"Hadafkeenu waa mid siyaasada xisbiga Waddani ayaanu ku shaqayn doonaa"Wasiirka Arrimaha dibadda JSL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 21 годину тому +7

    Masha Allah sacadatul wasiir ilahay xilkaa culus haku fududeyo Insha Allah

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 11 годин тому +1

    Ninkan ma aqaani lakiin Kheyr in uu Ilaahay Somaliland uga dhigo ayaan rajeynayaa

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 4 години тому

    Waxaa qurux badan in madaxdii hore iyo kuwa danbeba in loo duceeyo ayaa qurux badan. ❤❤

  • @subayrcabdi8054
    @subayrcabdi8054 21 годину тому +2

    si ayna doorashadu dib ugu dhicin imikaba qorsheheega ha lasii bilaabo insha ALLAAH

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 18 годин тому +6

    Waar ninkani uuna qalmo wasiirka arimah dibada ee dib u eega. Wuxuu ku bixiyeye lacag dhan 40,000 🇺🇸 oo uu siiyey gala dagaalka siloogu dumiyo somaliland. Ninkani Waa Abdirisaaq khalif oo kaley halaiska jiro. What kind of experience do you have international affairs , where did you work before doing arimah dibada.? He is not telling us his job experience and his education as well. It’s up to reer somaliland to do a research about this man 👨 I’m really worried about our arimah dibada from now on. May Allah protect our country Amin yaarabi.

    • @abdirahmantama8859
      @abdirahmantama8859 15 годин тому

      Waliba waana markii ay somaliland ugu dhawayd ictiraafka ee congresskii loi gudbiyay mooshinka lagu aqoonsanayo somaliland

    • @Yaabkayaabkii
      @Yaabkayaabkii 4 години тому

      Congresku waa Israël yar. Ictiraafkii Ilaahay baynu haysanaa

    • @Hassan-zt6dg
      @Hassan-zt6dg 2 години тому

      ​@@abdirahmantama8859
      Congress ku Taiwan waa aqoonsan yhy kumana ururada UN&Asia marka Congress ka mareykanku wuu walan rabaa ,wana fican in uu is cadeeyo ileyn waqtigiisii sidi hore ma ahan

  • @Biladsame
    @Biladsame 14 годин тому

    Mnshallah wasiir ❤

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 19 годин тому

    Maaaasha Allah sacadul wasiir abdiraxmaan adeero Allah ha kugu asturo xilkaad qabatey ❤😊

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 21 годину тому

    MAANSHAALLAH SO DHOWOW WASIIR ILAAHAY HA KU GU ASTUR XILKA ❤❤

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 18 годин тому +2

    Wasaarada Arimaha dibada ma nin aan la hubin buu u tiriyey wasiirkeenii ictiraafku cajiib cajiib Allaw sahal amuuraha !

    • @KoosHassan-w9s
      @KoosHassan-w9s 17 годин тому

      Nin shalay khaatimo iyo awdal istayd qaadhan u ururinay oo mimbarka ahaa ayaa xilkii masiirka dhan ee umada lagu raray

    • @abdala3475
      @abdala3475 17 годин тому +1

      ​@@KoosHassan-w9s wuu uqalma xilka iyo inka badan

    • @KhalidDahir-q5x
      @KhalidDahir-q5x 17 годин тому +1

      ​@@KoosHassan-w9saamus cudur nacayba ayaa ku Haye

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj 13 годин тому

      ​@@KoosHassan-w9s
      Awdal sate iyo khatumo state ba waa somaliland qayb ka mida!!

    • @Yaabkayaabkii
      @Yaabkayaabkii 4 години тому

      Aeeeradaa iyo awoowyashaa ba SNM bay lacagta u ururin jireen. 😂😂

  • @advyser
    @advyser 17 годин тому +2

    Siyaasada wadani ma inaan Somaliland la icritiraafin baa?
    Ninkii galaal, ee lahaa Yaan la ictiraafin gobolaa ka maqanee waa kaa ku daba jooga

  • @moudabdala7984
    @moudabdala7984 16 годин тому +1

    Balaayo kula basa diiraaty ilaahoow sharkiisa naga hay

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 19 годин тому +1

    Ciise Kayd in laga qaado May ahayn wasaaradan

    • @sakariyekhadar6093
      @sakariyekhadar6093 17 годин тому +1

      Waar ciise kayd ma yaqaan wasarada zxp waa nin dr oo aan diplomacyga waxba gar garaneenn ha eegan zzp english uu ku hadalaay😂

    • @faisalmohamed7125
      @faisalmohamed7125 17 годин тому +1

      @ indr wallahi Waa diplomatic Shaqale fcn wu laha, Waa Ninka xidhiidh la sameeyay 66 dal ee Somaliland aduunka barray. Waa nin culus wallahi.

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 21 годину тому +1

    Allah ha kugu asturo

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 16 годин тому

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤❤

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 19 годин тому

    Hamabalyo wasir alle haku fudaydiyo xilka

  • @yahyaali-g9k
    @yahyaali-g9k 20 годин тому

    Saacatul wasiir Abdirahman Daahir adan bakal , ale hakugu asturo xilkaa cusube laguu igmaday .

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 21 годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 17 годин тому +1

    Maxa jilicsan iyo caagadleh fadhida meesha, ictraaf kii bay keeni kari wayee. Maxan Cuna, maxan liqna, maxan cabna.

  • @NasirHarun-s6o
    @NasirHarun-s6o 19 годин тому

    Wasiirku Maalin kale ayay ahayd in uu Cv-giisa inooga sheekeeyo. Bal'se waxa ay Ku haboonayd in uu hor-dhac Ka bixiyo qorshihiisa iyo sida ay tahay in loo waajaho dillamasiyadda waqti xaadirkan geeska Ka taagan.

  • @FuadMohamed-k7o
    @FuadMohamed-k7o 18 годин тому

    Raggan rag bad bixinayaa maaha.

  • @hargaysamanta6690
    @hargaysamanta6690 21 годину тому

    Inta dhexda ah timaha ma fashionba maxa kaga dhacay wasiirka ma midba ku xanaqa7

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 21 годину тому

    Waa qof aan siyaasi iyo nijaar ahayn😂😂😂😂😂😂

  • @Abdi-c6k6n
    @Abdi-c6k6n 21 годину тому +1

    Ma siyaasada xusbiga ayaad ku shaqayn mise siyaasada somaliland

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv 20 годин тому

      Jaahil ayaad tahay . Siyaasada somaliland waa MIda guud , mida xisbigu waa agendaha lagu hawlgalayo ee balanqaadka u ah xisbiga

    • @BurgalAskar
      @BurgalAskar 20 годин тому

      Siyaasada xisbigu waa ta wadanka lagu maamuliyo wuxuu raacayaa balanqaadkii xisbigu shacabka la wadaagay u fuliyo

  • @idriisabdikarimmaxamed6421
    @idriisabdikarimmaxamed6421 16 годин тому +1

    Wasirkan waa somali wayn fahmay

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 19 годин тому

    Waxaan qabaa dawlada uu cabdiraxmaan soo dhisay waxa ugu muhiimsan wakhigan lagu jiro wasaarada Arimaha Debada oo ah halka la rabo in ay ka midho dhaliso xidhiidhka dibada oo dagaal badani inagaga socdo meelo kala duwan ,waxa loo baahnaa qof waayo argnimo badan u le shaqadan iyo siyaasada Geeska Africa iyo Caalamka kaleba Anigoo aad ugu taageersan in uu noqdo wasiirka Arimaha dibadu nin ka soo jeeda gobolka Aqoonta,
    Aniga Fikirkayga waxaan ka dhigi lahaa Bishiir Good waa safiirka inoogu magacaaban USA
    waa nin Aqoon iyo waayo Aragnimo badan oo somalida dhexdeeda iyo geeska Africa iyo caalamkaba la dhigi kara shaxda,anigoo wasiirka cusubna aan dhaliilayn ee wasaarad kaleba in uu qbto la jecel hadana waayo Aragnimada hawsha looga baahanyahay ,inkastoo madaxweynaha iyo ku xigeenkiisuba khibradoodu tahay Dublamasiyada oo ay xaga dambe ka tiirin doonaan bal aan dharno,

  • @dirikhaliif6689
    @dirikhaliif6689 19 годин тому

    Hc12 matlda rerka hampalyo inader

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 7 годин тому

    Ciise kayd yuu ahaa
    Ninkana waa Ayo???

    • @munasagal2496
      @munasagal2496 5 годин тому

      C.kayd wa isaaq arab...wasiirkan cusub wa Gudabiirsi habar carfaan

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 17 годин тому

    BIDAAR GEESO LOOMA YEELO AYUU MUUSE CALI FARUUR KU YIDHI MURTITII MAANTA BARI HORE. IMIKA INTAN DHEXE MA SACBAA KA LEEFAY NINKA MUU SAANI U SOO XIIRTO MASUUL QARAN MATALAA LAGA DHIGAYE. DAY CAREKII UU CIYAALKA KALA HORAYAY MA JOOGEE

  • @Abz65
    @Abz65 18 годин тому

    Gabadh Muse cabdallee ayu qaba .

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 7 годин тому

      Isaguba yuu yahey Inaader???

  • @cumarhusen4214
    @cumarhusen4214 21 годину тому

    Sacadatul.wasiir.waa.maxay.pollycga.adiigumadacbakahay.somaliland.reerboow.yakule.allah.uunariisto.somaliland.wadhimatag

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 21 годину тому +3

    Waxani muxuu ahaa hal mar kamuu hadal qadiyada aqoonsiga Somaliland wadooyinka uu u Mari doono war Kani waa cawaan caadiya

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 20 годин тому +2

      Ma aaminsana qaddiyadda Somaliland wuxuu u ololayn jiray Awdal state iyo khaatumo. Caan ayuu arrintaa kaga ahaa jaaliyadda Maraykanka joogta

    • @abdala3475
      @abdala3475 17 годин тому

      ​@@Aw88-c1rsource trust me bro😂

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud 17 годин тому

    ictiraaf hanagu kenin
    dowlad wadabidaarle

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 13 годин тому

    War bidarta maxa ahed noca ah

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 15 годин тому

    bari xilku waa weerto ayaa kugu xigta

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 20 годин тому

    Nasiib daro awdal state ba wasiir laga dhigey

    • @abdirahmanwaber6529
      @abdirahmanwaber6529 19 годин тому +1

      Awdal la'aanteed Somaliland jiri mayso ee si fiican umaqal. Sool tag harti tag waxaa soo hadhay Gadabuursi iyo Isaaq baa isku soo hadhay.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 17 годин тому +1

      Awdasha Somaliland lagama hadlayo awdal state fraudesters the few conmen calool geele istaadho maalinta somaliland wax u kordhaan weeyaan. Afarta ma shaqaystee cawcawlan ee Canada iyo U.S.A ku cadilan een waligood saamayn yeelan.

    • @abdala3475
      @abdala3475 17 годин тому

      ​@@jamaadnuura10in lala hadlo maxa diidiya qolayasha awdal state o laga dhadhiciyo qadiyadeena somaliland mise wa awdal ba loo didanyahay xilalka sare arrintinu

  • @mhdhanad1456
    @mhdhanad1456 21 годину тому

    Lakin wasiirku bidaartiisu waaba bidaar cuzuba😂

  • @Amla57
    @Amla57 21 годину тому

    Yaaa qasaara makan baa noo matali doona wasiirka arimaha dibada

  • @hargaysamanta6690
    @hargaysamanta6690 21 годину тому

    Muu naxay sibuu hadalka kugu sisibanayaye 😂😂😂😂

  • @sakariyekhadar6093
    @sakariyekhadar6093 17 годин тому

    ciise kayd wasarada waa la kufay wayo deplomacy maha mana baran waa dr qof kastaba in loo dhiiba wacan wixi uu garanaayo ninkan ma aqaan as aqoontiisa iyo backgroundkiisa

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 14 годин тому

    Halkaad kaga tagtay ayankasii wadayaa ciisow muu odhan imaka iscadee waxad USA kawaday way dubanyihine

  • @Abz65
    @Abz65 18 годин тому

    Reer Awdal wa Aqonyahaninta u gu waweyn Somliya iyo Somaliland ba .
    Samaroonka waxan bartaay ila 5 sano ka hor.

  • @hodankariye
    @hodankariye 17 годин тому

    Anagah ku naqana Waxaad tahay zero you don’t have ability and knowledge for this position as foreign affairs at all mine fidhiin should be better than you Cirro make a big mistake by choose you

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 20 годин тому

    Waxa la sheegayaa inuu ninkani u ololaynayay Awdal State uuna taageeray huwanta si firfircooni ah waqtiyada dagaalka

    • @abdirahmanwaber6529
      @abdirahmanwaber6529 19 годин тому +1

      Calashaan waa Gadabuursi. Gadabuursi la'aantii Somaliland jiri mayso.

    • @kaltunhrg-zm6wt
      @kaltunhrg-zm6wt 19 годин тому

      @@abdirahmanwaber6529S/L wali geed wey jireysa. Harti waa ka Xaarka Cunaya cidii rabtba ha raacdo.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 15 годин тому

      @@abdirahmanwaber6529 Maaha waa xaqiiq! Ha lagu beddelo nin kale oo Gadabuursi ah

  • @abdirahmantama8859
    @abdirahmantama8859 15 годин тому

    Qofkan waxaan maqlay in uu ssc iyo awdal state lacag u uruurin jiray