Minbar show | Jasiirada socotra iyo israaiil | Dhagaxa ugu qaalsan aduunka |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 557

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 4 роки тому +24

    Maasha Allah❤💚Omer inshar is the best example of somali youth👈❤💚🌏

  • @hanadhassan927
    @hanadhassan927 4 роки тому +59

    Jasiradas waxaa leh somalida lkn waxaa looga qaatey magaca deenta iyo jahilnimada awowyadiis iyo abayasheen lkn anaa kasoo cilin doono inshaAllah

    • @osmankhalifsheikhh1609
      @osmankhalifsheikhh1609 4 роки тому +2

      Insha allah

    • @nasrajibriil2877
      @nasrajibriil2877 4 роки тому +3

      Alle hankaga hakuu rumeyo

    • @Madajiye
      @Madajiye 4 роки тому +1

      Awowyadiis?

    • @mukhtarjibril4473
      @mukhtarjibril4473 4 роки тому +2

      Sheegasho oo kaliya waxba inoomataraso bro haday dalkale katirsantahay xataa iyadoon cidna katirsanan jirin ayaan dawlad ahayn Yemen na waxay sheegatay 1997

    • @mrzaki9745
      @mrzaki9745 4 роки тому

      *_Haa Yemen xtaa Somalia aad oogadhaw jasiiradaas 😤😰☝️🇸🇴❤️💯_*

  • @ameinahmet365
    @ameinahmet365 4 роки тому +10

    Wlh wa runta qaar badan ayaa is amxareya
    INCHALLAH Ethiopia wxy u burburi sidi dwladi dhexe somalida...somali👋

  • @AhmedMohammed-dw1jz
    @AhmedMohammed-dw1jz 4 роки тому +7

    Jazirada suqadra dacwadeeda ICJ ayaanu ugudbineynaa
    Hadiiba aanu kenya kaga guuleysano dacwada badda ee haatan hortaal
    Inshaa Allah

  • @ahmedjosofh7214
    @ahmedjosofh7214 4 роки тому +29

    Omar inshar inta jacel love saar❤🙏👈

  • @ahmedjeesto649
    @ahmedjeesto649 4 роки тому +37

    _WALAALAYAAL NABIGEENA IGULA SALIYA XABIIBKEENII صلى الله عليه وسلم_

  • @caligaraad9277
    @caligaraad9277 4 роки тому +19

    Minibar show Waa Barmamij An Si Way uxiiseYo Wllo Ilahay Cilmiga Iyo Maskaxadaba Hakuu BarkeYo

  • @famocabdulahi8088
    @famocabdulahi8088 4 роки тому +2

    Mahadsanid wll sharaf korkaaga ha ahaato waxaa jeclaan lahaa inaa mar kasoo hadasho haweenka wax bartay ee guulaha waaweyn xaqiijiyay🙏🙏👏👏

  • @nadiircabdi4497
    @nadiircabdi4497 4 роки тому +10

    Saaxiibow cumar hadalkaagaan kahelaa kuma LaHoo "somalida is amaxaareysa"
    Waa runtaa somalida aan taakhirda lasocon ee dhahaysa itoobiya hadaan nahey

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 4 роки тому +3

    Aniga waa jeclahay Minbar show ..
    Hadii fikirkeyga ka dhiibto waa Barnaamij fcn waa ixtiraamaa Cumar inshaar ..
    Itoobiya waxa ka socda waa ku faraxsanahay
    Wll Omar Somalida is amxaareyso waxa ugu caansan dirisle
    Waa hubaa

  • @anasyusuf3422
    @anasyusuf3422 4 роки тому +4

    Masha Allah ustaad omer inshar waad mahadsantahay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @alayuubi9489
    @alayuubi9489 4 роки тому +2

    Mnsha Allah mclin cumr wn kasoo dib dhacy

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour 4 роки тому +35

    Wll Cumarow manta Mowduuc aan la socone ayaa kaso takte ma lisdhihi karaa Mowducan=(😂😂أكلتم غيرنا)

    • @letsgo4463
      @letsgo4463 4 роки тому +1

      Waar carabta daa

    • @iamname975
      @iamname975 4 роки тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Haa wlhi waa leys dhihi kara

    • @saki092
      @saki092 4 роки тому +1

      Qosol wllhi kkkkkkkk

    • @umuosama2956
      @umuosama2956 4 роки тому

      اكلتو خيرنا 😊

    • @yayaaj9160
      @yayaaj9160 4 роки тому +1

      😂😂😂😂😂

  • @Hasaam930
    @Hasaam930 4 роки тому +1

    Horta waa ruun wllo qali cumar jasiradan somalidu wa sheegtan suqadra wayona xiita madadii hore ee somalida anigu waan fahmiwayeey

  • @mohamudgaraadali8119
    @mohamudgaraadali8119 4 роки тому +1

    Omar Inshaar Waad mahadsantahy
    Turkiga iyo waxa kasocda liibiya waxan jeclaa lahayn inaad Muuqaal inooga soo sameyso

  • @MrWISDOM7080
    @MrWISDOM7080 4 роки тому +10

    dawladaha awooda leh marna ma ogola in la hareereeyo oo dhinac kasta laga xegsado lkn innagu maxaynu samaynaa qayrkeen waxaa inaga reebay jiilkii iyo siyaasiyiintii inaga horreeyey, in itoobiya dhinac kaa xigto dhinac saldhigyada afrika ugu waayweyn ee shiinaha france iyo usa iyo weliba itoobiya oo damacsan in ay saldhig ka furato hada japuuti, iyo keenya, imaaraadka iyo xulafadiisa oo fadhiya koonfurta yemen oo deriska ah, iyo scotra oo kaabigeena ah yuhuudu timaado nacdal ha ku dhacdee nimanka dhiiga walaaleheena kusoo qubeystey arrintan ma yara mana sahlana.
    dadka dhalinyarada soomaaliyeedoow damiirkiinu ma'idiin saamaxayaa in marba siyaasi munaafiqa oo laba wejiila ah idin duufsado oo uu idinku dan gaadho ka dibna markuu wuxuu rabey idinku bislaysto uu laamiga idinku tuuro, siyaasigu berri wuu dhiman lkn dhulka innagaa ku hadhi wax kasta oo dhacaana innagay inagu hadhi shaqsigaa dantiisa wataa markuu dhamaysto wuu tegi hadii dalka lagu soo duulana wuxuu u carari sidaa xayle salaase dal kale, wax kasta oo horay inooga xumaaday waxaynu haysanaa fursad aynu ku saxno, maanta cidkastaa way ina hawaysanaysaa maalinkii ama xilligii siyaad barre ma jirin cid ina haweysan kari jirtey. waxaan rabaa maanta laga bilaabo qofkasta oo commentigeyga arkaa yuusan siyaasi macna darro u taageerin.
    DHINACA XUN EE BULSHADEENA:-
    1= qabyaalada ;
    soomaalidu waa mid ka mida qowmiyadaha ugu jaahilsan caalamka dhinaca diinta iyo dhinaca maadigaba, hadana waxaynu markasta maqalnaa soomaalidu waa dadka ugu fcn afrika waa dadka ugu dhiirran caalamka waa dadka ugu qaddiyada jecel caalamka, maalinkasta waa arrimo joogto ah.
    waxaynu hilmaamnay nimcada ilaahey ina siiyey ee ah:
    1- waxaynu isku mid ka nahay diinta.
    2-waxaynu isku mid ka nahay midabka.
    3-waxaynu isku midka nahay afka.
    4-waxaynu isku mid ka nahay dhaqanka.
    5- waxaynu haysanaa dhul xidhiidhsan oo gebi ahaan isku xidhan.
    INTUBA WAA NIMCOOYIN AAD IYO AAD U QAAALIYA OO DAD BADAN DARAADOOD U BUKAAN;
    1- bal ka warran hadii uu alle inaga dhigi lahaa sida hindida> oo ah mid ka mida dalalka ugu diimaha badan caalamka sidaynu ahaan lahayn bal markaasoo kale.
    2- bal ka warran haddii uu alle inaga dhigi lahaa sida maraykanka> oo ah mid ka mida dalalka ugu kala duwanaansha badan xaga midabka, sida cadaanka oo iyaga qudhoodu aad u kala duwan, madow kala duwan, indha yar kala duwan carab kala duwan dalkana way isku fahmaan.
    3- bal ka warran hadii uu alle inaga dhigi lahaa sida hindida mar labaad> oo ku kala duwan afafka kumanaan luuqadood ayay ku hadlaan dalkana way isku fahmaan.
    4- kawarran hadii alle inaga dhigi lahaa sida canada oo ah wadanka ugu dhaqamada badan caalamak.
    5- bal ka warran hadduu alle dhulkeena ka dhigi lahaa sida dhulka japan oo ah waddan wada jasiirado ah, jasiirado gaahdaya 6,852.
    soomaaliyeey waxaynu ku heshiin weyney daanyeerradu xataa waa ku heshiiyaan

  • @hamdachannel5621
    @hamdachannel5621 4 роки тому

    Omar inshar hore u soco wll Masha Allah ilaahay ajar iyo xasannad ha kaa siiyo muuqaalada aad waqtiga Ku bixiso

    • @VAAROFFICIALGAMING
      @VAAROFFICIALGAMING 4 роки тому

      Walal qaali ilaahey dartiis channelkeyga subscribe isaar

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 роки тому +37

    Soctra my family degen manzhlaH ilahay ha barakerye ❤🙏💯

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 4 роки тому

      Somali miyaaa

    • @anasvlogs1244
      @anasvlogs1244 4 роки тому

      Mesha malagu nolan kraa

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 4 роки тому

      @@anasvlogs1244 waa meel fiican hada kahor ban tagay waa dhul dooga oo roobabow ah oo qurux badan waxaana ku dhaqan dad yamaniyina oo xoolo dhaqato ah

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 роки тому

      @@guuldoon1 ha wllo

    • @donciiltrehjr1488
      @donciiltrehjr1488 4 роки тому +1

      @@anasvlogs1244 kal iyo lab bro waaa dhul ilahay nimceeyeeey

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 роки тому +1

    omar inshaar iyo aqyaarta ogaansho caafimaad iyo barwaaqo idiin rajeynayaa

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 4 роки тому

    cumar maxamed inshaar walaal meel muhiim ah noogu jira ayaad tahay xogta aad na siiso mahadsanid.

  • @ahmedmahamed3207
    @ahmedmahamed3207 4 роки тому +54

    Qofkii ugu horeeyay fiirsada ahay fadlan like igu qabo k🤣🤣

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 4 роки тому

    Caawa 8da fiidnimo ayaan isku diyaarinayay waaba nooga soo hormarisay mahadsanid sxbow muhiimada.

  • @mustafacarab9061
    @mustafacarab9061 4 роки тому +7

    Keep going macalin
    Omar inzhar hore uzco💓

  • @sidra857
    @sidra857 4 роки тому

    Muhim mahan inaad xili gooniya aad soo galiso muhim waxa inaad muqaalka noo soo galiso xiligaa Wakhti u heshid
    Saas ban oran lahaa hory u saco
    Allaha haku barakeeyo

  • @abdirahmanabdulkadirmohame9318
    @abdirahmanabdulkadirmohame9318 4 роки тому +1

    Maasha alaah waa video wngsn oo wx bdn aan ka faaiday mhdsnd wll omar inshaar mar walpa wxd noo soo gudbisaa muuqaalo muhiim ah oo aan wax ka faaidnoh

  • @mohamudshidde5726
    @mohamudshidde5726 4 роки тому +1

    Masha Allah wall ilahay haku xifdiyo cumarow 💟💟💟👍👍

  • @abdilahi9042
    @abdilahi9042 4 роки тому

    M.a ustaadii tariikhda noo so badi waan xiiseyaa mahadsanid

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 4 роки тому +11

    9:31 anigu waligay waxaan maqli jiray itoobiya 7 sano ayuu talyaanigu guumaystay taariikhdoodana way ka saareeen oo tusaale imika itoobiya 2020 weeye madhahaan sidoo kale waa nagumaystay ma dhahaan

  • @The-BoY-x5r
    @The-BoY-x5r 4 роки тому +1

    Mawcduucan Waxaa Ka muhiimsana Manta Minbarashow inaad Ku soo qaadata Xalada Iyo mawjadaha Qalaaasaha wata Ee Dalka Ethiopia Mahadsanid

  • @m.abdi_jubo_prolong7449
    @m.abdi_jubo_prolong7449 4 роки тому +8

    Allah☝️ na badbaadsho somali hadaan nahay cumaroow😭😭😭

  • @mrjjgameplay6899
    @mrjjgameplay6899 4 роки тому +3

    Cumaroow daqiqadaha ilaa 20 geey anago kadhargin ayuu naga dhamada

  • @hayaatabdirasaqhassan431
    @hayaatabdirasaqhassan431 4 роки тому +6

    Masha allah tabarakallah! First viewer 🙏

  • @mohamedmohamuudsheikh2376
    @mohamedmohamuudsheikh2376 4 роки тому

    Mashallaaah akhii omer nin wax fahansan ayaad tahay allow kuusiyaadi khayrka

  • @muxsinabdisalam8394
    @muxsinabdisalam8394 4 роки тому +1

    Omar eebe haku barakeeyo mar walba oo aan clipkaaga daawado wax uun baan ka faidaa

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 роки тому +2

    جزاك الله خير اخي

  • @zakiismail3004
    @zakiismail3004 4 роки тому

    Macalin cumar m,a alle khayr haku siiyo

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 роки тому

    Cumarow Wxa aad ka fakareysid in ay Madaxdeena ka fakaraan aadbey u ficnaan Laheyd Walaalaheen Ephiopia sida ay ugu haayaan ayay beritane silamid ahi ula soo istaagi doonaan ....... Walaalheen Israel Allah Umuuraha ha sahlo madaxdeenane xaqiiqda allah tuso ...... Shukran Cumar Inshar

  • @said77-i5
    @said77-i5 4 роки тому +5

    Guulayso ustaad omer inshaar❤💐❤❤

  • @abdiaziismiddledictionary3131
    @abdiaziismiddledictionary3131 4 роки тому +1

    M.a allow ku dhowr mclin omar

  • @Ahmedkulmiye
    @Ahmedkulmiye 4 роки тому

    Omar sxb horay u soco barnamijkaana waqti u samee oo goan

  • @omarhashi4373
    @omarhashi4373 4 роки тому

    Msha allh sxb allh kudhowro 4 external problems ayaa sheekty lkn we have 5 internal problems kuwaso ah maamul goboleyd yada

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 роки тому +4

    Mashaa Allaah 👍😍

  • @ahmedasaweh9019
    @ahmedasaweh9019 4 роки тому +1

    Runtii somlida waxy rabaan qof adoo kale ah oo xaqiiqda taba nya gulyso inshalh 🧡

  • @supperbiipoofficial7716
    @supperbiipoofficial7716 4 роки тому +1

    Sirta Wa Inaa Soo Jeedisha Ustad❤🙏🏿

  • @daadir2020
    @daadir2020 4 роки тому

    Masha alh guuleyso ustaad cumar

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji1584 4 роки тому +11

    Ilahey ban talada saaraneyna 🇸🇴❤🤲🤲

  • @theiyo8749
    @theiyo8749 4 роки тому +3

    Wiilkan Ogaansho jaahila aana History ga Africa aan aqoon oo carabta uun yaqaan Ethiopia cuqdad uhay ama ha'uhayn Taariikhda runbaa laga sheegaa sida Jaamacadaha Caalamku ay xusayaan Somalidana aflagaadada kadaa oo edab yeelo!

    • @YoWest-hn6bb
      @YoWest-hn6bb 4 роки тому

      Carabta ayuu ushaqeeyaa ogaansho

  • @aziizmoalim6925
    @aziizmoalim6925 4 роки тому +20

    Qof kii ugudan beeyey comment ayaan ahay ee walaal LIKE ii saar

  • @abdiqaniedit4399
    @abdiqaniedit4399 4 роки тому

    mahadsanid wll Omar inshaar

  • @hibasaiid1040
    @hibasaiid1040 4 роки тому +10

    Waan sugaaye mahdansid❤

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 4 роки тому +4

    Maanta wax aan jahil ka ahaa ayaan faaiday. Itoobiya waligeed lama gumeysan wan maqli jire. Wadanka African e la gumeysan.😂. Mahadsanid ustad Inshaar

  • @saedabdirisak5952
    @saedabdirisak5952 4 роки тому

    Mahadsanid Omar Inshaar

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +1

    Mahadsanid walal Omar
    Nin Ethiopia lagu Dilay Wuxu nin Karti leh San U Arkyey anigu lkn wuu Safray

  • @mohamedmiidoh5736
    @mohamedmiidoh5736 4 роки тому

    omer inshar mahadsanid wlloh

  • @maal5643
    @maal5643 4 роки тому

    Waad mahadsantahay wllkayga maaan ogayn arintaa Talyaaniga iyo Ethiopia . Waxbaad noo faa’idaysay

  • @ogaanshocusub6268
    @ogaanshocusub6268 4 роки тому +1

    Shkran

  • @cawomaxamed442
    @cawomaxamed442 4 роки тому

    Wlll arinkaan scotar wllhi waa arin walwalkisa wataa alle khayr ha ka dhigo keep going wll❤❤❤❤

  • @osmankhalifsheikhh1609
    @osmankhalifsheikhh1609 4 роки тому +1

    Walal cumar please hana cabsiinin insha allah jazirada suqatra Icj ayan geyneyna Hadan kenya kagu leysano oon kadhamano insha allah

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 роки тому +1

    FIRST WLHI CUMAR INSHAAR

  • @zaidaly5039
    @zaidaly5039 4 роки тому +4

    First viewer big upp ,🤝✨

  • @Light_p
    @Light_p 4 роки тому

    Ustaad omar inzhaar waxad Xog nooga zoo diyaarizaaH zheegadii la dagaalanka Nuurka🙏

  • @mohashariif4844
    @mohashariif4844 4 роки тому

    Maanta anaa ugu horeeyo aan ku salino nabigeena scw

  • @cabdinuuradiingagatun2794
    @cabdinuuradiingagatun2794 4 роки тому +2

    Socotra Somalia iska leh waxaa nasiib daro in xukumada fadhida xamar ay u aqoonsadeen dhul yemen.leedahay. Waa nasiib daro tii ugu weynayd

  • @awalekassim2953
    @awalekassim2953 4 роки тому +1

    Number 1 go forward macalin

  • @samiirhirsi9561
    @samiirhirsi9561 4 роки тому +1

    Bro afcarabiga ku jira video ga plz ka dhaaf codkaga oo kaliya noogu soogudbi

  • @fartuunshire3469
    @fartuunshire3469 4 роки тому

    Curmar inshar mahadsanid walllo

  • @amiirhared6093
    @amiirhared6093 4 роки тому +1

    Socotra anagaa beero iyo dhul ku leh dad badan baana daga oo soomaali bari ah ee puntland waa dhul soomaaliyeed.

  • @zakariyeofficial5994
    @zakariyeofficial5994 4 роки тому +2

    Masha allah macalin hore usocod wanagsan

  • @somalistudio8350
    @somalistudio8350 4 роки тому

    Aad baan kuu jeclahay wllky omar inshaar

  • @farhankoronto6021
    @farhankoronto6021 4 роки тому +1

    In 53 minutes viewers are 5.3k well done aqii inshar

  • @hibaaqdhoore4013
    @hibaaqdhoore4013 4 роки тому

    Alle ma qadaro inay yahuudi noosoo dhawaato awalbay Islaamka dhigku hayeene

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 4 роки тому +1

    Somaliya Liibiya cusub aye kusii socota, allow amuurta sahal.

  • @YoWest-hn6bb
    @YoWest-hn6bb 3 роки тому +2

    Ha iloobin inay Ardul Xabash, Abraha uu gumaysatay Carab ama dhulka carbeed kabacdi uu Allah u halaagay.

    • @theiyo8749
      @theiyo8749 3 роки тому

      Waa runtaa lkn waa ku cibro qadasho Allah ayaana awoodle

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan2303 4 роки тому +1

    thanks bro

  • @cabdixakiimmohammed4321
    @cabdixakiimmohammed4321 4 роки тому +3

    Qodabkaas inaa dhameestirto ayeey aheeyd eeboow waliba barnaamij gaar ah usoo sameeso France 🇫🇷 vs 🇹🇷 Turkey waan rajeeyb inaa kasoo hadasho

  • @ak-ti2ct
    @ak-ti2ct 4 роки тому +2

    Mahasanid ustaad dhib mlhn waqti ugaar ah waa looheli doonaa

  • @mohammedsaleban596
    @mohammedsaleban596 4 роки тому +1

    Bro cumar inshaar, barnaamijyadaada maalmahan gaabisbaad kukeenty marka wall iskaday inaad horey muwado barnaamijyada maalinle ama laba maalinle nooga dhig.

  • @universalnews9321
    @universalnews9321 3 роки тому

    Thanks you walal qalii

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 4 роки тому

    Dalkeena Xalaad Xuun Ayuu galeey wlahi Siyaasiyiinta Manteey jogaah uma eeka kuwo Somalia Samatabixinaya .insha allah..Dalkeena Halgaankan ugu jiirno Socoliinta Somali,miid 🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤Somalinimo iideeqda

  • @maymuunfaysal1471
    @maymuunfaysal1471 4 роки тому

    Warkaga yaraan badana so badi wll

  • @quenridwan1837
    @quenridwan1837 4 роки тому +9

    ❤❤❤mashalaha

  • @amiirabdallachannel6212
    @amiirabdallachannel6212 4 роки тому

    Masha allh allh ubarakeyo waa nin dalkisa dadkiisa jacel

  • @abdirashiidcali4492
    @abdirashiidcali4492 4 роки тому

    masha allah ustaad horay u soco qofkii 16 aad

  • @chaneelkaqisoyinka7337
    @chaneelkaqisoyinka7337 4 роки тому

    sxp omar qodobkaga labad naxtin ayuu nagu abooray koley anaga awood an lenahay waa ILLAHAY inan barino sido kale waxn hubaa iney Islamka sikasto losilciyo in ay guushu ayaga kudanbeyn doona inshALLLAH

  • @aziizmoalim6925
    @aziizmoalim6925 4 роки тому +1

    Masha allaah ❤️❤️❤️❤️

  • @captainshakiib103
    @captainshakiib103 4 роки тому

    M.a ogaansho hormar wcn sxb

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 роки тому +2

    Ninkaan hadan gursan lahaa waxbadana ka faaidi laha walhy waku dayda iguso duceya walalayal macalinkan ❤like isara😥

  • @SaidAhmed-bd5bs
    @SaidAhmed-bd5bs 4 роки тому

    Intaad ana ugu horeya iyo wax kale ku mashqulsantihin
    Wax ka dhaha imatinka jasirada socotra israeil oo wadankena uso gatamaysa waa arin jabkeda wadata wlhi isra,eil wax baa kadamacsan tahay wadankena ee somaliyey gacmaha aan qabsano israil lugta marinkarna haday bada somalia marakibo so dhigato

  • @salmanjr9712
    @salmanjr9712 4 роки тому +1

    Juma mubaarak

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 роки тому

    mahadsanid macalin

  • @yahye_abdisalaam
    @yahye_abdisalaam 4 роки тому

    AniGaBa waxa laY zheegy izkoLkaNa laYGu dhiGey in qarnigi 18 dhex bartamihizi ay jabiYen talyaniGa oo ay ku jabiyen dhuL buuraley ah kadibna dhagxan ku zoo tuuren marki ciidanka talyanigu zoo koreyey dhulka buuraleyda ah lkn maanta wxn maqlaya in la jabiyey lana gumeystay ano awal aminzana ina awal la gumeyzan thnks mudane cumar inshar

  • @guuleysowalaal891
    @guuleysowalaal891 4 роки тому

    Mahadsanid inbadan walaal

  • @ArahmanAllahi
    @ArahmanAllahi 4 роки тому

    جزاك الله خيرا

  • @sirahanolosha
    @sirahanolosha 4 роки тому +5

    Halmar soo booqo kanaalkayga, waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah. SOO DHAWOOW.

  • @abdiibraahim3404
    @abdiibraahim3404 4 роки тому +10

    Ilahay waxan kabaryayaa inuu muslimiunta kalaqaboojiyo inta awood lasamaysanayo ayay iyagu islaynayo

    • @gomeyre6320
      @gomeyre6320 4 роки тому

      ABDI MUSLIMIINTA INTEE CARAB KU JIRTO MEEL MA GARAYAAN SUBSCRIBE II SAAR WALAAL PLZ

  • @0pdikariimp00dhle9
    @0pdikariimp00dhle9 4 роки тому

    M..C INSHAAR

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 4 роки тому

    Jazaka Allah khair 🙂🤜🤛🤜🤛

  • @goldenpoi7013
    @goldenpoi7013 4 роки тому +1

    Masha Allah macalin

  • @zharafdaahir4015
    @zharafdaahir4015 4 роки тому

    Mahadsanid

  • @daahiryare9742
    @daahiryare9742 4 роки тому +2

    Qof somali nimada kuweyn thy 👏omar