Barakallah IBS BANK is doing great efforts 👌 Mashallah IBS BANK wuxuu sameenayaa juhdi iyo dadaal fara badan siduu dalkeena u hormari lahaa waad ku mahadsan tihiin
Waxaa layaab ah, in Somalia dadka jaaga ay dalkii horumarkiisa si wacan u wadaan, Qurba joogtiina ay Africa maalgashanayan oo dalka xil siyaasadeed uun u yimaadan. Waa in dadka qurbaha jooga barnaamijyadan oo kale loosoo tabiyo si ay dalkooda u aaminan. Thanks hareri
Beautiful absuletley amazing Walaahi qurux Aad baan ugu farxay Abdusalaan well done Im from sheikh somali land I lived Birmingham UK Somalia hore u soco Axmed x m sirad
Mogadishu has seen a dramatic skyline transformation over the past few years, thanks to the entrepreneurial spirit of Somalis. This despite fragile governing institutions and the long-running war with Al-Shabaab. If the current construction boom continues, Mogadishu will be transformed into a modern city in ten years.
Masha Allah tabarakallah xamar wa Is badashay hurumar fican ba ka socdo Kuwa cadowga ku ah Allaha ka qabto Wa Alshabaab Aldhayaadiinta. Abdisalam harari weriye ruug cadaa Ah wall Allaha ku xafido wa nin Somalinimadu ku weyn tahay weye
GANACSI badan ayaa wadamka ka furan. yaan la isku da,dayan ee qof walba fikrad ganacsi ha keensado. Badda, beeraha, Dhismayaasha, baabuurta BLka. iyo tareenada.
Marka hore Hambalyo , tan kale haleyga raali ahaado Somalia group isbqaabeeyey oo bank leh universities hospitals and real state degmooyin dhisaya oo weliba media leh Komanaan kun ardey jiheynayo noloshooda, xitaa wadanka amnigiisa security uma wanaagsano dowladnimo wax u eg ayaa jiro lkn alifka ayaa joognaa, qof caadiga muwaadinka ah millionaire waa noqon karaa lkn looma baahno qaab ixtikaar, group inuu talada dhalinyarada dalka dhaqaalaha dadka maamulkii dowlada la wareego , mid ka mid ah maamulaha jaamacada hereri u sheegay hadeer doorkii dowladnimo ineysan jirin ilaa aya ka imaaneyso dowlad iney booska buuxin doonaan . Taladeyda waa dad kale wax u hambeeya .
@@queenliza596 jaamacada somali jaamacad ladhaho majirta ee magac dhameestir SIDA:- University of Somalia - UNISO, Somali International University - SIU, iyo (somali national university-jamacada umada soomaaliyeed) SNU ina fahanta rajeyna
GANACSI badan ayaa wadamka ka furan. yaan la isku da,dayan ee qof walba fikrad ganacsi ha keensado. Badda, beeraha, Dhismayaasha, baabuurta BLka. iyo tareenada.
Marka hore Hambalyo , tan kale haleyga raali ahaado Somalia group isbqaabeeyey oo bank leh universities hospitals and real state degmooyin dhisaya oo weliba media leh Komanaan kun ardey jiheynayo noloshooda, xitaa wadanka amnigiisa security uma wanaagsano dowladnimo wax u eg ayaa jiro lkn alifka ayaa joognaa, qof caadiga muwaadinka ah millionaire waa noqon karaa lkn looma baahno qaab ixtikaar, group inuu talada dhalinyarada dalka dhaqaalaha dadka maamulkii dowlada la wareego , mid ka mid ah maamulaha jaamacada hereri u sheegay hadeer doorkii dowladnimo ineysan jirin ilaa aya ka imaaneyso dowlad iney booska buuxin doonaan . Taladeyda waa dad kale wax u hambeeya .
I’m so delighted for the team that has made this possible to Somalia 🇸🇴.
Good and great news. Viva Abdisalam Hareri and IBS Bank.
Muqdisho Stars is highly needed in Hargeisa. Extremely amazing!
Legendary Abdisalaan Hareeri Rug Cadaa Saxaafadeed Runtii Waa Nin Soo Bandhiga Hormarka Ay Soomaalidu Gaartay Guulleyso Legendary
Woow xamar cadeey way shidan tahay, let's all go back to our lovely capital mugdisho mashallah❤
Don’t tempt me bro I’m already feeling bad 😂
@@abdinour8606Why you feel???
Mashallah Mugadisho inaba caadi ma ahan sidaa moodayay maba ahan sida Caalamka ayay u horumartay
Maasha alaah maasha Alaah Barakee alow xamar. Hereri kusoo dhawew magaalamadaxdii soomaaliya muqdisho. Magaaladaadii muqdisho . Dalkii hooyo . Ilaahey nabad howsiyaadsho aamiin.horumar.bilicda iyo qurux hawsiyaadsho aamiin
Maashz Allah
Long life somalia 🇸🇴
And somalian people
MashaAllah, thank you for sharing this, IBSBank is doing great Wallahi. May Allah swa grant you guys even more success.
Abdisalaan’s hareeri waa shaqsi jaceyla horumarka wadankiis Iyo dadkiis. Waa inaa taageeran walaalkeen share Iyo like
*Aad & aad ayaan ugu riyaaqay howsha cuslus ee uu hayo IBS Waxa kale oo isbadalay fikir ki aan ka qabay. Maasha Allah*
Barakallah IBS BANK is doing great efforts 👌
Mashallah IBS BANK wuxuu sameenayaa juhdi iyo dadaal fara badan siduu dalkeena u hormari lahaa waad ku mahadsan tihiin
Masha Allah ilaah wadanka ha inoo hormariya umad waxey ku hormartaa in iyadaa dadaashaa
Waxaa layaab ah, in Somalia dadka jaaga ay dalkii horumarkiisa si wacan u wadaan, Qurba joogtiina ay Africa maalgashanayan oo dalka xil siyaasadeed uun u yimaadan.
Waa in dadka qurbaha jooga barnaamijyadan oo kale loosoo tabiyo si ay dalkooda u aaminan.
Thanks hareri
Masha allllah muqdisho way tagtay oo taalaabsatay ilaaahawo nabada u siyaaadi form somaliland❤
Macalinka barnaamijka sharaxaayo m.a weya walahi waan ka helay his speach
Waa runtaaaaa
Maasha Allah
Mr Cabdi salaan .
Motivative hereri media
Cimri dheer iyo cafimaad ku rajeyna aabo🥺💝💝
Beautiful absuletley amazing
Walaahi qurux Aad baan ugu farxay
Abdusalaan well done
Im from sheikh somali land
I lived Birmingham UK
Somalia hore u soco
Axmed x m sirad
Mashaa allaah guuuuuuuul
Mashallah let's build ower country inshallah
Cabdisalan Herari wariye sare oo qaali🫡✅️
Ilaahey hanoo siyaadsho horumarka waa bilowgii apt ka somalia 2013
Hormar wacan somali meel walba ey ku noolyihin wariye c/salan hereri adna allaha kaa abaal mariyo sida aad dadka soomaaliyed ugu soo bandhigto hormarka dalkooda ka socda😊🎉❤
Mogadishu has seen a dramatic skyline transformation over the past few years, thanks to the entrepreneurial spirit of Somalis. This despite fragile governing institutions and the long-running war with Al-Shabaab. If the current construction boom continues, Mogadishu will be transformed into a modern city in ten years.
Masha Allah tabarakallah xamar wa
Is badashay hurumar fican ba ka socdo
Kuwa cadowga ku ah Allaha ka qabto
Wa Alshabaab Aldhayaadiinta.
Abdisalam harari weriye ruug cadaa
Ah wall Allaha ku xafido wa nin
Somalinimadu ku weyn tahay weye
Amin yaarabi
Abdi salaam mahadsanid sidaad usoo gudbisa gabi ahaanba horumarka umada soomaaliyeed
Mahadsanid Cabdisalaam Hareeri
Wariye aad muhim u ah waan kaaga maha celinaynaahowsha aad umada soomaliyed uhaaysid❤❤🇸🇴🇺🇸
I love you and I’m proud of you Mogadishu. Go Mogadishu go 🇸🇴 ❤
Laakin simad wa tuugo 😂
Waraa Xaafada Shangaani in la dhiso yaan la iloobin. Waa Xaafada dhulka hooyo ugu wanaagsan.
MANSHA ALLAH ILHOW NABDA U SIYAADI MUQDISHO
Muqdisho stars are doing great for the future entrepreneurs.
M.a hormar wacan noo dhisa banaanka magaalada
mash allah somali dhan allah hormar hagaarsiiyo
maansha alaah muqdisho beautiful city ❤❤❤
❤❤Thanks bro Hareri❤❤#Sabaax
Mashallah cabdisalaan hereri
Masha allah muqdisho weey talaab satay horumar weyn baa ka muuqda allow usiyadi nabada from somaliland
Kkkkkkkk
Haaye haaye nin wayn abdisalan Harri aaad uwayn ❤❤
Muqdisho stare waa shirkad Qalab tayo sare leh wax ku dhista
Mansha allah muqdisho cadey nolol iyo barwaaqo from somalilander idin jecel!!!! 1:21
Kkkk ma adinka muqdisho jecel heeso iyo caay uwada 24saac lalaabo jaceylkaga ku duugan naceyb Tira badan 👍
Masha alh waa howl dhiirigalin mudun
Maansha Allaah
Masha allahaa
Cabdsalan hereri wariye sare legendary
Maashalaah Maashalaah Maashalaah Maashalaah
Mansha allah
Masha Allah
Maansha allaha hareri
Wariye hareri waa kusalaamay
Videoyaasha aad soobandhigtid waa mashalaah weyna dhiiragaliyan
Keep going always ❤
Yasalalam camar cdy❤❤❤
Maansha Allah Mogadishu rising!🎉
Masha allah🎉
Saxafi rugcadaa ah abdisalaam herere mahadsanid
Maasha Allah ❤❤❤
IBS iyo astaan iyo jaamacadda simad runti mogdisho shaqo fiican ayay ka qabteen waana ka shaqeysteen
IBS runti xamar waa isbadal badan buu sameeyay
Good
Mashallah
GANACSI badan ayaa wadamka ka furan. yaan la isku da,dayan ee qof walba fikrad ganacsi ha keensado. Badda, beeraha, Dhismayaasha, baabuurta BLka. iyo tareenada.
❤❤❤❤❤MashAllah
Maaaasha Allah, raja muuqata ❤
Masha allaah Astaan oo studio ku maamuustay Cabdisalaan Hereri wuu u qalmaaaa
Asc masha alah abdisalan hareeri waa sugaye ina muqdisho unoo soo duubtit mahadsanid ❤
Muqadisho, Hargeisa, Muqadisho, Hargeisa, Muqadisho, Hargeisa, Muqadisho, Hargeisa!!
Kadibna kadibna
CITY OF MUGADISHO WAYTAGTAY🌆❤️☑️
Allaha u siyaadsho. caasumadii
Hooyada umada somaliyeed ilaahoow
Balo iyo baasba ka ilaali Amiiin
Amin yaarabi
❤❤❤Maashallah ❤❤❤
Simad University
Qof aann aad uga xiranahay muuqaalidiisa
m.a
Waala kala tagay geelu geela fully gaadhimaayee haka data fulo😂😂😂😂
Oo side hormarka magaloyinks
Jaziira Stete way hagraden IBS ma garanayo sir taas, 5’years meel ladagi karana maaha, runtii dad badan ba jeclaa lakin fadhiid nimaday ku naceen
Well done Jamacada simad
Abdisalam part 2 nugu soceli
Hawiye way shaqaysteen mabruuk. Arsenal ta uun ka ilaashada.
Degmada Hodon downtown noqotey, reer Shanghaani iyo Xamarweyne maxey ka dhihin 🙂
Marka hore Hambalyo , tan kale haleyga raali ahaado Somalia group isbqaabeeyey oo bank leh universities hospitals and real state degmooyin dhisaya oo weliba media leh
Komanaan kun ardey jiheynayo noloshooda, xitaa wadanka amnigiisa security uma wanaagsano dowladnimo wax u eg ayaa jiro lkn alifka ayaa joognaa, qof caadiga muwaadinka ah millionaire waa noqon karaa lkn looma baahno qaab ixtikaar, group inuu talada dhalinyarada dalka dhaqaalaha dadka maamulkii dowlada la wareego , mid ka mid ah maamulaha jaamacada hereri u sheegay hadeer doorkii dowladnimo ineysan jirin ilaa aya ka imaaneyso dowlad iney booska buuxin doonaan .
Taladeyda waa dad kale wax u hambeeya .
Simad University waxa ay qabatay shaqo culus
Waa codsi wll wariye c/salaan Hereri Ku bilow waresigaada salaanta islaamka waa codsi wll
Hareri away guryihi
Asalaamu caleykum warax matulaahi wabarakaa tuhu salaan Ka dib waxaan halkaan Han balyo uga dirayaa wariye c/salaan hareeri iyo dhamaan bahda Hereri media kadib wariye c/salaan Hereri waxaan codsi kaaga Ahay in aad Ku bilowdo waresigaada salaanta islaamka waa codsi wll
Ok
Jmacada somali maxaa ka wadaa hadaad kawado jaamacad Somalia waxaa ila fiican fikirkeyga simad lkn hadaad kawado jaamacada umada soomaliyeed ee dowlada maamusho waaxaa fiican jamacada umada somaliyeed
jamacada somali jamacad ladhaho majirto lkn simad ine quality ledahay waaka hubaa
@@abusomali shalay Maa xamar imatay
@@queenliza596 jaamacada somali jaamacad ladhaho majirta ee magac dhameestir SIDA:-
University of Somalia - UNISO,
Somali International University - SIU,
iyo (somali national university-jamacada umada soomaaliyeed) SNU
ina fahanta rajeyna
@@abusomali University of somali
Afsomali ahan sooma ahan Jamcada somali
Premier bank marku dhaho wala jara 😂 why
Musicada waa xaraan abdiszlanow
Waa Astaan waaa baabiinta somalida
Is Astaan is public company or private
Sharci usuubiya maskiinkii idea layimaada midka kaloo lacag leh oo copy garaynaaya. Taasi waa arin xun oo nagu badan.
Boqol kun dollar see ku heli karaa ?????
Maxaa ku qabanaysaa?
@@rssomalitv6678 ganacsi
@@rssomalitv6678 sxb niyada waad ii dhistey laakin ilaa iyo to hada ku ma arkooyi
Haawiyow xamar igeeya please 🙏
Eebow xamar lagaama laha
Diyarad isku so tuur walagu dejinayee😂😂
Simad fake jaamacad waaye ee dadka halugooynina wax barasho meesha kuma haysan
Waa runta Ana so arkay sxb waxbarasho meesha kuma hayso imtixaan in leesku adkeyo mahee wax kle ma yaqanan
@@maxamedcali9886 hada dadkan aqoon u laheen oo xayeesiintan arkan run ayeey u maleynayanv
Caadifada wa laga fiican yahay
@@maxamedcali9886 Adi jamacada Simad Maa baran jirtay
Axb caadifada waa laga fiican yahay simad waa jamacadaha ugu fiican somalia shahaadadeeda waxaa aqoonsan jamacadaha aduunka badankood
Dadkaan brain wash badan ayaa lagu suubiyey
GANACSI badan ayaa wadamka ka furan. yaan la isku da,dayan ee qof walba fikrad ganacsi ha keensado. Badda, beeraha, Dhismayaasha, baabuurta BLka. iyo tareenada.
Mansha allah
Mashallah
Marka hore Hambalyo , tan kale haleyga raali ahaado Somalia group isbqaabeeyey oo bank leh universities hospitals and real state degmooyin dhisaya oo weliba media leh
Komanaan kun ardey jiheynayo noloshooda, xitaa wadanka amnigiisa security uma wanaagsano dowladnimo wax u eg ayaa jiro lkn alifka ayaa joognaa, qof caadiga muwaadinka ah millionaire waa noqon karaa lkn looma baahno qaab ixtikaar, group inuu talada dhalinyarada dalka dhaqaalaha dadka maamulkii dowlada la wareego , mid ka mid ah maamulaha jaamacada hereri u sheegay hadeer doorkii dowladnimo ineysan jirin ilaa aya ka imaaneyso dowlad iney booska buuxin doonaan .
Taladeyda waa dad kale wax u hambeeya .
waad mahadsan tahay walaal waa sidaa aad garatay dalku waa dal aad u baaxad weyn dadkiisuna waa malaayiin markaa waa 1 group oo qaabeysan iney isku soo koobaan maaha waa iney dowlada iyo dadkaba wax u hambeeyaan
Mansha allah