😠💔😭💯🇸🇴 Xasan wuxu u Soo Noqday ayaa Aheed in u Wadanka Xaraasho 😭 Cidankii Somaliyed 💔😭🇸🇴 u Baabiyo 😭💔Dadkii Somaliyed u bara kiciyo 😢Hantidii Dowlada U Xaraasho maxaaan Sugeena?😭💔🇸🇴
Markii ay.timid.amxaarad.somalia gaar.ahaan mogadisho Waxa laayeen kumanaan qofood!!! Marka la oranyo amxaaro naf noo hurtay naf nooma hurine naftay kabixiyeen inta ay dili karaan!!! The year of 2006.
Bal intaad xisabtantaan markaad xasan 8:02 xabasho usoo kaxaysateen od ku fanteen kenya iyo itoobiyan haysanaa oo walale heen maxad hada u ooyaysan madal kii iyo ciidankii xabashi loosoo kaxaystay midan ahay bad ka hadlaysan shem of you
Dad ma haysano rag ma jiro dibad sooshal midiya io cajiis aan cilmi lahayn dhulkeena ayaa la haystaa ee in la sooceliyo ma ahan in bad loogu daro qayaano weeyn ayaa nalagu sameeyay xasan dhiiqo mar hore ayaa ahayd in la iska qabto
@SaraUsama-o6n meelna aadi mayaan sidoodii ayaa gumsi qaybsan ethopia qayb lasiin. Kadibna waxay kamidnoqonayaan dal laleeyahay. Aniguna waxaan kanasanayaa. . Xow maha ka qabaa masoo dagoo maxamedow soo bax. Haye hee . Been maan kasheegaa. Xow maha ka qabaa waa su al xanar unukaa iska lw . Somali ma aha . Baday ku yimaadeen ma baxaano.haye heee matirahidoo...... oh oh
Dadkooda wy qaban waayeen oo wy wada daawanayeen dad ma aha ayagaa la isku falay wy isguursadan maxaa ka dhaxeeya soomalia waa qaxooti wadankoodana dad ayey siiyen ay ku yihiin qoxooti
Bay bay soomaaliya
🇸🇴 Allah badbaadsho
Dhac iiyo Musiiba
Absolutely
Salam Alleykoum Wa Rahmatoullahi Wa Barakat
Totally realist analysis in line with the structural reality
Somalia Berezina is definitely what happened
Waa munafiiq sooraca ethopia kaa dhee
Way waa yahuudi xasn iimaan lawe
Geesiga
Dhulkiisa
Guusha
U horseeda
Geerida
Dishaay
Geed kaa
Ha go' o
Asc umada somaliya Waxa juga waqooyiga somaliya harigesa
Xaxaxaxacacaxa
Abwaan timacade dadka lahadalyo ayaa lahani duxa iyu imane
حسن شيخ غير ساليح للسومال الاتفاق الدى تم مسلاحت اتوبيا فقط وظزاز للسومال
Maasha-Allah somalia intay xaasidaysay dalka barakaysan ee somaliland ayay god madaw gashay .
>Waxa la ydhi " waraabe naftisana uma roona
Nafta guri taalna uma roona
. Wllhi somaliyyyy niyad qab iyo calool xanuun bad somali isku laa illaaha illalah muxamedu rasululuh ❤ alla ilhywww 🤲🏽😭
😠💔😭💯🇸🇴 Xasan wuxu u Soo Noqday ayaa Aheed in u Wadanka Xaraasho 😭 Cidankii Somaliyed 💔😭🇸🇴 u Baabiyo 😭💔Dadkii Somaliyed u bara kiciyo 😢Hantidii Dowlada U Xaraasho maxaaan Sugeena?😭💔🇸🇴
Somali waa inay diida xsn waaka shaqsi waa inaan diidnaa
Aniga mar hore ayaan shegey Wadanka waxa iska leh itobian Hadana ayaa Qabsandoona waad arki doontaan somali maryoley
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
ورار
Idinkoodhan wad isgaranaysane xasan guul❤️🇸🇴👍
@yusra2501 xawaan kaa oo kaa hoosesa waayo xawaan kuu aqli maala cawaan
Dayose nacala waxa tahayi kuya khanise daba dhiifa hooyoda ayaa gurasatayi
Ethiopia Soomaali Galbeedbay liqday immikana say u egtahay Soomaaliweyn bay liqirabtaa
Soomaali ALLAAH bay leeyihiin
Xasbuna Allah
Wallhi waan qoslay 😂
Suleeymaan xaashi dalkaan iyo dadkaan badbaadin ayey rabaan
Allah ka baq Jaamac dubad xabashi may laynin liiyu police ayaa ahaayen waxba ha asturin
Somalaay dhago la eey dhagaxa tii ka adageey
Acuudu bilahi
Ax ax Somali Maxaa kadhigaybaan irahadaa
Markii ay.timid.amxaarad.somalia gaar.ahaan mogadisho
Waxa laayeen kumanaan qofood!!!
Marka la oranyo amxaaro naf noo hurtay naf nooma hurine naftay kabixiyeen inta ay dili karaan!!! The year of 2006.
Soomaalida waa xoola dhaqata reer guuraa ah waxba kama yaqaaniin dowladnima hadda waxaan nahay maamul goboleed ka mid ah eithopia
Bal intaad xisabtantaan markaad xasan 8:02 xabasho usoo kaxaysateen od ku fanteen kenya iyo itoobiyan haysanaa oo walale heen maxad hada u ooyaysan madal kii iyo ciidankii xabashi loosoo kaxaystay midan ahay bad ka hadlaysan shem of you
Sawirkaa Abiy iyo muuse ayaa dhibaya hashi benaale
Sax munafaqiintey jecelyahiin wayoo wa dhaaxudha naartA lagu shiidi lahaa hool aayey ka hayaan aduunka
Turkiye ma yaqaan sxb, Muslim iyo xulafo kaliya wuxuu yaqaan dantayda maku jirtaa.
Somalidu waa aqoon la'aan iyo laab la kac
MAXAA HOYO KA HADLI. SPMALI WAA SIDAA SHEEGTAY SOMALI AYAGA IS CUNAYSA SUBXAANALLAH.OO DHAGIHII WAAX LAGGGU MAQLAHAYEY. MA JIIRAAN. OO AYAGA ISKU. MUQDA.WADAN WARBA KAMA. HAYAAN.A,AY MGOBBOLEEDKU MIYEY KA HADLEEN BADA MAYA.
Dad ma haysano rag ma jiro dibad sooshal midiya io cajiis aan cilmi lahayn dhulkeena ayaa la haystaa ee in la sooceliyo ma ahan in bad loogu daro qayaano weeyn ayaa nalagu sameeyay xasan dhiiqo mar hore ayaa ahayd in la iska qabto
Heshiis lagu farxo waaye lkiin darood ismaaciil kanaxo😂😂😂😂😂
Oroma haa uumaalen iinad Somali kaa aadegan toontid waanuh kaa canceled naah niinkaad faalkah uuso maalegteen maa iidin hiirgaalayso
Xaashi. Walal sual? Adigu ehel moow noqon lahayd. Somali. Qof dhulkiisii. Bad iyo beri. La doonaya cid ka gadata... parlaman. U codeeye' waxaysan arag. Waxay noqotey jawaabtii. Inay u codeeyeen. In turkigu dilaal kanoqdo badooda kkkkkkkkkkkkkkkkkk. Sorry siyad bare and farmajo.😢
Itobia aan wuu soo socda Iyagoo hubkodii iyo ciidankoodii wata somali maryoley xagey geli doonaan??
@SaraUsama-o6n meelna aadi mayaan sidoodii ayaa gumsi qaybsan ethopia qayb lasiin. Kadibna waxay kamidnoqonayaan dal laleeyahay. Aniguna waxaan kanasanayaa. . Xow maha ka qabaa masoo dagoo maxamedow soo bax. Haye hee . Been maan kasheegaa. Xow maha ka qabaa waa su al xanar unukaa iska lw . Somali ma aha . Baday ku yimaadeen ma baxaano.haye heee matirahidoo...... oh oh
Hadba adiga meeshaad isdhigto unbuu binuaadamku kuula dhaqmayaa??
Somalidu hadii aanay is rabin miya laysku qasbaya mise baroor uun iyo cabasho ayuunba wadna
Dadkooda wy qaban waayeen oo wy wada daawanayeen dad ma aha ayagaa la isku falay wy isguursadan maxaa ka dhaxeeya soomalia waa qaxooti wadankoodana dad ayey siiyen ay ku yihiin qoxooti
Waxad noqotay wadadkii dadkii wacdigisa dhegsayey caayayeye somali aleyledahay adunkana alaa mamulkiisa iska leh
Waa hurudaa Toos
Kaligiis waxgarad adiga qabyaalada iskadaa somlia weyhagaage