❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤
Xassan Gedo waxna uma dhibin waxna matarin Lkn Axmed madoobe Gedo dhib weyn ka geyste iyo inuu diyaraha Kenya ku xasuuqo alshabab u adegsado marka Xassan baa wadana
@@SaciidoMohamed-qv7mc Re Gedo Xassan kama baryaayaan Wax uu asagu leeyahay ee waa wax ay xaq u leeyihiin Dawlada uu Madaxda Ka yahay Xassan hadii ay duudaiisay xuquuqdi ma Dhibaato ka weynba jirto Mise taas kuuma Muuqato Markii la xasuuqay Shacabkii uu u dhaartay Maydkooda oo banaanka daadsan Asagoo mar qura ka hadlin ayuu u cararay Kenya si uu Maydkii Askartii Kenya oogu soo rukuuco Diyaaradaha Dadka laynayey Waa xassan Ninka ay tahay inuu Ka hadlo sagaana Dalka Madaxweyne Ka ah.
@ maalin walba Axmed madoobe iyo rerkiisa Gedo diyaraha Kenya ku xasuuqan aduunka na Gedo iney hormar to u nicibyaha geedo naar malin walba Gedo wuxu ku soo qatara mid bila damiir ah oo ka dhashey Hada u denveysey ciidamo Baardheere lagu taba barayey si Kismayo loogu qabto waa too alshab usoo adeegsadey oo ku xasuuqey Xaasan shiiq bey noqote anigu Xasan inaa tageerno waxa nagu qasbaya waa inuu mesha geedo naar ka saro nagala shaqeyo saa gobelkeni Itoobiyan cagdheer ah ay Kenya ku hayso Xassana dhib iyo dheef horey igma geysan at least labo qof haday ku noqdan labo kala daran kala dooro kan aan dhibka iigeysaneyn baa dooran Xaqa aaa sheegeyso soo axmed geedo naar kuma lihi ilaa asaga gobalki hayste malin muu u hadle buundooyinki mxu ka geyste ? Ader meel dher ka fikir kablalax dan ah oo Daarood nimo been ah ku qarabanaya yeysa ku sirin hada mr tahay waye
@@SaciidoMohamed-qv7mc Mareexaan ayagaa jubalaan wax Ku darsaday qaybna ka ah wixii ooga maqana ayagaa la xisaabtami. waxaanse kuu sheegaya ree Gedo marna yeelimayaam inay Gedo Noqonto meel Lagu fushado dano guran oo Amnigooda wax yeelo. Aratidaadu waxay la midtahay Nin wax Ka sugayo Nin dilayey Sideedaba cidna wax lagama sugo ee waa lala qabsada
Mooryaankaas reer Gadoowiska jirra! Maanta Axmed madoobe ha eeginee magaceena la eryanayo iyo magaceena la dulaynayo eega oo mooryaakaas erya! Xaqu wuu idiinsoo wareegidoonaaye yaa Daroorada aya taagantahay!😊
Masha Allah waa tilmaan tala bixin Mamuladii iyo dalkii oo rajo iyo dalki oo dib u dhis Cidan mid Mamul iyo Heygalka dawladno meel fiican laga soo garsiiyay,Boob barakac Gesiyadii Qaranka ee garay in eey gilgilaan kuwa damaca iyo dalka uu ku sii jiro xasiloni darada ayaa Mashruc Immaradka kuwa iyaga wakila u ah Reer Galbeydka mareykanka Africada Dhaqala badan dalka kasameyay balse 18 sano Ina Cumar Gelle uu kulataliyay in eey khawarijta eey xariro iyo.zaadka kutakuleyaan xeryahana eey is ka joogan,Ayax baahan iyo.Mooryaanta waa in dalka laga qabta.
Masha Allah Meeshi ay àhayd in la dhigo baad dhigtay arintan reer gedo iyo jubaland. Xasan khamaar bu Ku cayaaray reer gedo ilaa iyo maalinti farmajo joogay dagaal bu Kula jiray.illahay xaqa ha tuso
Viva Sade Daarood 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashallah barteedii baa dhigtey Xassan dalxaraashe meel halooga soo wada jeesto 🙏🇸🇴
Maashaa allah allow madaxaaga raaji wadankana allaha noo badbaadiyo
Masha Allah Geesi geesi dhaly ayaa tahay.
Guul guul Besha Sede Darood.
Allah haku Xafido❤❤❤❤❤
Walee waa runtaa Hassan sheekh madaxiisa iyo qadaadkiisa isku mid buu noqday ,ilaahay umada haka qabto insha allah
Siyaasi waxbadan og.
Xog ogaal hada maqli jirty waa Xildhibaan Bood. Guuleyso masuul sare
Maansha Allah waa nin waxgarad ah
Masha Allah guuleyso geesi geesi dhalay yaa bood cimrigaa ha jiro
Caaqil iyo aqoonyahanka Daarood waa Mareexaan,mahadsanidiin
Waa run xildhibaan hore reer gedoo taladiisa qaata aamiin.
Mashaalah walee runtaad sheegtay xasan sheikh teendhada xitaa yuusan gaarin inkastoo xildhibaano cawaanah maanta baarlamaanka joogaane xasan sheikh kuwaasuu iskuhaleynayaa
Mansha Allaah tabarakallaah illahay haku xiftiyo ina adeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Daaroodow mr waa wadani lillahaye idiin sooriraye maansha allah Marixeen sade allaha ku xafido guul iyo gobonimo❤❤boodmahadsanid❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤
Allah ya cizak si sax ah baad u hdashay Allah naga qabto Hassan dhiqo iyo xamse Cale Amin
Mash Aaallaah ❤
Masha allaha guuleyso sax weeye ❤✅️💯👏
Mahadsanid jaale aga kk Mahadsanid thanks again
Sax mashaa Allah 👏👏👏👏👏👍👍👍👍❤️yes kafirsada. Absolutely 💯
LIIBAX LIIBAX DHALEEY❤❤❤❤❤❤❤❤
Mnsha allah waa war wanaagsan
Masha allaha ❤❤❤❤❤
Nooloow ina adeer guuleyso. Vivo beesha sade ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
You're Right....thanks.
Walle ogadeen iyo marexaan waa iney dhalasho iyo dhiig wadagaan shaki kumajiro wxn kabaqaa mararka qaar intey is hestaan inu cadow kale ina dhameeyo hadan kamidoobi weyno intey goori’goortahay!
❤❤❤❤❤❤❤❤❤nooloow xildhibaan bood❤❤❤❤ guul gobanimo
Waa war run ah
Guul iyo gobanimo allahakuxafido,allahanagaqabto xamze,iyo,xasan
❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul insha Allah jublaan guul ❤❤❤❤❤❤❤❤
Sax guul guul Daarood nimo❤❤❤
Maasha allaah runta illaahey baa kugu jecel ❤
Xasan baraf waa qabiileyste
Ninkani wkii axmad madoobe sinabada xilka ugudhiibi inshaa allaaah
EXCELLENT SUGGESTION
Dowlada jubbaland guuleeyasata guul guul guul 💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍💚💙🤍🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Good man, thank you very much, God bless you and your family...
masha Allah
one love somali
Mahadsanid
Mareexaanow tolow maantay xasan waa jabey yaan baalal loo noqon waxaa soo celineynaa farmaajo from ssc
Good sax afka Allow hakagoon
Mahadsanid ugas thanks
Inaalilaahi waa inaailaahi raajucuun waa qaracan xasan shiikh wuxuu samaynayaa wadankii waa baabiyay
That’s true reer gedoow ama sedoow xasan yaanu caqli xumo idiinla imaan
Mansha allaah waaa runtaa
Maanshaillaah hadlka wakaa dalku maanta badbaaduu rabaa xasan iyax kasoo saara feleda nen kaloo haweyaa oo see wada udheeba waa haday rabaan haweya somale see wada joogta
Asc illaahoo kuxafid geesi soomaaliyred baatahay
Xasan waa lasoo adegsady inuu burburiyo somaliya alaha naga qabto aamiin
Thank you ugaas
somaliyeey waa in la maqlaa hadal xil hore bood oo meel looga soo wada jeesto munaafaqaan khaainkaa
Hadal warun kamareso❤❤❤
Maasha allah waatalo oday runtii
Mnsha Allah geesi
Manisha.alaah
WAA SIDAY tahay
Kusoco ugas xorsyynta wadanka kahadal ugas diyarbakir ayanahay smli gud ghn dhmn mahadsanid ugas
Jubaland guuuul❤❤❤❤❤
Asc walee waa rageedii waa nin xigmad badan ha laga faa,iideysto
Ugas wa run wa run Ugas aga diyarbakir ayanhahahy Ugas aga ss dhawow Ugas thanks
Allaha ku barakeeyo mundane Bood, Xasan waa ninkii lahaa Farmaajo waa Mareexaan ee ka doo bax vilada
Aga ugas warunta jale mahadsanid
Geesi halyeey hadal ku waa intaad sheegtay
Xasan iimaankiisii buu wasay
Xasan Thank you ugaas
M.a geesi geesi dhalay
Mashallah nin rageed Mareexaaanow taariq baa is qoreysa Xassan Alshabab iyo Teamkisa sidii koodhomkii yasan idin isticmaalin Jubbland adinkaa leh samaan iyo cumaanba Mareexaaan mahan rag I soo raraacha Hawiye burburta Jubbland taas waa ka qeymo weyihin lkn Somali iyo Daarood ba waa idin dawwnaya
Waa siduu u sheegay Bood Cadule Cade.
Ree Gedo waxaan tihiin iyo waxa la idiin gaystay waad garanaysaan
Waxaad haystaan Nabad dhexdiina
Ku dadaala inay idinka burburin oo cadow idin soo Dhex galin
Garabkiina Allaha galo
Xassan Gedo waxna uma dhibin waxna matarin
Lkn Axmed madoobe Gedo dhib weyn ka geyste iyo inuu diyaraha Kenya ku xasuuqo alshabab u adegsado marka Xassan baa wadana
@@SaciidoMohamed-qv7mc
Re Gedo Xassan kama baryaayaan Wax uu asagu leeyahay ee waa wax ay xaq u leeyihiin Dawlada uu Madaxda Ka yahay Xassan hadii ay duudaiisay xuquuqdi ma Dhibaato ka weynba jirto
Mise taas kuuma Muuqato
Markii la xasuuqay Shacabkii uu u dhaartay Maydkooda oo banaanka daadsan Asagoo mar qura ka hadlin ayuu u cararay Kenya si uu Maydkii Askartii Kenya oogu soo rukuuco
Diyaaradaha Dadka laynayey
Waa xassan
Ninka ay tahay inuu Ka hadlo sagaana Dalka Madaxweyne Ka ah.
@ maalin walba Axmed madoobe iyo rerkiisa Gedo diyaraha Kenya ku xasuuqan aduunka na Gedo iney hormar to u nicibyaha geedo naar malin walba Gedo wuxu ku soo qatara mid bila damiir ah oo ka dhashey
Hada u denveysey ciidamo Baardheere lagu taba barayey si Kismayo loogu qabto waa too alshab usoo adeegsadey oo ku xasuuqey
Xaasan shiiq bey noqote anigu Xasan inaa tageerno waxa nagu qasbaya waa inuu mesha geedo naar ka saro nagala shaqeyo saa gobelkeni Itoobiyan cagdheer ah ay Kenya ku hayso
Xassana dhib iyo dheef horey igma geysan at least labo qof haday ku noqdan labo kala daran kala dooro kan aan dhibka iigeysaneyn baa dooran
Xaqa aaa sheegeyso soo axmed geedo naar kuma lihi ilaa asaga gobalki hayste malin muu u hadle buundooyinki mxu ka geyste ?
Ader meel dher ka fikir kablalax dan ah oo Daarood nimo been ah ku qarabanaya yeysa ku sirin hada mr tahay waye
@@SaciidoMohamed-qv7mc
Mareexaan ayagaa jubalaan wax Ku darsaday
qaybna ka ah wixii ooga maqana ayagaa la xisaabtami.
waxaanse kuu sheegaya ree Gedo marna yeelimayaam inay Gedo Noqonto meel Lagu fushado dano guran oo Amnigooda wax yeelo.
Aratidaadu waxay la midtahay Nin wax Ka sugayo Nin dilayey
Sideedaba cidna wax lagama sugo ee waa lala qabsada
@ Jubboland waxba kuma darsane anaa leh nin baana xoog iiga haysta labo tuulo kaliya ku leh
Ninkas yahuud na Allha ka dhige wixi midi uwata waa usoo feynaya mididas
Gob gob dhashay! Nin wax fahmaya waa kaas!
Tala yaqaan somaliyeed
That’s true
Aamiin afku kuma go o noolaw vimrigaa ha jiro somali dhaba
Mooryaankaas reer Gadoowiska jirra! Maanta Axmed madoobe ha eeginee magaceena la eryanayo iyo magaceena la dulaynayo eega oo mooryaakaas erya! Xaqu wuu idiinsoo wareegidoonaaye yaa Daroorada aya taagantahay!😊
Masha Allah waa tilmaan tala bixin Mamuladii iyo dalkii oo rajo iyo dalki oo dib u dhis Cidan mid Mamul iyo Heygalka dawladno meel fiican laga soo garsiiyay,Boob barakac Gesiyadii Qaranka ee garay in eey gilgilaan kuwa damaca iyo dalka uu ku sii jiro xasiloni darada ayaa Mashruc Immaradka kuwa iyaga wakila u ah Reer Galbeydka mareykanka Africada Dhaqala badan dalka kasameyay balse 18 sano Ina Cumar Gelle uu kulataliyay in eey khawarijta eey xariro iyo.zaadka kutakuleyaan xeryahana eey is ka joogan,Ayax baahan iyo.Mooryaanta waa in dalka laga qabta.
Soo dhawow ugas
Alla daarood qabyaalad waynaa
AFKAGA CAANO JEEL LA GU QABEY❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi ninkaan waa labaxiniyod masha alaah xilibaan bood sidedaba Marexan waa dad dhiiran runta ka hadla oo wadani ah
Waa run wadanka waxa uu ubahan yahay badbaado halaga bad baadiyo tuugta damjadiid hasan tuug. Laba hadle qabyaliiste
Somaliyey wadanka hala badbaadiyo
Bashir al asad ayaa lagu sameyni garguurte iska sug 💯💪
Masha Allah Meeshi ay àhayd in la dhigo baad dhigtay arintan reer gedo iyo jubaland.
Xasan khamaar bu Ku cayaaray reer gedo ilaa iyo maalinti farmajo joogay dagaal bu Kula jiray.illahay xaqa ha tuso
LIKED
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Alla muxuu gaartay xiigsigii Hassan Sheikh
Waaruntaa weeye umadii oodhan waa waalaye ileen waa sixroole xasan waa laogaadaye danahashisheeyah sayuu uadeegaa soomaalayekaca kac kac oowadanka badbaadsada
Walahi billahi talo hadii la qaato lagu caano maali lahaa wad dhiibtey oday somaaliyed noolow 10adoo kalan u bahanay maanta kaliya
✅✅✅✅✅✅✅
Ragannimo gees geesi dhalay guul jubbaland guulleso dulumimidii nolow
siyaad bane ilah hunaxarste muxu uqabtay walalyal
ALLAHYACIZZAK RUNTA AYAA DHEXDA SOO DHIGTAY WADDANKEENA ALLAAH BAA U MAQAN SOMALIYEY BADBADIYA QARANKA QARBUU KA LALADAA
Marexan naf male. Waa xaabo.. Xasan macalin culusow. Waa USC. Sharci dowladnimo wata. Cidii iska celin lahayd iyo Cidii kale
Axmed madowbe taagera waaaye
Wax gaarad mareexan wiil mareexan
Hadalkaagu waa wacanyahay laakin laakinl laakin maanta dadka caloosha ayaa looga taliyaa ee ha kudaalin hadaadan doolar bixinaynin war ninkii dollar haystaw dadka gumaysa sida xasan oo kale
Siyaasadu maalinba waji bay leedahay. Maanta jiritaankaaga iyo aayahaaga mugdi qof galin raba looma raaco cadoow aad is garanaysaan. Xasan iyo xulafadiisa waa cadoowgiina koowaad. Markuu Axmed iyo Kismaayo soo cuno idinkana Findhicil buu idinka dhiganayaa.
LIKE
Libaax libaax dhalay
Ok
War dalka hala badbaadiyo xasan shiikh halaga qabto wadanka soomaayeey isku imaada
Axmed geedo naar jaajus halaga badbaadiyo
Maalinba Qofbaa waan soomaliya
Dhamaan somali oo dhan waa iney fadhiga ka kacaan wadanka
Wuxuu ku sii socdaa god isticmaar hadhaw yaan la dhihin layma sheegin nin walboow dhegahaada fur.
Dhibka Soomaaliya wa Baarlamaan ku sheega
Xasan dhiiqo DAAROOD naceeb buu waxwalba usamaynayaa
SHARE