Kaftan & Kedis: Faadumo Ibraahin iyo Waayaheedii Nolosha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 59

  • @luljisow9028
    @luljisow9028 Рік тому +6

    Kkkkk! Faduma Jaceylkii "caano buskut" ma ubixinaa fadumaay she's so funny 😅

  • @ZahraMaha-e9h
    @ZahraMaha-e9h Місяць тому +1

    Djibouti mahamoud eleyeh fatouma love you

  • @maxamedcaagane
    @maxamedcaagane 2 роки тому +7

    Maamadaan aad baan u daawadaa si wanaagsan oo aftahanimo lehna way u hadashaa

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 роки тому +5

    Faadumo aad baan kuu taageeraa waxaan ah reer koonfur isku magacna waanahay yasalaam qof waxaad tahay reer magaal ah oo wax laga Faa’iidayo. Allaha ku Xaffido 🫶🫶🤲🏻🤲🏻🙏🏻🙏🏻🌹

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 роки тому +2

    Wallaahi waan ka helaa sheekadeeda way igu socotaa masha allah 👍👍👍

  • @AliYusuf
    @AliYusuf Рік тому

    Cajiib , Masha allah

  • @ZahraMaha-e9h
    @ZahraMaha-e9h Місяць тому

    Mashaalah fatouma Google job

  • @zalmawadani
    @zalmawadani Рік тому +1

    Mashalaah allaha ku xiftiiyo mama amiin amiin amiin inshaalah ❤❤❤

  • @ClqaniAxmed-xu2yb
    @ClqaniAxmed-xu2yb 4 місяці тому

    Mahallah mamoo❤❤❤❤

  • @marianmohamed2290
    @marianmohamed2290 Рік тому +1

    Maasha allaah noolow

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29

    Caajiib macal Arabic song mantaaa yaaa

  • @daganabdi9735
    @daganabdi9735 2 роки тому +5

    Kkkkkk faadumo waa funny

  • @mmh8047
    @mmh8047 2 роки тому +3

    Asc ,Faadumah walaal aad baad umahadsantahay,horay usoco ❤💯

  • @warmooge9978
    @warmooge9978 Рік тому

    Viva Team Farmaajo. Mamada Dhabtay ka hadashay

  • @dheemaniyoluul1691
    @dheemaniyoluul1691 2 роки тому +3

    Masha Allah fadumo waa qof cajiibah

  • @ZahraMaha-e9h
    @ZahraMaha-e9h Місяць тому +1

    Navarra telepho fatouma pas moi

  • @aminasouleiman1763
    @aminasouleiman1763 Рік тому

    Faadumo Fariideey anaa kula tartamaya ee isu keen keen

  • @aydarusibrahim3914
    @aydarusibrahim3914 Рік тому

    Faduma, waad _Mahadsan tahay.

  • @HassanAli-pw9fb
    @HassanAli-pw9fb Рік тому

    Noolow fadumo

  • @fatximaxamedsaidjamac9037
    @fatximaxamedsaidjamac9037 Рік тому +1

    Asc faaduma ibarahim madax sare

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Рік тому

    😂😂😂😂😂 mamo faadumo waa qosol socdo sheekada jacayl kaa oogu qosol badan

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 роки тому

    Mansha Allah
    She is smart

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 роки тому +1

    Asc waa sabaan Aakhir su,aashuse waa nin aan dayuus ahayn muxuu kufalayaa sawirka haduu qofhagaagsan yahay waxan waa in sharci laga soo saaro lagu xukumo guud ahaan gayiga Soomaaliyeed

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 роки тому +1

    12 jir 45 jir jeclaatey niyadaad noo dhistey yaryaraan ma lihidiin

  • @shirdoonahmed5642
    @shirdoonahmed5642 Рік тому

    Dhulbahante

  • @deedee8934
    @deedee8934 Рік тому

    Lkn xagge fadumo ku baraty af faransiska inoow Toronto af English ayay ku hadlaanee.

  • @QadroSalim-nf7mf
    @QadroSalim-nf7mf Рік тому

    M.a

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 2 роки тому

    Islaahaa carring ayaa la dhahaa Caruurtayda ayey Nafts u keentay

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف Рік тому +1

    Ninkuh waa nacab ankurinoh naskenah nogoh nafeyey dumakuh nabad lamawadag noh
    Sidas waxa tirih maryan mursal

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 2 роки тому

    Hadal badan Diintuna waa ka soo horjeedaa, cilmiguna waa ceebeeyaa

  • @kadarali2562
    @kadarali2562 Рік тому

    Aad baan uga mabsuuday fadumo isku hargayaa nahay walib isku wakhti kalsoo indeed wayin yaab leh

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 2 роки тому +1

    Dadka is sawir Aya ee qaawan MA waalan yihin nin nagtisa oo qawan sawir Aya oo faafi Aya waa in LA xidho

  • @jihaan457
    @jihaan457 2 роки тому

    hhhhhhhhhh am soory mamo

  • @timroyacoub8369
    @timroyacoub8369 Рік тому

    Waxay tidhi somalidan imika maahee ,somali la jecel yahay😢 aaway kuwii baalayada dalka ku shiday ee wax ay ka yaacayeen la garanayn 😢 Somaliyey is daba qabta , somali ma kala go i karto , dadku hadalada qaarkeed ha u fiirsadaan. Somali sharaf bay lahayd oo waxaa la baday in islaan cadaan ahi ku tunto gabadh Somali ah oo walibeba dadkeedi dalka inay kala jaraan rabaan , bal fikira somaliyey

  • @warsameapartment
    @warsameapartment Рік тому

    CILAANKA WAALAN YAA U MARIYA ISLANTAN WAA LA YABAYE

  • @aliahmed4687
    @aliahmed4687 2 роки тому +2

    Horta habartani malaa cid malaha ee xishood oo iska tukko inaad leedahay 12 jir baan nin ku jeclaaday qiranaysid inaad yaraan ku qooqday subxaanalaah

    • @sameratime7149
      @sameratime7149 Рік тому

      Wxıı lga xıshoon jırey mıyaa wx lga bdaly , mamadan wx xun mey sameynın waa maamo qaali ah

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 Рік тому

      Tukashaada alle aya kuu lee adu kuma lihiid jacylna wax laga xishoodo maaha qooqana wakhtii malahaan lagu qooqoo ader mamada kaa xishoo adu baa xiahood malihide tasa xishoo kuu ledahy dadka adu xisho marka dadka wax uu sheeg

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 2 роки тому

    Waaw waxaas ayaa jacayl ah hhhhh

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 Рік тому

    Islaantani may iska cibaadeysato. Maxa wareeriyey

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 Рік тому

      Ciibadadeeda lagu maa diirsan taada kuu mashquul

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Рік тому

    dukaanka buskut ka iyo caanaha lisku ridqo🙉🙉🙉

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 2 роки тому

    Naa maxa da sameeysye ee laagu
    Soo ceelye kamad soo nooqotye
    Waakhtigsa

  • @cabdulcabkey1681
    @cabdulcabkey1681 Рік тому

    Hdaba tahay farmajo tageereyso wanku wata fadumo

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 Рік тому

    Dont steal the brand name of another person

  • @redback043
    @redback043 2 роки тому

    Dhilo kaa indho adag hore u soco

  • @shukrishuceeb5653
    @shukrishuceeb5653 Рік тому

    Kkkkkkkk

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 місяці тому

    Aleylehe habartan hadaanu u dhaba galay hab dhaqan nadeeda cabiraada maskax deeda aragti deeda intuba waa kuwo muujinaaya in ay iska tahay qof runtii Aan aragti fogayn ama ah dadka loo yaqaano indho ku garaad laha kuwa loo yaqaano calooshooda la ciyaarka dadka noocaa ah Oo Aan runtii ahayn dad leh Aragti durug san Ama go'aan Adayg waayo dadka nooceeda ahi maaha kuwo Arag tidoodu had iyo jeer ku salaysan tahay mustaq balka Dad kooda Dad kooda iyo nafahooda toona waxa keliya ku salay santahay hadba waxa markaa u muuqda dadka nooceeda ahi waxaa loogu yeedhaa magacyo dhawr ah Oo ay iska leeyihiin waxaa ka mid ah masalan Calooshood la cayaar , mahaya moog iyo kuwo Iwm .
    Si kastaba' dadka noocan ah waxay ku tiraabaan iyo ficiliyaad kooda toona laguma go'aan qaato sheekooyin koodana dadka population ka looma soo bandhigo ma fikrad calooshii la cayaar baad dad weyne iyo umad u soo bandhigay saan waa maya dadka wax Aqoontooda wadaniya dooda iyo dal jacayl kooda wax ku biirinaya u soo bandhiga sala calee

  • @nurbehi5293
    @nurbehi5293 Рік тому

    Been bandana