2 YEAR AYAAN KALA MAQNAYN XAAJIGAYGA MAXAN LA SO NOQONAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 71

  • @HOOBAANMEDIA1
    @HOOBAANMEDIA1 3 місяці тому +3

    Barnaamijyo cusub Oo Part leh idinka Sugaynaa

  • @umuiklaas5739
    @umuiklaas5739 3 місяці тому +5

    Waryaa gabadha yere quxrudabadan noilali keep going qali ❤❤❤❤

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 3 місяці тому +4

    Guuuuuleysta wlo Wadajir ayaa guuul leh boqortoyo ilaahay haydin Xifdiyo😊

  • @MahamedAhmedBahdon
    @MahamedAhmedBahdon 3 місяці тому +4

    Wlhi Laki walal kabax reactionka wax cusub oo sida uu ABDIRIZAK kuso noqde WLL KEEP GOING plz short films iyo challenge soo daa

  • @naemamohamed2941
    @naemamohamed2941 3 місяці тому

    Manshallah guulayso labadiin

  • @JamiilaSaidHerse
    @JamiilaSaidHerse 3 місяці тому +3

    Asc cawilow soo noqo adoo nabad waana ku faraxsanahay inaad ka soo garab muuqatay gabadhayda laki Runtii laki waa gabadh aad u wanaagsan mashallah hore u soco ❤❤❤

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 3 місяці тому +2

    Maasha allah tabaarika laah ilaahay shaydaanka ha idinka duleeyo qoys quruxbadan baad ahaydeene.

  • @RaxoAragsan
    @RaxoAragsan 3 місяці тому

    ma.a allh laki iyo c dirsaaq dar ilashay basn idiin jecelahay🎉

  • @isracabdilaahi1087
    @isracabdilaahi1087 3 місяці тому

    Mnsha allah wllo qli inaad isku soo nqoteen ban rajaynayaa waxad tahy qof aad ujecelajahy kuguna xidhanahay

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 3 місяці тому

    Masha Allah ❤❤❤❤👩‍❤️‍👨👩‍❤️‍👨❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faizanouraali179
    @faizanouraali179 3 місяці тому

    Mnshaallah cawil iyo laki my family aad ban idinku xiisay so dhawaada mar kale❤❤❤

  • @Adam-xm9qk
    @Adam-xm9qk 3 місяці тому

    Maansha Allah Guumeeystaa

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 3 місяці тому +5

    War gabadhan waa inaan sharafle o maskiina iska hayso waa inaan diin jecel sharaf na leh

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 3 місяці тому

    Mnsha allh ❤❤

  • @xalwaahmed854
    @xalwaahmed854 3 місяці тому +1

    Masha Allah ❤❤

  • @DaganNuur-u4s
    @DaganNuur-u4s 3 місяці тому +1

    Mash alla gulista maamo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому

    Mashallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @degayassin
    @degayassin 3 місяці тому +1

    Maashalaha

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 3 місяці тому

    Masha allaah isku waara wllo

  • @sagalmaxamed227
    @sagalmaxamed227 3 місяці тому +1

    Masha alaha

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 3 місяці тому +2

    Laki wlshei Guuuleys0😊

  • @AmaalAxmed-dr8nq
    @AmaalAxmed-dr8nq 3 місяці тому

    Mshllh ind kla tgtenba modyy alx hdad isla jogtn❤❤❤

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 3 місяці тому +1

    Cawilow waad naga haysaa Zxp Sare😊

  • @IfrahIsmail-d6x
    @IfrahIsmail-d6x 3 місяці тому +1

    Mabrook hooyo Ilahay ha idin xafido

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 3 місяці тому +2

    Waa 6sano iyo 112k subscribe

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 3 місяці тому

    Asc mashallh mashallh ❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 3 місяці тому

    Maashaa allaah isku waara

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 3 місяці тому

    Masha Allah 🎉❤❤❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 3 місяці тому

    Barakalaah fii waa guul in aad isku noqotaan😂👏👏👏👏❤

  • @XamdaXasan-fe8dl
    @XamdaXasan-fe8dl 3 місяці тому

    Masha Allah iskusonoqd wanagsn❤❤❤❤❤❤❤

  • @marwaabdi9297
    @marwaabdi9297 3 місяці тому

    Maasha Allah Tabarakallaah congratulation again ❤❤❤🎉🎉👏👏👏👏

  • @faadumoabdilaahixassan7873
    @faadumoabdilaahixassan7873 3 місяці тому

    Msha Allaha ❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 3 місяці тому

    Horta masha allaah laakiin madegdegaayo waxbaan hubsanayaa was a kufaraxsanahay wada fadhigiina❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 3 місяці тому

    Mansha Allah tabaraka Eedo isku waara guul iyo gobanimo yaynan mardambe waxaasi shicin insha Allah

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

    Siday dad laba sano kala maqnaa iskugu noqon karaan diin ahaan

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 3 місяці тому

    Maansha allah waanu ku faraxsanahay inaad isku soo laabateen isku dulqaata

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 місяці тому

    Mashaallah waa wax lagu farxo Reerkan wadajirkooda, ilaahay ha isku kiin khayro barakooba Inshallah

  • @salmaosmanahmed5023
    @salmaosmanahmed5023 3 місяці тому

    Masha Allah hambalyo isku waara bid

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 3 місяці тому

    Asc Allah shaydanka dhexdina haydinka xafido qoys isku quxbadan batihiine isku samra oo ishaysta xasidku wuu badanyahe ka fojignada

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 3 місяці тому

    Hoodo io apdirizaq ❤

  • @abwaanyacinmaher2894
    @abwaanyacinmaher2894 3 місяці тому +1

    Xujana waxa wiilow ku saaran inaad gabadha u samayso xafladii isu boholyaawga

  • @Janno190
    @Janno190 3 місяці тому

    Hanbalyo waryaa gabadha haku ciyaarin mar danbe

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 3 місяці тому +1

    Xanuunkiii sidee ka noqotay wllo
    Sorry kaamaan soo wardoonine 😮

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 3 місяці тому

    Kolyay waanu ogayn halka aad kukala maqnayden iyo sababtaba

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 3 місяці тому

    Anigu waxan odhanlahaa shekooyin waliba aniga igu casuun anaa kuu haya shekooyine

  • @UpaxYasiin
    @UpaxYasiin 3 місяці тому

    Habayo

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 3 місяці тому

    Kolay waxan ahay dadka isla jecel dadka isguursada dhamaan kuwakala fogadana raba iskusoo noqoshadooda hanpalyo markale walalo yaal

  • @saynabhassan2
    @saynabhassan2 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @HALYEY7
    @HALYEY7 3 місяці тому

    2cidlo miyaad jiiftay now

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 3 місяці тому

    Ala maxaan qoslay dumarku qalbi jilicsana, ninku ma wuxuu laki ugu soo noqday aad subscribe heshid,😂😂😂

  • @MahamedAhmedBahdon
    @MahamedAhmedBahdon 3 місяці тому +1

    Plz RER SOMALILAND MAJIRO QOF LANDER AH OO GADHAY 1M TAA MACNAHEDA MAD GARANAYSAAN WA REACTION LKN HADAD UA-camRADA LAND SIDA ABDALLA JAMAL ,LAKI ,XAJIGEDA ,HAL ABOUUR ,QAYS,DHAQTAR ,MOUNA FAYSAL WARNIYOW ISKUTAGO WAXFICANSIDADAY LIKE TEAM 27

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga 3 місяці тому

    Alte Liebe rostet nicht..!
    Die Engel sprechen ein Gedicht
    Alte Liebe rostet nicht
    Die Sonne zeigt mir ihr Gesicht
    Alte Liebe rostet nicht.....
    Malaa'igtaa gabayday Oo Tidhi
    Jacaylkagii hore weligiis ma daxaleysto
    Qoraxadaa Wejiga I Tustay oo tidhi
    Jacaylkagii hore weligiis ma daxaleysto
    Halkaa Ka Wada Jacaylkiinu Muu Daxalaysan Ee ...........................Wa Laahu Aclam.

  • @shukrihassan2885
    @shukrihassan2885 3 місяці тому

    Habo waan idiin ducaynay

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 3 місяці тому

    Waa yaabe kuwa leh hooyo ma 10 Sano jir a. Waa Gabadh yar oo qurux badan😂😂

  • @fisaali9689
    @fisaali9689 3 місяці тому

    ❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @yaasmiin1234yasmin-nr1wp
    @yaasmiin1234yasmin-nr1wp 3 місяці тому

    Wlhi lakiyay ninkani maaha nin fcn acuudubilaaah waaryaa
    Gabadha yar ee quruxdaa leh ilaali oo daryeel mxad gabdha nolosheda ugu ciyaarysa islayaab nio qofwaynbad u eegthy kolaye 😔

  • @BilaalahmedBilaal
    @BilaalahmedBilaal 3 місяці тому

    Subeiskaraybta haylla dhaafin Alle kugu dhaariyee

  • @waanag9562
    @waanag9562 3 місяці тому

    Wax ku maqnaydeen naga dabakeena

  • @FatheehaMuhammad
    @FatheehaMuhammad 3 місяці тому

    ❤❤❤ m.a

  • @abwaanyacinmaher2894
    @abwaanyacinmaher2894 3 місяці тому

    Koly tagto way tagtee tuur!
    Inaad isku soo noqotaan waa shay aad u kiimo badan mansha allah shaydaan indinka naaran. Qof kasto idinka mid ahna waayo aragnimo ayuu ka biirsaday 2 sano ee reer dhidibada u aasa niyow nala shaydan ku yaalee

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 3 місяці тому +2

    Gabadhan waxeey ku kortay deganaasho laakiin guurkaagu umuu daganeeyn ilaa eey barartay oo ilmaheedii kaga saqiiray taasna khatar badan ayaay gashay .adigana kibir baa kaa muqday ee weey diiso cafis laki waa gabadh qalbi fiican olaahbaase og xaqiiqada

  • @FatheehaMuhammad
    @FatheehaMuhammad 3 місяці тому

    Walahi wan ideen jeclahy ee is ku labta walahi waxan soxasusti baragigi oo gibirta ninka noqoneysi kkkkkkk🤺

  • @bishaaryoos4776
    @bishaaryoos4776 3 місяці тому +1

    Marka maxa noga kidhisha hada kala maqnayden😂😂

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 місяці тому

    Maashallah waxaa tihiin Dad si Sharaf badan ku soo gala social media,Hawlahooda gaarka ahna wata Mashaallah ,Tallo idinkoo iga Raali ah ha soo Bandhigina Sirihiina idiin gaarka ah,dadku way iska hadal jecel yihiin qaarkood waxay idinka raadinayaan in wax kasta aad soo gudbisaan ,Hadalku Intuu Uurka ku jiro buu Amaanadaada yahay Allah ha Idin Xafido

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 місяці тому

    Manshalaah

  • @faysawacays2950
    @faysawacays2950 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @BilaalahmedBilaal
    @BilaalahmedBilaal 3 місяці тому

    Subeiskaraybta haylla dhaafin Alle kugu dhaariyee

    • @moabdi3860
      @moabdi3860 3 місяці тому

      You look like you don't have talent 😂