ILMAHA LEXDA BIL CUNTADA LASIIYO IYO WAXYAABAHA AAN USOO GADAY NAHIDA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 416

  • @umuzainchannel5950
    @umuzainchannel5950 3 роки тому +38

    Masha allah walaashey mcn

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Sabab wllo icaawi Alaha ku caawiye subscareb iisaar wll

    • @sumayomaxmed2440
      @sumayomaxmed2440 3 роки тому

      Masha allaah walashey qaaliya aad beuqurxan yihiin nahida maxamad sobarbaar hooyo mcn

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      @@sumayomaxmed2440 sumayo wllo icaawi isku lenahy caawinta subscareb iisaar wll

    • @umuzainchannel5950
      @umuzainchannel5950 3 роки тому +1

      @@sumayomaxmed2440 PLZ subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn

    • @quennadrachannel9861
      @quennadrachannel9861 3 роки тому

      @@kabtancabays wa ku saray adigana ii sar wll

  • @najmanashaad3174
    @najmanashaad3174 3 роки тому +96

    Inta still gbr ah hadana dawanosa like sara😁😁😂😂

    • @zamzam7508
      @zamzam7508 3 роки тому +2

      Kow aniga like waan kusaare😆😆😆😆

    • @najmanashaad3174
      @najmanashaad3174 3 роки тому

      @@zamzam7508 dee wxa nhy umaleena isku team😁😂

    • @zamzam7508
      @zamzam7508 3 роки тому +1

      @@najmanashaad3174 waa run isku team 🤣😅😘

    • @najmanashaad3174
      @najmanashaad3174 3 роки тому

      @@zamzam7508 saas karaba❤🙏

    • @hamdahusienmuhumed7345
      @hamdahusienmuhumed7345 3 роки тому +1

      Wansii tobo baranayna sxb😂

  • @juustomohamed4980
    @juustomohamed4980 3 роки тому +100

    Waa mhdsan thy abyo adno
    Wxa ka codsana in ad barnamijkan
    So badiso sababto ah wxa ahay hoyo cusub
    Yacni hde le hoyo noqday ma aqano
    Ilmaha sida wax lo siyo plz codsigeyga
    Ii aqbal abyo gabar 8 bil jirto aya hesta
    Cuntada ma aqano sida an iskuku xijiyo
    Abyo waana caato cunugteyda abyo
    Inti ila mid ah plz like sar si codsiga ligu aqbalo mhdsanadiid

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  3 роки тому +19

      Insha allaah

    • @quennadrachannel9861
      @quennadrachannel9861 3 роки тому +2

      Please alle dartiis subscriber igu sar wll

    • @samiaahmed1536
      @samiaahmed1536 3 роки тому +1

      kula mid baa nahay noo soo badi mcntoh nala wadaag qibradaada

    • @samiaahmed1536
      @samiaahmed1536 3 роки тому +2

      @@AdnaHenna adna xabiibti waxa ku darsanaa xitaa salidaha shambada caruurta tinta u bixiso ama tipska mahadsanid tusaale fcn baa thy

    • @naciimoofficial
      @naciimoofficial 3 роки тому

      @@quennadrachannel9861 wankusaray isaar walal

  • @cabdirashiidcalisuufichann2269
    @cabdirashiidcalisuufichann2269 3 роки тому +54

    Asc walaal axbaabi hadji aad jeceshahay quran iyo taariikhda nabiga scw iyo wxm ....m

  • @asmoahmedmohamed8665
    @asmoahmedmohamed8665 3 роки тому +3

    MashaAllh allh haku barakeyo washay nahida cunug toban beri kayar haysta oo maida ladhoho allh ubadka hayno koroliyo

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +3

    Salaan kadib waxaan walaalahayga qaaliga ah idiinka codsanayaa inaad isoo booqataan idinkoo mahadsan 🙏🙏🙏. Ilaahay ha idiinkaga farxiyo si lamafilaan ah... Aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @niciimamohamoud4307
    @niciimamohamoud4307 3 роки тому +42

    mansh Allah my Sister Thanking ❤

    • @umuzainchannel5950
      @umuzainchannel5950 3 роки тому +3

      Naciima PLZ subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +3

      Naciima wllo icaawi Alaha ku caawiye subscareb iisaar wll

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 3 роки тому +1

      Subscribe isaar abaayo

  • @suadoahmed977
    @suadoahmed977 3 роки тому +1

    Abaayo adna mashiinkan iyo alaabtiisan is wadto o babayga magaciisa nala so wadaag wadan kastana malaga helaa thank u sister

  • @ayaana.rahman8273
    @ayaana.rahman8273 3 роки тому +2

    Adna marka nadiya dhashay xogaya iga horaysay nahidana sidonkale wlhi waxbadana kaa faiday thank u xbbti

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 роки тому +2

    Waad noofaaidaysay alaha kuwanaajiyo abayo wiilkayga nahida lafavyahay mahadsanid xbbt alpii adna xubi😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘❤😘😘😘😘😘😘😘

  • @qadromaxamuudkaraani1641
    @qadromaxamuudkaraani1641 3 роки тому +10

    Asc walaal hadii aad jeceshahay sheekooyin funny ah iyo taariikhda dunida iyo barnaamijyo kale fadlan subscribe dheh mahadsanid walaal

    • @quennadrachannel9861
      @quennadrachannel9861 3 роки тому

      Please wa ku saray wll.adiguna nosaar saxan saxan ku gud san san ku gud aya la yiri keen heee wll

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 3 роки тому

      Wakusaray wll adna isaar

    • @ayuushbaby4097
      @ayuushbaby4097 3 роки тому

      Okay walalo isobooqo adna kusaray

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 3 роки тому +1

    Afaarahaan ilmaha soo badi insha allah
    Asxaabey aan isku duceyno fooshaa kabaqooyaa ilmaha ugu horeeyaa wadaa

    • @ifkahappysheikhabdurahman1851
      @ifkahappysheikhabdurahman1851 3 роки тому

      Raabi ado cafimad qabto haku kala keno abayo adiga iyo nunahaga cusub farxad ku kulmo Ana aroos cusub ayan ahaay ilahay awlad saliix ah haigu arsaqo 🤲🤲

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 3 роки тому +1

    Woow beautiful masha allah masha allah my sister nice stuff keep going walasheyda Adna

  • @xamdiliiro1613
    @xamdiliiro1613 3 роки тому

    Anu gbr baan ahay wana jeclahay inaan si barto barbaarinta caruurta io korimahooda inaan si wcn ula socdo masha allah 😍❤

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 роки тому +3

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIjz

  • @amaarah4549
    @amaarah4549 3 роки тому

    Waxay ahayd inad na tusto marka kowaad ee ad siinayso bal waxay samayso ileen wa marki kowaad ee cunto afka logaliyee msha allh ilahay ha barakeeyo wllo 😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoontiialle5520
    @adoontiialle5520 3 роки тому

    Masha Allah xabibti alaabta mesha ka dalbaday hoos no so dhig ame sawiradoda ama magacyadoda sifiican noo TuS qasatan jibsiga iyo bahalka fruit ka ee ku dhuqayan iyo misharida quracda iyo tan cashada

  • @sacduush4009
    @sacduush4009 3 роки тому +2

    Ilmo yar ayaan dhalay blzeh m hayzto waxad hayzatan mana awoodo alle hkuu barakeeyo nuunada

    • @shugrimaxamad3158
      @shugrimaxamad3158 3 роки тому +1

      Ilaah kusiiyo waxee hestan waxkabadan qeerbadan iyo wax badan oo qeer ku eh ilaah kusiiyo mcnto

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 роки тому +1

      Niyada khayr u sheeg abaayo. Waad liibaaneysaa In Shaa Allah. Xabiibkeenaba raaxo kuma uusan soo korin aduunyane waa iska imtixaan

    • @ayannour_112
      @ayannour_112 3 роки тому

      Mooska fargeeto ugu jajabi boorashka kana u kari

    • @shugrimaxamad3158
      @shugrimaxamad3158 3 роки тому

      @@ayannour_112 apaya ayan nour hooya dahabo dhashay miyana deeqa qaali walaashowda

  • @dekadahirmohamed4985
    @dekadahirmohamed4985 3 роки тому

    Maasha alaaah wlashy mcn alaha ku barakeeyo wxd inoo soo gudbisyne ajar alaha kaa siiyo ubadkaadana alaha kuu barakeeyo xbbti guuleeso I.a

  • @stkvlogs9404
    @stkvlogs9404 3 роки тому +1

    Mashalah adno abayo anigaa ka faaiday wiilkeyga iyo gabadhada isku fac 6 bilaa hada noqonay 🥰🥰🥰

  • @asmamuse9681
    @asmamuse9681 3 роки тому +2

    Mansha allh walasheey qaliya adna inolow abyo ilahay ha ku daayo abyo

    • @umuzainchannel5950
      @umuzainchannel5950 3 роки тому +1

      Asmo PLZ subscribe iisaara mahadsanid walaashey mcn

    • @asmamuse9681
      @asmamuse9681 3 роки тому

      @@umuzainchannel5950 thanks

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Asma wllo icaawi Alaha ku caawiye subscareb iisaar wll

  • @daryeelkacaafimaadka3469
    @daryeelkacaafimaadka3469 3 роки тому +10

    Asc walaal hadii aad jeceshahay walaalkaa hormarkiisa jeceshahay walaal subscribe igu caawi mahadsanid walaal

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 роки тому +1

    LWalalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIjz

  • @Ummnicma
    @Ummnicma 3 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظها

  • @anabh5771
    @anabh5771 3 роки тому +2

    Mashaa Allah waxan kugu darsan lahaa babyga 6bil intow cunada kala qabsanayo hal wax u sheeg waxa leesku dardaro caloshiisa wey dhibysaa tusaale mooska Mar tufaaxa Mar qada oo kale baradho ama karoto maalmo kadib qadada oo kale baradho iyo karoto bucurka waa is kugu shiidi kartaa

  • @shukriqurux9100
    @shukriqurux9100 3 роки тому +1

    Walshey ada umahadsantahay waxa na la so wadagta qaabka lo qaso cerelac ga codsi waye abayo qer allah kusiiye

  • @zumayacumar4146
    @zumayacumar4146 3 роки тому +3

    part two plz hno 🧿✌💯

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 роки тому +1

    Nahida soo barbaar abti mcne 😘😍😎🤩😇🤗👍

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 роки тому +6

    wll waxaan wadnaa faafinta diinta islaamka ee nagu tageer subscribe mhdsnid

  • @hafsamohamuud2469
    @hafsamohamuud2469 3 роки тому +3

    M.a Allh Ku xafido ilmahaga washeyda adna

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Hafsa wllo icaawi Alaha ku caawiye subscareb iisaar wll

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 3 роки тому

      Subscribe isaar abaayo

  • @umumoha2332
    @umumoha2332 3 роки тому +1

    Mashallh guuleyso my sister keep going

  • @samiaahmed1536
    @samiaahmed1536 3 роки тому

    thankks habiibti aad ayaa jecleen barnaamijyadaan o kle

  • @hodanmohamed6494
    @hodanmohamed6494 3 роки тому +1

    masha allah adna cadeey thanks keep going xabiibti adna 💖💖💖💖

  • @fatximaxamedgeedi437
    @fatximaxamedgeedi437 3 роки тому +1

    Masha Allah ilahey haidin xafido family qurux badan

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Fadxi wllo icaawi Alaha ku caawiye subscareb iisaar wll

  • @nimcoqalpi9016
    @nimcoqalpi9016 3 роки тому +1

    Abayo adna waxn ka codsna channal shere i wedisid asxabta wa codsi abayo garbar somaliyed manta ku mahan ban ahy abayo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭subscribe axbta adna heena

  • @maryamaahmed5611
    @maryamaahmed5611 3 роки тому

    Masha allah abyo adno waa mahadsanthy alle dartiisa ayn kuu jclhy hormar wacan

  • @najaaxyare5231
    @najaaxyare5231 3 роки тому +1

    Masha Allah Abayo ilaah haku barkeyo Anagana Ilaah hana siyo walashey mcn😘😍

  • @dumarmidauguqurxoon828
    @dumarmidauguqurxoon828 3 роки тому +3

    Adna abaayo waxaan heestaa ilmo bil jiro habeenkii ma hurdaayo caloosha laga majiraa naas bes uu cabaa isoo sheek wax aad igu dhaantit🌹

    • @yasminabdullahi5968
      @yasminabdullahi5968 3 роки тому +1

      Gripe water sii or naqwa

    • @hamdaqueen5385
      @hamdaqueen5385 3 роки тому +1

      abyo anaa soo mari sidaas waxaad usoo ibisaa maaana qariib ilmaha caloosha laga majiiraayo lasiyaa sii abyo farmashi walba lagu gadaa wuu kaa hurdaayaa insha Allah

    • @bishaarobilan6540
      @bishaarobilan6540 3 роки тому +1

      Gojada maanqariib sii abaayo

    • @udgoon7256
      @udgoon7256 3 роки тому +2

      Baby rest goojo ladhaho 10 dhibco si canuga naaska hduu kuyaryh subaxi iyo habenki caano siii

    • @luulamohamednuur8143
      @luulamohamednuur8143 3 роки тому +1

      Masha allah abyo isku mid ayaa nahay gabadheda bil ayey jirta habeenki ma hurdo jirin catana way ahyd
      Abyo waxad uso iibisa hadad Somalia jogtid lkn qurbaha kma warhayo
      Abyo waxa uso iibisa
      DELTAVIT DROPS iyo Gripe water
      Ama maal qariib saad utaqano m.a
      Nunaha wuu ku hurdaya.
      Buc bucna wuuku noqonaya
      Ku tijabaabi.abyo insha allah

  • @NadarDahir
    @NadarDahir 3 роки тому +2

    Masha allah adna abayo waa mhdasntahy❤🙏

  • @iamamiin4862
    @iamamiin4862 3 роки тому +3

    HADEY HOOYO MCN KUU NOOSHAHAY SUBSCRIBED

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 роки тому +1

    Masha Allah horo usoco my sister adna henna 😍😘💪

  • @deeqabashiirmaax830
    @deeqabashiirmaax830 3 роки тому +1

    Adna wllshay qali iisheeg halkaa kadagan tahay malaysia adna waanku jeclhy

  • @umufahadkanal9006
    @umufahadkanal9006 3 роки тому

    Masha allah walashey allaha kuu xafido nahida iyo intakale keep going

  • @fathiyaahmad8740
    @fathiyaahmad8740 3 роки тому

    Mnshallh abyo adna Alle ha ku xifdiyo caruurta

  • @caishasheikhcabdullahi879
    @caishasheikhcabdullahi879 3 роки тому

    Masha allah adno wallshey anigu aqoon ficn kumalihi abayo lakin haleyto riyo ayan kugu arkey adigo muqdisho imid abayo o wiliba hal guri wada jogno walhi wan yabey hadna adigo safar ah o baheysid walhi ilaa hadan yabanhy wallsheyda meshada allah kugu amnsado waxan kugu riyoodey ma aqano walhi haleyto markan sexanayey ayan dawanayey vidhiyo oo barnki sameyneysid o sxf ku sameysey o urka barnkiga ah walhi wallshey cfimad badn ban ku rajeyna adiga iyo caruurtada iyo zojkaga xabibtii

  • @QueenHappy-js7kh
    @QueenHappy-js7kh 3 роки тому

    Adna wan kutaagersanahay lkn hilibka iskadhin abaayo

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial3737 3 роки тому

    maasha Allah habo nahida yariisay soo kor oo soo barbaar noqo tii dadkeeda deenteeda iyo dalkeeda anfacdo

  • @Darul-quran2024
    @Darul-quran2024 3 роки тому +5

    Asc walaal hadii aad jeceshahay sheekooyin funny ah iyo barnaamijyo kale fadlan subscribe dheh mahadsanid walaal

  • @zahruujasiman3105
    @zahruujasiman3105 3 роки тому

    masha Allah adna qurux ilahy haku dhowro abyo hoyo fcna tahy ilahy ha idin dhowro adi io familkaga wax badan ka faidnay❤♥️🥰😍

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +1

      Zahruuja wllo icaawi isku lenahy caawinta subscareb iisaar

    • @zahruujasiman3105
      @zahruujasiman3105 3 роки тому

      @@kabtancabays wan kusaray wll

  • @rahmoshine7144
    @rahmoshine7144 3 роки тому

    Adna abayo waa codsi challengigii aad soo samey neyseen adiga iyo ciyalka iyo amiira oo galaaska la jiidayay part two noo samee wlhi aad baan oga helay

  • @xafsoabdullahi666
    @xafsoabdullahi666 3 роки тому

    Masha Allah Abayo shukran wlhi marka arkay waan farxay baby nahida wlhi waa iska jeclahay

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 роки тому +1

    Walal ku sali nabi maxamad scw hadhafin saar subescribe wll 🙏🙏

  • @sagalabdi3391
    @sagalabdi3391 3 роки тому +2

    Abayo avocadhada meeqo bari ayey ku jireysaa talaagada meyna xumaaneyn

    • @fdwehliye7048
      @fdwehliye7048 3 роки тому +1

      Abyo afakaadho ma ooli karto wey madoowanee waa sida mooska cunugana uma fiicna qudaarta Jilcan dhigaalis magasho

  • @hanicabdiraxman6500
    @hanicabdiraxman6500 3 роки тому +1

    Adno abayo canaha labada gasac sifcn notusi isku bil ayan nahay 2020 8 ogosta 25 ayan dhalay abayo codsi wayee canaha habenkii ad siso iyo kan subixii ayan raba sifcn nola sowadag ma hadsanid

    • @canabnuur8627
      @canabnuur8627 3 роки тому

      Msha allah isku mid ayn nhy angna mlintaa bn dhaly first baby ayey ii thy Alhamdulilah alle hno barakeeyo

    • @hanicabdiraxman6500
      @hanicabdiraxman6500 3 роки тому

      @@canabnuur8627 aamiin abaayo macanto aniga xitaa canuga iigu horeyo dhalay masha allah ale hano dasto

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 роки тому

    Maaashaa alllaaah

  • @asmamaxmed8819
    @asmamaxmed8819 3 роки тому +1

    Adni abyo alabta baa rabay somaliya maa noo keento

  • @umibushara3416
    @umibushara3416 3 роки тому

    Mashalh adno gabadeyda iyo gawada wey isla egyihin i.a wanku bilawa

  • @umunaimaofficial4675
    @umunaimaofficial4675 3 роки тому

    Masha allah nahida yarisey so weynow habo mcn allah no deesto wan jeclahy nahida masha allah 💋💋❤❤

  • @sarabintsultane4219
    @sarabintsultane4219 3 роки тому

    Adna abayo nooso badi ani iyo halmar wada dhalnay bby NAHIDA iyo bby EYMAN wiilkeyga q

  • @fecedkaron6657
    @fecedkaron6657 3 роки тому

    Tnxs abyoo aniga cml ilmihii kowad hda dhalay intana tusaale igu filn tnxs🤝💯🥰

  • @ramladhameys6570
    @ramladhameys6570 3 роки тому +1

    Adna waxaa kugu jeclahy waxkkasto fcn wanala wadagta❤❤

  • @xaawosaciid6273
    @xaawosaciid6273 3 роки тому +1

    maasha allaah

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 3 роки тому

    Masha Allah Allah ku Xafdiyo inshallah 🤲🤲🤲🤲🤲🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @umunawaalibtizaam2794
    @umunawaalibtizaam2794 3 роки тому +1

    Adna abayo codsi waye iiso jwb waxan ahay hoyo canugedii ugu horaysay haysto gabadhayda 9bilood ayay jirtaa abayo masasada dhan macabayso canana way iga diiday naas bis ayay cabtaa abayo marka sidee caano usiiyaa iisheeg adoo mahadsan abayo

  • @nastehaalinoor6355
    @nastehaalinoor6355 3 роки тому

    Masha Allah tabarakallaah naahida Cadey edo quruxey ❤️

  • @fartunqoole9122
    @fartunqoole9122 3 роки тому

    asc Adna abayadey gabdheyda yar waca ay gashe bishi 8aad cerilac ma iga cuneyso asago qamadi ah a helay weyna dideysa canahna ma iga cabeyso ma aqano sidan yeelo hadi aad iga ronthy igu cawi

  • @FoodRoutin
    @FoodRoutin 3 роки тому

    Masha Allaah nahida yar soo bar baar maamo

  • @faizamohamed5712
    @faizamohamed5712 3 роки тому

    Mansha allah gcl Thank you 🙏

  • @iqrocabdulesaney9717
    @iqrocabdulesaney9717 3 роки тому

    Mash allah washeyda an adka ujeclahay alle haku xafido😘🥰

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 3 роки тому +2

    Mashallah 🥰

  • @king...3695
    @king...3695 3 роки тому +1

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey

  • @hi-xv4fs
    @hi-xv4fs 3 роки тому

    Mashaalllah 😺 nice 🙂 👍 keep going my sister

  • @nasroyusuf1822
    @nasroyusuf1822 3 роки тому +1

    Mashallah soo barbar habarya❤️❤️❤️❤️

  • @fadnamohamed7658
    @fadnamohamed7658 3 роки тому +1

    Masha allha adna wanka heley abayo

  • @raabicamohamedtaakow7395
    @raabicamohamedtaakow7395 3 роки тому +1

    Masha allah 🥰

  • @suldaamadareerka3472
    @suldaamadareerka3472 3 роки тому

    Adno waxan ku weydiina ilmaha 6 bimod markey ubilawaneyso miya cuntada la siiyo mise marke u dhamato

  • @munaxersi7366
    @munaxersi7366 3 роки тому

    Maasha allaah jizaakallaah qeyr xabiibti waa kaa faaiidnay

  • @user-kd3cf3ix2m
    @user-kd3cf3ix2m 3 роки тому +2

    Naahida ridwan inta taagan waaye lol

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen 3 роки тому +1

    mashallaha tabarakallah 👍

  • @quennadrachannel9861
    @quennadrachannel9861 3 роки тому +1

    Wllyal alle ha idi barakeeyo subscriber igu cawiya plz alle dartiis

  • @asmaosmanasuuma9212
    @asmaosmanasuuma9212 3 роки тому

    Masha allah xbbt Canaha ilaa intee uwadi kartaaa

  • @aliyadeeqhhassan5493
    @aliyadeeqhhassan5493 3 роки тому +1

    😚😚😚😚😙😚😚😚😚😙😚

  • @hodoomari494
    @hodoomari494 3 роки тому

    Kush kush kulahaa ma hora u tijaabisey hadalee ba so gadee abaayo abaayo so tijaabi hada isbadal ku aragtay mar kale naso wadaag

    • @beerlulaali5099
      @beerlulaali5099 3 роки тому

      Caruur hore malahoo?! Ilmaheeda uhoreeye maa umalaysaa

  • @hodanahmed5856
    @hodanahmed5856 3 роки тому

    Adna sacana noso galisay vedio malesia waa saqdhexee adnaay hurda la anta walagu duqoobaye noo naso oo seexo qaaliyeykkkkkk kaftan yaa thnks xbt sidad wax walba noola wadagto adna queen💋❤❤

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial3737 3 роки тому

    maasha Allah wayaabo badaan ayan kaa faaidnay ilaahay khayr haku siiyo abaayo hore usoco

  • @hafsachannel2042
    @hafsachannel2042 3 роки тому +2

    M.a

  • @najmachannel5898
    @najmachannel5898 3 роки тому

    Masha Allaah xabiibti Allaah hanoo dhaafo caruurta

  • @lulosman3347
    @lulosman3347 3 роки тому

    Mashallah Ha’illan Hooyo my hida 🥰💯

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 3 роки тому

    Maasha Allaah Maasha Allaah Abaayo 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 Adna xabibti

  • @sabiriinbintuabdirahman
    @sabiriinbintuabdirahman 3 роки тому +3

    Mashallah plz isaar subicrayb waa cudsi walalhayga somaliyed 🇸🇴🙏🌹

  • @hamdimuuse3676
    @hamdimuuse3676 3 роки тому

    Mash allah Allah ku xifdiyo abaayo mcnto ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahlamdahir6686
    @ahlamdahir6686 3 роки тому

    Abyo alabta hadan online kadanbanyo magacood igu cawi adoo raliya

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 роки тому +2

    Qof waliba o subscribe isara ana wan u saarayaa!! Yaa diyaaar ah asxaabta an kala badalanee ✌️

  • @fadxiyafarxan6568
    @fadxiyafarxan6568 3 роки тому

    masha allah allah ha kubarakeeyo wll

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 3 роки тому

    Mansha alllhaa alllha ku xifdiyo

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 3 роки тому

    Masha aĺlaah alle hakubarakeyo awlada adnaa💖💖💖💝💖

  • @naciimoofficial
    @naciimoofficial 3 роки тому

    Asxabta sharaftale waxan inkacodsanayaa inaa subscribers isaartan inasoboqataan qayr alaha insiiyee🥰❤

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 роки тому +1

    Waxan ahay walashiin o garab idinkaga bahaan in ad cawisaan plz subscribe ii saara adinka o Mahadsan adinka wax idinkama dhibto ana wax ayey i tareeysa Mahadsanidiin

  • @hawakiinabdi362
    @hawakiinabdi362 3 роки тому +2

    Masha Allah

    • @vilahofficial
      @vilahofficial 3 роки тому

      WALLO ILAHAY DARTI SUBSCRIBE IGU SAAR IYO NABI MUXAMED SCW 😭😭😭😭....

  • @faizaquruxzn5767
    @faizaquruxzn5767 3 роки тому

    masha Allah adno alle hakubarakeyo