DEG DEG Go,aano Qaraar oo Villa Somalia kasoo baxaya UPD oo is dhaarsaday Ahmed Madoobe oo Itobiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 27

  • @JoobaneKaaro
    @JoobaneKaaro Місяць тому

    Haddii xabashi la Aado waa burburka soomaaliya ee ha la rido madaxweynaha

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 Місяць тому +1

    Waryaa Hooy arimaha Sirta ah waa in aad ka gaabsatto wixii sir oo xata qarisaah Xogta sirta ah. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @MaxamedBile-u7w
    @MaxamedBile-u7w Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @naasircawaale5555
    @naasircawaale5555 Місяць тому

    Jubaland guul insha Allah

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 Місяць тому +3

    Waa warey ma maanta ayaa xabashi maciin la biday hada ayaan hoognay somaliyeey inta xabashi baryeyso
    Masiibo ha ku dhacda inshalaah

    • @alabaamadi8460
      @alabaamadi8460 Місяць тому

      ...... MEEQA WEJI LEEDAHAY....2 DOWLADOOD SI CAALAMI U HESHIIN KARAAN... TUUG BARASAAB AH...YAA U DIRSADEY ARRIMO DIBADEED....SIRTA DALKUU IIBINAYAA..

  • @JoobaneKaaro
    @JoobaneKaaro Місяць тому

    Sababta itopia loo Aadayo waa jaajuusnimo ee ha laga maarmo itopia

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Місяць тому +2

    Xasan iyo Xamza la iskuma diri karo ........ xasana ma yeelayo progandoada uu wado Deni

  • @CabdiiMaydhane
    @CabdiiMaydhane Місяць тому

    Xamse. Iyo. Xasan. Kijantida dad. Waynaha. Kumagac donanayay. Alaha. Rogo

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 Місяць тому

    Hadal xume xanuunsan

  • @KaaraMardha11
    @KaaraMardha11 Місяць тому

    Faarax sh cabdiqaadir waligii itoobiya ayuu jaajuus u ahaa ilaa 1997 dad duloobay ayaad ka hadleysaa waligeedna dulinimo kama baxeyso soomaaliya inta uu jiro nidaamka fedraalka.

  • @GuleedGarane
    @GuleedGarane Місяць тому

    Waxaan madaxda dawlada usheegayaa inaye isku duubnaadaan oo aynan gardarada aysan roganiin oosan 2 aflaynin wax alaale waxii kadhacaye Raaskanboni masuuliyadeeda waxaa iskaleh Ahmed madoobe iyo Arsenal oo kuduulaye ciidamadii qaranka laakiin hadaye kusoo laabtaan masuuliyiin katirsan dawlada oo ay dhahaan waxii dhacaye ayaan oga lataba qaadaynaa halkaa waxaa beenoobi warkii runtahaa ee horaye dawladu usheegtaye

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur Місяць тому

    War. Jajusin. Bad. Noshegtay. Sanbaloshe. Iyo. Farax. X. Gurgurte. Wa. FashilmY. Wana. Laiska. Celin. Damuljadid

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому

    Haddiiba arimaha soomaaliya loo daba fariisanayo ethiopia soo ama looga dacwoonayo muumulada dalka waxaa cajiib ah in dhulkii iyo baddiiba lagu iibsanayo si loo gaaro doorasho uu xasan ku soo boxo.

  • @CrasaaqXasan
    @CrasaaqXasan Місяць тому

    AXMED MADOOBE RAASKAMOONI USOCDA KASOHADAL

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k Місяць тому

    Wa la soo wasya soosoocoda

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Місяць тому

    Shirka maba jogin seed is ku ogaatey beentada hadey badato Waa laga tegi been cid dhageysaneysa ma jirto mala awaal

  • @Fatuma-i8q
    @Fatuma-i8q Місяць тому

    Xamsa.guleyso

  • @MaryanhusenCisman
    @MaryanhusenCisman Місяць тому

    hadii Mardabe lasoo weraro axmed maboobe dagalku wuu baladh ogadeenka kilalka 5 si tos ah ayay ugali dagalka

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 Місяць тому

    Ethiopia iyo khawaariijsta Kenya ayaa isugu tagay cidama dawladda federalka guuldaro waxay usunate Ahmed madoobe khawariji magaafe ah lamana amiinikaro asaga iyo Amxaaradiisa

  • @CrasaaqXasan
    @CrasaaqXasan Місяць тому

    AXMED MADOOBE RAASKAMOONI USOCDA KASOHADAL