HAL NEEF OO DHEYLO AH IYO 10 KIIOO BARIS AH AYAAN U KEENAY IDIRISKA IYO KABTAN BAARA hhhhhh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 965

  • @nuurlaki2406
    @nuurlaki2406 Рік тому +165

    😀inta jiifka ku daawaneysa waan idin salaamey🥺😅

    • @leylacadey7501
      @leylacadey7501 Рік тому

      Wan kaqa day 🥺😂

    • @adyanshow6440
      @adyanshow6440 Рік тому

      Wan kaqadeey

    • @MaankaJr-d5x
      @MaankaJr-d5x 10 місяців тому

      Wanii tageera BBD lkn badarkaan ad saan ugu ciyaresaan walaalhina kabahan ta xasuus nada sxb yaaal

    • @ShaaficiNuuraxmad
      @ShaaficiNuuraxmad 2 місяці тому

      Wan kaqadnay abayo😂❤

  • @AmeliaJION
    @AmeliaJION Рік тому +370

    يا هل شعب صوماليون أنتم حفط القرآن الكريم صلو علي سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم 💛💯

    • @pharhanmedia
      @pharhanmedia Рік тому +6

      Salahu caleyhi wasalam

    • @maxamedaxmed3270
      @maxamedaxmed3270 Рік тому +4

      يا اخي دين اسلام انا صومالي جزا اكلله خير و انا لا اعرف لوغة عربى الا غليل

    • @كوكبالاطفال-ط5س
      @كوكبالاطفال-ط5س Рік тому +5

      صوملي،فاطتة

    • @luqmanissackluqmanissack
      @luqmanissackluqmanissack Рік тому +2

      اللهم صل على محمد وعلى آله محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آله إبراهيم انك حميد مجيد

    • @ابورزااانالاسمر
      @ابورزااانالاسمر Рік тому +1

      صلى الله عليه وسلم ي اختي خلاص م نعرف كيف نرد عليكي احنا نحبكم ي اهل السوري وانا عم اشتغل مع اهل حموي

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +279

    Wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).😍😍

    • @yaxyexassan9784
      @yaxyexassan9784 Рік тому +1

      Scw

    • @Akram_Adam_Mohamed
      @Akram_Adam_Mohamed Рік тому +1

      صلى الله علىه وسلم

    • @dellealli7215
      @dellealli7215 Рік тому +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @queenayuush4227
      @queenayuush4227 Рік тому +2

      Scw scw scw scw ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

    • @abdikanimawlidomer1964
      @abdikanimawlidomer1964 Рік тому +2

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @asmabintusayf
    @asmabintusayf Рік тому +62

    أحبكم يا أهل الصومال 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ أختكم من السوريا 🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾🇸🇾❤❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +133

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️🥺

  • @abeera--cade
    @abeera--cade Рік тому +114

    Nabigii ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍

  • @Canada.143
    @Canada.143 Рік тому +167

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @maxamedcabdixakiin8404
    @maxamedcabdixakiin8404 Рік тому +47

    Maso marin dunida qof kasharaf badan nebi mohomed SCW SCW 🌙🌙✋✋☝️☝️

  • @cumarbulshaawi4918
    @cumarbulshaawi4918 Рік тому +74

    Boqorada ama Boqorka qoraalkan aqrinaya sharaf iyo karaamo ku nolow waligaa🥰🥰 Ramadanka cfmd alle hakugu gaarsiyo Janada rasuulka macigiisa noqo😍🤲

  • @feysaldaacad2422
    @feysaldaacad2422 Рік тому +75

    Inta idriiska ku qosla hadalkiisa ismuujiya✌️🥰

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +126

    Idiriska best comedian in the real goat 🐐💯

  • @apdallajoy66
    @apdallajoy66 Рік тому +61

    Magaca Alle Hadaa AragTo Adigon Love Sarin Ha dhafin ❤❤

  • @maajidyare3525
    @maajidyare3525 Рік тому +17

    Baaba jey markaad dhahday lugteda camal waaye walaahi waan ilmeyay ilaahey lixdada laxaad taam hakaga dhigo insha Allah 😥😥

  • @haadtv1
    @haadtv1 Рік тому +49

    he best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤❤

  • @asad_hagio_2749
    @asad_hagio_2749 Рік тому +50

    Kusali nabbiga (scw)

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Рік тому +18

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰😘😘😍😘

  • @carfayare539
    @carfayare539 Рік тому +48

    Wanaag,sharaf Dulqaad,cizzo dhiirigelin,walaatinimo,iwm Baaba ugu imow😥🙏🙏

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 Рік тому +4

    Baaba aaway zakaria markay dheyladan cml jirto I waca maskiinka waa idin wataa idriska Fanny waaye baara wa legend Baaba wa hogaamiye👌❤️❤️🇸🇴salaan from manasota

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 Рік тому +26

    team baba jey iicodeeya sxbyaal shiid ihayo sxb 100dolar igasoo cawi baba sxb 👏👏😪

    • @maxamedaxmed3270
      @maxamedaxmed3270 Рік тому +4

      Lkn walaal adoo allah barya ayaa kuu fiican zhl alle haku soo galiyo

  • @pigmo9830
    @pigmo9830 Рік тому +18

    WALAAL HAADA JECESHAHEY NABIKENA MOHAMED SCW LOVE SAAR ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @muzamilmukhtaar
    @muzamilmukhtaar Рік тому +13

    Team idiriska ismuujiya hee👍👍🤛🤜🤛👊👊🙏🙏🙏

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +20

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan …..

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 Рік тому +27

    Imagine being working and watching this while you eating bskut with coffee😭😩😂✌️

  • @mhfilms3331
    @mhfilms3331 Рік тому +12

    Wiil agona ahay qof icawiyo ayaa rabay lacagti jmcda wa laigu yeshay imtixan baa idhafaya hada bari dhiibin😭😭😭

  • @حبيبهعمر-ع1ض
    @حبيبهعمر-ع1ض Рік тому +67

    اللهم اجعل القرآن ربيع قلوبنا ونور صدرونا يارب العالمين اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله احبك يا رسول الله ❤💖❤💖💗💖💗💙🧡💙🧡💙💛

  • @Nehir1225
    @Nehir1225 Рік тому +19

    Captain baara samirkii oo qof ah❤️

  • @Khadar___Jr
    @Khadar___Jr Рік тому +8

    Kkkkk wlhy xaqiiq u qoslaa
    Thanks sxp baabajeey saad 2daan malinkaste ukulmiso ilahay adi iyo nabi muxamed janada ha idiinku kulmiyo

  • @taysirismailawran4405
    @taysirismailawran4405 Рік тому +27

    Ilahay danbigeenaa ha dhaafo 🤲

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 Рік тому +10

    Idiriska qosolkiisa waan jeclhy 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @ismaaciicalicabdi161
    @ismaaciicalicabdi161 Рік тому +2

    Idiriska zxp.aadaa kuutaagere best comedian of somalia

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +16

    Three legends always legends keeps goings babejey and captan baraah and idirsika itabo another's levels this is challenges hard work 😄👍👍💯😆👍

    • @MacalinAbdale
      @MacalinAbdale 10 місяців тому

      adi meel walpo ma iga horaysa😂

  • @kaligiitaliis5360
    @kaligiitaliis5360 Рік тому +1

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created is prophet scw scw scw scw scw scw

  • @nawalyusuf682
    @nawalyusuf682 Рік тому +4

    Masiin 😭☝️baahan hadad siin laheyd xilikan 😢ajar baad ka
    Heli laheed abowe 😊

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Рік тому +9

    Maasha Allah Captanka markaan imaado muqdisho insha Allah gaar ahaan madiino ku tala gal inaa maqayadaas i geyso oo aan soo booqdo sona dhadhamiyo rashiinka insha allah❤❤❤❤

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 Рік тому

      Hhhhhhhhh xajiyada yeeysan kumaqlin hooy ninku iskaabulo maahan

  • @yaasminmaxamuud4314
    @yaasminmaxamuud4314 Рік тому +17

    ماشاء لله تبارك الله الله يحميكم ❤❤❤❤🇸🇴

  • @jaabirbukhaari8965
    @jaabirbukhaari8965 Рік тому +3

    صلو علی النبی صلی اللہ علیہ وسلم 🥰😍

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Рік тому +7

    Maalmahaan idiriska raashinka madaneyo shaafto helay inta ila aragtay ismuujiya 😂🤝

  • @zupeirahmeth8427
    @zupeirahmeth8427 Рік тому +14

    idiriska ii taaabo wllheyda waa funny🤣🖐🏻

  • @ccasiisxasancabdi9544
    @ccasiisxasancabdi9544 Рік тому +17

    baaba please AJ pranki kusoo sameey ama baaquli booy🙏😂😂

  • @WajacRiwayo45
    @WajacRiwayo45 9 місяців тому +1

    Inta jaceyl inuu saan sax ay tahy raalinah ka ah ismuujiya maxaa yelay malinta Aakhiro waales suu.Aala alle ha inoo gargaaro All muslimiin ramadaanka alle nawad io cfmd noogu gaarsiyo i.a 👈🤲🤲🤲

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Рік тому +35

    The best person and most knowledgeable and most shy all Allah created is our prophet Muhammad ♥️♥️😍♥️😍😍♥️صلي الله عليه وسلم

  • @amira1438
    @amira1438 Рік тому +3

    Baba jey ragani diyadoda adiga lagaraba hadey calosha dilacdo😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedabdimohamed1143
    @mohamedabdimohamed1143 Рік тому

    Meel idiriska ii taapo uu ku jiro oo pila qosol ah waliga arki maysid Viva idiriska ii taapo

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Рік тому +3

    Mnsha Allaaah wxn ka codsanayaa in Ay Hotelkaas cuntada so sameeyey Ayna so RaaciN Mindida siffo Amni Awgiis Hadii kle Qaar Aya intey Hilibka isku Diriraan Dhuunta iska GaliN kara Rag Hunguri isku Dilana waa Halis xaalkoodu from Hargeysa Oo Amniga Jecel

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому +2

    Best Comadian Idiris kkkkkk from London. Caawa waxaan kaaga d
    Saarayaa baabajeey qoyskayga inshaAllaah

  • @xamarmadino1786
    @xamarmadino1786 Рік тому +3

    صلى الله عليه وسلم

  • @axmedxayoow7.
    @axmedxayoow7. 2 місяці тому +1

    Who’s watching 2024❤

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 Рік тому +4

    Caawa dheylo ayeey maree masha allaaah hori usocod wanaagsan baaraaa iyo idiriska iyo baaba salaan sare ayan idinku salaamay

  • @footballscorgoals
    @footballscorgoals Рік тому +2

    Waan ini salaamay zxb mcn taageerinimo buuxa ayaa inii ahay 3 allaha ini xifdiyo zxb mcn allaha ini sharfo mar wlpa dartiina ayaa u sugaa vidoe walpa aan soo dhigtaan caawa ayaa fariin inii soodiray zxbayaal big fan baan ahay waani salaaamayaa zxb mcn

  • @amiinyareoffical2022
    @amiinyareoffical2022 Рік тому +20

    3 legendz
    B.B.D keep going brthrz🥰

  • @ahmedmuhumed1810
    @ahmedmuhumed1810 Рік тому +1

    The best person ever the most knowledge able and the most shine was prophet Muhammad 💞💞

  • @mahadosman8563
    @mahadosman8563 Рік тому +7

    Team captain baara ismuujiya💯❤❤✊✊

  • @abubakarsadiiq2140
    @abubakarsadiiq2140 Рік тому

    Ha dhaafin. igula sali. Xabiibka scw.

  • @hascanovicjr6919
    @hascanovicjr6919 Рік тому +8

    Asc asxabta wllhi aad Ayan idin taagera eee waxan codsi ah oo aan wata in aad sosamesaan challenge ah Do Or Quit challenge kas Ayan rawa in aad nosamesaan mhdsnd love Team BBD noladha insha'Allah ♥️🙏💯💯✅🏆🥇

  • @zeytuunmr7752
    @zeytuunmr7752 Рік тому

    Ilaahey ka cabso baba jey ee Idiriska ka dhaaf wax aad ku wadid ee cadalad barnamijka u qabo kabtan baara & idiriska ha ku sinaadaan

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Рік тому +3

    Team BBD MashaAllah waxaan idinka Soo salaamsa Australia horey usocda inshaAllah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bushroahmed4410
    @bushroahmed4410 Рік тому +2

    Of All time

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 Рік тому +3

    Habeen dambe idirska in vaar lagu so qaban doono inta ila og like isaara 😂😂 asoo istaaajinin ooo hilib qaatey 😅😅

  • @AbdikariinHassan-f7n
    @AbdikariinHassan-f7n 16 днів тому +1

    Idiris waa legend

  • @jeylaniabdirahman5964
    @jeylaniabdirahman5964 Рік тому +3

    😂😂😂😂 baaba jeey sxb kulundiyaalka caawa waa ka yaabisay thanks bro

  • @feysalakshey1798
    @feysalakshey1798 Рік тому +1

    Tnx sxb sare hormar wcn b b d

  • @maxamedcabdixakiin8404
    @maxamedcabdixakiin8404 Рік тому +4

    اللهم بلغنا رمضان

  • @kingabdiofficial7425
    @kingabdiofficial7425 Рік тому +1

    Wll baaba jey waan kujaclahay bro

  • @Salafi4433
    @Salafi4433 Рік тому +12

    CaaWa mid ayaan idiin sheegayaa team BBD WaxKaSToo aaD Heshaan ama aad cuntaaN alxamdulilaah🤲 dheHa taa iGa QaaTa hadii aad xushmad nohaysaaN

  • @mrsyurub3513
    @mrsyurub3513 Рік тому

    Idariska iitabo iskatag koobta hiddi captan baara waxkugesato waan kutalayaa

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Рік тому +7

    Ilaahay wuu ku arkayaa. Umad baahan ayaa jirta. Adna hbn walba . Raga intaa laaleeg ayaad . Cunto kala nooca iskaga soo duubtaa. lkn malin aan maanta ahayn. Way idnka soo bixi. Insha Allaah

  • @ahmeddhiif7755
    @ahmeddhiif7755 Рік тому

    first zxp igu sharaf love caawa baba jay hal vidio aad ledahay ima dhaafo zxp

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Рік тому +4

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @mecon143
    @mecon143 Рік тому +5

    Ahmed Apduqadir Ahmed Waxan Alah Ka Barya Inan Aragto baaba jey oo socanayo I.a❤️🤲

  • @jimcaalecabdi7253
    @jimcaalecabdi7253 Рік тому +1

    30 minutes 6ka views wllahi wa wax kle bbd ayuunba sameyn karno

  • @osmaanmohamed7719
    @osmaanmohamed7719 Рік тому +3

    Babajey intas kugu xeranahay wali conmte Kama so bxin lkn cwo runta ku shega wll ma og thy Iney jiran dad masakin oo an cunto heysan idinkana sidan bad ugu ciyareysin waa dembi walba Iska sadaqey wlhi ajar ayad ka heleysa plz xuman IGA maha hoyoyinka meelaha fadhiyan siiya ku doceyso so sorry wlyal baba jey wa aniga hadalka wangsn kula jeclhy wll 🙏🥺😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏😭

  • @isbedelnews525
    @isbedelnews525 Рік тому +1

    Masha allah nadafada waa ilalileen

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Рік тому +4

    8k ookaliya 600k Subescribrs Yes Hampalyo 👏👏👏👏👏👌

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 Рік тому +2

    Masha allah tabarakallah cawo wey camiran tahay ayyyyy baba kur cun cun ayad nagu rideen jah😂😂idiriska gacanta idib uyeel wah kalay away shaadiyo lawo mar ay waxdhiibtay malashiiday bismiyaa😂😂

  • @marwanosman5512
    @marwanosman5512 Рік тому +13

    messi hadu yahy goat kubada idirisna waa goat ka cuntada
    dadna darwish aan ahy
    qabiilna dhulbahante iso fallow greya 😄✌❤🇸🇴

    • @darishore814
      @darishore814 Рік тому +1

      Goat ki oo caadi ah ayaa la cunaya meeshaan 🐐 😂😂

    • @Sweet-yn7ft
      @Sweet-yn7ft Рік тому

      Langab batahy iska amu somatihidin kuwi raga cararay dumarkodana lagufsado daciiif qabiil idin ka bahdilan majiro Dhulmahante 🤓😂

  • @kingcabdala332
    @kingcabdala332 Рік тому +1

    in qaladadka video la soo galiyo inta igu raacsan is muujiya 😝

  • @fuaadcabdullecubeyd2881
    @fuaadcabdullecubeyd2881 Рік тому +3

    28:46 Ar kaptanka feer lee cwo kudhacay😁😁

  • @zakuukabiiwaye5998
    @zakuukabiiwaye5998 Рік тому +2

    Idiriska shpow cuntadan aad ku walaty iska dhaaf pls dadka wx la qeybso shpow sidan sharaf kuma ahan wlhi sidan wx ka badal pls 🙏❤

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud Рік тому +4

    Masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going B.B.D 😁 😂🥰❤

  • @Hasan45390
    @Hasan45390 10 місяців тому +1

    Gabadha hore ma xijaabnee u xijaaba ,xaaraantaan aad xayasiineysaana iska dhaafa ,muuqaalkaana iska saara Maxaayeelay dambi ayuu idiin soo kordhin.😊

  • @xafsosharif3513
    @xafsosharif3513 Рік тому +3

    Caafimaad alaha idinku daro hadii aad xanuunsan tahay cunto walbo oo lagu soo hor dhigo ma cuni kartit caafimaadka waa shey qaaliya alxamdulilah

  • @saidalihussein3826
    @saidalihussein3826 Рік тому +2

    War gacmahiina ku cuna suno waye wax ey dhibeyso maleh baaba keep going BBBDM❤️🙋‍♂️✌️

  • @muzamilhajji8048
    @muzamilhajji8048 Рік тому +7

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفىﷺ

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 Рік тому +1

    Kep.goin.Kabtanka.Gar.iyo.gardaro.waankuwataa.pro.Waa.Yahdiinka.Laki.boy.Taagero
    Ku.Ah🤔🤔❤❤

  • @Abdikhadir.Ak143
    @Abdikhadir.Ak143 Рік тому +5

    Challenge kiswahili Soo sameeya 😂😆😂

  • @غاليهمحمد-و7ع
    @غاليهمحمد-و7ع Рік тому

    Baba jeey qalad ayaa sameesay wlhi idriska waa maskiin rali galiin sii

  • @husseinmohamed4842
    @husseinmohamed4842 Рік тому +3

    ماشاء الله

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Рік тому

    Barnaamijkaan waa kaa horjeedaa .
    Barnaamij kale halagu badalo. Caruur baahan wadankeena joogta qaybtood quraacan qaybtood qadaynin.marka wad kale Ku badala (israaf ma fiicna )
    Cidii igu raacsan like . Hala bajhaylina.

  • @Amraniita204
    @Amraniita204 Рік тому +4

    Baaba Jey Hal Mid Ayaa Kaga Yabay Markasta Dibada mooye Dalka lagala Ma Soo Hadlo miyaa
    BAABA JEEY 600K COMING SOON INSHA ALLAH

  • @khadraawmaxamed7598
    @khadraawmaxamed7598 Рік тому

    Me too i love arabian your sis from Somaliland 😍allAHUMA XARIIR AHLA FALASDIIN

  • @najiibhassan
    @najiibhassan Рік тому +3

    Barnamijkan yaa la socda 😂❤

  • @liibaancabdi2174
    @liibaancabdi2174 Рік тому +2

    Koley unuka waan aragnaa lacagtii xalay 😂 inaa qeyb ka mid ah ku xafladeeneysaan 😂alle ha idin barakeeeyo cafio 😂

  • @faysalogle7040
    @faysalogle7040 Рік тому +4

    BBD full recpect❤❤❤

  • @abdifatahmoalin6545
    @abdifatahmoalin6545 Рік тому +1

    صلي الله عليه و سلم

  • @maxamedxasan7726
    @maxamedxasan7726 Рік тому +3

    Idirska 😀😀😀😀

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 Рік тому +1

    Ma sha Allah tabaarakallh Allah ha idiin shifeyo . Asc my brothers. Cuntada itaa leeg laba qof tartan ha ku galina aduunka la idinku firsanaya. ❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🇺🇸keep going brothers

  • @ibraahinxasan2760
    @ibraahinxasan2760 Рік тому +8

    This is amazing game

  • @mumtazshafi6215
    @mumtazshafi6215 Рік тому

    Idiriska farxadisa wa tena wlhi❤❤😊

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Рік тому +4

    Team baaba jeey 50k subscribe halayna gaadhsiiyo ❤❤🎉

  • @wadajirtravels3546
    @wadajirtravels3546 Рік тому +2

    Three legends ❤❤❤❤❤ lkn baba jey mar waliba xaq daro ayaad ku sameesaa idiriska ❤❤❤❤❤