Maasha allah walaalkey Eidle aad baan u jeclahay wallahi wax kalena maaha sida wanaagsan uu carriurtiisa ooga fekero u koriyay the best father ayaan dhihi lahaaa 👏🏽👏🏽👏🏽
Marka hore Asc. Salam kadib Bro Abdihafit legend runti Barnaamij aad adiga wado dhulka maba dhacayo wx tahay Rug-Cadaa ku xeel dheer Shaqada u hayo. Marka xigta salan sharafey aya hawada uso marinayaa Walalken IIDLE-YARE ABDULLAHI bro khyr aduun iyo mid akhiro allah kusiyo.
#XIKMADO 1. Saburku ma aha ilaa waqtiga aad sugi karto, balse waa sida wanaagsan aad u dhaqmi karto inta aad sugeyso. Marnaba ha is oran way kaa daaheen wixi aad sugaysay ama weligaa ma helaysid 2. Haddii ukunta banaanka laga jebiyo, nolosheedi waa dhamaataa. Haddii gudaha laga jebiyo noloshi waa u bilaabataa oo digaagad yar baa dhalata. Noloshaada & wax kastoo sareeya waxay ka bilowdaan gudaha, marnaba ha sugin wax banaanka kaaga yimaada in ay ku bedelaan ama farxad kuu keenaan 3. Dadka qaarkii marnaba ma lunto quruxdooda si kasta oo ay u weynaadaan, da'na ugu darsanto, sababtoo ah quruxdoodu marnaba ma ahayn wejiga, waxay ahayd Qalbiga 4. Ma joojin karno dhibaato in ay dhinaceena soo aado oo noo timaado, laakiin waxaan awoodi karnaa in aynaan siin dhibaatada Kursi ay ku fariisato oo nagula joogto 5. Guusha dadka kale ma aha Adiga Guuldaradaada ama Fashilkaaga, marnaba ha ka xumaan qof kale Guul uu gaaray. Is diyaarin, dadaal badan, doonid joogta ah, Dulqaad & Duco ayaa inta badan ah sababaha Guusha 6. Dulqaad yari iyo deg-deg waa xididka dhibaatadaada, ma qasbi kartid Nolosha inay ku siiso Jawaabo ama sidaad rabto wax kasta u dhacaan, waa inaad ogaataa in culays kasta fudayd ka dambeeyo. Waa in aad aqbashaa in wax kasta waqti qaataan 7. Ha ka dhigan farxadaada in ay ku xirnaato wax waqti kooban ah ama wax aad waayi doonto, Alle raali gelintiisa ka raadso Farxad sababtoo ah isaga keliya ayaa Baaqi ahaanaya 8. Faynuustu ma hadasho. Waxay isku soo bandhigtaa iftiinkeeda. Kuwa guuleystay marnaba ma aha inay naftooda buun-buuniyaan, balse waxqabadkooda ayaa la rabaa inuu soo bandhigo oo hadlo 9. Haddii aad Qalbigaaga wada siiso qof, way dhaawacayaan, wada sii Qalbigaaga Alle SWT, isagaa kuu toosinaya, kuuna xoojinaya 10. Daacad u noqo laakiin ha oggolaan in lagu isticmaalo, Jeclow laakiin ha oggolaan in Qalbigaaga la jebiyo, Aamin laakiin ha noqon qof fudud, Dhageyso dadka kale laakiin ha oggolaan in aad adigu codkaaga weydo ua-cam.com/video/fDbiwDpCz50/v-deo.html
Iidle wa fananji dadka masakiinta mar wlbo garab tagaan allaha ha cafiyo dhibna allaha ha ka qabto Ani nrobi Aya ku wada nol nahy idle add u tageraa Viva idle
He has no Instagram no Facebook no Twitter but he has 2 billion followers prophet Mohamed scw ❤️
صلى الله عليه وسلم
اللهم صلى على محمد
Scw
♥ اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ ♥ كَمَا صَلَّیْتَ عَلَى إِبْرَاهِیمَ وَعَلَى آلِ إِبْرَاهِیمَ إِنَّكَ حَمِیدٌ مَجِیدٌ ♥
اللهم صل وسلم وبارك على سيدناﷺ💜ونبيناﷺ💜 وحبيبنا ﷺ💜 وقائدنا ﷺ💜 وشفيعناﷺ💜 وقرة عيونناﷺ💜 رسول اللهﷺ 💜محمدﷺ💜 النبي ﷺ💜 الأمي ﷺ الطيب ﷺ💜 الطاهرﷺ 💜الزكي ﷺ وعلى آله ﷺ وصحبهﷺ 💜اجمعينﷺ. 💜
عدد خلقكﷺ💜 ورضاءنفسكﷺ💜 وزنة عرشكﷺ💜 ومداد كلماتكﷺ 💜كلما ذكرك الذاكرونﷺ💜 وغفل عن ذكرك الغافلون ﷺ💜
Boosaaso waa magalada kaliya ee aan fanaan lagu soo dhawayn waligayna fanaan ka dhex heesaya boosaaso ma arag wligay. Maasha alaah.✌️💛👍
Idle wllahi waa nin qalbi furan runtii caawa idle yare aan arkay hurdada aya iga haaday,I am one of your fans Idke yare ......
Idle Yare waa nin jecel xalaasha lakin wakhtiga weeye.
Walal UA-cam Chanel furo halagu kala kiciyo dhanka wanaaga kasheekee.
Cabdixafiid adna qacan qabo dhankaas Ninka iidle ah.🎉🎉
UA-cam channel wuu leeyahy wllo
Wuuleeyehe wllo
Cadi xaafid qofwalba waxay ku fiicantahay adiga waxaad kufiicantahay sida aqbaaraha iyo diinta lasoo gubiyo maashaa allaah
Fananka fanainta somali gaaljecel ugu xariifsan horey u soco abdixaafid
Maasha allah walaalkey Eidle aad baan u jeclahay wallahi wax kalena maaha sida wanaagsan uu carriurtiisa ooga fekero u koriyay the best father ayaan dhihi lahaaa 👏🏽👏🏽👏🏽
M.a
Nin dadka kaqosliya wlhi
Iidle legend waye .
Mahadsanid
Abdihafid wan kutagera wana kula socda 💯
Mashaa Allah! Iidle Yare walalkey waa ka faraxsanahay inuu Allah caafimaad ku siiyey. Wiil sharaf leh ayaa tahay. Allaha kuu ziyaadsho.
Ilaahay Ismacil iga dhigay ee somalina iga dhaliya ba mahadaa iskale 🤲🤲🤲🤲
Islam wll .
Thanks Abdihafid, Idle is funny person, I’ve enjoyed wallaahi 😂
Wlhi wiilkaan waa iga qoslisiiyaa 😂 thank you Abdi hafid, idle illaahay haku caafiyo , waxaa tahay nin qalbi fiican.
Walale Ilaahay iskuaxr qadaratana kusabara ee dadakag somaliyed ee inata wanaaga jacalan kuaxiranaw 👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Asc. Cabdixafid. Mahadsanid. Codsi xasan Aadan. Soo fariisi . Waa fanka kaliya oo reer baydhabo ah.👍🔥🌹🇸🇴
Mahadsanidin BRIT SOM TV guulaysta jazaakalah khayr
Mash allh idla yare mar hadii aad cafimad qabto carurtadina kusoo nabad celiyay ilahyba mahad leh
❤❤❤❤❤❤Mansha allaah abdixafid iyo idle yare illahay haku caafiyo dhamantiinba illahay hadin xiftiyo Aamiin yaa allaah
Mashalah Walaalkeen iidle Waa Aabe Ku Dayasho Mudan Aad ayaa ugu Duceeyay Allah Wuu u Aqbalay Ducadeenii iidle Dadka Wuu Caawiyaa Sidas ayay Somali u Wada Caawisay oo ay ugu istaagtay iidle Adiga iyo ilmahaaba Allaha idin Wada Xafido Aamiin
Idle wish you a quick recovery.
Subscribe isoodheh walal
Iidle yare walaal qalbi fiican waaye runtii ilaahay fanka ha ka madoobeeyo oo wax wanaagsan ha igu badalo .Long life iidle .🤟
Maanshallah Allah caafimaadkana hakuusiyaadiyo arzaaq waasicna oo xalaala aamiin
Wariye iyo fanaan qaaliya
Waad ku mahadsantiin waraysigaa aad nala wadaagtay
Asc maansha Allaah.illaahey hadii uu ku Caafiyay ku mahad celi Allehii ku Abuurtay.una Mahad celi dadka Soomaaliyeed ee kuu gurmaday iidle .maansha Allaah illaahey ayaa mahad leh,Alxamdu lilaah,
Masha Allah wll keep going iiDLE
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
Salalahu calayhi wasalam salalhu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam
Salalahu calayhi wasalam salalhu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam
Salalahu calayhi wasalam salalhu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam
Salalahu calayhi wasalam salalhu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam
Masha Allaaha Allaaha ku siyadiyo walal
BR-TV waa madal ay Soomaali ledahay oo ka haqab tirtay bahiyada Warbixin ay rabaan iyo wareysiyo muhim ino ahaa.
Mahadsanidiin
Masha allah wareysi qiimo leh qurux badan qosol
Maasha allah idle yare walalkey ilahey ha ku barakeyyo ❤ ❤
Wallaahi waraysi aan ku qoslo, si daacad ah kan hortii ma dhicin, wareysi ma aha e waa xaraabsi. Ilaahy caafimaadka ha u suyaadsho iidle.
illaahow ugu waad caafimaadka wll adiguna waad mahad santy abdixafid
Masha Allah
Both of you are so funny
Waad isku fiican tihiin ee please bishiiba mar noo soo qabo iidle yare 😂
Allaha caafiyo aamiin
Subscribe isoodheh walal
Aad io AaD
Niciimo waa walaashey qaali reer xamarjidiid. Waa qof qaali ah ilaahey ha xifdiyo
Qosol marabtaa Iidle lashakayso ay xajada maray saaa😅😂😂❤
Allh caafimaadka haku ziyaadiyo iidle wlh malibku Soo qoraaye ilmaheeygoo Alle idinkaga tagaa sameen wen igu yeelatay xaqiiqdi 🤲
Inta xanuun san allaha caafiyo wllo adiine allaha caafimad ku siyaadiyo
Daawo la aan walo dhinta. Allah Ku siyaadiyo caafimadka 👍👍👍👍
Masha allah zxp Pro caafimaadka
Ilaahay haku caafiyo walaalkeey!
iidle ale ha caafiyo ilmahana ale hà u xafido💖💖💖💖💖💖💖💖
Masha allah allah haku siyadsho cafimadka wuka muqda
Wa run abwe idle lacagta wad heleysa at Ku furuto subarmarked inshallah iso duce kher bey noqone
Ninyow Ninkan iidle ahi waa nin qalbi wanaagsan illahay haku arsaaqo qalbi wanaagiisa iyo aabo nimada quruxda badan cimriga iyo caafimaadka iyo ubadkaba illahay haw barakeeyo
Abdihaafid Catoosh Yare Please Wiil Yar Maalinkasta Waa La Cunusryey Waa Wariysi Ka Qaad Please Abdihaafid💙💚💙💚💙💚
Taariikhba ma Lahane Mxaa Laga Wareysanaa?
@@HanadEmran2024 xoolo maxa ka galay adiga eey ey dhalayow
Abdixafidow waan ku arkaa qosal baad isku celisay video bilawgii , hasanow kufsi baa dhacay , lakin waa rageedi Idle yare funny weeye
iidle qof qalpi wangsan
Rabi cafimad taam ah
Haku siiyo 🙏
iidle ilahow irsaaq waasac ku sii kaga maaranto fanka insha allah waad heli
Aamiin wax ka fiican ilaah haku sahlo
Marka hore Asc. Salam kadib Bro Abdihafit legend runti Barnaamij aad adiga wado dhulka maba dhacayo wx tahay Rug-Cadaa ku xeel dheer Shaqada u hayo.
Marka xigta salan sharafey aya hawada uso marinayaa Walalken IIDLE-YARE ABDULLAHI bro khyr aduun iyo mid akhiro allah kusiyo.
Intii Xanuunsan ba Illaahay ha caafiyo Insha Allaah
Iidle is Funny Man next part two
Wariye hafid iyo iidle markay is helaan it's so hilarious
Idle yare is a legend mashallah,proud and love you
Wallaahi;Annago Ayeeyoyin ah ayad naga qoslisiisay
Abdixafid you are so funny 😂 😂😂
Iidle caafimaad taam ah allaha ku siiyo
Masha alaaaaah xafidullahi slm laaahi
mashaa Allah walaal caruurteena rabi hanoodaayo adigana rabi haku caafiyo
Iidle Allah ku caafiyo, caygariga kugu jiro iska bixi haddusan jirka ku baaba’aynin sababtoo ah infection ayuu keeni karaa
Waa kufaraxsanahay iidle codkiisa
Idle Allah caafiyo denbi dhaafna ha uga dhigo wa nin funny ah wallahi qosol iyo ohin ayu ka kana keep going bro
#XIKMADO
1. Saburku ma aha ilaa waqtiga aad sugi karto, balse waa sida wanaagsan aad u dhaqmi karto inta aad sugeyso. Marnaba ha is oran way kaa daaheen wixi aad sugaysay ama weligaa ma helaysid
2. Haddii ukunta banaanka laga jebiyo, nolosheedi waa dhamaataa. Haddii gudaha laga jebiyo noloshi waa u bilaabataa oo digaagad yar baa dhalata. Noloshaada & wax kastoo sareeya waxay ka bilowdaan gudaha, marnaba ha sugin wax banaanka kaaga yimaada in ay ku bedelaan ama farxad kuu keenaan
3. Dadka qaarkii marnaba ma lunto quruxdooda si kasta oo ay u weynaadaan, da'na ugu darsanto, sababtoo ah quruxdoodu marnaba ma ahayn wejiga, waxay ahayd Qalbiga
4. Ma joojin karno dhibaato in ay dhinaceena soo aado oo noo timaado, laakiin waxaan awoodi karnaa in aynaan siin dhibaatada Kursi ay ku fariisato oo nagula joogto
5. Guusha dadka kale ma aha Adiga Guuldaradaada ama Fashilkaaga, marnaba ha ka xumaan qof kale Guul uu gaaray. Is diyaarin, dadaal badan, doonid joogta ah, Dulqaad & Duco ayaa inta badan ah sababaha Guusha
6. Dulqaad yari iyo deg-deg waa xididka dhibaatadaada, ma qasbi kartid Nolosha inay ku siiso Jawaabo ama sidaad rabto wax kasta u dhacaan, waa inaad ogaataa in culays kasta fudayd ka dambeeyo. Waa in aad aqbashaa in wax kasta waqti qaataan
7. Ha ka dhigan farxadaada in ay ku xirnaato wax waqti kooban ah ama wax aad waayi doonto, Alle raali gelintiisa ka raadso Farxad sababtoo ah isaga keliya ayaa Baaqi ahaanaya
8. Faynuustu ma hadasho. Waxay isku soo bandhigtaa iftiinkeeda. Kuwa guuleystay marnaba ma aha inay naftooda buun-buuniyaan, balse waxqabadkooda ayaa la rabaa inuu soo bandhigo oo hadlo
9. Haddii aad Qalbigaaga wada siiso qof, way dhaawacayaan, wada sii Qalbigaaga Alle SWT, isagaa kuu toosinaya, kuuna xoojinaya
10. Daacad u noqo laakiin ha oggolaan in lagu isticmaalo, Jeclow laakiin ha oggolaan in Qalbigaaga la jebiyo, Aamin laakiin ha noqon qof fudud, Dhageyso dadka kale laakiin ha oggolaan in aad adigu codkaaga weydo
ua-cam.com/video/fDbiwDpCz50/v-deo.html
C,xaafid walaal codsi hadii ay macquul tahay fanaankii waynaa xasan aadan samatar inooso casuun waa hadii ay macquul tahay aad baan ku salaama walaalkay umada shaqo muhiim ah baad u haysaa thanks
Waa kii yaraa ee oyaaye, oo odhan jirey fanaanimada xaaraanta ah ayaan reerkayga ku biiliyaa
Allha hakucaafiyo abowe
Iidle wa fananji dadka masakiinta mar wlbo garab tagaan allaha ha cafiyo dhibna allaha ha ka qabto Ani nrobi Aya ku wada nol nahy idle add u tageraa Viva idle
This guy man Allah give him second chance he should star focusing on his Deen and getting close to Allah
Wllkay iidle ilahay ducada naga aqbaya ay mahada leh sid aad noga qoslisay alleh haku xiftiyo
Wariyaha kaliya an tagero ba tahay in shal ina kugu day do ba raba cabdi xafid ilhay ha ku bara keyo
😄😄 iidle waa iga qosoliyey
Markan arko idle Ayan qoslaa walaahy ilaahay ha xafido
ماشاء الله تبارك الله
Iidle Yare Waa Fani
Walaahay cabdixafid waxad tahay qof nastexo badan mnsha Allah
Idle waaa loxisay waa qof funny ah
Iidle alaha ku caafiyo adiyo c,xaafid hadaa is heshaan waa diyaar qosal iyo xaraabo iidle waa miskiin qalbi wanaagsan ilaahay awlaadiisa ha u caafiyo waa aabo wanaagsan oo aan ku taagero aabo nimadiisa qurxoon labadiina alaha Idin xafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
ALLE HAKUU FUDUDEEYO IIDLE NIN QALBI WANAAGSAN BAAD EGTAHAY.
Maansha Alaah ❤
Allaha ku caafiyo wallal
Subscribe isoodheh
Love u Iidle Caafimaad Allaha Ku siiyo oo taam ah,
masha Allah ilahaay haku siyadiyo cafimadka
Idle yare wa legend ilahay caafimadka haku siyaadsho sxb mcne funny wllhi
WA RUN LACAG XEE TAREE 💯💯💯
Manshaa Allah idle waa qof iqyaar ah
Iiidle dhiblow waaye wlhi waana kaftan bdnyhy m.a caafimdka alaha u ziyaadsho fanankeeena
Abdi xaafid iyo iidle slan sare iidle yare waaku wataa
Iidle wa funny ee soo badi videowyadisa bishiba mar ama labo soo qabo
Thank you Abdi Xafiid
Iide wll maxaa lacagtaa gaari ugu
bixisay maa ku shaqaysatid wll
igana raali ohow
Iidle rabi ha ku xifdiyo adiyo Awlaadada bro
😅😅😅😅😅 iidle Funy Daqiiqada 21:07 ayuub kaarlo kula haa hooya dhashay.
iidle yare fani waaye wallhi
Abdihafid waxan kugu jeclahay sxb wngsn baa tahay idle waa aabo in lacaawiyo mudan
So fany iidle
Abwe idle ilhey ha Ku cafiyo
Asc Cabdixafidv waxad Wadisay Lacagat garig u Ku. Iibasad maxu Tukaanaka Ug furan waaya.
Alxd laakiin shiishada iska daa ‼️ allaah ayaa ku caafiyey how noqonin xaga rabi u carar subxaanallaah ❓😭
MashaAllah
Kkkkkk fuuray saan u qoslay iidle yare iyo Abdihafiid oo is helay caadi ma ahan
Iidle waa xaraawo socoto qosolkuu iga dhameyaa
Iidle dhiblow weye
Ayuub karlo xooyadii dhashey kulahaa 😄😂
Waa u qariyey cabdixafid