alahu akbar walahi wa yad ar wala dhamadey walahi 😭yaba hadal maqlayo 😭war tahridka iska dhaf laay ilaha ila lala maxamed rasululah war ilahey kacabsadaa 😭😭wa dhamaaaaney
mukhalasiintu qof ay xabad madaxa ka saareen oo tahriib ay dhaheen majirto ee dadka ayaga u taga dhibka ugu weyn waa waalidka ama qaraabada siineysa qofka lacagta ee dhahaya ama tacsi aan kuu dhigno ama talyani inaga soo wac hh
Waalidiinta la'aantood tani madhacdeen. Mr Calasow ma waxaad noosheegi inay itoobiyaan lacagta bixiyeen sow waalidiintood maaha. Then again life is all about taking chances. These parents were expecting a selfie from the other end where the grass is greener and could have had it all.
arintaan amxaaro iyo ormo kama hadli karto afsomali la barto lagu ma noqdo somali nimo nimankas tiirkaa lakeenaa nimanka Ethiopianka ah ee comments ka soo dhiibanayo waan idin la soconaa cadaw baatihiin waana noo dagaal
Daahir calosow ilhy ka baq oo iska daa dadka islaamka oo aad daba galaaso adiga kalay yaa ku xisaabin wa adiga dadka daba jogee teda kle awaye adiga qabilkagi soo ayaguba muqalasin malahan ma majeerten iyo isaaq kaliya wax tahribiya
diyaar ayan u nahy inaan maxkamad saarno waana kula soo xiiriirayna walal lov u.
ilaahoow somali ugar gaar amiin amiiin
Viva Dahir jij hebt gelijk Lang leve lang leve Dahir
alle ha unaxariisto wllha shahiidey
daahir calasow wadani dacadah alle ha unaxariisto wiilasheena
Wlhi Daahir alasow waanka sugayay war bixintaan iyo kuwa kale oo badan
wallahi waa murugo.. yaa allah somali ugargar
alahu akbar walahi wa yad ar wala dhamadey walahi 😭yaba hadal maqlayo 😭war tahridka iska dhaf laay ilaha ila lala maxamed rasululah war ilahey kacabsadaa 😭😭wa dhamaaaaney
allaaah ha unaxariisto
waa runtiisa ,daahir calasow
iska hadlee sowtaa madax waynaha somaliya iyo raysal wasaraha ay ka hadleen
Ninkan hdlkiisa sound mayahay?
Aad iyo aad umahad sanyahay dahir was Somali damiir leh dadkiisa naya weyfiicnanlaheyd madaxweyno umada somaliyeed loga dhigo hurumar gaarsiinlaha
dahir calasow manta un baan ogaday in aad tahay wadani dhab ah weligey mucaarid ayaan kugu ahaa lakiin manta wixi laga bilabu waan kutagersaahay
dahir calasow saas ku waad somali allahay u gargaare
caydaruus c x . walaal oo hintu kaliga maaha .waayo dhamaan inta somalinimada jecel oo dhan ayaaa walaal kula qaba si fiicana walaal waan ula soconaa tvwaagacusub walaal taariikhda ayaan ku xusi doonaa ninba waxa uu qabtay iyo waxa uu xumeeyY
fahad abdi- af somaliga caadi usoo baro waan ku arkaa kollay waxaad tahay dhashii amisom e
mukhalasiintu qof ay xabad madaxa ka saareen oo tahriib ay dhaheen majirto ee dadka ayaga u taga
dhibka ugu weyn waa waalidka ama qaraabada siineysa qofka lacagta ee dhahaya ama tacsi aan kuu dhigno ama talyani inaga soo wac hh
Waalidiinta la'aantood tani madhacdeen. Mr Calasow ma waxaad noosheegi inay itoobiyaan lacagta bixiyeen sow waalidiintood maaha. Then again life is all about taking chances. These parents were expecting a selfie from the other end where the grass is greener and could have had it all.
Alla dadka damiirkii intee ka aadey intaan kabadan sidee wax la idin fahansiiyaaa dahir wuu daaley wlhi dadkiina waa jug jug booskaaga joog
daahir wadabi somaliyeed baathy walaahi fiicnaanlahaydaa sidaaduu kale inaysomalidu sidaadu kale Qabyaalada kabaxaan geesi halkaa kasiiwad illahayoow soomaali iskukeen yaarabi uu qabyaalada la iskadhafaaa
aad iyo aad yaad u mahadsantahay DAAHIR ALASOW Halkaaka sii wad waano kugu garabtaaganahay sxb walaahi wax weyn aad noo sheegtay
War niyahow Daahirow mxaanku gudon siyaa waxwalbaa mudan tahee
Allaha ku deysto bro inta runta kahadlee
iLaahay.Ha.UNaxariisto.AMiiN
sxb dadkaa lahadlayso waa dad waahoro dhintay waa kuwaa sidaa uhadlaya waa dad aan wax dareen ah lahayn ilaahay baa noomaqan.
illhay hacaawiyo somali
Waad ku mahadsan tahay howshan, ilaahay Soomaali ha caawiiyo meel kasta ooy joogto tuugadana ha ka qabto, (aamiin) Telka waa 31684863567
daahir somali baa tahay xaqan kugu jeclahay
Waanka xumahay aadban uga xumahay
wixii xunba xaawa leh aniga oo aan daawan muqaalka ayaa waxaa maskaxdeyda ku soo dhacdey car yaanu reer s/land ayaa dadka tahriibiya tii wey dhacdey, ilmada yaxaaska joogi dameer alasow markaa dadka isku direyso ee aad beenta ka xun tahriibka samayneyso maad iska deysid.
telkada kuceli daahirow somali mel baabah ah ayey jogtahe
ha ooyin geesi hooyadi magablanto dahirow
daahir waa wadani lakine yaa fahmayo dadka waa met
hhhhhhhhhhhh waa lagu yaqaan saxb nimankan kkkk
naac waxba ma qabanayso
ilaahaw Somalia nagu kala wad
alla somali kala fogee
intaasaa duco ugu filan insha allaah
Abuudey jimale my Allah take you to hell. My Allah make somali people great and protect them
+maxa said dabaal baa tahaya dameer
+Fahad Cabdi agreed 100%
kkkkkkkkkkkkkkk
arintaan amxaaro iyo ormo kama hadli karto afsomali la barto lagu ma noqdo somali nimo nimankas tiirkaa lakeenaa nimanka Ethiopianka ah ee comments ka soo dhiibanayo waan idin la soconaa cadaw baatihiin waana noo dagaal
Waa Su'aal da'weeyne dalka yaa iska leh
dahir sxb hada maa wadani noqotay kkkkkkk 1992 -# 2006 waqtigaas xagee jirtay sxb waay wanag santahay in aad dadka lahadasho lakiin waxaad laabta kuhedato baa kawen marka hore wani qabiilkaga 1 . # ilahey wuxuu yiri ' WA AN DIR CASHIRA TAKAL AQ RABIIN . . sxb waxaad donesid hacadanan .
daahir Calasow wax Kaa waalan waligee ma arkn Nin ka safaarada Joogo waa Ku qafiifte bee Umada been ha Ka sheegin sxb
nimankaas tuugada ah hala toogto
somali pull shitt wali god wax ma fah mayan uq dad baa labta u buuxdo
adigana yaa kuxisaabinaa ismoogyohow
Daahir calosow ilhy ka baq oo iska daa dadka islaamka oo aad daba galaaso adiga kalay yaa ku xisaabin wa adiga dadka daba jogee teda kle awaye adiga qabilkagi soo ayaguba muqalasin malahan ma majeerten iyo isaaq kaliya wax tahribiya
ooyinta orgiga kaweyn 7 cauura iyo ayeydooda ayaa si arxan daro ah loogu dilay gurigooda hadana lagubay waxa sidasi waxushnimada fakay waa h.gidir hadad wadani tahay dahir calasow maxad u oynweyday maxadse arinkas wax ugu qori weysay gada markad ledahay waan ooynaya oo badad dad ku dhinteen ma waxad rabto ayaad dadka u shegeysaa waxa tahay nin qabiil diloday ooyintadana waa oyin sheydaan
adiga matihid somali er waxaa tahay digreey
nin somaali dhab ah saas umahadlo ee haku ciyaarin raga somaalida macaguuda
YOU WERE AMONG U.S.C FIGHTERS, YOU ARE JUST PUBLIC ATTENTION SEEKER.
alle ha unaxariisto wllha shahiidey
daahir calasow wadani dacadah alle ha unaxariisto wiilasheena
somali pull shitt wali god wax ma fah mayan uq dad baa labta u buuxdo