أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
ماشاء الله بارك الله فيكم يا شيوخنا الإسلام سبحان الله الحمدلله لا إله إلا الله ألله أكبر لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفرالله الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
Allahu Akbar waa farxd musliminta uso hoyatay qaas ahan somalida wan jeclhy dhaman culumada somaliyed inta wanaga wado ALLE HA IDIN SHARFO DHALIn yaro ahana wan idin dhageysaneyna Mar walbe xaqa guuleysan tas Aya diinta ku cad
Yaa allaah wiilasheyda culimadaan igudar adaa awood lahe Aamiin amiin amiin❤
Amiin dhamanteen
amiin kulligeen!
Allaahuma Aamiin
Walaalo indhauron wiilasha ula haajir meel culumada joogto oo isbar u geeyna insha alaahu wey kuu noqon culumo teeda kalo hooyooyinka waxay caruurta ku duceeyeen wey helaan u duceeya caruurta marwalba dukataan ana igu dara adoontii alah ascww
Aamiin dhamaanteen
Sheekh Cabdi Xayi Ilaahay waxuu siiyay aftahanimo Maa shaa Allah.
Asc sheekh cabdi xayi alle ha ku dhawro cimrigana ha ku siyaadiyo insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥
Wcsm
Raggaan intaan haysano nimco ayaan kufadhinaa alxamdulilaah Ilaahow culimadeena barakeey
Masha’ALLAH Culimadena ALLOW Barakeey, ALLAH wilasheyda Culumadaan ookale iigadhig Amiin Amiin Amiin ya ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amiin Amiin Amiin ❤❤❤ya ALLAH ❤❤❤❤
WE NEED THESE SHEIKHS TO BE THE LEADERS OF SOMALIA INSHA ALLAH YARABI.
maashaa'allaah culimada somaliya waad salaaman'tihiin ASC fadhigaana aad baan ugu farxay
Masha Allaah tabarakallah culumadeena
Somaliyeed Kulankina kulin khayr leh Allaha ka dhigo
Qaasatan abdi xayi kaftankisa jeclahay
Allaha barakeeyo
Asc sheekh cabdi xayi masha allah sida uu wax uu wax u fahamsiiyo ayaan jecelahay .culumayahay baladkaan idinka ayaan idi kaga yaabin.!!! !! !!!
Beautiful absolutely 💯👌🏾Maanshaa Allaah Allaahuma Yaxfidakum ya shuyuukhinaa🥰😍
Jazakallahu khaira Sheikh Abdi Xayi guulayso INSHA'ALLAH 🇸🇴🤲🏻💪
Masha alaah ( USTAAD SHEEKH CABDI XAYI )
Ilaaheey hana xifdiyo dhamaanteen
Masha Allaah Tabarakallaah Wlhi Waa Farxad Weyn In Culumadeeni Qiimaha Badnaa Wada Fadhiyaan
Masha Allah shekh cabdi xayi ıllahey hanoka daayo adiga iyo culimadeena oodhanba wadno dadaleysane ıllahey garabkiina hagalo anagana kuwi wax qaato ıllahey hanaga dhigo insha Allah
Masha Allaah ilaahay ha idin barakeeyo walaahi haday madaxdeenuna sida ay isu jeclaadaan waynu gulaysan lahayn
Sheekh cabdi xayi illaahay Dartii baam u jeclahay
Masha allah culimada soomaliyeed dhamantood ilahayoow xafid🤲
Masha allaah waa culumadi ugu fiicneed soomaliya alle handling barakeyo
ماشاء الله
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
أللهم آمين يارب العالمين
جزاك الله خيرا يا شيخ
.
اللهم اني اتبرا من حولي وقوتي والتجأ إلى حولك وقوتك اللهم أعني ولا تعن علي وأنصرني ولا تنصر علي وأهدني ويسر الهدى لي ❤️
amiin
S
Maasha’Allaah Illaahow Culimada Noo Daa Oo Xafid Yaa Rabi,
آمیـــــــــــــن یارب العالمین 🤲🏾
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
ماشاءالله تبارك
Asc culumada soomaaliyeed Mashallah meesh isgu yimida waa kuwa wanaga iyo qerka noo horseed Alxifdiyo kuligood Aamiin yaarabi
Masha Allah.. Barakallahu Fiik Yaa Sheikh
Masha Allah Allah hanoo xafido culimadeena Aamiin
Mashallah Culumadda Soomaliyeed Noolaada. EEbbe ha ni Xafidu IF & Aakhiro.
Maasha Allaah
Sh c xayi. War xigmadeysan.ayuu caan ku yahay
inshallah sheikh cabdi xayta Waan soo dhaweyanayn jazzakum Allah
xayta ???
sheekh cabdilxayyi
عبد الحي
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
وعلى آله وصحبه والتابعين لهم
بإحسان إلى يوم الدين ....
Asc Masha Allah waan ku faxay inaan arko culimada Soomaaliyeed oo halkaas wada fidhida . Show me more like this please
Allow culimada iyo anagaba na xifdi🤲
Masha allah sheikh cabdul xayi xafidullaah👏🥰
Mashaa allaah excellent sheikh
intaas meesha isugu inta ay gaalada iyo shayaadiinta ugu necebyihiin
Allah barakeeyo culimada
شيخ عبدالحي ماشاء الله تبارك الله ،الله يقويك ويعينك ويبارك فيك ، وأن يجعل الله هذه القناة قناة خير وفي ميزان حسنات الشيخ .
Mashaa Allah, Sh Cabdi Xayi waa nin codkar ah geeesina ah.
Masha Allah. Allah ha idin xifdiyo. Ilaahay dartii ayaan idiin jecelahay ❤
Amiiiin Jazakallahu khayr
Mansha allah ilaahow culimada cimrigooda dheeree
Xikmadiii iyo cilmigii oo qof ah
Amiiin amiiin amiiin ya Allah ❤🕌👍❣️❤️🕋🌃🥰💯🕌👍❣️❤️
Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh
Masha allah sh abdi xayi❤❤❤❤
Allaahu ma aamiin sheikh jzk kheyr
Masha Allah! Allow noo xafid culimadeena.
Illaahoow Soomaalida Hanuuni , Aamiin
Mnsha Allah, Alle haidin barakeeyo
Ilaahaw culimadeena adiga umbaan kaaga yaabey aaye noo xafid aamiin
Mashaallah wa wax lagu farxoo culimadhaa somaliyeed
Alhamdulilah i wish for all of us may God bless
MASHAALLAH ulimadeena somaliyed MASHAALLAH
Maansha alaah sheekh cabdi xay xayaaka laah
Allahuma sali wasalim cala nabiyina Muhammad salalahu caleyhi wasalam
MashaAllah, dhamaantina Ilaahey swa haa idin xifdiyo.
Asc shikhyadena somaliyeddhantin alaha idin xafido
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama
حفظ الله ورعاه مشىخىنا اللهم امين
Mashaallaah may Allah protect our sheikh
ماشاء الله تبارك الله 🌺🥀🌹
Ustaadi qosol iguma harin rabbi haka raali noqdo
Allaahu ma aamiin Somali sheikh
asc walaalayaal iisoo duceeya xanuun yar baa n dareemayaa
Allaah caafimaad taam ah haku siiyo saliga Nabiga badi walal waad caafimaadee ilaahay idanki
Masha allh ilhy haidin xifdiyo
Macha Allah jazzak Allah kheir
Allaha ku xafido shiiqunaa 😊
Mnsha Allah shekh Allaha ku barakeyo
masha allah aniga waxaan soo xasuustay xirtii macalimiintay da ❤
Subxaanallh qurux badanaa Culimada o wada qoslaayo
Maasha allah allaha naxafido aamiin
اللهم أعز الإسلام والمسلمين
و أذل الشرك والمشركين....
ماشاء الله بارك الله فيكم يا شيوخنا الإسلام
سبحان الله
الحمدلله
لا إله إلا الله
ألله أكبر
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
استغفرالله الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
Illaahow culumada noo xifdi ❤
Maasha allah culimadeeni oo dhan baa meesha isugu timid illahayoow idin xafid
Yaa Allaah Culumada noo xafid oo naga dhig kuwii waanadooda iyo cilmigooda qaatana.
Jizaakallahu kheyr sheekh
Jazaakalah qeyr
Jazaakumullaahuqeyran shiiq
Tabaarakalaahu lakumaa jamiican❤❤❤
maashaa allaah illaahow culumadena noo xafid
Mshaa Allah culumada alaha barakeya
ماشاءالله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Msha allah sheekhena
Aamiin yarabbi
Walaxawla wala qowatiin ilaahay ha na illalyo Anga inta Slam ah. Dadkan manaqaan ee
Masha Allah culumadeena Allah yaxfidak
Masha allah kheyr baa soo kordhay.
God bless 🙌 🙏 ❤️ 💖 Somali
mashallah sheikh jazakallah
AMEEN
aaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin aaaaaamiin yaaeaduuud👍👍❤❤👍❤
Allaha Xafido Culimadeen
aamiin aamiin aamiin yaa rabi
Allahu Akbar waa farxd musliminta uso hoyatay qaas ahan somalida wan jeclhy dhaman culumada somaliyed inta wanaga wado ALLE HA IDIN SHARFO DHALIn yaro ahana wan idin dhageysaneyna Mar walbe xaqa guuleysan tas Aya diinta ku cad
Rabiyow idinxifdiyo dhamaan
shekh Illahey Ajar weyn hakusiiyo
Alaha kuxafido sheekhey
Culimada illahaw noo xifdi masha Allah
ilaahow wiilsheyda culuma iiga dhig yaa Rabbi
Mashallah Illahay SW culimada ha dawro kuwi dintoda iyo dalkoda iyo umadoda wanaga uhogamiyo kadhig🙏🙏🙏😅
Maansh alaah waa kheer soo kurdhay