“Mucaaradka Jabuuti ayaanu Hargeysa keenaynaa “ Mubaarig Dhoomo gaab oo Kulmiye ka tirsan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 11 днів тому +2

    Waa Sidaa Geesi❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dw7lk2wi3n
    @user-dw7lk2wi3n 11 днів тому +1

    Geesi Geesi dhalay ❤❤❤❤❤dhigu biyo mha Djanouti wa in odayga xun laga turo

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz 11 днів тому

    Siyaasiyiin iyo xilibaanba Tani waa tii lagu Kala baxayay ee lagu Kala shaandhaynayay cadowga Guwahati inorganic buuxa

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 11 днів тому +2

    Isaaqu Cabasha badannaa ma Xaaraantaa badsadeeen😂

  • @farahhassan7043
    @farahhassan7043 9 днів тому +1

    Jabhadda aad ku khafiifteen waa dadkii dhulka lahaa xaqbay u leeyihiin inay xukunkan ka horyimaadaan, idinku shalay Wadaad soo hogaamiseen cadawgii somaliyeed Amxaar Magistu , Awdal state dadkoodii iyo dalkoodii Djibouti ayey joogaan haddii xal iyo wadahadal ayaa dhaama in la cambaareeyo sobobtoo ah Kama mudnid kamana wadanisanid cidwalba dhulkeeda iyo dadkeeda ayey matashaa.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 11 днів тому

    in laynasoo hawaystoo karash nin noqdo issaq ayaa noogu wacan Cise wayneh iyo samaroon iyagaa kaligood darood oo dhan u jilib dhigay xitaa issaq ayaa sirtayada bixinayay oo huwanta lasoo saftay oo calankani tawxidka dhulka u quudhay .. from saylac city besha cise wayneh somaliland

  • @abobasement346
    @abobasement346 11 днів тому

    Kuwan idor waxan ku nacay waa umad ilah duleyay

  • @MubYus
    @MubYus 11 днів тому

    Hadal cad. Xildhibaanka taageeraya Jabuuti ha tago jabuuti. waliba waa in xilka laga xayuubiyo.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 11 днів тому +1

    Waasidaasi weeyi Wlee

  • @user-jt3qh5dn4x
    @user-jt3qh5dn4x 11 днів тому

    ₩a and ari kattan

  • @mdedreeso7078
    @mdedreeso7078 11 днів тому

    Bahaladaland passborka djibouti ha lo cesho

  • @user-tw5sj1vd7j
    @user-tw5sj1vd7j 11 днів тому

    Djibouti 🇩🇯 igu soo orod maha
    Waxan haysana 2DRone yanan nigu gumaadin mamulkan prankiga ahow

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 11 днів тому

    Illahay run bugugu'ogyahay waa cadawgaa somaliland xilbanada

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p 11 днів тому

    Hargeysa iyo jabuuti xadkooda waa xagee malaha xad anaa kuu sheegaya awdal iyo jabuuti ayaa xad leh lowyacado kaalay aanku aragnee

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 11 днів тому

    IdoorOromo ma awoodan in aad mucarid aad hubyseen ay yimada awdal

  • @MubYus
    @MubYus 11 днів тому

    Xildhibaan Somaliland ayaan ahay iyo Gardarada Jabuuti ayaan taageersanahay wax is qabanaya ma aha.

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 11 днів тому

    Caac yaad la hadleysaa dad jeel ku jira miyaa mucaaradka jabuuti xagey joogan car umada u sheeg aar maxaa mid aan warheyn iska hadlayaa cabaadkii ayaa ka dhamaadey raga qaar

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 11 днів тому

    Qaranku muxuu yahay bal iiga jawaab jeegaan ayuunbaa tidhahda qaran

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q 11 днів тому

    Itoobiya ayaa sinaysa ee howceliyoo argagixisada ka itoobiya ayaan kaga kalsonay mooryanta huma baahna talabaad waxba kama hadhiin aqoonsi geesi waa diyaar ee ku farxaa duriyadaaya

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 11 днів тому

    Xaran ku naax adaa isku duuley ee cidi kuguma soo Dublin qolyaha calooshoda laciyaara ayaa marba yidhaah waa nalaku soo duuley

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 11 днів тому

    DHUUSO AYADBA TAHAY WAXBA XITAA MANA QAADI KARTID MARKA HORE ADIGA IS XOREY 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 11 днів тому

    Ninkan waa geesi oo runtu u sheegay yockayar oo dhan 😂😂😂😂😂😂 I

  • @Ali-zl7jj
    @Ali-zl7jj 11 днів тому

    Saldhigyada maraykanka ee xadka ku yaalla ayaa ka yaaci doona marka aynu PM ka dhuun kaliya si hoose ugu garaacno gadhi xataa uma baahna

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 11 днів тому

    Ader awdaal astet guull ader ciisa iyo samaroon waay tashadan free from isaaq xabadha oramo kanaxaw naftawaa awddal waa fadaralka DJubuuti ader ismail abtayalda iyo kudaab ka kalay ader khadra xayad na maxkamad ayno sara doona

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 11 днів тому

    Reerkan iyagoo iska ladan ayaa jambal urur samaale loo tuurey...alla daaroodku dhib badanaa😂

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 11 днів тому

      Adaa laguu tuuray janballka oo kudhamaaday oo meelina haysanindee

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 11 днів тому

    Waary tadhasa abay maxaad ladahay ader somali uumagadba ader SNM ta xamaarda ah aya tahay inshajah wano kuu qaban nana wanano ku jarjarna alhay haday uydhah