DUR DUR - RAFAAD IYO RAAXO (FULL ALBUM)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 81

  • @ahmedshooble2970
    @ahmedshooble2970 5 років тому +18

    Qofka waqti ku bixiyay diyaarinta heesahaan waa mahadsan yahay Respect 👏👏👏👍👍👍👍

    • @maxameddaauud8648
      @maxameddaauud8648 5 років тому +1

      Taasa xusu mudan subaxnimadan tiyaterka sii aadi jiray si tikidku nooga dhaman

  • @libanaden1376
    @libanaden1376 4 роки тому +5

    Wallahi wan ooyey xasuus wayo waayo marki shidned dowladii kacaankii barakeysan ee aabo siyad allaha unaxaristo xamar

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 роки тому +3

    Tiyaatarkii soomaaliya ayaa kuu firsadey rafaad iyo raaxo bari samaaskii xusuus waayo waayo juba hotel iyio curubo ayaa tagi jiray maalmaha fasax ah nasiib ayaa uu yeeshay allaha naa tuso ummada mid ah qabiil anaan aqoon qaran ayaa naga badan waad mahad santihiin qolada UA-cam soo geliday guul gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴shanta soomaaliweyn

  • @abwaanshireyare788
    @abwaanshireyare788 8 років тому +5

    İlaahay wadan keena haybediisii hanoo soo celiyo Amiiin Amiin yaa allah

  • @mohamedmarwaale7508
    @mohamedmarwaale7508 4 роки тому +2

    Rafaad iyo raaxo inkastoo eey iga weyn thy hadane waan jeclhy waayo nolosha aan hada ku jiro ayaa laga yaabaa in ee daruus ama cashar u thy

  • @Mudane-
    @Mudane- 8 років тому +20

    dur dur markaan maqlo misic macanaa walee waxaan daremaa wadanimo iyo bari samaadkii tiyaatirkii soomaaliiya allow nabad nagu gar gaar wale qofwalbo wadankiisa wax u dhaamo lama healyoo

    • @omarbakaay5056
      @omarbakaay5056 7 років тому +1

      ARMUU HYNTR

    • @salemalbulle7696
      @salemalbulle7696 6 років тому

      Omar Bakaay

    • @eidarusdahirmohamed5728
      @eidarusdahirmohamed5728 6 років тому

      Ow ow waaya waayo old school days
      Xusuus aanan iloobi doonin anigoo ka mid ahaa hanadyadii markaas hana qaaday
      Allahayoow dalkeena nabad inooga dhig aamiin

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому +3

    Memories good old days in Mogadishu ❤❤xasuus walaahi 😥😥

  • @HaashimAhmedali-fe5yi
    @HaashimAhmedali-fe5yi 9 місяців тому +1

    Iigar baas

  • @nasriismail738
    @nasriismail738 9 років тому +13

    Wow yasalm ilaheyo xamar no toosi

  • @mahamadfarah8822
    @mahamadfarah8822 6 років тому +3

    dur dur waa heestii iigu horeesay aan ku indha furtay yaraan teedii xasuus

  • @Jiimka
    @Jiimka 8 років тому +23

    a memory of golden days back at home

  • @omarbakaay5056
    @omarbakaay5056 8 років тому +3

    🎸🎹🎷🎵🎶🎤 durdur 😢😢walahi waan ka xumhay

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 роки тому +2

    Heeso macaan

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 6 років тому +5

    8 Hees Ugu Danbeyso Rafaat Iyo Raaxo Maaha Waa Heeso Qaaci Eeku Qaadeen , Riwaayada Waxaa Ka Maqan Heeso Badan Hees Tii 2aad Ee Bastow Weeka Maqan Tahay, ( Guulow Garab keyga Galee Gadaal Danbe Adaa I Gaarsi Kartaa) heesta 1aad waa shimaali saafi heesta 2aad waa baastow waxaa ka maqan heeso kale riwaayada .

  • @fardowsoabdi399
    @fardowsoabdi399 4 роки тому +2

    maliska roorooree rafaadka raaxaa ka dambeesee 2019 yaa ila dhageestooyo

  • @abdiqadirgele5258
    @abdiqadirgele5258 8 місяців тому

    Goormey aheyd riwayadaan yaa sameyey

  • @mohammedabdulkader8763
    @mohammedabdulkader8763 9 років тому +3

    wlhi waan ka helay heesaha ruwaayadii rafaad iyo raaxo

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 6 років тому +4

    Ilhaahow nabad nasii

  • @libanaden1376
    @libanaden1376 4 роки тому +2

    Xamar waxan aheyn dad ilbax ah akhlaq leh

    • @nadiifoyusuf1949
      @nadiifoyusuf1949 2 роки тому

      Runta waye beb shegin bayesani an eheen bakaku ano yimadeen

  • @albertorenelletti2751
    @albertorenelletti2751 Рік тому

    4:19 Legend Shimaali Axmed Shimaali
    My favorite song from this drama "Rafaad Iyo Raaxo"
    Ereyadii Abwaan Maki Xaaji Banaadir.

  • @jamaalabdinasir54
    @jamaalabdinasir54 11 місяців тому +1

    Waanada wax tarkeyga waye

  • @Tooxcade
    @Tooxcade 4 роки тому +1

    Haddii aad dhageysanayso heesaha sanadka 2020. Like isaar

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 8 років тому +8

    viva mugdishu

  • @Hani11112
    @Hani11112 5 років тому +1

    Rafaadka raaxa ka danbeeso blhi been ma.aha 😘😘

  • @butacodhiif3772
    @butacodhiif3772 7 років тому +8

    WAXAAN XASUUSTAA MARKAAN AADI JIREY DUGSIGA SARE EE YUSUF ALKOWNEYN EE XAMAR

  • @munomaxamed5848
    @munomaxamed5848 7 років тому +4

    Waaaaaw xamarey xalkhado

  • @durdur195
    @durdur195 8 років тому +5

    I didn't know I had a band!

  • @aline53
    @aline53 4 роки тому +4

    Foda!👏

  • @johnsloane8523
    @johnsloane8523 2 роки тому

    Dur Dur Band = Groove Masterz !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @ametkemalidinov738
    @ametkemalidinov738 7 років тому +6

    Any other Dur Dur records out there? I got this one, tha ATFA release, Africa (1992), and I need more!

  • @hamzeanshur160
    @hamzeanshur160 4 роки тому +1

    mansha allaah xasuus

  • @user-uh1ss5bu3k
    @user-uh1ss5bu3k 8 місяців тому +1

    Long days e

  • @HadithiAbdulle
    @HadithiAbdulle 5 років тому +3

    Thanks guys for sharing those gold songs with us!

  • @mahamadfarah8822
    @mahamadfarah8822 6 років тому +1

    dur dur waa heesahii iigu

  • @caqlicade534
    @caqlicade534 5 років тому +1

    Dugag duurkey gashaa

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 8 років тому +1

    waaaw this is amazing music by dur dur band

  • @forgetfulstranger
    @forgetfulstranger 5 місяців тому +1

    9:59

  • @maysomking1633
    @maysomking1633 8 років тому +1

    wow just beautiful

  • @aliabdule3978
    @aliabdule3978 8 років тому +3

    xasuustiiba wey naga luntay soomaahan

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 5 років тому +2

    Waa xasuus iyo berisamaadkii macaanaa Via Rooma ilaa Via eejito iska soco kistoo, Bar Nove cento Cajaladaha cusub soo dhageeso kadib kultuuraadii Talyaaniga ku dhaqaaji, Jiiradii Hotel Shabele ilaa Jiiro Norwey cagta soo mari, Shanema Xamar iyo Cafe Nazionale hor mar, Samatar book shop ku leexo kistoo buugta cusub isha la raac, Carwada Zulfa kher Ali maan aadaa mise? Maya Shankarfoon iyo Yaaweli video kistoo Cajaladaha cusub bal soo fiiri. Haye baahi aa i heeso maxaan sameeyaa? Allora Baar Romano ama Baar Aaran aan ka soo casheenaa. Waqti dambe waaye berina School Yasin Cismaan aa i sugaa see camal? Hal mar Shaneema Super iyo Missione soo firi. Hmmm SUHAAG Cali dhere iyo Shash Kapor iyo Rekha aa dhagan, Shinema Missione maxaa dhagan? Napoli a mano armata con Maurizio Merli. Ok Tiyaatarkana? Kibirkii Beerta. Hmmm waa inaan Goaan gaaraa. Beri after schoolka Footo Somali Galbeed isgoyska bakaaraha Masawir ka soo gal, kadib LLPP Jeeno iyo Wagad soo fiirso, kadibna Shanema Super iyo SUHAAG ka soo gaar. Tiyaatarka Birta ugu dhufo Safkaa dheer camal. Bes iga dheh.

    • @mohamedyusuf7349
      @mohamedyusuf7349 5 років тому

      Nin wayn Walaahi waa xusuus cajiib ah anigoo Waaberi ku dhashay ayad ba xusuus I gelisay

    • @nadiifoyusuf1949
      @nadiifoyusuf1949 2 роки тому

      Mnsh Allah via Roma super cinema cinema sentrale masajidka xasus mala hilmami sharqanki Sufi Cali alla uraxmado badow anaguben Illahey baladkena nabad noga dhigo Amin ya Rabbi

  • @Abdallah_yusuf
    @Abdallah_yusuf 8 років тому +9

    hah ilin ayaa kugu soo istaagaysa markaad dib u xasuusato waayahan

  • @superosinaan
    @superosinaan Рік тому

    ilove u Durdur

  • @abdiazizadan5363
    @abdiazizadan5363 5 років тому +2

    When I listen to this old skul......I hate to listen nowadays songs .

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 8 днів тому

    1988

  • @mahadgoraa2
    @mahadgoraa2 8 років тому +1

    WAAW WAAAAW WAAAAW

  • @boboolomme5284
    @boboolomme5284 5 років тому +1

    ❤️😍😘💕❤️🥰

  • @ibrahimnuur6872
    @ibrahimnuur6872 7 років тому +1

    mugdi waye moldhaxdiis meehii igeysaaaaaaa wwwwwwwwwwwwwwwwwww

  • @munomaxamed5848
    @munomaxamed5848 7 років тому +1

    Xaan khawa Kar na

  • @abdihumbal8924
    @abdihumbal8924 9 років тому +2

    waaw

  • @abdullaali6752
    @abdullaali6752 8 років тому +1

    waysha

  • @abdilahiabdijama540
    @abdilahiabdijama540 9 років тому +2

    Woow

  • @akramluckymusic4681
    @akramluckymusic4681 4 роки тому +1

    Sxb albumkii seefta jaceel noosoo gili

  • @haifafaisal2352
    @haifafaisal2352 7 років тому +1

    sxb sharaxii latumay sheka kadanbesay please no raadi

  • @BlueBerry-gf8lz
    @BlueBerry-gf8lz 4 роки тому +1

    T

  • @otemale
    @otemale 10 років тому +4

    Where is this taken from? Can't find this release anywhere...

    • @otemale
      @otemale 10 років тому

      Is it a K7? Do you have a cover image to show?

    • @muusehaji1139
      @muusehaji1139 8 років тому +3

      best somali soo maro waa la isku raacey waaa rafaad iyo raaxo good times to remember

    • @muusehaji1139
      @muusehaji1139 8 років тому +3

      actor Iikar Jeesto oo kale somaliya ma heli doonta aala ya raxma tallent actor wallaahi

    • @hirsi8073
      @hirsi8073 7 років тому +1

      i am three years late but this is the tracklist of a somali play called rafaad iyo raaxo meaning Misfortune and Comfort, it was- if i am not mistaken the first play of the band who put it on, DurDur band. In somalia after plays the songs would be put in an album of the same name. Hope this helps and i've got more on somali music including translations on my blog
      FannIyoFarshaxan.blogspot.com

    • @ametkemalidinov738
      @ametkemalidinov738 7 років тому

      Thanks for the blog, Midnimo! Do you have any other Dur Dur releases?

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 6 років тому +2

    Omg iga daa Xamarey xaaraantii ku baa'isey xiska beela. lol . inaan kaa samraa ii suuroobi weydey

  • @aliabdule3978
    @aliabdule3978 8 років тому +2

    k (k

    • @filsenali8300
      @filsenali8300 6 років тому

      dugaag duurkey degtaaye daluuntiis may dhashaaye dadaale waan daymoodaa wixii kuu danbeeyo

  • @aliabdule3978
    @aliabdule3978 8 років тому +1

    xasuustiiba wey naga luntay soomaahan

  • @ibrahimnuur6872
    @ibrahimnuur6872 7 років тому +1

    mugdi waye moolah dhaxdiis meehii igeysaaaaaaa wwwwwwwwwwwwwwwwwww

  • @lafihiihore.
    @lafihiihore. 8 років тому +1

    👍👍👍👍👍😍