Axmed Cali Cigaal & Jeebintii Hablaha Waaberi | Heestii Higaada Afka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @abdirahmanboqolle57
    @abdirahmanboqolle57 4 роки тому +3

    Amxed Cali cigaal waaa hoobal aan caadi ahayn. Waaa ninka ugubadan laxamada iyo farshaxanka codadka

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Рік тому

    Ustaad - Axmed Cali Cigaal 🔥👑

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 2 роки тому +1

    Dhuuxa heesta malintaa afsoomaliga 99%bay ubadkeenu yiqiineen oo aankamid ahaa kuwaan dhalay daljooga 50%mayaqaanaan
    Soomaliyeey isdaba qabo thanks daqare and as cigaal

  • @sakariealiaraale7452
    @sakariealiaraale7452 3 роки тому

    Wll jiibta hablaha inta ugu horaysa halaysheego

  • @jamahassanadam5822
    @jamahassanadam5822 4 роки тому +2

    Axmed Cali Cigaal Iyo Fannaaniinta kale Ee somaliyed ilaaahy Ha sharfo
    intii Dhimatayna Jannooyinkiisa Ha Geeyo waxay inooga TaGeen dhaxal aan Dhammaanayn Facba Faca kale usii Gudbin Doono
    Waa Mahadsantihiin
    Cawayska Dalmar Iyo dhammaan inta Daawanaysa¤
    ¤¤¤

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 роки тому +1

    Xalanaa lagu dhameeyey macalinka qarankaan u baxay intii ka dambeysay heronimadii halkaas bay ku dhameeyeen awliyadii.

  • @hashimohamud2150
    @hashimohamud2150 4 роки тому +1

    Esh cala hees