Ma Sha ALLAAH Waa information aad ufi8can, ee buugaga taariikhda Soomaaliyeed halaguqoro, waxay anfucidoonta jiilka cusub ee soo socda, In Sha ALLAAH. Mahadsanid iyo dhamaantiin.
Excellent information. Mahadsanid walal Abdikariin wariye heer sare ba tahay maashaAllah. Wareysigan okale so badi dadka haloo faaideeye. First comment by the way! 🎉
Aniga waxan qabaa in 🇸🇴 somalia uusan shidaal kujirin waayo gumaysigii talyaniga iyo ingriiska markay haysten dalka hadii ay waxkujraan way lasobixi lahayeen wadamadii ay gumaysten mehi ay shidaal ku arkaan way lasobixi jireen
Salaam iyo bogaadin ka dib. Fadlan , khabiir ka ma noo gu ballamin kartaan in uu si fiican noo gu Sharraxo Macdanaha muhiim ka ah ee soo saarkooda waqti dhow dalku ka faaiideysan Karo. FG: Biyaha dalka oo ay ugu muhiimsanyihiin Biyaha dhulka hoose ku jira iyo sida looga faaiideysan Karo baahiyaha oo dhan. Fadlan waan idin sugeynaa. Mahasanidiin.
cilmi ahaan, khibrad ahaan, wax badan ayuu noo faahfaahiyey, rajadu ma xuma waxqti kasta ha qaadato, Turkida ayaa ah kuwa u heli kara dhaqaalaha iyo aqoonta loo baahan yahay, si mashruucan uu noqdo mid natiijadiisa la gaaro. Dowlada ilaa hada waxaa la gudboon in heshiisyada si daahfuran ay ula wadaagto shacabkeeda!
Asc KaarTalk waraysi fiican weye runtii oo aan wax badan ka faaiday, laakinse waxaan is waydiinaya maxaad wax ugoo waydiin wayday khabiirka shiidaal baadhisti laga wado Somaliland oo ay ka wadeen shirkado kala duwan sida Genel Energy?
Waxaan u arkaa professor ka iyo mr Kaar 2dooda in eey doonayaan in doowladda ceeb u raadshaan u qura ee ma ahan dad wax saxaya Allaha so hanuuniyo Dowladeeyna allaha sara u qaado
@@AbdiShakur-f1s waxaa Muhiim ah. In la heelo Qof Soo barti Culuunta arrihama dhabiiciga iyo goeglist waxee Wax weeyn ka tari kartaa arrihama environment ka Meesha Shidaalka laga quto. Teeda kale Muhiim mahan in Uu nowdo Waziir Laakin experience ka waxuu anfacaa Dhalanyarada rabto in Ee bartaan goeglist
Walaahi waraf iyo shinbiro war isumahayaan waa la kala shaqaysanayaa somalina riyo ayay ku jiraan saasbaa ragan khibrada u leh ay iskaga fogeeyeen xasan sheekh iyo tuugta dhiig miiratada ah
Heshiisyada. Waxaa la rabaa in Dowladda dhexe keliya ay saxiixdo, maadaama waxa la yiraahdo maamul Goboleedyo la sameeyey, waana in laga saara, haddii Aaanan laga laabanin wax soo saar ma jiri doono.
Heshiisyo qarsoon oo mugdu ku jiro oo aan Transparent aheyn. Woow XASSAN labadii term saxiix ayuu nagu waalay Shariif iyo Farmaajo labadooda waxba ma saxiixin Therfore Xuqqu qalin iyo lacago la dhaco xassan lee la weydiinaa
Shidaal qodidu waxey u baahantahat aqoon iyo cilmo mise waxaa nalala rabaa sidii lanjeeriya oo ey ku ledeen cudurana ka dilaaceen xoolihii ku baabe een faqrigina loogama bixin shurkado shidaalka sifeeya ma lahaayaa mise bada iyo dhulka ayaanu iska gubeynaa
aduunka wadan walba shiidaal waa ku jiraa suaashu waxay tahay shiidaalka dalkaada ku jira ma yahay mid u dhigma faaiidada aad ka raadinayso mid u qalanta? waxaan aaminsan haduu ku jiro gumaysigii ba la soo bixi lahaa sida khaliijka,haduu ku jirana wa wax yar oo aan ganacsi badan gali karin,ee beerah qota xoolaha dhaqda
Shidaalka hadii la qodo shirkad sifeysa ma loo hayaa mise waxaa la rabaa in dadka censer iyo xoolo lz.aan lagu rido cuduro ka dilaaca ayaa loo dhamaandoonaa hadaanu aqoon loo laheyen
puntland io somaliland shidaal in laga helay lkn kii la rabay aheyn wa la ogyhy midkale time ka u ku shegay 3 ila 5 sano hadda waqtigi wu ka so gaabtay 1 sano ila 3 sano howsha wa lagu so gabagabeyn kara shidaalka somaliya wa mid ad u dhow.
Shidaalka Somaaliya waa laga helay laakin Emiraatka Aya xoog saaray in aan la soo saarin taas waa arin la ogyhay madaxda Somaaliya waxa marba Dubai Loo ga waco inay arinka hakiyaan
@@AbdiShakur-f1s muxuu qayaanay? Qabri muu faagtay? Dhulmuu fuqsaday? Cuntooyinka iyo daawooyinka ciidanka muu suuqa geestay? Kawaanka hilibka bakaaro ee maamooyinka masaakiinta ka xamaalanjireen muu ka qaxsaday?
@@AbdiShakur-f1s Farmajo was Qaain sabab hadan ku weydiiyo isku reer ma nihin reerkiisa ayan cuqdud u qaba caqlii an aheeyn ma lihid somaalida aad ban u aqaana 😀 CID Kala isku daay in aad beenta wadiid ku sirtid
Professor Ku waa very sharp and great memory manshallah
Runtii sir badan iyo xog badan ayuu banaanka keeney…
Excellent and transparent. We need interview with technical expert in all files rather than politicians.
Mashallah, Eng. Abdulkadir si wacan ayuu u sharaxay. Waa nin garan wuxuu ka hadlin.
Pro sir badan iyo aqoon badan ayuu bananka keeney
Manshaallaah Odeyga Ugu Cilmi Badan Soomaaliya Waa Faaido Wadanka U Baahan 🇸🇴🙏❤️❤️❤️
Mahadsanid Mr kaar iyo masulka sida quman xogta inta le’eg nala wadagy
Enjer Abdulkhadir Howsha howol yar ma ahan allaha noo fududeeyo nabadna allaha nagu gaarsiiyo amin amin yaa rabi
Aqoonyahanka cilmiyadan oo kale leh,waa asset qaran markaaa,cadowga somalia ma jecla,dadka Noonan ah,madaba larabo dadka somaliyeed in lasuuxiyo oo ay Koomo galaaam😊
Abdikarin Ali Kaar Mahadsanid adiga iyo Aqaanyahankuba Abdiulqadir ba
waa uu mahadsanyahey prof. abiikar wxan kalo umahadcelinaya kaar talk iyo mr. abdikarim kaar
Thank Mr kaariye. For your inform more about our nation.
Very genius, I like siduu turjimaya afka English to Somali.
Mashallah wonderful 👍 program we thank you guys for the comprehensive information and the facts you have provided.
Masha Alllah waa aqoonyahan odaygu lkiin wuu naga yare nixiyee ilohoow na tus soomalia oo shidaalkeeda lasoo baxday iskuna filan
Jazakallah kheyr. Wareysiyaddan oo kale noosoo badi Alikaar, inkastoo dadbadani aysan daawan.
Masha Allah wareysi qiimo badan ❤❤❤ Ee Towfiiq aan kuwada noolaano Allah ina siiyo
Runtii wax badan buu ii iftiimayay ustaadku,marxaladaha shiidaalku maro iyo production ugu dambeeya intuu qaato iyo shaqada gasha.
Very informative.
Thanks to both of you
Waa Mahasantahay wariyeaha professorial.
Ma Sha ALLAAH
Waa information aad ufi8can, ee buugaga taariikhda Soomaaliyeed halaguqoro, waxay anfucidoonta jiilka cusub ee soo socda, In Sha ALLAAH.
Mahadsanid iyo dhamaantiin.
Cabdi kariim Cali Kaara number one hardtalker in Somalia. Good to see you back bro.
Cilmiga isma qariyo.
Aad ayaan ugu bogay wareeysigaan.
Very informative prof🎉
masha allah kaar talk wareysi aad u wanaagsan ayaad soo deyseen sii wada inshaa allah
Macluumad aad umuhiima ayuu inala wadaagay wariyaha iyo professorku wxn rajaynaya in somalidu garato dhulka qani nimadiisa inshallah kagagana kaaftoomto dalka dibadiisa ❤
Excellent information.
Mahadsanid walal Abdikariin wariye heer sare ba tahay maashaAllah. Wareysigan okale so badi dadka haloo faaideeye. First comment by the way! 🎉
Raas kambooni ilaa hobyo 30 Billion foosto yaa ku jirto kabilow lughayo ilaa agagaarka Garacad imissa Billoin foosto yey noqon kartaa ❤❤❤
Soomaaliya 🇸🇴
18 Sep 2024 ayan dhageeystay 👂
@Kaar Talk ku mahadsanid qaadista iyo soo deeynta "Heshiisyada shidaalka Soomaaliya"
Eng Abdikadir adna mahadsanid xogaha taariikhiga ah ee aad nooga faaiideysay.
Mahadsanid Engener Abdul gadir arinta shidaalka
Msha Allah wlhi aqoonyahan dhaba waraysigan waa igu socdaa
Waah aaqoonyahan been iyo baabah dah Somali liidah maayaqaan ManshAllh everything back by data not assumptions
Aniga waxan qabaa in 🇸🇴 somalia uusan shidaal kujirin waayo gumaysigii talyaniga iyo ingriiska markay haysten dalka hadii ay waxkujraan way lasobixi lahayeen wadamadii ay gumaysten mehi ay shidaal ku arkaan way lasobixi jireen
Engriska nigeria ayu gumestay shidaalna uma soo saarin sido kale yemen uma so sarin shidaal waxa soo saara mareykan aya u horeeyey
@@AbdiShakur-f1s
Nigeria England baa ka Soo saartey iyagon xor ahayn bp bana ka Soo saartey
Umada niyad jabka kalatag Ethiopian yahow
Insightful interview.
Salaam iyo bogaadin ka dib.
Fadlan , khabiir ka ma noo gu ballamin kartaan in uu si fiican noo gu Sharraxo Macdanaha muhiim ka ah ee soo saarkooda waqti dhow dalku ka faaiideysan Karo.
FG: Biyaha dalka oo ay ugu muhiimsanyihiin Biyaha dhulka hoose ku jira iyo sida looga faaiideysan Karo baahiyaha oo dhan.
Fadlan waan idin sugeynaa.
Mahasanidiin.
Mahadsanid walaal, waanu samaynay arrintaas waxaanad uga bogan kartaa qeybta labaad IA Guuleyso
❤❤❤Somalia 🇸🇴 ❤❤❤
Galmudug yareey 😂😂😂
Dharbaaxa siyaasadeed ahaa hadalkaas waa aqbal nay xiligii baraxleey ee daganeed galmudug buu ula jeedaa waa aqbalnay hada waa Full galmudug Satet ❤❤. Love dhaha hee
Ok thank you for this important information
waa barnaamij wax badan ifinaya.
Ninkaan waa nin dhisan oo xog badan haya
cilmi ahaan, khibrad ahaan, wax badan ayuu noo faahfaahiyey, rajadu ma xuma waxqti kasta ha qaadato, Turkida ayaa ah kuwa u heli kara dhaqaalaha iyo aqoonta loo baahan yahay, si mashruucan uu noqdo mid natiijadiisa la gaaro. Dowlada ilaa hada waxaa la gudboon in heshiisyada si daahfuran ay ula wadaagto shacabkeeda!
Maanshalah engineer ku si Faahfaahsan ayuu u sharaxay shidaalka Somalia . Dadkan oo kale ayaa wadanku u baahanyahay.
The engineer is well informed.
Asc KaarTalk waraysi fiican weye runtii oo aan wax badan ka faaiday, laakinse waxaan is waydiinaya maxaad wax ugoo waydiin wayday khabiirka shiidaal baadhisti laga wado Somaliland oo ay ka wadeen shirkado kala duwan sida Genel Energy?
Sxp inaad so gargarty aheed oo chapters ka so digtid markas dawadaha wuu ogana mawadicda laga sheykeynayo. Lkn dib ma laha shaqo ficn so qabaty
Thnks
qeebta 2
Waxaan u arkaa professor ka iyo mr Kaar 2dooda in eey doonayaan in doowladda ceeb u raadshaan u qura ee ma ahan dad wax saxaya
Allaha so hanuuniyo
Dowladeeyna allaha sara u qaado
KAAR How long did you last with HSM
Masha allah odaygan sifiican ayuu usharaxay
Insha Allah Turkey Ayaa Qodaayo Maal Gelintana Waxaa Bixin Doono Dowlada Qatar oo ah Shirkada Alqaliij layirahdo oo Qodoyso Ceelka Holhol layirahdo ee Ku yaal Maamulka SSC Khaatumo Qatar Waxey Ka Dhigi Doontaa Mamulkaas sida wadamada Qaliijka Ayey udhisi Doontaa reer SSC Khaatumo Wadan taajir ah baa Ceelkeeda Holhol uqodi Doono Masha Allah ❤❤❤
wallee inaan koob shidaal ah Somalia laga darsan. Ha ka yaabin.
Kkkkkk
Waxaas adiga oromo ka ahaaw
@@Ahmedali-gw7xm adna ida ka ahaaw !
Engineer Abdullaqaadir cml hadii laga dhigii lahaa Waziir Shidaalka iyo Patrolka ka waran. Wax badan ayaa laga faaidi lahaa waayo waxaa Dowlada Hore lacag shoolarship kusiisayi in Uu Soo barto Cilmiga Shidaalka.
Laakin waayihee Qabiil ayaa lugu magacaawaa Waziirinimada.
Hadii Aqoon kulu Magacaawi lahaa wax kale ayee ahaan laheen.
Wabilaa Towfiiq.
Muhiim ma aha in wasiirku geoligiste yahay waayo asaga ma aha cida soo saareysa
@@AbdiShakur-f1s waxaa Muhiim ah. In la heelo Qof Soo barti Culuunta arrihama dhabiiciga iyo goeglist waxee Wax weeyn ka tari kartaa arrihama environment ka Meesha Shidaalka laga quto.
Teeda kale Muhiim mahan in Uu nowdo Waziir Laakin experience ka waxuu anfacaa Dhalanyarada rabto in Ee bartaan goeglist
Xasan Sh isagu mar walba Shidaalkuu ka bilaabaa Shaqadiisa
Waayo wuxu jecelyahay in dalka hurunaro😊
Haa waa Legend .
Asc shidaal waa ka buuxaa somaliya,laakiin nabad somzliya ma taalaa.yesor no.
Waa xog aad logu faaidey oo waxa wax ka baranay kheyraadka dhulkena waxana rajeynayaa inuu rabi naga dhigo kuwii ka faaidey
Profasorkena runti ayuu noo sheekey waana arin muhiim ah wax mesha yaalo waa arin masiiri ah somalaay kafiirsda hoshaan.
Dadga cilmigedane leh halalakashada.
Mahdsnidin
Facts
Walaahi waraf iyo shinbiro war isumahayaan waa la kala shaqaysanayaa somalina riyo ayay ku jiraan saasbaa ragan khibrada u leh ay iskaga fogeeyeen xasan sheekh iyo tuugta dhiig miiratada ah
Heshiisyada. Waxaa la rabaa in Dowladda dhexe keliya ay saxiixdo, maadaama waxa la yiraahdo maamul Goboleedyo la sameeyey, waana in laga saara, haddii Aaanan laga laabanin wax soo saar ma jiri doono.
Kk dowlada dhexe waate? Marba ninkii jooga qabiilka uu yahay ayay dowlada dhexe noqonaysa, tusaale iminka dowlada dhexe waxa fadhiya Hasan Gurguurte oo Hawiye ah markaa dowlad hawiye weeye ee maaha dowlad Soomaliyeed. markaa ma jirto sabab Isaaq iyo Daarod iyo qabiilada kale u hoos fadhiistaan dowlad Hawiye
Oday waad mahadsantahay hadad talodaydii qaadatay ood ka carartay xasan qoslaye iyo mahad ka waanle afhayenkii jamhuriyada somalia
Kkkkkkk xasan cadde iyo labo geesi oo aan aad u jecelnahay ilaahey il iyo cadowba Ka dhowr
Prof ka woo nagu dheereeyey runtii 😂😂
Heshiisyo qarsoon oo mugdu ku jiro oo aan Transparent aheyn.
Woow
XASSAN labadii term saxiix ayuu nagu waalay Shariif iyo Farmaajo labadooda waxba ma saxiixin Therfore Xuqqu qalin iyo lacago la dhaco xassan lee la weydiinaa
Anagu ceelashanad waan qodaneeynaa beenaale
aniga waxa dhihi laha shidaalka Somaliyeed markey dowlad fiican imaado hala qodo kuwa hada waa wada tuugo xaqa umada Somaliyeed ee cunayan
Waaa laga guuraya shidaalka marka maxaa qodaneysa
@@mohamedpedri5424waa Oromo walaal shidal keena inan qodono ee ka xuun yihiin shidalka waa free ilahey aa nasiiye waa in la qoda mel walbo
Physical terms 1 share 2 cat ,royalty 5-12 CAT corporate tax Somali national Gas
Shidaal qodidu waxey u baahantahat aqoon iyo cilmo mise waxaa nalala rabaa sidii lanjeeriya oo ey ku ledeen cudurana ka dilaaceen xoolihii ku baabe een faqrigina loogama bixin shurkado shidaalka sifeeya ma lahaayaa mise bada iyo dhulka ayaanu iska gubeynaa
Somalia waqti xun bay qodanaysaa Shidaalka .
Aniga waxey ilatahy shidaalkan in aan annaga wax kafaaidi doonin dab mooye iyo musuq maasuq waxaan aheyn shacabkana waalagu baabiina wllhi ina sida putland diidna nooroon
Maya waa loo baahanyahay kheyraadka in dalka looga faaideeyo
At least waxbaa laga helaaya .
Kuwa Turkey ah ayaan Ka maqlay ilaa 2030 shidaalka soomaaliya
Turki dhaqalahas maba haysato uu proff agadir uu shegayo oo ah ugu yaran 15billion
Sido kale weligod shudal ma soo saarin oo waa shirkad hadda & kow ah oo barbarad ah
KAAR TALK MAHADSANID waxaad noo casuumtay haldooorki aqoonta waxana kaa sugno waaa barnamijo nucan ah oo kala ah umadu ka faaido
Somalih umah bahnah shidalkah hadi lah so saroh o ay noqdan sidah kuwah Africah faidoh umah leh so sarkah shidal sababto ah nabad gur bay ku samaynayan sidah hadah lo guboh dhirtah sababto ah somalih waxaa u ah dowlad moryan iyo mafiyo iyo Argagixisoh sidah darted shidalku hadan lah kontarorin cuduroh sidah cansarka iyo dadkah jirkodah o isbadalah bu kenah hadih lah kontarolo so sarkisah waa okay 👌🏻
FARMAAJO SOO NOQO PLEASE, SOMAALIWEEYN HESHIIS AH OO ADUUNKA LA SHESHIIS AH ADIGA
2030 kamo sogeeyo shidaalkaaso😅
🇸🇴🇸🇴
Royalty corporate tax energy iyo
Somaliya inaan shidaal laga soo saarayn waa iska cadahay, laakin waxaa la rabaa xagal qalin.
way ay Dawladu u qarsanaysaa Heshiiska khayraadka ma iyagaa leh?
FAQASH DREAM
Kaar soo adiga ma eheen afhayenka dowlada shaqadii miyaa weysay
Somali waa dadki ku heshiin wayay ceel biyood Xasan shekh dadkaa miyu rabaa inu ceel shidaal u qodo
Alkhaliij petroleum yaa iska leh?
Ma Yahuudda ayaa leh?
Qatar ba leh
Odiga waa wareeray😂😂😂
Jabuuti, waxaad ogtihiin wax saas ah lagama gaarin maadaama ay jabuuti tiri, Qabaa'ilada qaarkood ayaa dacwooday, jabuti waxay tiri, xaq maheyne xal bey aheyd.
Sidaa darteed, waxaan qabnaa in aan lagu degdegin shidaal qodista.
Oddeyga gas ka heslaya oo qiimeyna' waa.wexlala yabo'
Caqli ma'jirro' qerex aya yaal somaliya'
Ama guud ahaan umada somaliyeed meel ay aydegtaba'
😏😏Somaliyeey hunguri dhulka hoostiisa faraha kaqaad oo wixi dhulka saran ku dadaal.
Dhulkaga shidaal kuma jiro.☹️☹️
Waabeenaale mareekankaa lacag Soo siiyay
The professor is wrong, the data processing and interpretation nowadays take around 6 months
What's about? ....
aduunka wadan walba shiidaal waa ku jiraa suaashu waxay tahay shiidaalka dalkaada ku jira ma yahay mid u dhigma faaiidada aad ka raadinayso mid u qalanta? waxaan aaminsan haduu ku jiro gumaysigii ba la soo bixi lahaa sida khaliijka,haduu ku jirana wa wax yar oo aan ganacsi badan gali karin,ee beerah qota xoolaha dhaqda
This is true
Hhh waxa nogu jiro Adhiga waxne kama galin gaajo 😂
Shidaalka hadii la qodo shirkad sifeysa ma loo hayaa mise waxaa la rabaa in dadka censer iyo xoolo lz.aan lagu rido cuduro ka dilaaca ayaa loo dhamaandoonaa hadaanu aqoon loo laheyen
puntland io somaliland shidaal in laga helay lkn kii la rabay aheyn wa la ogyhy midkale time ka u ku shegay 3 ila 5 sano hadda waqtigi wu ka so gaabtay 1 sano ila 3 sano howsha wa lagu so gabagabeyn kara shidaalka somaliya wa mid ad u dhow.
Wlhi MD Farmajo wadani wadani Dalaay Ayuu ahaa. Hal heshiis masaxiixiin.
Hadan wax la saxiixin ma wadani aya la noqon
War doqonsanidaa qofka aan wax saxiixin somalia miyaa afkeeda ku qodonayso.
Surface rent
Signature bones
Aqoonta Engka sida warka u deeqsiiyo ayaad ka garan . Somali foostooyinka aad la taagan tihiin yey garba xanuun idinku ridin.
Afgaanistaan waxay soo saartaa saliida batroolka, laba sano ka hor waxay ahayd argagixiso, mana soo saarin saliid .. ninkan wuu leyahay 6 sano 😂 ..
2 years bay qaadatay china uqodoo lacag haya Lkn sida cadiga ah dhawr sano qaadataa
China is the secret?
Shidaalka Somaaliya waa laga helay laakin Emiraatka Aya xoog saaray in aan la soo saarin taas waa arin la ogyhay madaxda Somaaliya waxa marba Dubai Loo ga waco inay arinka hakiyaan
3 b - 25 b
Way cadahay in beeen badan dowladu ay buuxisay wax aan soo dhaweyn 10 sano kadib label ama lawaa.
War dadka ha isku dirin, nikan iyo Wasiirkana ha isku dirin.
WAXAA HORTAAGAN XASSAN TUUG AMA XASAN XARAASH.
Madaxda tuugada ah ma rabaan dadka cilmiga aad leh.sida ninkan oo kale
Farmajo Wadani an dalka Gadan
Farmajo wa qaain
@@AbdiShakur-f1s muxuu qayaanay? Qabri muu faagtay? Dhulmuu fuqsaday? Cuntooyinka iyo daawooyinka ciidanka muu suuqa geestay? Kawaanka hilibka bakaaro ee maamooyinka masaakiinta ka xamaalanjireen muu ka qaxsaday?
@@ZakAli9904 cid dhul dhacday ma jirto waa brobagaando been ah lkn farmajo 4dekad ayu etoopiya u saxiixay muwadin somali ah ayuu ku wareejiyey iyo wuxu la shaqeysanaye alshabab iyago dekada muqdisho xafis ku lahaa qaraxyada dadka muqdisho ayuu u fududeyn jiray wayo dadka xamar ayu ciil u qabay
@@AbdiShakur-f1s Farmajo was Qaain sabab hadan ku weydiiyo isku reer ma nihin reerkiisa ayan cuqdud u qaba caqlii an aheeyn ma lihid somaalida aad ban u aqaana 😀 CID Kala isku daay in aad beenta wadiid ku sirtid
@@AhmedMohamed-xo1wk hhhh , hadduu shidaalka saxixin afka miyaa ku qodonaynaa 😅😅😂 doqon baa tahay wallahi .