DAGAAL BAARLAMANKA MOOSHIN CULUS XASAN SHEIKH & XAMSE LAGA KEENAY BAARLAMANKA XILDHIBANADI UGU BADNA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024
  • DAGAAL BAARLAMANKA MOOSHIN CULUS XASAN SHEIKH & XAMSE LAGA KEENAY BAARLAMANKA XILDHIBANADI UGU BADNA

КОМЕНТАРІ • 49

  • @cabdiBishar-ti5ki
    @cabdiBishar-ti5ki 2 місяці тому +6

    Lakii amaa lacac doon tahiin oon dad iyo dal aadan dankalaheen hadey daacad idinkatah guul ayaan idin lenahay

  • @farisvve
    @farisvve 2 місяці тому +2

    Daawo qabkay u yaalan xushmad iyo isdhagaysi meesha kamajiro😢😢😢

  • @Xvgkfdtwklcxhf
    @Xvgkfdtwklcxhf 2 місяці тому +4

    Mucaarad Awood Badan ka dhashay Baarlamaanka Xasanow Kasoo Bax Vilada 😂

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 2 місяці тому +1

    Aad oo weyn walaal

  • @cabdiBishar-ti5ki
    @cabdiBishar-ti5ki 2 місяці тому +2

    waa sax

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 місяці тому

    Xildhibaano ma ahidin laaluush qaatayaal baa tihiin

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 2 місяці тому

    QABYAALAD CUDUR AH BAA IDIN DILOODEY>

  • @_22260
    @_22260 2 місяці тому

    Xaq beey kahadleen

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 2 місяці тому

    Waan KU faraxsanaa markaan arkay warkan LAAKIIN KA SOODHIGAY WAA I SOO EEG WAABEENAALE ILLAAHAY KA GO'AY OO BAKHTI CUN AH.

  • @abdulkadiralimahamad4278
    @abdulkadiralimahamad4278 17 днів тому

    Py py py xasan shikh don't play no more or???

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 2 місяці тому +1

    Waa tuugo xildhibaanada lacagtii baa kadhamaatay kuwii wadanka godka ku riday oon kadaaya lahayn waa ayaga afka subag in loo mariyey rabaan waa kaambaynoyaal xukuumada soosocotay isu sharaxaayaan haka dhagaysanina

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 2 місяці тому

    TALADAN LA RUUGIN WAA LAGU RAFADA.IDINKA U SABAB AH OO DALKA LACAG SIITAY.

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 місяці тому

    Hslaturu.gurgurte

  • @Hamarimaxamed
    @Hamarimaxamed 2 місяці тому

    Idinkaa halkaasi is gaadhiisiyay barlaman ee allow sahal amuuraha garan maayo halka loo wado dalkii somaliya.

  • @AmerJama-j6e
    @AmerJama-j6e 2 місяці тому

    Xildhibaano tuugo ah waaye

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 місяці тому

    Dhaliil sheega laakiin waa in aadnaan ogolaan in ay soo noqdaan kuwii hore oo dhaliilada lahaa .

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 2 місяці тому

    Usheeg abaayo tuug taan

  • @Xvgkfdtwklcxhf
    @Xvgkfdtwklcxhf 2 місяці тому

    Xildhibaanadii Shalay Farmaajo Diidanaa Maanta Iyaga Qeylinaya Xasankii Lacagta Ku Raaceen Diidan 😂😂

  • @MaxamedxasanXaaji
    @MaxamedxasanXaaji 2 місяці тому

    Markii hore idinka farmaajo faquuqdeen iska sabra

  • @abdillahihussein3544
    @abdillahihussein3544 2 місяці тому

    Ma dawlad baa jirta ?ma barlamaan baa jirta?

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 місяці тому

    FIDNO KASTA DALKA KA DHACA WAXAA GEESTAN DADKA LAANDHERTA SHEGTAY OO LACNADI ALLE KU DHACDAY.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 місяці тому

    Kuwaan mooshoonka wado in lacag siini bay rabaan, wallee yadan lacag ka heleynin muqdisho baa xabaalo noqoneysa mooyaan

  • @maxcali863
    @maxcali863 2 місяці тому

    Xildhibanada waa wada dhilooshin, kii lacag siiyo aye ushaqeeyan, shacab meesha ma keensanin. Kuwo Itoobiya aye ushaqeeyan, Kuwo Kenya aye ushaqeeyan, Kuwo wadamada Europe aye ushaqeeyan, Kuwo Amerika aye ushaqeeyan, wa wada jaajuus. Hadey runta sheegayaan mishaarka $5000.00 Bishi isma siiyeen, askartana $200.00 bishi maqaateen. Wadani hadey yihiin sida wadamada kale oo Africa aye $3000.00 bishi qaadan lahaayeen, Militariga mishaarkood na ku dadaali lahaayeen. They gave themselves the biggest raise and are now complaining the Millitary not getting paid. Hoyadood ha usheegan tuugada, shisheeyaha ushaqeeyo.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 місяці тому

    Xildhibaanadoow Wadanka God ayuu ku Socdaa ee haku Daawaina Dad baad Matashaan Alle ka baqqa.....❓❓

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 місяці тому

    Ayi adunka melo lamarin aba madax amba tugo weey leyihin curudkaga ceerinkaa lagu cunaa hawiye yaa ucurudsan iney uistagan kuwa magac labaxay xafado kale kulamansan sidoda uskulamaniyan xafadaha kale iyado saxiix loodhibin geeynin iskod intena kale raaciye inte ujedaa waa kula jiraa

  • @abdalladubow
    @abdalladubow 2 місяці тому

    Nacam xukuumad dhimatey dha

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 2 місяці тому

    Idinka u saxiixey inuu amniga wasiirada laga qaado una saxiixey warqadda marka calaacalka iska joojiya

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 місяці тому

    XUKUUMAD DHIMATAY😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 2 місяці тому

    Xasan culusow hadduu damiir nool leeyahay ama dhiig danqanaya leeyahay caawa ayuu is casilayaa waayo dhinac waliba ayuu ka fashilmy ceebtii hubka dowladda uwaday galmudug in lagu burburiyo ceebtii ciidanka qaranka la tirtiray ceebtii beelo gaar ah la hubeeyey iyo ceebta ugu ween oo ah ciidamada guutada 21aad oo lagu yiri hub iyo saanad dagaal idinma heyno ee kasoo qaata tolkiina weli adduunka ka dhicin lama maqal lamana arag ciidan la leeyahay saanad ka keena eheladiina casanow waji fiiq intan hakaaga ahaado iska bax iska tag intey goori goor tahay talada waddanka ku wareeji ina adeerkaa sheekh shariif wabilahi towfiiq

  • @FadumaAbdisamed
    @FadumaAbdisamed 2 місяці тому

    Xidibaanmarakaaadlacagtakhaadanasidhahamakxireeran

  • @DaadirArmySom
    @DaadirArmySom 2 місяці тому

    Walhi bilahi dadkii aan diyarad dhaxdeeda qabiil ku dhaqmay oo walibo hooyadiis sarantahay oo dhimatay
    manta in oo dhaho somali 🇸🇴 dowlad malahan ee no qabil iyo jahilnimo

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 місяці тому

    Xasanow.cidanki.hagedgeyse.????????

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 2 місяці тому

    BAARLAMAANKA SOOMAALIYA WAA INAY ERYAAN OO AY BEDELAAN AADAN MADOOBE WAAYO XASAN INUU DIFAACO EMIRATES AYAA KUSIIYA LACAG MARKAA BAARLAMAANOOW XASAN IYO AADAN MADOOBE IS DHAAFIYA WALLAAHI IDINKA AYAA DHISMAHA LAYDIINKU SOOGALI, HASII EEGANINA WAXAN OO KALE.

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 2 місяці тому

    Xildhibanada tuugada aygo wax fican ka had layo ma arkeysid Qarax dhacay ma ka had layan ayaaga shabaab u shaqeya hubkakana gryahooda ugu haha bolisk somaliyed wa in ay xildhibanadan tuugada ah guryahooda labara waxey u shaqeyan aja nibta xalane joogta dhalinyarada somaliyed wa in ey guryaha ugu galan kacdoon balaran xamar wa in u kadhaco

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 місяці тому

    Wadnawarerisene.rerhamar.1.moriyano.2.shabab.3.dowolada.4.ismaqabtan.5.melaqabtonmale.34.sano.dhigadadinayene.????????????????

  • @MaxamedXuseeyn
    @MaxamedXuseeyn 2 місяці тому

    Waxaad u kheyliyan lacag ma ahaa dadn dadweyn iyo dalka ee waa daneestaall ilahay inka khabta Idina madax Wayan yaasha faraha ka baday danestayaal tuugo tihin

  • @Khadra-e8w
    @Khadra-e8w 2 місяці тому

    Shalay kii dalka iyo dadka ahaa ayaad tuurteen maanta waa cabaadeysiin edeb yeesha ha dhameysto waqtigiisa naag hawiye

  • @BASHKA898
    @BASHKA898 2 місяці тому

    Away dadkii qabyalad ku tageri jiray downladan tuugada wada joogto. Runti Aya so dilacday. Xaqii umada somaliyeed. Xasanow kaso bax villada. Resign and leave the power.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 місяці тому

    Jeebabkiina eeeda watii soomaaliya oo dhan idinla talisay maanta ayaad qaylinaysaan

  • @idriismohamed2674
    @idriismohamed2674 2 місяці тому

    Kkkkkk

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 2 місяці тому

    Xildhiban aan gobolki iyo dadkii u'matalayey aan tagi kari shut up.

  • @idriismohamed2674
    @idriismohamed2674 2 місяці тому

    Hhhh

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 2 місяці тому

    Adiinka doraatee ee islabaaxa waxaa idin ku maqaan ha baar umaada a Somaliyeed 👎👎👎👎👎👎👎

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 місяці тому

    Cid aad meteshaan ma jirto dugaag meesha fadhiya ayaad tihiin

  • @idriismohamed2674
    @idriismohamed2674 2 місяці тому

    Mudune madaxweyne guleysa

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 2 місяці тому

    Stupid ayaa tahay siyaad barre kii wax ku baray weeye oo ceelbuur kaa keenay adigoo reer badiye ah, ka hadal xasan sheekh oo ganacsade ah, xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin.

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 місяці тому

    Waa sax