Farax wa nin rer diiniya oo rer ugas sharmake ah Se walalihii ba dhulbahante ah oo isagu isku hoyo ahayeen farax iyo awowgey adan gurey aya isku waqti aha alle Haunaxariisto labadoduba
Waxa ay ahaayeen laba gabdhood Beydan iyo Suuban hooyadood waxa la oran jirey Meyran Timocad- Aabahana Farax afcad!. Dhamaan waa waalidka I dhalay Allaha u naxarristo
Walaalkaa oo aad ii hiilli tidhi walaal la'aan baa dhaanta xaaskaaga oo aad wax i sii tidhina xaas la'aan baa dhaanta 👍
Faarax afcad wasa nin qayb kamida noloshiisa ku qaatay dooxada nugaaleed waxaana dhalay dhulbaahante ilaahay ha u naxariisto
Waa awoowgey Allaha unaxariisto
@shaafi Mursal waa Awoowgey 3xaad Allaha unaxariisto
Farax wa nin rer diiniya oo rer ugas sharmake ah Se walalihii ba dhulbahante ah oo isagu isku hoyo ahayeen farax iyo awowgey adan gurey aya isku waqti aha alle Haunaxariisto labadoduba
@@MariemahAbdi waxy walaalo ahayeen caruur dhulbahante ah oo baharsame ah
- Anoo bilo maqnaan jiray Midaan baraxna ii dhiibin
- Oo kaydkii waan bixiyeytiri waan ka buubsanahay
- Nin baruurta jacel baan ahoo waydi waa balo'e
- Naag aan kub iyo bari lahayn waan ka buubsanahay. 😀😘
Yaa yiri intaa ?
@@hassanabdikarimmohamed2505 faarax afcad.
Masha allh idaaja
😍😍😍 jecliyaa. Idaajaa
Faarax afcad xasan dhiilo awoowgay allaa yaa raxma
Tolow idaaja hadman arkaya
Baydan iyo Faarax shirwac dheh
Ninkan sawirkiisa saartay meesha faarax maahee waa faacuul aadan jigle aadeer kaqaad meesha
Haa Waa Sax Lkn Waa Tusaale Dadkuna Ma Wada Yaqaanaan
Qarni joog mahadsanid.
Waxaan oo idinka sahi lahaa waa magaca, oo ah:- Beydan, ee ma'aha Baydhan.
Beydan waxaa markay guur gaartey, guursadey Gacayte-dheere. Marka laaxinka ka ilaalsha magaca ayeeyooyinkiin!.
Mahadsanid
Mahadsanid
Waar idaacadii Daaroodismka caawa maxaa sawirkii Faacuul Aadan kasoo galay ?
Faacuul waa runtaa waa wiil somali ah oo taariikh leh . Lkn kan bogga leh iyo idaajaa wey ka indha qarsadaan taariikhdiisa. Sidaa darteed iney dadka isku soo jeediyaan qabyaaladooda maaha
@@mohamedabdikadir2011 doollo iyo togdheer buu u dhaxeeyay ? Magaalada burco meel u dhaw baa lagu sawiray
Iskuroone maruqdo jilal iyo gu waa iskusidoo
Gabadhiisa miyaa mise walashiis farax afcad iyo beydhan afcad
Afcad Wa Nanes Wa Gabadhiisa
Beydan waxa dhalay Farax Afcad. Beydan Afcad wa magacii oo lasoo gaabiyay
Waxa ay ahaayeen laba gabdhood Beydan iyo Suuban hooyadood waxa la oran jirey Meyran Timocad- Aabahana Farax afcad!. Dhamaan waa waalidka I dhalay Allaha u naxarristo
Þ645,