"Jabhadu waa dhufayskii uu gali jirey Muuse Biix, Waa ka Saaraynaa"Xuseen Axmed Caydiid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 8

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 Місяць тому

    Allahu Akbar, so dhowaada waa mataankaygii beelwaynta Arab ee sharaf iyo cisi naga mudan, walee madaxaad naga saarantihiin waa maalin farxadle Xisbiga Wadani waa Xibigiinii, Cadowguna Hajabo،Masha'Allah waa Gool iyo Gobonimo. الله اكبر ولله الحمد والمنة والفضل لله عز وجل

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 Місяць тому

    Allahu Akbar, so dhowaada waa mataankaygii beelwaynta Arab ee sharaf iyo cisi naga mudan, walee madaxaad naga saarantihiin waa maalin farxadle Xisbiga Wadani waa Xibigiinii, Cadowguna Hajabo Gool iyo Gobonimo. الله اكبر ولله الحمد والمنة والفضل لله عز وجل

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 Місяць тому

    ❤❤❤GUUL BEELWEYNTA. HAASHIM EE ARAB ❤HOWD IYO HARGEYSA SOODHOWAADA. WALAA LAYAAL MEEL LAYDIN KA JECELYAHAY. XISBIGA. WADDANI XISBIGII. MIDEYNAYEY. REER SLND. DHAMAANTOOD BA INSHALAAH. GUUL SLND. WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMAAN TIINBA REER HOWD IYO HARGEYSA ❤. HAASHIN. EE KAMIDA

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug Місяць тому

    Guul iyo farxadba way ii tahay, dadku waa beelo hadii abtiyaashay oo wax badan aanu wadaagno noo yimaadeen waa GUUL. Haashim Abokor Axmed gacmo furan ku soo dhawaada.

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 Місяць тому

    Dadka waxaan leeyahay muuse iska badala hadaad badhaadhe iyo dalkoo dhisma aad doonaysaan

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Місяць тому

    Riyo hadey dib leeyin iyagaa isku asturi lahaa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Місяць тому

    Beenaale ma qajilo ma xishoodo waa laga yaaba inuu cabsado ileen waa ibliis muuse biixi