Sameyso ee tijaabi Muufo Baraawe aad u macaan oo aan si fudud ku sameeyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #ifraaxBashiirKitchen

КОМЕНТАРІ • 46

  • @raxmatah3399
    @raxmatah3399 3 роки тому +2

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك احسنت يا اختي 😊

  • @qoryooleytv2108
    @qoryooleytv2108 3 роки тому +2

    Supper Mufo barawe.....ifrax Bashir kichin

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 3 роки тому +1

    Masha allaah tabarakallah esh calaa muufo gacan tada allah haku barakeyo keep going 😍👍

  • @yousefhassanomar5780
    @yousefhassanomar5780 3 роки тому +1

    ماشاءالله الله تسلم ايدك يالغاليه

  • @nimomohamedali4631
    @nimomohamedali4631 3 роки тому +2

    Maasha alaah qurux horey u soco walaashey

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman4332 3 роки тому +2

    Thank u maama

  • @shamsomohamud7477
    @shamsomohamud7477 Рік тому +1

    Mansha Allah aad aya mahadsan tahay ilahey gacanta ha kuu barakeeyo

  • @fartuunmohammed7086
    @fartuunmohammed7086 3 роки тому +1

    Masha Allah alloow kubarakeey

  • @kamiila365
    @kamiila365 3 роки тому +1

    Mansha alah habo waxbadn kafaidnay nosobadi insh alah

  • @gh7280
    @gh7280 3 роки тому +1

    Maashaa alaah xabiibti ilaahey haku xafido anakana waa ku jeclanahay ❤️❤️

  • @ayushahiiraan8799
    @ayushahiiraan8799 3 роки тому +1

    Masha allaah🥰💯

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Рік тому

    Muufo barawaani oo cajaaib ah weeye waa isku dhuuq weeye jzklq Inaba cadi ma aha yummy yummy very delicious jzklq maryan Bashir .thanks for sharing qaaliyeey jzklq.

  • @bisharoabduqadir6238
    @bisharoabduqadir6238 3 роки тому +2

    Hbo m.a never give up hbo lkn muufo birta lagu dubo noso gali plz

  • @fadumohilowle6298
    @fadumohilowle6298 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @ShukriHusseinMuse
    @ShukriHusseinMuse 9 місяців тому

    Mashaa allh waan kaheley walalo qaali❤💯🤍😍

  • @halimomohamed5434
    @halimomohamed5434 2 роки тому +1

    Masha Allah Abayo keep going!!

  • @amalo8798
    @amalo8798 3 роки тому +1

    ManshAllah tabarikala

  • @khadiijodalmarhonest1895
    @khadiijodalmarhonest1895 3 роки тому +2

    Masha alha abayo 💘

  • @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA
    @GARGARKADEGDEGACAFIMADKA 2 роки тому +1

    Wa cunto high carbohydrate ah.

  • @aminaqasim9232
    @aminaqasim9232 2 роки тому +1

    Masha allah ❤

  • @nasroxulbaale8101
    @nasroxulbaale8101 2 роки тому +1

    Masha allah abayo gacamahaada alle hakuu barageyo🤲

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 Рік тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @nafisaabdullah2714
    @nafisaabdullah2714 9 місяців тому +1

    GALEYDA MA AHAN GALAY SAX EH SABABTOO AH WEY JIIJIIDMEEY WAXAN U MALEYNAA SOMALINA AMA KUUSOKUUSO OO CARABTA SOOR AHAAN U KARSADAAN

  • @updycaziiz9422
    @updycaziiz9422 3 роки тому +1

    👍🏻👍🏻👍🏻

  • @raxmoclahi7858
    @raxmoclahi7858 3 роки тому +1

    Asc walashey cafimad ku cuun

  • @cabdikarincusman2401
    @cabdikarincusman2401 Рік тому

    Maasha Allah

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Рік тому

    Maryan Bashir, I can't thank enough for your video wax badan baan kaa faaiideney qeyr badan alle Haku siiyo xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey. I always love to watch your video never tired your video masha Allah Inaba cadi ma cuntadaada yummy yummy thanks for sharing xabiibtii jzklq.

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 Рік тому +1

    Asc wr wbr Walaasheey, galey ma’aha sidaan arkaayo, ee Semolina ayey u ektahay.

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 2 роки тому

    Asc masha.allah muufo baraawe Abaayo mahadsanid . Thank you Aad.waxa.Ujeclahay magalada Marko Marka..Cadeey Milan aw ismaan

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 роки тому

    Maasha alaah abaayo

  • @naimaabdiraxmaan7063
    @naimaabdiraxmaan7063 3 роки тому +1

    ee hadiiba cajiin haysato laguma daro qamiir maxa hee se cml

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 роки тому +1

    Asc abaayo macan hada aya gadala ka imadaya waxa ku wadinaya abaayo galada mufada barwada lagu daraya ma mida buda mise mida xanutaha waxa ka sugaya abaayo jawaba macan

    • @ifraaxbashiirkitchen4421
      @ifraaxbashiirkitchen4421  2 роки тому +1

      Abayo sory hadan arkay fariintada xaninta mida budada ah ayey ku fiican tahay hadii aad weeydo mida dhexe ayaa kudarsanesa muufada xabibti Soodhawoow

  • @qoryooleytv2108
    @qoryooleytv2108 3 роки тому +2

    MSha Allah💗💖💖

  • @drsmumtaaz8561
    @drsmumtaaz8561 2 роки тому +1

    Abaayo xaniinta leebito miyaa ku qastay mise xaniinta bis waaye waxa sidaas noqday

    • @amuunxasan7954
      @amuunxasan7954 Рік тому

      Kaciso bahasha ay dheheyso waye lebitada abyo

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 3 роки тому +2

    Mashacala

  • @beautyhacksandvlogshafsa4767
    @beautyhacksandvlogshafsa4767 2 роки тому +1

    Galeyda ma corn flour baa habaryar

  • @ifraah5341
    @ifraah5341 Рік тому

    ifraax madasha alaah abaa hadaan arkay janalkaada abaa waxaad sosameeysaa malaayga jeeedarka sida tuunada looga dhig to

  • @aliyashariif5954
    @aliyashariif5954 2 роки тому +1

    Hhhhhh muufo barawani iyi ukun astaqfirullah

  • @ifraah5341
    @ifraah5341 Рік тому

    Isoojawaabneh