"Marka Aqoonsiga lagu dhawaaqo ayuu heshiiskuna dhacayaa" Dr. Mohamed Faarax

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 157

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 8 місяців тому +17

    Guul iyo gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland horuu soco Aqoon yahay
    Aad iyo Aad baad u mahad san tihiin MM-Tv 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️✅✅✅✅✅✅🙏🙏🙏👍👍👍👍👍👍👍👍👍Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland 🙏✅👍✅

  • @omarcagta3645
    @omarcagta3645 8 місяців тому +5

    Wan kutager sanahay madaxwayne saldhiga laga kiraynayo ithobiya iyo ka imaradkuba waxay kukala duwanyihin majirto somalilad rajadeedu waa aqonsi malgashi calamiya tana waxa kobsatay bayska laga kiraynayo ithobiya ❤❤

  • @ahmethazzan2581
    @ahmethazzan2581 8 місяців тому +4

    Masha Allah 🎉🎉🎉
    Waan Soo Dhawaynaynaa 🎉🎉🎉

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 8 місяців тому +5

    Walaaahay waa Guushii u weynad ee Somaliland gaadho weeyi! Fully support talabadaaa ay manta qaaday Somaliland!

    • @salebanxaajiibrahim6220
      @salebanxaajiibrahim6220 8 місяців тому +1

      WAANKULA QABAA WALAAL WAXMAGARATADA AYAA INAGU BADAN OO AY TAHAY INAYNU ISKA XAKAMAYNO EE TAA HALA OGAADO

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 8 місяців тому +16

    Congratulations all Somalilander!
    Next step industrialisering
    Ku darso oo 1 January 2024 Ethiopia BRICS ayaay ku biirtey ....
    Imagine economic impact Somaliland ka soo kaadhi karta!
    Dhuusadeena ayaa foox noqonaysa inshallah Allah!
    Allah bless Somaliland

    • @hoodoabdulrahman6529
      @hoodoabdulrahman6529 8 місяців тому +4

      Yes we are so happy 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @salebanxaajiibrahim6220
      @salebanxaajiibrahim6220 8 місяців тому +3

      HAMBALYO INKASTOO AAN ILLAHAY AAD UGA BARYAYO INUU AQOONSIGA NOOGU DHAWAAQDO OO SAXEEXDO ETHIOPIA INCHALLAHU MARKAASAYNU U DABAALDAGAYNAA WAAYO INTAA WAXII KA DAMBEEYAA WAA TUSBAX FURMAY WADAMADU WAY ISKU DABA XIGAYAAN UUN WAYDUN ARKI DOONTAAN

    • @MohamedAli-rt2lw
      @MohamedAli-rt2lw 7 місяців тому

      Kkkkk waligey dadkan commentiska qoraayo aqli yaraa wax ma baran miya somaliland wa marki la gumaadi lahay o ayaga dhulkooda iyo badooda dib looga kirey lahay waba hadi is xaan loo sameeyo on la baabi.in aqoonsi itoobiyo ku xiran ma jiraan

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 8 місяців тому +4

    maashaa allaah aad baan ugu faraxnay illaahay khayrkiisa ha ina sii heshiiskaas sharkiisana naga xafid

  • @hoodoabdi9628
    @hoodoabdi9628 8 місяців тому +9

    Masha Allah guul soomaliland

  • @alxadiischannel
    @alxadiischannel 8 місяців тому +4

    Guuuul guuuul somaliland guuuul ❤

  • @abdirahmanshamsu6977
    @abdirahmanshamsu6977 8 місяців тому +3

    Aqoonyahan Rabbi aqoon iyo fahan ku galaday wllky Dr Mohamed faarax Ilaahay haku sharfo

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 8 місяців тому +3

    Soomaliland guul ❤❤❤❤

  • @nuralanur490
    @nuralanur490 8 місяців тому +6

    Independent 🎉 share 30/💯 Ethiopia airlines ,,, our citizens will get jobs ,,, we have to think big first

  • @xisaabiyehakiye6653
    @xisaabiyehakiye6653 8 місяців тому +7

    Guul Somaliland 🎉

  • @salmanhasan7001
    @salmanhasan7001 8 місяців тому +6

    Dee ragii raga aha waa kuwan in la fikiro aya la doonaya nio guul guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 8 місяців тому +3

    Congratulations SOMALILANDERS ❤❤❤❤❤
    WADADIII HORUMARKIIII QAAADEY. . . .
    ISTAAAAG MA JIRTO HORAAAAA LOOOO SOCONAYAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAH

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 7 місяців тому +2

    Mashallah guuuuul Somaliland waydhaqaaday Somaliland guuuuuul ilaahay habarakeeyo hailaayo hadhowro Qaranka Somaliland hala taageero Aqoosiga Somaliland madaxwayne muuse Waa geeesi Qaran guuuuuuuul Somaliland hadhacdo somaliya

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 8 місяців тому +4

    Somaliland 🤝🤝🇪🇹❤🤍💚Mash Allah mash Allah guul guul guul somaliland inshallah thank you Ibrahim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhanMahamed-ef7ob
    @ilhanMahamed-ef7ob 8 місяців тому +7

    Guul Somaliland

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p 8 місяців тому +3

    Is true ,maaha somali lajecelyahaye waa nacayb somaliland ah

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 8 місяців тому +4

    Mnshallah Allahuma barik guul somaliland ❤Ethiopia. 🇪🇹✊️

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 8 місяців тому +2

    SOMALILAND GUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 8 місяців тому +1

    Guul qaranka somaaliland

  • @basbaas12
    @basbaas12 8 місяців тому +3

    Somalilanders ha u midoobaan difaaca aqoonsigooda iyo dalkooda

  • @muhumedaxmed9640
    @muhumedaxmed9640 8 місяців тому +3

    ❤guuuuul

  • @mohammedabdimohammud1006
    @mohammedabdimohammud1006 8 місяців тому +2

    Illahay baan wax khayr leh ka baryaynaa oo wadanku ku hagagayo

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook 7 місяців тому +1

    Guuuln Guul Somaliland

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 8 місяців тому +1

    Guul iyo gobonimo insha Allah somaliland iyo palestine iyo inta samaha jecel dhamaan Umada Islamka ah insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @Rakia-xq5ec
    @Rakia-xq5ec 8 місяців тому +1

    M.a alow no barkee❤❤

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 8 місяців тому +1

    Wa kula tahay
    Wallee heshiiskan
    Wa Kii Falastin oo kale

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 7 місяців тому

    Mancha alh guul Iyo gobanimo incha alh Somaliland 💚🤍❤️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiahmed2968
    @abdiahmed2968 7 місяців тому

    Guul

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 8 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤

  • @abdit8270
    @abdit8270 8 місяців тому +1

    Alow sahal amuuraha guul somaliland.

  • @user-iq7eh9pt9o
    @user-iq7eh9pt9o 8 місяців тому

    Alle afka kuma gooyo kaadhka somaalinimada ee laxoqonayo waanu tuurnay

  • @afrodiamond143
    @afrodiamond143 8 місяців тому +2

    Ka faa'ideysto heshiis kan

  • @Kw58437
    @Kw58437 7 місяців тому

    Xasan sheekh iyo cumar Geel way ogaayen heshiiska lakin way isqarinayen wayo wa Somali

  • @maaxdirir2240
    @maaxdirir2240 8 місяців тому

    Nacs ciyayay uguma xumid.
    Diyaarad baanu raacaynaa ee berbera iga daji. Cunfi iyo cuqdadbaad waraysanaysaa

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 8 місяців тому +2

    Nacnacleh. Ukraine 1991kii ayay Cremia ka kiraysay Russia. Russia waxay 2014 xoog kula wareegtay Cremia. Maanta xaalkeedu halkuu socdo waa la arkaa.

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland 8 місяців тому +1

      Maahmaah Soomaaliyeed ayaa odhan jirtay "ushaada nin aad ka qaadan karto ayaa loo dhiibtaa". Ethiopia way kaa awood badantay, kaa dhaqaale badantay, kaa diplomasi adagtay, kaa xidhiidh badantay. Adigu bad aad kiraysay ayaad ka hadlaysaa, walaahi dhamaan Somaliland oo idil ayay liqi kartaa Ethiopia. Dhubuq dhubuq hore dhabano hays danbe ayay leeday.

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland 8 місяців тому +1

      Waxani waa taariikh meel ha lagu qoro. Nimanka caqligu futada kaga jiro ee aqoonyahan isku sheegaya, walaahi geeljiri 1800 century joogay ayaa ka aqoon badan.

  • @allicare6483
    @allicare6483 8 місяців тому +1

    Riyo ayaa gadeesaa ee dhulkiina ha iska baxiniina. Muuse biici wuu qayilay. Wajaale Hongong ma noqoneeso. Ethiopia waa wadan dhimaato qabo ee Dhulkiina heysta

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 8 місяців тому +3

    Aqoon taadu haday kuu sheegi wayday adoonsiga iyo horumarka maxaa ka dhexeeya ,
    Caqligaaguna kuu sheegi waayay filimka ay itoobiya wadato ,
    Waa ayaan darro.

  • @nugaal012
    @nugaal012 8 місяців тому +3

    Waanu kugu raacsanahay.

  • @saja9892
    @saja9892 8 місяців тому +1

    Falastiin dhibka maanta haysta falastiiniyiin baa kadanbeeyey oo dhulkoodii sidaasoo kale u iibiyey isla ingiriiskii baana tan wata falastiin israaiil geeyey

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 8 місяців тому

    Doqon walba dr ayuu sheegtaa

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 8 місяців тому

    HOOYADAA U SHEEGA SOMALILAND KUMABEDLAN KARO HAL TAAKO OO BADA

  • @Liliskoj
    @Liliskoj 8 місяців тому +1

    👍

  •  8 місяців тому

    Muuse Biixi wuxuu Saxiixay in Ciidamada Soomaaliya iney Guumeys Yimaadaan,

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 8 місяців тому

    Xaasidnimo ayaa lala qaylyayaa

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 8 місяців тому +1

    Al lacnatu calaykum been weeye waxaasi
    Ka fakara shirkii jabuuti
    Waa laysla ogaa arinka hurdada ka kaca nio

  • @mohamedabdijalil478
    @mohamedabdijalil478 8 місяців тому

    Guul iyo gobanimo somaliland

  • @XamdiiIbrahimhasan-zi5mz
    @XamdiiIbrahimhasan-zi5mz 8 місяців тому

    Somalilan haday jirto badayda ka wanagsan aqonsi

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 7 місяців тому

    Wariye dad aqoon leh warayso pls qof awood u leh inuu bixiyo dhul mabjiro.
    Dawlad dawalad xuduud la leh caalamka oo fadhi milatry siisaa ma jirto

  • @AyanMuse-xi8qn
    @AyanMuse-xi8qn 8 місяців тому

    Mm TV qof kan dhamo oo aad waraysi ka qado miyad waydeen citirafba ni walay oo aad oromo u shegateen ee mskaxdina soo celiya

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 8 місяців тому

    Wuxuu isleeyahay mushaharka xaaraanta ah ee uu qaato ayaa la gaa jarayaa

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 7 місяців тому

    Adduunka hadaad sheegto dawlad qudha oo dhulkeed aqoonsi waydaarsaday adigaa saxa.

  • @abdirahmanhusein2244
    @abdirahmanhusein2244 8 місяців тому

    Allah Cadhadiisa ha idinku rido waa laba Oromo ah oo is waraysanayo

    • @salebanxaajiibrahim6220
      @salebanxaajiibrahim6220 8 місяців тому

      ADIGA ILLAHAY HAKUGU RIDO BARIIS AAD LEEDAHAY KAAMAANU CUNIN E NADAL YAHAW XAYAWAANKA AHI

  • @MrShaafici60
    @MrShaafici60 8 місяців тому +1

    Waa nin maskaxda ka buko aqoon yahay neh waxba kama oga, 120 million oo daris kula eh oo sheegan in eey xoog ku raadin doonan bad ayaa si fudud ku siinesa adiga dad somaliyed ku tilmaamaya cadaw in eey ku yihiin.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 8 місяців тому +1

    Illa iyo hada waxad kala garan ladihiin cida citarafkiina uu kuxiran yahay plz idhaha iyo dhagaha fura oo kala barta dadka idinka masulka ah

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 8 місяців тому +1

      Kaalay goormad awood yelay oo aad Vito ku yelatay calamka waxna diidi kara waxna yeeli kara awood adoon caalamka ku lahayn😂😂😂

    • @abdirahmanshire3909
      @abdirahmanshire3909 8 місяців тому

      @@guletizmail8349 caalamka idiin qoonsan inaad dawlad tihiin wa kuwee waxaaa la idiin wada aqoonsanyahay inaad qaranka somalia ka tirsantihiine waayna tahaye somaliland waa maamul goboleed ka tisan somalia taaasna aaminsanow waligaaa

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 8 місяців тому +1

    Guul iyo gobaanimo somaliland

  • @maxmedcabdilaahi6908
    @maxmedcabdilaahi6908 8 місяців тому +1

    Itoobiýaan uraaraaya ayaad u tahay waar bada Itoobiya way qaatay dibna looga soo celinayo markaa dadka ma waxaad ku wadaa Falastuin adeer noqon-mayno Falastiin soo raac Itoobiya waa u ku difaacsynaa Soomaaliland Dna soo raac anaku Soomaali baan nahay

  • @musj21
    @musj21 8 місяців тому

    7:09 ma xabashibu arkayy 😂😂😂

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 8 місяців тому

    Lixdankii baay jarkaboodee hada yaanay haadaan boodin

  • @AyanMuse-xi8qn
    @AyanMuse-xi8qn 8 місяців тому

    Mm tv waxan ka codsanyaa in aad waraysigaa ka saartaan wll hadad qadiyada Somali lan ka shaqaynaysaan fadlan iga qari wajiga jahilkan an damirka la hayn ee fanka badane dream day ayan u arkaa heshiskaa mna socon doono

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 7 місяців тому

      adigu waxaad qortay lama fahmayo. waxaan ka fahmay heshiiskaasi ma soconayo.
      Yaa wax kaa waydiinaya ha naggu soo kala qaban adeer

  • @user-uj3we4iw9r
    @user-uj3we4iw9r 8 місяців тому

    Siyasi Mathis ee is layaab

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 8 місяців тому +2

    Ictiraaf baa loo waashay aan waligi dhacayn, stop dreaming wake up to the reality, somali 20 dekadood ayay leeyahin haday haday wax ka faa, idayaan , hala qaato dekedaha

  • @farahhagiali1647
    @farahhagiali1647 8 місяців тому

    Riyadi sdonka sano kama duwana

  • @saja9892
    @saja9892 8 місяців тому +1

    War ingiriis baa idin aqoonsan Kari waayey itoobiya kuma aqoonsan kartee dadka been haw sheegina soomaaliyana falastiin haka dhiginina tuugyahay aan xishoon

  • @user-qc8wl1vf5p
    @user-qc8wl1vf5p 8 місяців тому +1

    Waxuu imika maxuu leeyahay.😂😂😂😂

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 8 місяців тому +1

    Waar sheeg waxay tahay dagad bombaasa oo kale ayaa ladhisayaa oo free import ah waa wax la garan karo

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 8 місяців тому +1

    Kkkkk
    Aar dadkaad u sheekaynaysaa deee waa dad caadiya

  • @Fdgffv
    @Fdgffv 8 місяців тому +1

    Muse waa dumiye waxu tusaye inaan daad wadaniyeena ahayeen tugtu watu ayaa daadka hosaasiyaan xabshi dhulka sii yeeli maayo

  • @XamdiiIbrahimhasan-zi5mz
    @XamdiiIbrahimhasan-zi5mz 8 місяців тому

    Ma itobiyay nahay maxaa iikenay anig badayda kawanagsan aqosi

  • @gini875
    @gini875 8 місяців тому +1

    aqaoonsigu halku jooga ethiopia share buu diyaradooda waydiistay ethiopia dhulkayahga ma imankarto muusana hala dilo

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 7 місяців тому

    Badaada iyo dhulkaaga heyska siin yuhuud ictiraaf kuuma hayaane ,miyaad ka mawashay Aliya Ahmed wax aqoonsi ah mise qoraal xataa ,berries dhagax ha tuurin Sidhi falastiin oo lheshiiskaan oo kale looga qaaday dhulkoodi markii odayaashi falastiin xoogaa lacag loovdhiibay iyadoo laguna heshiiyey in dhul Kiro ah oo la dejinaayo qaxooti kasoo caraway Hitler iyo Dalal kale la dejinasyo kariba UN uu bill ku siin doono meeshaas,
    Itobiya hadaba wey kala soo degtaa berbera wizii ay doonto ee maxaa keenay in ay tiraahdo waxaan sameystay ciidan bad oo saldhig Ayaan u doonayaa iyo 50 Sano

  • @maxamedbadhoole1463
    @maxamedbadhoole1463 8 місяців тому +1

    War wey iskaa ciyaryaan halaa soo dhaweeyo arinkaaaaaaa

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 7 місяців тому

    Aadaa Ogaandoona innuu guul noqdo iyo dhulkiina lagula😂wareego

  • @saja9892
    @saja9892 8 місяців тому +1

    Adeer itoobiya ciidamo bad iyo maraakiib kiro maahan waa lahaansho dhulkoo dhan bay qabsanaysaa maxay aaminsan yihiin dhulka soomaalidu inuu yahay ardul xabashas wayooyi krliya maahane soomaaliya oo dhan baa qatar ku jirta ganacsigana iyagaa lawareegaya

  • @said1498ify
    @said1498ify 8 місяців тому

    Waa Guul Somaliland U soo hoyatay Ninkii caqli leh waa fahmayaa Raga maanta ka qaylinayaa waa ragii Diidanaa Dp World waa ku wii ugu necbaa Somaliland. Reer Somaliland Cadowgiinu waxa uu ka qayl yay Fahma.

  • @CabdiJanaan2
    @CabdiJanaan2 8 місяців тому

    Waxba kama jiran hashiiska nooc kastaba ha noqdee

  • @ExcitedAirplane-uq1mv
    @ExcitedAirplane-uq1mv 7 місяців тому

    Waa Emirates ayaan na aqoonsalaa , mida kale korontada bada laftigeed ,been waxaad ku sheegtey dhaqaalaha naga gala Ethiopia ayaa boqol jeer kabadan . Aqqoona malihid ee gacantaa laguu laabey zhp

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 8 місяців тому

    Fariid Aleyleh Cadowgeenii iyo Cod Baahiyaashii Farmaajeysnaa Waad Qanciseen Isha Allaahu Guul Guul Guul Isha Somaliland Horaa loo Soconayaa

  • @XamdiiIbrahimhasan-zi5mz
    @XamdiiIbrahimhasan-zi5mz 8 місяців тому

    Iska Hubso itobi waxaydonaysa bad kiro ah mise bad ayleedahay

  • @kalsoonisiinaftaada5192
    @kalsoonisiinaftaada5192 7 місяців тому

    Aqoonsi haddu kuu haayo abii ahmed weynu arkeynaa lkn film ruwayad ayaa socoto 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @halac2532
    @halac2532 8 місяців тому +1

    Ka ku xidhaya ayaaan la heshiinaynaaaa 😂

  • @axmedcabdi9087
    @axmedcabdi9087 8 місяців тому +1

    Ikaari kugu dhacday makaas baan dhagaystaa leh itoobiya ayaan wax aanan soomaliya aan lala heen la leeyahay. Mushaharkaadda iska qaaddo iyo inta yar ee laguu laabay iska qaaddo. Bal kirradda waxaynu ka qaadanayno sheeg.

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 8 місяців тому

      somali haday noo tashatay anana waan ka tshanay guul somaliland

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 8 місяців тому

      Itoobiyaa ka dhaw xasadka Inyo xiqdiga Maratha xidhan

  • @Muhandis17
    @Muhandis17 8 місяців тому +1

    Ithopia oo ah cunuga china sideebay ku aqoon sanaysaa cadowga china
    Taiwan waan aqoonsanahay ithopiana way na aqoonsanaysaa kkkkk waaali cad

  • @Ubah3465
    @Ubah3465 8 місяців тому +1

    qofkan naftiisa iyo jeebkisu u hadlay ee dad iyo dal toona dan kama laha 😡

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 7 місяців тому

    SOMALIA IMINKA IANAN BAY KU GARAACEEN GAROOWE MIDNA MUQDISHO DALEENAKANA WAY KU SOO DUULEEN KII HOREBA ISKA DA KAN SOWKUWA KU SOO DUULAY HADABA YAAY WALAL KU SHEGAYAAN SHADAAMINTAN NAMA WALALSANKARAN BEENA NOOMA SHEEGI KARAN HANA NAGA QUUSTAN HADAY QUUSANA IYAGBA QUUSA

  • @Fdgffv
    @Fdgffv 8 місяців тому

    Waxa maa oga

  • @allicare6483
    @allicare6483 8 місяців тому

    Sida dhab ah cadawga Somali ma’ahan ee ha u dhiiban nin aad ushaada ka qaadan karin. Riyo ayaad meesha ku heysaa. Ma u maleyneysaa in Ethiopia eey dib kuu siineeso ma u maleeysaa??

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 8 місяців тому

    Kkkkkk

  • @nurelmi9137
    @nurelmi9137 8 місяців тому +1

    Taarikhda dhacday aqoon-laawe😂 Hadaanu nahay somaliland ta xorta ma aqbalayno duliga muuse saamiri u la rabo somaali xor ah waa khaain alwadan ninka leh amxaaro aya I ictiraafaysa beenaale, waxa mesha ka hadlay wa dad lagu so shubtay se dadka somaliland ma aqbalayaan amxaaro dhiig ayay ka xigaan,

    • @ednanour3870
      @ednanour3870 8 місяців тому

      Somalia anaga maxa naga galey😂

    • @nurelmi9137
      @nurelmi9137 8 місяців тому

      @@ednanour3870 ma xabashi Baad tahay? Hadalnay somalia wax ka galin!!! Damiir yeelo oday

  • @drahmedarahman5198
    @drahmedarahman5198 8 місяців тому +1

    masha allah horaa loo soconayaa ilaahow itus somaliland oo sidii tusbax furtay loo aqoonsaday oo calankeedu ka lusho UN TA Amiin amiin

  • @user-qo6wi6hz1c
    @user-qo6wi6hz1c 8 місяців тому

    Emaratku wa cancer

  • @user-lv1yb8jv1d
    @user-lv1yb8jv1d 8 місяців тому

    Hhh

  • @saja9892
    @saja9892 8 місяців тому

    Adeer itoobiya ciidankeeda bada kiro uma dhisane bad ayleedahay bay u samaysatay soomaaliyana xoog bay ku qabsanaysaa

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 7 місяців тому

    Dadka reer waqooyi maxaa isku si dhimirka oga dhacay kooda aalkulaystaha ah iyo midka profesar sheegto kan falanqeeya culuumta dunida falqnqeyo kuli wax aan point addunka ka lahayn bay indha adayg iska sheegayaan ama qaado ama ha qadan

  • @Fdgffv
    @Fdgffv 8 місяців тому

    Maxa lagu aqoonsan dhulki cidi ayaabad bixisaye tuug

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 8 місяців тому

    Waarun taasi waa xaqiiqa wax somaaliya yeelikartaa majirto

  • @mariamdahir1319
    @mariamdahir1319 8 місяців тому +1

    Aqoonsi 😂😂 nacas mustaqbaal caruurtaada ayaad iibisay. Israel ayaa gaal uraadinayse bad ku duulan xaramka😢😢😢

    • @Kw58437
      @Kw58437 7 місяців тому

      Baroorta shuuush xasid

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 8 місяців тому

    Sideena oo kale ayuu yidhi 😀 nin is faanshay waa ri is nuugtay maahmaah baa tiraa

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 8 місяців тому

    Waxan ku weydiiyey ma itoobiy ictirafka mise somaaliya heego ayaa intas ku soo dhiibtey