Zaki bin xaaji hosow pro arimahena mo fami ama dadweynaha 4tas dhalin yaro social media wey jogan sharaf ayeyna ku jogan waligey xuman kama arkin io ayago laga sheganayo masha allh af gaab nidina allh nigu barakeyo❤❤❤
Ugu horeyn ku salamey waana cafimad qabaa anigu kow dhe😅 koley dhowr qof iga so horeeye dhip male next ka koowad noqonaya mukhtaarow caajiska nagadaa muuqaalada noso badi shekh😁
Class baan ku jiraa inan daawadana waan doonaya mana daawan karo aheey ah caawa maa soo dhigtid mrkaas ba si fcn u daawan lahaaye 😂🙂 anyways i can't wait sheekada
Faami salaamacalaykum😂Bro maanta caadi ma tihid maxaa kaa khaldan?😥 Waa qiso xanuun badan runtii. Waxaan garanayaa wiil aan isku fasal ahayn oo walaalihii oo ka waaweyn oo reero leh nafta u keenay baan sidaa uga baqayaa in loo galo😂
Alxm 4 wiil ba ila dhashay lkn ma wad ajoogno waxan midh ka ahyn kasina wa curad kayaga 3kle islama joogno hda walhi way i xidhidhiyan ana wn xidhidhiya saxiibo aan yaga ahyn ma lohi kan aan isla joognana aduunku igu jeclyhy walhi hdi aan kahald galan waligi gacan imu qadin inu i cananto mahane marka dadka sku mid mahan way jiran inamo hablaha la dhashay ku ad adag o dila lkn waxa ka badan inta wanagsan ee hablahoda xaq dhowra🥰❤️
GABdhaha Wallaalahaa Lama Ciilo IYo Dhamaan Dumarko DHan hAdii Kale Wax AANAD Filayn AYAa KUGU DHici La Iskuma So Jeediyo Allaheyba Dadka KA Sii Jeediyey🥰🥰😊😊
@@RuwaydaMaxamuud-uj4di Hadaad sidaa u hadleyso maxaa la calaacashaan oo rag baa sidaa na dhaha ugu cabaadan? Adkeysta marka la idin kufsado, la idin dilo hadaba. Haye dheh?
Wlhi ani wlkey aduunka ugu jeclahy hooyo mrke garaceso xata ma jecli hadana dadka wexe na dhahan idinka wllo ma tihin miya maxa san iskugu neceb tihin hadana saaa isku jecel nahnay ilaahey unba og ilama dhalan wiil iga weyn hadana oo ana ka weyn asna wuu igu xiga wlhi indhaheya ka jeclahyy wlkey waaa hilkeyga wana sxbkey mar hora igu dambeysan hada saaaid ban ugu xisay kaftankisa iyo dhibkisa ilaahey ha idaaye wlkey waaa ku faaan anago isla socono hdu wiil ila hadli aso uga yar ayuuu hadana ii ogolen xuman ilaahey igama hor dilo ooo aaa ani ka hor tago la.aantis nolosha nuur malahe 🤴🏽😭😭🫂💕🫀🌏❤️🩹
Haa wllhi aniga waxan filayaa inan dili dono abbe wayo caqabaad ayuu Ku yahy nolosheda wow icayaa wax yaban uqalmin ayuuu igu dhaha wan dhibsaday marka mar mar waxan Ku fakara inan dilo
waan ku raacsanahay in laka adeejiyo walaalkood gabadha waxaa masuul ka ah aabaheed iyo walaalkeed ilaa ay nin uu ka guursanaayo nin ma guursan karto nikaax aabaheed ama walaalkeed ka maqanyahay haduu aabaha ama walalka ama ninkaaga masuul kaa aheen waa duyuusiin adina dhilo tahay
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤
Okay
Walalo hala ii duciiyo in awlad allah isiyo wana mahad sabtihiin
Illahi haa ku siyo
Allaha ku siiyo awlaad khayr qabta awlaad uun lama yidhaahdee wllshey qaaliyey
Ilaah haki siiyo abyo
Naa
Illahay wll kuwa baariyiin kuu ah ha ku siiyo
Zaki bin xaaji hosow pro arimahena mo fami ama dadweynaha 4tas dhalin yaro social media wey jogan sharaf ayeyna ku jogan waligey xuman kama arkin io ayago laga sheganayo masha allh af gaab nidina allh nigu barakeyo❤❤❤
صلوا على الحبيب المصطفى(صلى الله عليه وسلم)♥️🥰
صلي الله عليه وسلم
Salalaahu caleyhi wasalam
Salalahu caleyhi wasalam
Sxpow wllhi waa kuxisay
صلى الله عليه وسلم)
Ala intee kumaqneed waan kuxiisnee sxb ilaahey haku xifdiyo muqtaarow we love you legend 👏🎉
Sxp hadankugu sobiiray lkn markii codkaga aadku sodobi jirtay iyo hada markii hore ayaad kacod macanayd thanks brother ♥
❤❤❤
NINKA KELIYA EE AAN UA-cam U DAAWADO BIG LEGEND MUQTAR🥰
Subxanallah kuwa iladhashay waa in,aan ilgooni isaga eega meesha Wall Wall mataal😬😂istaqfurullah kaftan wye walaalahey wey iga wada weyn yihiin meesha aan joogo la,iskuma tumo😘🙂😌
Haku kalifin wax ay kugu dhibaateyan😂
Ugu horeyn ku salamey waana cafimad qabaa anigu kow dhe😅 koley dhowr qof iga so horeeye dhip male next ka koowad noqonaya mukhtaarow caajiska nagadaa muuqaalada noso badi shekh😁
Bilaney halada waran walale
Fcn walale
Allah Hakucafiyo Muqtaar Hergeb alagadarema Hadalkaga Cafimat taam ah I.Allah Broski
Nio wan kuu xiisnaybe miyad iska maqnaan,🖤🙄
Ilaahay Haku Caafiyo Lipx, Hargab ayan Kaa DareemayaaYe✊
han har feber
😂
THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD ❤❤❤♠♠
Salalahu calayhi wasalam
Keep going my bro from Djibouti ✅💯
Keep going
Dir ayaad isla tihiin saw maaha
@@inarize1991 qabyalad nooooooooi😐😐😐😐😐💀✋️
Wcs wll welcome back wllaahi waa qiso mucjiso ah oo xanuun badan subhan Allah allahu manajeyna thanks sharing with us wll
Hargab xun ayaa socdo maalmahan allaha Kaa caafiyo walaal🤲🤲
Anaa tacban la ah wallhi abayo mcn isooduceya aad baan u xanun sanahy🤲🥺😫
@@jabibabaa4022 allaha ku caafiyo walaal🤲🤲
Xaguu ka socdaa wll horta wala sheegayybe
Ku aawaymufami wankuxiisnay❤❤❤ loveyou🎉😂❤❤
Legend mukhtaar 😍 keep goin 🔥❤️
Views 1.9k , 18 minutes comments 127 masha Allah keep going bro 💪😎
700k ku dhownahay Gaadhsiiya fadlan👀Intad dawatan hayska dhafine🫂
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
Masha allah we miss you bro 💞💚💜💜allah kuxiifdiyo amiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲
legend shalay ayaan niyada kugu hayey aan is idhi war ninkii mukhtaar ahaa xaguu ka dhacay maalmahan meheradiisii kama qadeeye guulayso bro😁😂😂
I Missed him so much mukhtarkaygiiii🖤🥺🦁
Waku taageeraa my brother ☺️🙏
Keep going ☺️🤗
Voice 100%
Acting 100%
Background 100%
Big fan pro English aa iska baaraa igu qaado 😃 😀 😄 😁 🤣 😂
Wllahi wllahay madhipo iyagna imadhipaan alxamdulilah 😢in aan qofkii wax kaxun yihiin uhagaajiyo mooyaanee wax xumaan ah iskuma qabno from Saudi Arabia
Subxanallah inan dawado qisadan wan iska qomameyey ish 😓
I hope inan ugu horeeyay wan ku salamy ❤️❤️
Welcome back king of gold voice 🥰💯
Welcome back king of gold voice
@R. Feeraari really
Our lagend is back,, lats go♥️♥️♥️♥️♥️♥️👋👋
Keeb going brother 😇🤴from magaladaadii borama 🤭😇
Hagabka alle ha Kaa caafiyo walaalo qaali yow🤲
Carab alla dulisanaa aabohood baa ka danbeeyay waxaasoo dhan iyo waliba mujtamaca gabdhahaasu wax ay galeen ma jiraan.
Alx walaladey wan isku faraxsanhy😩🤴🏻❤🥺👑
Wallahi khaladka waalidkaa lahaa waayo wey kala discrimination gareyeen gabdhihii iyo wiilka lagu kibriyey aksatali waa dhaqaka soomaalidu gabadha kula dhaqmaan ma moodaa in mulinimadu inaga qaldan tahay dhaqan xumo ragu haweenka moodan ineyan xuquuqba ku laheyn familygooda oo subxaanallah Sam Tims waanka ciishoodaa
asc mo faami😘mudadaan xagee kadhacdey💯
Lahjada kuadleyso funny waye sheekada dhanba saas madkusogudbisid🤣
😂😂😂
Funny = Shactiro
War wll so dhowow wan ba ku xisne so adiga naga farxiyo video nagu so dhexturay God bless you bro 🙏
Legend of UA-cam wllkey mo faami♥️🦁
Big legend welcome back 🥰🍁🌹
asc walalahayga qaali ah kheyrka ayan fafiya adinko rali ah sabiskarab isaara 🇸🇴♥️😇💞🧡💗💛💓🇸🇴❣️💙💜🥰💚💝💟💖
Muqaalada Sidaan Noogu wad Mo faami 🙈 Hanaga Sodaahin wllo♥️♥️👑
I am first person
Class baan ku jiraa inan daawadana waan doonaya mana daawan karo aheey ah caawa maa soo dhigtid mrkaas ba si fcn u daawan lahaaye 😂🙂 anyways i can't wait sheekada
Saacaan iyo class 😅😅😅
Sidee commentiga usoo qortay hadda kujirto class
Wah Naa mxd kaga naxsan thy ninka 😏😂
@@unknowngirl5396 ku naxsantahy maa tiraah mise wa u dhimanysa 😂💔
@@Asia_128 WD khaldantehe 😏 sawirkiisa mesha iGa Qaad Ha igu naxsanane
These girls did brave action and they were absolutely right and they ain't get any mistake.
Kkk
Killing their brother is not a mistake 😬
Yeah i agree with Abdikader
It's your idea but totally It's wrong. Killing is not an option
yaa og warka ay sheegayaan ee ah inuu ku dayay inay runtahay armay isku badbaadinayaan
Mo faami the legend is back 🤓
Kaas walal mahan good job
Wn ku Raacsanahay Iney Dilaan Zababto Ah maaha Iyana In uu ciilo Asna Raaxeysto Gebigiisaba Haka qariyeen Iftiinka Keep Up Gils🙌
Legend always Legend ❤️
wll guul ayan ku rajeynaya wax maka codsan kara adigoo mahadsan isheg sida sawir loo sarto UA-cam ka thank you so much 💜🧡
It's so easy sister you can get on UA-cam
@@abdiabdirahman8845 Excuse me UA-cam did not tell me how to apload a picture 💜🧡
@@haawolool1860 that is not your business
UA-cam ma business buu isku badalay hadana 🤣🤣😂🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣😂🤣🤣😂🤣🤣
Mid ila dhashay waaba dhibaateyn lahaa lkn illahey baa ka cabsanayaa wax dhibaateeyo allh u sahlee
Faami salaamacalaykum😂Bro maanta caadi ma tihid maxaa kaa khaldan?😥
Waa qiso xanuun badan runtii. Waxaan garanayaa wiil aan isku fasal ahayn oo walaalihii oo ka waaweyn oo reero leh nafta u keenay baan sidaa uga baqayaa in loo galo😂
Barwaqo numer ka isoo qor😂😂
Hapluhu waa imtixaan will shop nahy aya wlshi oo guri leh aya nolosho u quit weyday wax aay ku haysta ma u yqaaan
@@munnogaming1600 😂😂oo cadaa
@@munnogaming1600 indho adayg 😂
Legend always legend🤴
Welcome back pro Wan kuxisney
Alxm 4 wiil ba ila dhashay lkn ma wad ajoogno waxan midh ka ahyn kasina wa curad kayaga 3kle islama joogno hda walhi way i xidhidhiyan ana wn xidhidhiya saxiibo aan yaga ahyn ma lohi kan aan isla joognana aduunku igu jeclyhy walhi hdi aan kahald galan waligi gacan imu qadin inu i cananto mahane marka dadka sku mid mahan way jiran inamo hablaha la dhashay ku ad adag o dila lkn waxa ka badan inta wanagsan ee hablahoda xaq dhowra🥰❤️
kusocoo wllkey wankaxaley barnamijkan masallah keep going
Hal wiil nala dhashy isago naa dhiba. Oo naftaa kena hadana ifka ugu jecelnahy 4 gabdhod. Nahay 🥰👸
De wad ku qasban tahy walashy.
Hadi ad walalka nacdo, Yad jeclan
@@Shaydanwasewar meel walba comments dumar naccayb maxaa kugu taagay intaa dhihi lahayd waani wllka inu is badalo idin dhibin rajaynaa baad ledahay ku khasbantahay ina jeclaato qofan ku jeclayn kuma khasbana inay jeclaato lkn ilaaah haw hanuuniyo oo jacaylka walashii hatuso
Adiguna edeb yeelo waryaa qofka bini aadamka lama dhibo cunfi iyo nacaybna laguma beero hadii kle bini aadam waxkasta ka filo marku xamili waayo dhibatada unaxariiista gabdhaha walaladiin.
GABdhaha Wallaalahaa Lama Ciilo IYo Dhamaan Dumarko DHan hAdii Kale Wax AANAD Filayn AYAa KUGU DHici La Iskuma So Jeediyo Allaheyba Dadka KA Sii Jeediyey🥰🥰😊😊
Lama ciilo kulahaa 😂, kuwa walalkood nafta dhaafiyay ma nin kaley wax u qaban
Right 😂
@@Shaydanwase wadadii ay kufaraxsanyen ayay qaden ninkala aad shegaysid mxuu yahay 🥱
@@RuwaydaMaxamuud-uj4di Hadaad sidaa u hadleyso maxaa la calaacashaan oo rag baa sidaa na dhaha ugu cabaadan? Adkeysta marka la idin kufsado, la idin dilo hadaba. Haye dheh?
@@Shaydanwase hhh niicda igala dhamow
kufsiga aad ka hadlaysana hooyada oo dumar nimo nala shegata kasoo bilow kadib kufaan inaad naag kufsato oo dishan 🥱
Wlhi ani wlkey aduunka ugu jeclahy hooyo mrke garaceso xata ma jecli hadana dadka wexe na dhahan idinka wllo ma tihin miya maxa san iskugu neceb tihin hadana saaa isku jecel nahnay ilaahey unba og ilama dhalan wiil iga weyn hadana oo ana ka weyn asna wuu igu xiga wlhi indhaheya ka jeclahyy wlkey waaa hilkeyga wana sxbkey mar hora igu dambeysan hada saaaid ban ugu xisay kaftankisa iyo dhibkisa ilaahey ha idaaye wlkey waaa ku faaan anago isla socono hdu wiil ila hadli aso uga yar ayuuu hadana ii ogolen xuman ilaahey igama hor dilo ooo aaa ani ka hor tago la.aantis nolosha nuur malahe 🤴🏽😭😭🫂💕🫀🌏❤️🩹
Qisada waan ka helay lkin videoga ka qaldan 😂
Laakiin ✔ lkn
Muuqaalkaa
Video = Muuqaal
@@m.k.7788 Nin/Gabadh Adag bad tahay
Waa muqaalkui ugu horeyay een daawado Isla malinka soo dhigtay 🌹🌹
Keep going pro Fami🏃♂️
Codkaaga wuu diyaar San yahay Sxpkeey ee ma hergabeysan tahay Allaha ku Caafiyee
Walkay Mukhtaar Walahi mar walboo Niyda kugqbto Oo isdhaho Halkuu kadhcay jalnkisii wax baad Sodhigtaa walahi💋💋😘😘
♫︎♫︎
Mahadsanid wll
Subhannalah waa qiso layaableh
Subxaanallaah ✔
Waxad uu qalanta 1m brathar keep going sxb✌️✌️🥰
Keep going wlloh Allah keep you Allah haku caafiyo wll
Wallah alla dartiis ayn kujeclahy codkadana fanny wa 🤴🥰♥️horay usoco garabkada nahy🤴♥️
The legend keep going pro❤💥
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
Wee igula saxan yihiin waxay sameeyen🥺😌 Xitaa aabahod majecleen oo walaalkod lagama celin jirin🥺
Hadad walalka disho, Ninkeed wax u qaban In la idin gawraco ku fican tihiin wllhi
@@Shaydanwase maninka walashii damcay ayalacafinii acuuudu bilaah😮
Siwangsan ayey sameeyen kasoo kale waa bastar maxa daba dhigey isaga gabdhaha masakiinta ah😮
Legand keep going 😍😍
Video yadda nosoobadi wll🥰🥰
Anaa igu horee ya maanta😅😅😅😅🌹🙈
صلى الله عليه وسلم
❤❤❤😊
Guulayso wll mo fami 👑❤
Horay u soco wll I'm from garoowe puntland
Sifiocan bay sameeyeen bagay dileen doqonka😂😂😂
Qof Iman Leh ma thd ma dhagar ayaad Ku farax San thy miyaa imanka ayaa ka maqna Alle ha Ku soo hadeeyo
@@unknow1871 janadana waan ku badanahy
@@unknow1871 oo adiga mxa ja gly marka
@@unknow1871 walo wa lawashayeee
Muqtaar markasto waxaa kusoo qaraa dounte Wright qisadiisa noo soo daa please codsi waaye
Subxanallah 🥺
Subxanalah naxariis daranaa wilalow gadhiina walaashada dilka xidh dhaafka Ka daaya 😱😱😱😱😱thank you bro
Hh
Oo ma naagahan walalkod dilay ayad usoo baxaysaba. 🤦♂️🤦🏼♂️
@@Shaydanwase wey saxan yihiin Adba walaashaa haday ku gumeysto dil 🔫
Always legend❤
Somalida xitaa dhaqan kaas way leyahiin waxaas waa khalad qofka biladamka inaa waaniso oo wax u sheegto mahee Gacan waa akhlaaq xumo waay baad gabar gacan ugu qaadaysa
Dadka wata magacayga waan idin salaamay✋
Ayyy manta aniga ugu horeeya❤️
Haa wllhi aniga waxan filayaa inan dili dono abbe wayo caqabaad ayuu Ku yahy nolosheda wow icayaa wax yaban uqalmin ayuuu igu dhaha wan dhibsaday marka mar mar waxan Ku fakara inan dilo
abayo rayaney dil haku fikirn iskuday inaad kadheerato mesha uu kunol yahy si aad xoriyad udareento ugana soo kabsato dhawacyda qalbiga isku day inaad noqoto naag kamaarmi kadha
Hore uu soco❤
Aduunka waxa unecbahay ilmaha walalaha ah inlaha adeejiyo wiilka ladhashay taasi wa xaqdro gabdhahaas wantagersanhy
Ma dil baa ku tageersantahy🙄
waan ku raacsanahay in laka adeejiyo walaalkood gabadha waxaa masuul ka ah aabaheed iyo walaalkeed ilaa ay nin uu ka guursanaayo nin ma guursan karto nikaax aabaheed ama walaalkeed ka maqanyahay
haduu aabaha ama walalka ama ninkaaga masuul kaa aheen waa duyuusiin
adina dhilo tahay
@@mihaz442adigane qaniis baa thy yaa kuu baneeyay walasha inaad disho ama aad gacan uqaado?
Miyaad bookotaye wllo codagaii wuu is badaliye
Keepi goni wlkye mukhtara abdi ❤🙏
Anigu waan ku raacsanahay in ladilo marba hadiiba uu walaashii damcay.
@@unknow1871Intii ay dilin kahor wll.
Keep going dadwaynaha from Senegal 🇸🇳 💪
Keep going legend always legend🥰
Wllhi wilsha ila dhashy wan jeclhy xukun mayaqanan hoyadey un kisto iska.kulkul mahe ayaka xita hosha guriga anago jogno ayey no sameyan hdi an ubahdo inan mel ado ayakan ushega hdl kale on ehen waqti fican imow.ima.dhahan 6wil noga weyn alhamdulillah ilahey intakle dhibka hesto haka qado😭😭
Waan kuu xzy abwe 🥰😍🥰😍
BesT zxp wlhy videos kagu Ima dhafan 🥰🙄
Wan ku xiisanaya 🥰🥺
Waan Ku tageera mo foomi
الله اكبر 🕋🌍👀
Wa waalidka 5wiil walaladay haysta gacan qaad iskada xitaa hadal yar khalad gabar kuma oran karan hooyo baba taagan aabe kasii daran 🥺
MNSHA ALLAH HOREE USOCO LEGEN🤩🤩😇
Maryam Maxamad
MaaShaaAllaah ✔ n ❌
Maa Shaa Allaah ✔ n ❌
Legend = Halyeey
Tack så mycket
I miss you so much wllke mcn🥺😫❤