7 NOLOHSAADA KU QURXI - HA ISKU DHEJIN QOF AAN KU JECLAYN ᴴᴰ┇Ayub Axmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • 7 NOLOHSAADA KU QURXI - HA ISKU DHEJIN QOF AAN KU JECLAYN
    #AyubAxmed

КОМЕНТАРІ • 226

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 роки тому +86

    Illahay casawa jallah wuxuu yidhi aan Ku ilaaliyee
    Meel baydhsan seexo 😟
    Maanta markaan eegay baraha bulshada amaba dhaqdhaqaaqa bulshada wxaan arkaa dadkii inay u Kala jabeen laba qaybood qayb ficil samaynayaa iyo kuwo u sacabtumaaya
    Marka aad eegto xaga heesa heestu usbuucii 1 milyan bay gaadhaysaa halka xadiisku sanadkii gaadhayo 10kun oo daawasho ah dadka badankoodu wxay raaceen hawadii illahay sheegayay ee lalahaa Ka dhowrsata
    Maanta shaydaanku wuu faraxsanyahay cadowgii yuhuudka ahaana gumaysi maskaxeed ayuu kuusoo dhigay wuuna Ku lumiyay

  • @najmojano9314
    @najmojano9314 3 роки тому +9

    1=wixii hore iska ilow
    2=iska dhego tir hadalada dadka
    3=dip udhigashada Iska dhaaf
    4=ha isku dhejin qof aan ku jecelayn
    5=waqti lumis social media ah
    6=Nadaafadadaada kudedaal

  • @IsackAto
    @IsackAto 3 роки тому +23

    Qof wanagsan qiimo badan ixtiraam badan dadkuna wada jecelyihiin aniga Macalinkeyga qaaliga ah Sallamulla.

  • @aadan3286
    @aadan3286 3 роки тому +11

    Ayuuboow,aad baad umahadsan tahay. Waan ku faraxsanahay inaan ku barto.

  • @Hubimacluumaadka
    @Hubimacluumaadka 3 роки тому +9

    من لا يشكر الناس لا يشكر الله 🎎
    🗣Qofka aan dadka umahad celin ilaahayna uma mahad celiyo✨
    Mahadsanid zxp #suhayb_saajid

  • @SomaliaStudioRap
    @SomaliaStudioRap 3 роки тому +1

    Allahumma salli wa sallim calaa xabiibinaa wa Rasuulinaa Muxammed Salla laahu caleyhi wa sallam. ♥️

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 Рік тому

    Jasakallh wllo ayuub ilhay abalkagà jano haa kaa dhigo

  • @ShukriShalaqbeen-yc7xt
    @ShukriShalaqbeen-yc7xt 6 місяців тому

    Mnsha ❤❤allah

  • @mamahinda8541
    @mamahinda8541 3 роки тому +5

    Masha Allah you never disappoint Ayub... Horay uu soco (Hinda)

  • @khadarmuhidiin811
    @khadarmuhidiin811 3 роки тому +9

    Very well, my brother

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 3 роки тому +1

    Alle ha ku sharfo huuno🙏, Caqligaa iyo garaadkaas na alle ha barakeeyo.

  • @habonmahmoud6470
    @habonmahmoud6470 3 роки тому +1

    Thks you wallkay aadban ku dhagaysta juzakallaah khair ❤❤❤❤

  • @khadiijaabdullahi372
    @khadiijaabdullahi372 3 роки тому +3

    Alle haku xafido wll ayuub anagane kuwii ku waana qaata alle hanaga yeelo💯😍

  • @sahraomar5441
    @sahraomar5441 Рік тому

    Jasa kallah wallaa aqliga allha hakudayo

  • @halimoabdoulsalam6478
    @halimoabdoulsalam6478 3 роки тому +1

    Mahadsanid walal

  • @sahroomar8149
    @sahroomar8149 8 місяців тому

    thankis walaal

  • @zakariyeabdikarin7008
    @zakariyeabdikarin7008 3 роки тому +1

    Masha Allah nolow brother macalinka Nolosha

  • @habibajibril1677
    @habibajibril1677 2 роки тому

    Mashallah jazakallahu kher my brother

  • @shucaybabdirashiid4452
    @shucaybabdirashiid4452 3 роки тому +4

    Rejection is Allah's protection

  • @yamaniosmanabdille4266
    @yamaniosmanabdille4266 Рік тому

    Jazakallah wll ayuub ahmed Allah sw haku sharfo

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 2 роки тому

    وقال تعالى يا عبادي الذين أسرفو على أنفسهم لا تقنطو من رحمة الله إن الله يغفر الذنوب جميعا

  • @s.m.5330
    @s.m.5330 3 роки тому

    Masha Allah Allah ku Barakeyo shukran 🙏🙏🙏

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 3 роки тому +1

    Masha Allah 💕✌️

  • @abdihakiim_04
    @abdihakiim_04 3 роки тому +2

    Mashanallaah waxan ahey qofka ugu horeyo wll Ayup Horey uscoo Aadban Kutagera wlahi Allah ku sharfo waxad tahey qof wanagsan akhlaaq leh runti✔😍❤

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 роки тому +2

      Wllahay mahadsanid reer imaam shaafici channel❤️

    • @abdihakiim_04
      @abdihakiim_04 3 роки тому

      @@ayuubaxmedmedia wanka Qaadney Akhi Ayup Axmed Aniga Magaceyga Cabdixakim Axmed ba li dhaha mr waliba waxa tahey dhiri galiyaheyga Dhabta Ah runti Allah kuxafido Wankusalaamy mr lawaad❤😍✔

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 9 місяців тому

    Thanks

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Рік тому

    Waad mahad santahay

  • @abdimalikkeynadiid4679
    @abdimalikkeynadiid4679 3 роки тому

    Mashaallah my brother thank you

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 роки тому +1

    alxamdulilaah yaa rabi waa runtaa ❤️💯

  • @istahilosman2971
    @istahilosman2971 2 роки тому

    Masha allah walal

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 3 роки тому

    Masha Allah ayuub Allah hakuxiftiyo

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 2 роки тому

    Masha Allaah ♥️

  • @Sadiaharbi
    @Sadiaharbi 3 роки тому

    Masha allah tabaarakalah

  • @abdiwelisayid9441
    @abdiwelisayid9441 3 роки тому

    Mashallah thanks alot

  • @zamzamibrahem9658
    @zamzamibrahem9658 3 роки тому

    Mahadzanid wll جزاك الله خير

  • @miskifarah4082
    @miskifarah4082 3 роки тому +1

    Maashaa Allaah Zuheyb Wlaal Jzkheyr

  • @zaynabmuminabilah7559
    @zaynabmuminabilah7559 3 роки тому

    Jazakalllah khairan khayral jazaa, misanka xasanadka allah hakugu daro , malinka يَوْمَ لَا يَنفَعُ مَالٌ وَلَا بَنُونَ
    wanada iyo bararujinta

  • @fardowsaahmeddahir1082
    @fardowsaahmeddahir1082 2 роки тому +1

    Alah dartii ayaan kuu jeclahay waa maamo miski nimco aduun iyo jano aakhiro alaha kusiiyo aamiin

  • @ayaanhousein3897
    @ayaanhousein3897 2 роки тому

    Amiiiin yaa rabi

  • @suzanismail9860
    @suzanismail9860 3 роки тому

    Mashallah Seriously you are Amazing thank you so much

  • @aishahassan9644
    @aishahassan9644 3 роки тому +1

    Ilaah ha kaa ajir ziyaaa

  • @moustapheomarapdi9613
    @moustapheomarapdi9613 3 роки тому +1

    wll jasakalahu kheyr ❤

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 роки тому +1

    thanks advice bro

  • @yuphaa7583
    @yuphaa7583 Рік тому

    Tnx

  • @amalgamute1289
    @amalgamute1289 3 роки тому

    Jazzakallah kheyr

  • @roblehfatouma1651
    @roblehfatouma1651 3 роки тому +1

    merci beaucoup m'y brother

  • @hawahirad5135
    @hawahirad5135 3 роки тому

    Maa shaa Allah 🔥

  • @ayannaupdi7408
    @ayannaupdi7408 3 роки тому +1

    Shukran wlky
    Dar alle kuu jec lahay 🥰❤

  • @mohamedabdullahi7183
    @mohamedabdullahi7183 3 роки тому +1

    Masha allah wll allaha ku barakeeyo walahi wax badan ayaan kaa faaiidnay

  • @qamarabdirahman3621
    @qamarabdirahman3621 3 роки тому

    Jazakallah wll wax bdn kafaidey

  • @musabhassan9903
    @musabhassan9903 3 роки тому +3

    Wll alle hakubarkeyo adiga iyo walidintada👌👌

  • @ciilowomarmohamed7679
    @ciilowomarmohamed7679 3 роки тому

    Mahadsanid sheikh

  • @Muna2187
    @Muna2187 3 роки тому

    Good teacher

  • @hodanladan4248
    @hodanladan4248 2 роки тому

    Masha allh ilahay haku barakeyoo walkay

  • @sabriinachannel4122
    @sabriinachannel4122 3 роки тому

    Shukran walaal qaali ah
    Wnaaga aad nala wdaagto alle hakaa abaal mariyo

  • @zaytuunighannel140
    @zaytuunighannel140 3 роки тому

    Jazaakallaahu khayr

  • @safiarage5947
    @safiarage5947 3 роки тому

    Asc, jazakumullah wax badan
    Oo faa'iido Aduun iyo Akhiro ah baad sheegtaye kuwo ka faa'iidaysto Allaha
    Naga dhigo habo Insha Allah💥💯

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 3 роки тому

    Alle Haku Xifdiyo Ustaad

  • @nuuraindho1400
    @nuuraindho1400 3 роки тому

    Isbadal waxbarasho qofka soduu u samayn karo noao samee macalin alle haku barakeeyo.

  • @fatimaxayaat1184
    @fatimaxayaat1184 3 роки тому

    Allah miisaanka xasanadka hakudaro intaa nawaanisay wllky janada Allah ngu kulmiyo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 3 роки тому

    Jasaakallah qeyral jasaa wallkey aniga waqtigeyga waxaan ku bixiyay miidiyaha allaha iga qabto

  • @jamiiloibraahiim8213
    @jamiiloibraahiim8213 3 роки тому

    Maansh allah ustaad ayuub axmed thanks in badan xaqiiqdii waxaa tahay dhiiragaliyaheyga in badan wax badan kaa faaiday mahadsanid in badan allaha kaa abaal mariyo video aan in badan ubahnaa waye kan

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 роки тому

    Mashaallah jazakallah wll dhiiro galintada🙏

  • @qoslaayemedia1393
    @qoslaayemedia1393 3 роки тому

    Mahadsanid Macalin Guuleyso.🥰❤👏

  • @ummuatikahaaji9634
    @ummuatikahaaji9634 3 роки тому

    Mashaa alh tabaraka raxman keep going walal adigo kale wan ubahanay.
    Waana runta noloshu waa diin iyo is qurxin xata hadadan waxba haysan qofkasta o kula macamiila hakugu farxo dhaqan ahaan iyo nadfadba. Sido kale waxa faraxda nolosha keena wa sadqo ee wax baxsada haba yaraade

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 3 роки тому

    Aad iyo aad mahdsanid wll

  • @miskisheikhabdirahman9762
    @miskisheikhabdirahman9762 3 роки тому

    Thank u abowe

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 роки тому

    Aamiin Yaaaaaaa Allaah Masha Allaah Thank you so much wll Qali 🥰🥰🥰🙏

  • @seynabsmsamatar2857
    @seynabsmsamatar2857 3 роки тому

    Mashaa alaah walaalkay ilaahay haku xiftiyo
    Aamiin yaarabi

  • @saynabmaxamed500
    @saynabmaxamed500 3 роки тому

    masha allha

  • @abdimahadabdulahi9855
    @abdimahadabdulahi9855 3 роки тому +1

    Ustaad ayuub ugu horey " asc waraxmatu lah wabarakatahu. Then
    waxaan jeclaan lahaa,
    kaana Codsan lahaa inaad noo soo diyaariso mawduuca ku saabsan " go'aanada aan qaadano sidee ugu dhabeyn karnaa " adigoo mahadsan ....

  • @user-zi9oi7or1d
    @user-zi9oi7or1d 3 роки тому

    Masha allah

  • @mohamedibrahim8585
    @mohamedibrahim8585 3 роки тому

    Amiin Amiin

  • @modeeq3059
    @modeeq3059 3 роки тому

    Masha Allah legend allaha kuxafido ustaad

  • @fadumoyuusuf8611
    @fadumoyuusuf8611 3 роки тому

    Mansha allh wlhi waxbadan ayaan kafa iday o igu adkaa alle khar hakusiyo

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 3 роки тому

    thanks abowe truest

  • @ramadanmohamed5803
    @ramadanmohamed5803 3 роки тому

    Machallah macalin full respect

  • @biwakotalayantimohamed6716
    @biwakotalayantimohamed6716 2 роки тому

    Very nice 🥰🥰🥰🥰😎😎😎😎😎😎

  • @zamzamomar1363
    @zamzamomar1363 3 роки тому

    Masha Allah wll Ayub Ahmed ilaahay haku barakeyo wll waxybo badan ayaan kafaiistay shukran wll 🙏🙏🙏🥰🥰

  • @abdulahiyare6734
    @abdulahiyare6734 3 роки тому

    Mahad sannid ustaad ayub

  • @khadraabdi918
    @khadraabdi918 3 роки тому

    Mahadsanid

  • @user-ep1gw6no4d
    @user-ep1gw6no4d 3 місяці тому

    ❤❤❤ wlla qaliya talo wanaagsan

  • @scienceteam2379
    @scienceteam2379 3 роки тому

    Masha Allah wll

  • @MaaidaMaaida
    @MaaidaMaaida 3 роки тому

    Mahdsanid Ayuub wllo❤❤

  • @azizaapshir4439
    @azizaapshir4439 3 роки тому

    M.a wll Ilaahay ha ku xifdiyo wax badan baanu kaa faa idne

  • @yasinkambo918
    @yasinkambo918 3 роки тому

    🥰🥰🥰jazakumulaah wll aad baad ugu mahadsantahay xaqiiqdii waxatahay qof aan inbadan kafaideysto taloyinkisa alle haku barakeyo

  • @feysalfeyte1802
    @feysalfeyte1802 2 роки тому +1

    Good 👍 🙏🙏🙏

  • @user-mk7lh8mw2e
    @user-mk7lh8mw2e 3 роки тому

    Amiin amiin jaakalahu qeer

  • @jjaarik
    @jjaarik 2 роки тому

    Mash allah sxb shugarn allah ha ku barkeeyo

  • @abdifatahahmed9380
    @abdifatahahmed9380 3 роки тому

    Masha Allah Jazakallah kheyr walal khali ah Allah kuxifdiyo. Mahadsanit inbadan walal khali Hore usoco waligaa full Respect big bro ❤👍

  • @maryamaomar419
    @maryamaomar419 3 роки тому

    Jazaakal laah wllll

  • @fardowsofardowso6499
    @fardowsofardowso6499 2 роки тому

    Mshaa allah wllo🥰🙏

  • @mabaarakxasan4687
    @mabaarakxasan4687 3 роки тому

    M.A

  • @dhalintaentertainment2284
    @dhalintaentertainment2284 3 роки тому

    Alla run badanaaa kan anigoo iga hadlayaaa ogaaaw wax badan baa kaa faaiidey

  • @cayuuniturkish6517
    @cayuuniturkish6517 3 роки тому

    Insha alah amiin amiin ilahey Hanoo debi dhaafo rajadena io riyadena io hamigena alaha noo rumeyo qalbiyadenana alaha noo cafiyo qatumada alaha noo toosiyo janada alaha anku sulmiyo insha alah yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🥰

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 Рік тому

      Ayuub axmed ayaanrabaa in aan barnaamij lawadaagee halkeen kala xiriiraa blz halaiiso sheego

  • @MOHAMMED-ls6yi
    @MOHAMMED-ls6yi 3 роки тому

    Mashallh

  • @nuramohamednour9293
    @nuramohamednour9293 3 роки тому

    Ustaad 🌺♥️

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 3 роки тому

    Ader kheyr badan alle ha ku siyo wlhi ben mhn wa mahadsan tahay😍😍

  • @faadumoismail4922
    @faadumoismail4922 3 роки тому

    Thank you 😊

  • @idaacadaburco4547
    @idaacadaburco4547 3 роки тому

    Allah haku xifdiyo

  • @hameeda1612
    @hameeda1612 3 роки тому

    Malaa 20 jeer ka badan waan dhegeeystey video gan thanks wlhi joogdeentu waa shay adag in nafta la baraa