PRANK ||SUPRISE SAXAAF ISKU BADALAY NAXDIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,7 тис.

  • @hassanabdi3572
    @hassanabdi3572 4 роки тому +359

    Qoyska somali ugu shidan
    Qoyska somali ugu qurxoon
    Qoyska somali ugu dhaqan wanagsan
    Qoyska somali ugu faraxsan
    Waa reer saxaaf reer xamar weyne
    Hargeysan idinka so salamayaa

  • @mariyacookingchannel2171
    @mariyacookingchannel2171 4 роки тому +105

    Inta prank u soo oroday sideeyda cml like dhac ku sii 😂😂 horee u socda qoska quruxda badan 🥰🥰 daaaca u qoslay jar lifka jar 😂😂😂😂

    • @samiamoustachehassan-tn7uc
      @samiamoustachehassan-tn7uc Рік тому

      88888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888888😮886🎉9866686🎉8888

  • @zakibinabdi7388
    @zakibinabdi7388 4 роки тому +600

    Haddii caafimaad Ku daawatay allaha kuusiyaadiyo like

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2 4 роки тому +91

    My family isku waara ilxun allow idinka dhowr ❤❤❤❤❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥

  • @abdirahmanhasandaacad9785
    @abdirahmanhasandaacad9785 4 роки тому +170

    Omg 26 fbry waa malintan dshy wlhi team saxaaf like is mujiya from Puntlnd

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 4 роки тому +37

    Dhalasho wacan 40 sano😂😂😂 allah adna dhib badanaa
    Allow idin xafid❤❤❤

  • @haliimomohamud3136
    @haliimomohamud3136 4 роки тому +433

    Inta prank jecel la soo oroday like I saara 🤣🤣🤣🤣😍😍😜

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 роки тому +2

      anigaa kamid ah subscribe iigu sharaf

    • @cabdixakiinofficiall503
      @cabdixakiinofficiall503 4 роки тому

      @@KINGMOHA5388 Aniga kuusaray adna iisaar pro ua-cam.com/video/RWqIccw1iKY/v-deo.html

    • @haliimomohamud3136
      @haliimomohamud3136 4 роки тому

      Moha media waa ku saaray bro

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 роки тому

      @@haliimomohamud3136 mahadsanid walaal qaali adigana waan kuu saaray my sis

    • @haliimomohamud3136
      @haliimomohamud3136 4 роки тому

      Moha media thanks bro

  • @suusuumahamed6341
    @suusuumahamed6341 4 роки тому +13

    Maasha allahfiml quruxbadan fimlisjeceyl allaha haidiin dhowro

  • @filsanxuseen8765
    @filsanxuseen8765 4 роки тому +144

    Adna waa gabdh wangsn inta ila argty😍qofka wangsn wanagisa wa laga daydaa adna hore u soco macnto😍

  • @sihaamwayep3823
    @sihaamwayep3823 4 роки тому +13

    Family qurux badan mansha Allah ilahy haysku kiin daayo

  • @dagancadey6624
    @dagancadey6624 4 роки тому +181

    Adna henna mcnto wn ku jeclahy family faraxsan Allah ha idin dhowro mcnto horay usoco mcnto ❤❤❤❤❤❤❤

    • @mohinholyrics9362
      @mohinholyrics9362 4 роки тому

      ua-cam.com/video/Htv8FvP1lxk/v-deo.html apyoh Sub wllo waa Ku paryaaa wllo SUB

    • @dagancadey6624
      @dagancadey6624 4 роки тому

      @@mohinholyrics9362 wn kuu saaray wllo mhdsnd

    • @luulcadeyofficial2855
      @luulcadeyofficial2855 4 роки тому +1

      @@mohinholyrics9362 waku saare isaar wllo

    • @luulcadeyofficial2855
      @luulcadeyofficial2855 4 роки тому +1

      @@dagancadey6624 wanku saare isaar wllo

    • @bintali7760
      @bintali7760 4 роки тому

      Adna wlhi dhagal aya socdho runti saxaf wadka kuleysadhey blse iso dhucey inu ilahey igabadbadhiyo abyo mcn

  • @Dhowrsan436
    @Dhowrsan436 4 роки тому +67

    masha alllh nolsha saxaf iyo adna waaa tii lagu ducey san jiray🤲 cimrigiina farxad ku dhameesta😍

  • @zainabfarax1992
    @zainabfarax1992 4 роки тому +92

    yeees prank jecliyaa team adna❤❣😍❣🥰😍🥰😍wano aartay😂😂

    • @mohinholyrics9362
      @mohinholyrics9362 4 роки тому

      ua-cam.com/video/Htv8FvP1lxk/v-deo.html Waa Ku paryaaa Apyoh Sub wllo SUB

  • @yaxyesuudi
    @yaxyesuudi 4 роки тому +118

    wlhi ba ku dharte adna markan way ka badisay saxaaf hhhh sidu u naxay marqaati ka ah hhhhhhh

  • @queensabriina3593
    @queensabriina3593 4 роки тому +81

    masha'allah Team Adna prank loosoo fakarey waaye kan 💓💓 ku jecliyaaa xabiibti...like ta team adna

    • @mohinholyrics9362
      @mohinholyrics9362 4 роки тому

      ua-cam.com/video/Htv8FvP1lxk/v-deo.html Waa Ku paryaaa Apyoh Sub wllo waa Ku paryaaa SUB

    • @ibtisammohamed8123
      @ibtisammohamed8123 4 роки тому

      queen sabriina 40 ma garina saxaafi

  • @feiruzhassan8374
    @feiruzhassan8374 4 роки тому +19

    Saxaaf afartaan jiir inadh toxo wa lugu jedha, eee cadhii cadhii iskadiga, inta ila aragtee inuu is yarey nayo like dac dac igu sii

  • @iskufilan_12
    @iskufilan_12 4 роки тому +44

    Aduunyada labadi is cashaqa!
    Is calmadaaana hoy Wada Gala
    Is calmadana ceesh wada cuna ❤
    AdnA❤saxaaF

  • @hadiyocrisaaq4693
    @hadiyocrisaaq4693 4 роки тому +2

    Masha Allah Baaraka Laahu fiikum Family Aad iyo Aad U Qurux Badan Allah haysku keen Daayo Waayo Badan Dunida waa Ayaamee

  • @kingofkheer9057
    @kingofkheer9057 4 роки тому +90

    Igu sharfa like maadama aan aniga ugu horeeyay muuqaalka.
    Ha iga xasdin like ta walaal

    • @mohinholyrics9362
      @mohinholyrics9362 4 роки тому

      ua-cam.com/video/Htv8FvP1lxk/v-deo.html Sub wllo waa Ku paryaaa wllo SUB

  • @salmanmohamed942
    @salmanmohamed942 4 роки тому +3

    Surprise kagi dhalashadada oo prank ah
    Happy birthday too you
    Thank you

  • @XoXo-pg2sb
    @XoXo-pg2sb 4 роки тому +50

    Wllhi pllhi 1qifaa ika horeeyo micnaha 1 veuws iyo 1like bass aa iga horeese wuuuuw kkk

  • @fardowsaqurux5506
    @fardowsaqurux5506 4 роки тому +5

    masha Allaah 😍💖👍💋👏👏💖far had kuno laada Abaayo iyo Aboowe

  • @Apdalla_777
    @Apdalla_777 4 роки тому +99

    Prank jeceel ban u soo ordey inta sideeda oo kle ah like..👍🏾😂

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 роки тому

      subscribe iiga farxi walaal qaali

    • @cabdixakiinofficiall503
      @cabdixakiinofficiall503 4 роки тому

      @@KINGMOHA5388 Aniga kuusaray adna iisaar aan kala faidno
      ua-cam.com/video/RWqIccw1iKY/v-deo.html

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 роки тому

      @@KINGMOHA5388 iisaar waan kuu saaraye

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 роки тому

      @@muhamuudbille9158 waad iga heeysaa sxb waan kuu saaray iga fiiri, adigana aan kaa arko

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 роки тому

      @@muhamuudbille9158 haye waan kuu saaree sxb ku aaway hee adigana

  • @ilhaambeyle3345
    @ilhaambeyle3345 4 роки тому +5

    Adna Queen always Queen wlhi❤👑👑

  • @firdowsmohamed92mohamed22
    @firdowsmohamed92mohamed22 4 роки тому +39

    wallahi qosalka iga dhamaadi , 40yrs kulahaa Saxaaf Naxdiin wallahi😂😂😂😂😂😂😂 Adna thank you, you have made my night guys thank you long life.

  • @fardowsasaid4679
    @fardowsasaid4679 4 роки тому +7

    allahu akibar alla beerka adno waa xaraamo wlhy 40sano aanba kuqoslay 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @farhad5541
    @farhad5541 4 роки тому +11

    Sirta adno weey seeto dheertehee saxafow saacadaasey ku haysataa😀 team adno one love guul meel wlba

  • @maanoabdulkadir2246
    @maanoabdulkadir2246 4 роки тому

    waaaw adna henna adna chnnel waad kabaxsatay xabibti keep goin

  • @samiirahmalapsan5168
    @samiirahmalapsan5168 4 роки тому +19

    Isku Waara Hunayaal💖Fvr Couples🥰🌹

  • @jannadoon7675
    @jannadoon7675 4 роки тому +1

    Ladnaan iYo Caafimaad Baan idiin RajaYnaa in iLaahaY Idinku Wado
    Beautiful Family.......

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 4 роки тому +14

    Alla wa qosol miiran kuwaan adna lkn igaarka doqon ayaa tiri halkani wa social media is jir

  • @dadkadalkadanta5592
    @dadkadalkadanta5592 4 роки тому +1

    Masha allaah ilahay ha idin siyadiyo farxada wllo qali ah 😍😍😍😍💐💐💐👌👌👌

  • @sadioabdurahman426
    @sadioabdurahman426 4 роки тому +16

    Adna maxaa waaye saan prank lugu kala ordo sugaayeeee 😂😂 keep going wlshy ❤❤

  • @maryammohamed8641
    @maryammohamed8641 4 роки тому +1

    Wow Masha allh qaali

  • @malikaaded3555
    @malikaaded3555 4 роки тому +8

    Waaaaaw adna cwa aad iyo aad aad u qurux bdn thy m.a waqti bdn oo qurux bdn wada qaaata

  • @abuurtiiwacnaydmoha7420
    @abuurtiiwacnaydmoha7420 4 роки тому +2

    adna saxaaf la'anti waxba mad noqoten ilahay haysku kiin barakeyo Jolie couple 🙏🥀

  • @ifrahabbas613
    @ifrahabbas613 4 роки тому +17

    Ar adnaheena da'daada runta la so helay kulahaa my family farxad ku waara ❤🤲❤

  • @fadumofilzan6238
    @fadumofilzan6238 4 роки тому +1

    Masha alah reer quruxbadan

  • @marwonolsiciid7583
    @marwonolsiciid7583 4 роки тому +35

    masha allah adna qurux wan ku jeclahay ❤ qosoool iguma hariiin😂😂😂

  • @dhemanluul6367
    @dhemanluul6367 4 роки тому +2

    Mnsha allah walashey adno waa idin jeclahay adiga familyga quruxda badan allah idin xifdiyo insha allah ♥️♥️♥️💕💕💕💕💕💕

  • @queenmaria3230
    @queenmaria3230 4 роки тому +20

    Waad ka gashatay 40 jir saxaaf Awowe🤣🤣 my queen Adna hena guul qali

  • @niciimoxanan5803
    @niciimoxanan5803 2 роки тому

    Adna mcnto horey usiisoco wlhi gabar dabecad fiican ayaa tahy masha allh wllo

  • @duniyocuntoiyoqurxin2069
    @duniyocuntoiyoqurxin2069 4 роки тому +4

    Ahahah adna umadeena ma tihid brank gadaasha yaala sameenin saa ugu dhacsatidaa jeclahay keep going nuurka youtube 🥰🥰 haa miiska tv ga qurux Masha allah

  • @fs5830
    @fs5830 4 роки тому

    Masha alaah qoskan ilahey ha xafido waxan ku jeclahay aslubta asturnanta farxada masha alaah

  • @yusracaddey2729
    @yusracaddey2729 4 роки тому +8

    Hhhhh wlhy saxaf wayka yaabisay adna dhibka saxaaf waan iska jeclahy ilahay amarki

  • @princessgacal6245
    @princessgacal6245 4 роки тому +9

    Wlhi qosol udintey sakeee m.a adnah saan Lee kuwad xaga difacanah team adnaa kuhaleee hadaa team adna tahay like so saar

  • @ugbaadasadcabdi3579
    @ugbaadasadcabdi3579 4 роки тому +7

    M.a Lamanihii QarniGa 💓💞💕💓💋💑Alle ha idin xfido

  • @qamarbintcabdulahi6422
    @qamarbintcabdulahi6422 4 роки тому +5

    Masha Allah Adna so funny hore usoco
    💗💕🌹💖💞💓💝♥️💐❤️😘

  • @queenahlaam116
    @queenahlaam116 4 роки тому +7

    😂😂😂😂adna wllhyw a qosol iyo saxaaf guulaysta

  • @mahamedismail681
    @mahamedismail681 4 роки тому +1

    Mnsha Allah reer qurux badan alaha nixafido dhamantiin reer saxaaf

  • @samsamibrahim6133
    @samsamibrahim6133 4 роки тому +3

    Walaaaahi caawa waad naga qoslisay adnay 😂😆saxaaf way ku haysataaa adkayso 40 year adna dhib badanaaaa kkk

  • @sacdiyoinahariif9924
    @sacdiyoinahariif9924 4 роки тому +1

    M.a famil qurux badan allha idin xafido adnaa love u mcto hore u soco qaliyee

  • @munalizamuna1819
    @munalizamuna1819 4 роки тому +4

    Adna wan iska kaa jecelhy ✨ ❤ 🔥 ✨ 🥰 👑 👑 👑 👑 👑 👑

  • @xasanmaxamednur5722
    @xasanmaxamednur5722 4 роки тому +1

    Famil qurux badan Hore usocoda iskuwaaraa

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 4 роки тому +20

    13:53 waji xun lee Qof Mininkada Joogo Rufiyaan Tahay Maxaa Ladhahaa Take it Easy Sxb Saas Lolama Hadlo Cimrigada oo Dheeradu Duca Aaba La Sameestaaye Alx lilaah Ma Dhahdidoo Iyaaa Yaab Unuka Lee Araknay Dumarka Da' Necbaantoda Yaa loo Qaban Aloore Ragii Hadey Ka Roorayaan🇸🇴💯

  • @nimcocumar3619
    @nimcocumar3619 4 роки тому +1

    masha Allah adna iyo saxaaf farxad ku nolada famil qurux badan

  • @xidigtachenal2507
    @xidigtachenal2507 4 роки тому +17

    Masha allaaaah 2minute 1k ilaahey cadawga hakaa qabto abyo

    • @kiranm7198
      @kiranm7198 4 роки тому +1

      Masha Allah isku wara

  • @asmamahdi5563
    @asmamahdi5563 4 роки тому

    Mashaa aalha ku jecliyaa adna qurux

  • @sadiyoyuusuf6705
    @sadiyoyuusuf6705 4 роки тому +6

    Asc asxaabey UA-cam aan leeyahay waxa uga hadlaa jaceelkaaga sidaa kusooceshan iyo laheet iyo aadabta caruurta ee soboqda fadlan magaca UA-cam ka waa sacdiyo Yuusuf waa mahadsantihiin ❤💌

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 роки тому +1

      walaal anigaa kugu sharfaayo adigana ii saar adigoo mahadsan

    • @cabdixakiinofficiall503
      @cabdixakiinofficiall503 4 роки тому

      @@KINGMOHA5388 Aniga kuusaray adna iisaar aan kala faidno ua-cam.com/video/RWqIccw1iKY/v-deo.html

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 роки тому

      @@cabdixakiinofficiall503 bro waan kuu saaray waad iga heeysaa iga fiiri

  • @nasrashire2041
    @nasrashire2041 Рік тому +1

    MashaAllah my siz love you

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 4 роки тому +3

    Adnahoooy ani prank leee amaa dhashaaaaaa🥰 keep going sister

  • @jaliilmoyare2178
    @jaliilmoyare2178 4 роки тому +1

    Wwwwww mashaa allha lamanahay qurux badan allha ha nii xafiido my walashe

  • @hassanxhaka2819
    @hassanxhaka2819 4 роки тому +72

    Qofki afarad an ahay wna idin slay l amanha qarniga ❤❤ like isara

    • @ciisexasan2809
      @ciisexasan2809 4 роки тому +2

      Waaad uuqalantay

    • @mohinholyrics9362
      @mohinholyrics9362 4 роки тому +1

      ua-cam.com/video/Htv8FvP1lxk/v-deo.html Sub Apowe Waa Ku paryaaa wllo SUB

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому +2

      @@mohinholyrics9362
      Waa iga hesata adigana iga xaqiiji SUBSCRIBE

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1 4 роки тому

    Meshaa ragi sanadka kaa xanaqaa side dumarr ku shegan karaa ar saxaaf 40 sano maxey kaa dhibee waan jiraa maad dhahdid walee waa laa didaay sanadka saxaaf waa oyi rabaa caawa

  • @ridwaanmaxamedyuusuf1668
    @ridwaanmaxamedyuusuf1668 4 роки тому +15

    Salaan sare ajaaja iyo ajaajiina one love 💗💓

  • @farahaprilahmett9680
    @farahaprilahmett9680 4 роки тому +1

    Maansh allah lamaanihii qaringa alle haidn barkeeyo

  • @nasrinahaajisacid6132
    @nasrinahaajisacid6132 4 роки тому +7

    Masha Allah family qurux badan Allah ina xifdiyo inbadan ❤❤👑👑👑👑👑⚘💔🌷⚘💔❤❤❤❤❤❤❤❤❤⚘⚘⚘💔💔🌷🌷💘💘

    • @qarandonofficial5671
      @qarandonofficial5671 4 роки тому

      h🤗😁👨‍💻🤴💋😉🕴👈👨‍💻😭🕐🕐😷😀😷🕐😭🍪🍺🛌

    • @nasrinahaajisacid6132
      @nasrinahaajisacid6132 4 роки тому

      @@qarandonofficial5671 ❤❤👑🙏

  • @abdiqaadirxaajimaxamed6795
    @abdiqaadirxaajimaxamed6795 3 роки тому +1

    Mansha allah adnadeyda cashaqa ilxun idin ma aragto iskuwara

  • @rakiaagadir8538
    @rakiaagadir8538 4 роки тому +5

    zaciim waa wiilkeyga yarka ah waxu jiraa 4bil marke adna tortada sodhigtay ee dhahday saxaaf wa 40jir wlhi wuu qeeliyay😂 layaab ila noqotay😂😂😂

  • @salmamaxamed7666
    @salmamaxamed7666 4 роки тому +1

    Masha allah adna qurux alle ha idin deysto keep going mar waliba

  • @bts7army4lifelistenboi50
    @bts7army4lifelistenboi50 4 роки тому +18

    Adna is the queen 👑 of pranks 😆😆😭

  • @raabicacumarmadoobe6157
    @raabicacumarmadoobe6157 4 роки тому

    Adna wlhi marwalba oon ku dawado video yadada wlhi anoo qoslya dhamysta hore usoco adi iyo seygaga iyo carurtaduna farxad ku nolada

  • @qadiijoosmaan6903
    @qadiijoosmaan6903 4 роки тому +49

    M.a cawa aniga ugu horeeyo intii reer marko eh like waan u xiisy

    • @diinbindaan6979
      @diinbindaan6979 4 роки тому

      Reer marko cadey wan joogan wan ku saray

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 4 роки тому +3

      aniga reer marko ah reer xaafad ruusiyo welibo ee subscribe iigu cimaamad adigana abaayo qaali

    • @cabdixakiinofficiall503
      @cabdixakiinofficiall503 4 роки тому +1

      @@diinbindaan6979 sxp subscribe iisaar pro ua-cam.com/video/RWqIccw1iKY/v-deo.html mahadsanid

    • @shaafiofficiallmedia687
      @shaafiofficiallmedia687 4 роки тому

      Isaar aan ku saaree

    • @cabdixakiinofficiall503
      @cabdixakiinofficiall503 4 роки тому +1

      @@shaafiofficiallmedia687 waan kuusaray iga fiiri hada

  • @warsanmohamoud7581
    @warsanmohamoud7581 4 роки тому

    jecliyaa saxaaf iyo adna waa labo qof oo jacyl ka samaysan wax badana laha bartoo allaha idin xafidoo

  • @qaalixuseensumayo90
    @qaalixuseensumayo90 4 роки тому +4

    Mash Allah isku wara 💖💖💖💖💖💖

  • @abyanahmed9831
    @abyanahmed9831 4 роки тому +9

    6:26. Saxaf kulaha isku dhar manihun goy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @samiranoor69
      @samiranoor69 4 роки тому +2

      Istabraq Ahmed haha 😂 qosl ka badate wlhi

  • @shushuuahmed9038
    @shushuuahmed9038 4 роки тому +4

    Happy birthday ustaad🎁🎁🎁🎉🎊🎉🎊🎁🎁🎊🎉🎉 Saxaaf iyo hoyadeey isku fac waaye cimri dheer iyo cidaado suban nii rajeynayaa insha allah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 4 роки тому +1

    Aduunyada labadii is caashaqa is calmadaana hoy wada gala is calmadaana ceesh wada cuna 💯saxaaf& adna wada noolada inta ay nolol jirto

  • @feiruzhassan8374
    @feiruzhassan8374 4 роки тому +46

    Inta uimade ineey comentiga aqriyaan, like dac dac igu sii

  • @sathiyoseyttuni7317
    @sathiyoseyttuni7317 4 роки тому +2

    Adna cadey guul leyso waliga ♥️♥️❤

  • @hananupdy4901
    @hananupdy4901 4 роки тому +81

    comment aqris waxan u nacay like isaar waxan tuugsi bdna war hedhahaya ma jano ayad kugaleeysan wadba iga maajiseen 🖕

  • @hamditaaouled5385
    @hamditaaouled5385 4 роки тому

    Waw saxaaf we are same day of brithday 26/2. Macha Allah

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 4 роки тому +4

    anigoo 2000 dhashaybaa 20 jiraa indeer waxkhtigu wuu cararayaa iska qiro😁😁😁👊

  • @nuurtoabuukar9845
    @nuurtoabuukar9845 4 роки тому +2

    Masha Allah xafidullh keep going

  • @sumeyasuhaana9278
    @sumeyasuhaana9278 4 роки тому +5

    qofkii ila rabo inan lagu sameyo prank sahaaf like isaara mahasanidin♥️💕💜❤️💋🙏🙏😜😁😝👌

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 роки тому +2

    Masha AllaH 😍😍

  • @nastehoabdi5495
    @nastehoabdi5495 4 роки тому +3

    Adnaaay xbbtih❤️😔😔cwa 2h ukujiraaa waksooo daaahey saaaa brnk ujecla😂💋💋

  • @nimconuurto782
    @nimconuurto782 4 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂adnaaa wllhi qosol igu dishay farxad kunolada

  • @fadmachannel1298
    @fadmachannel1298 4 роки тому +4

    Allaah ha idin barakeyo adna iyo saxaaf family farxad badan ayaa tihiin 🌹❤💯

  • @fadumaabdi5882
    @fadumaabdi5882 4 роки тому

    Adna masha allah abaaayo saxaaf tadkudhigtay caawo waligiis ma ilaawayo

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 4 роки тому +5

    Masha allah family qurux badan wan idin jeclahy♥️❤

  • @fadumo.hassani1333
    @fadumo.hassani1333 4 роки тому

    Hhhhhhhh adna cadey ilah ika daayo cadi ma tihit runtiii xabibti il xun ilah ha idinka qabto abayo qali masha alah nur ala nur shekadada wllhi waa ay igu soconee wllhi aniga o ardey ah aya waga igu barisine sxbey cadi ma tihit shekadada waa ay igu socone kkkkkkkk😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @yusraxasan529
    @yusraxasan529 4 роки тому +6

    Adna instigaramka haween live kasooo kala lawadiiin ❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @umunaima2953
    @umunaima2953 4 роки тому

    adna cawo qosol a iga dhameysi xabbty hormar wacan ayan idin leyahy abayo😍😍 saxaf dhalasho wacan

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 4 роки тому +6

    ‏ما شاء الله تبارك الله الله يحفظكم أنتم وعيالكم يا رب✋🏻🥰

  • @mushtiiabdihakimali3589
    @mushtiiabdihakimali3589 4 роки тому +1

    ZaxaaFi Qiro Zhp 40 year majirtido adna way soo ogatay dad zaxdaa😃😃😃😃😃♥️♥️💑💑the best Couples

  • @leylaommarhasaan8595
    @leylaommarhasaan8595 4 роки тому +8

    Masha Allah family quruxbadan xafidahullah♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🍎🍎🍓🍓

  • @izmahaanmohamed1185
    @izmahaanmohamed1185 4 роки тому +1

    Heestah yaa qaada plz replyda isoo gala

  • @hodanmoha4857
    @hodanmoha4857 4 роки тому +14

    prank jecliYaaa 💗💗💗🔥

  • @basrojeylani2836
    @basrojeylani2836 4 роки тому

    Kkkkkkkkkk saxaaf 40 iska daaye uma dhowo xitaa masha alah alle ha idina xafido dhamaantina farxadina ha waarto kkkkkkkk cabdiraxman meel walbo wuku jiraa kulahaa ar saxaaf caadi ma àhan alle haku xafido