan-gi9wt
    @ayan-gi9wt 17 днів тому +1

  • @queenubax601
    @queenubax601 16 днів тому +1

    Noosoo badi

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 17 днів тому

    M.A.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 17 днів тому +1

    WCS WALAAL 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @CanabMacalin-mt6ol
    @CanabMacalin-mt6ol 16 днів тому

    NasraAhmed somnet laga hela

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 16 днів тому

    250 aaa iyo garowe mise waa gabar kaligeeda ifahsiyaa ilmo majogaan miya garowe waa joga nolshedana waa qali

    • @user-hq2eh9hl2w
      @user-hq2eh9hl2w 15 днів тому

      Haa anaga garowe jogna wax walba waa qaali

  • @FadumaOsman-vb7vu
    @FadumaOsman-vb7vu 17 днів тому

    Asc

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 17 днів тому

    Abayo laba lef bay leyihin

  • @CayuushAli-cr4vf
    @CayuushAli-cr4vf 16 днів тому

    7 bil kahor guursadey ninkeyga tajir waye markasto lacag badan isiya malin hore waxu dhahaye 80 kun wa ika si maresaa inte lacagta gesaa ane familgeyga bahan aan bilaa hoyadey walalahey nus dollar mel imayalo dahapki aroska bes maxa sameyaa???

    • @istahenna5349
      @istahenna5349 15 днів тому

      Waalidka qeyb sii adna qeyb dhigo

  • @NasraAhmed-px5nk
    @NasraAhmed-px5nk 17 днів тому

    Laf lacag lagu aruursado oo kundollar kabadan qaadayso muqdisho malaga helaya hadaa taqaaniin iisheega😊

    • @xamdamaxamud-n9j
      @xamdamaxamud-n9j 17 днів тому +2

      Aby somnet ku aruurso

    • @AminaAbdullahi-ni1rb
      @AminaAbdullahi-ni1rb 16 днів тому

      Somtel hdaa heysato furo adeega keydso *232#garaac kadib bil 6bil ilaa sanad inta waqtigaa ku xiratay laga gaarayo kalama bixi kartid

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 16 днів тому

    Abaayo magaca gawadha mafahmin comment nosoo dhig

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 17 днів тому +2

    Feminist
    Hadalkiina Waa Zero 0️⃣

    • @hassannoorali2586
      @hassannoorali2586 17 днів тому +2

      Wax meel haladiqto maceeba mise faminezm lagu noqdaa?.

    • @hassannoorali2586
      @hassannoorali2586 17 днів тому +1

      ?????

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 16 днів тому +1

      Micnaha feminist baro
      Dumar oo wax dhaqaalaysta oo wax kala dhigta ma khaladbaa

    • @istahenna5349
      @istahenna5349 15 днів тому +1

      Faarax rabo in asago la tuugsado 90ka uma xumid 😂

  • @user-zc7wj7og7b
    @user-zc7wj7og7b 17 днів тому

    Shukran abayo

  • @SamsamHassan-p3g
    @SamsamHassan-p3g 17 днів тому

    Masha allah

  • @FaadumaXasan-sy5xu
    @FaadumaXasan-sy5xu 15 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤