Maasha allaah Ilaahay gabadha qoyskeeda allaha u barakeeyo Adeer qaali ilaahay ha ku sharfo aduun iyo aakhiro Dadka aad u duceysana allaha u aqbalo Aaaaaaaaamiin yaa rabi
Sheikh ilaahey haku xafido abtigaa fiican oo dawac san sheikh qof wanaag san oo lagu daydo aa tahay aniga mar kaan arkay amaal aroos keeda waan ku farxay waana u ducee yay guri diin leh neh eey ku soo bar baar tay waa nicmad waana u ducee yay ilaahey reer keeda ha u barakeeyo idinka neh ilaahey ha idin barakeeyo abaayo ilfis iyo dhamaan tiina sheikh dad waxaa jiro dumarka inaa kor loo qaado aanan rawin nabiga salalaahu caleeyhi wasalam neh woxoo dhahay dumarka qeer u dar daarmo
Mansha Allah ader wanagsan batahay,aniga nin an caruur udhalay aya gabarteyda oo ader u ahay iga faraxumeyay😢 ilahey adun iyo aqiro haku cadaabo kas Amin idhaha aad iyo aad ayaw nodhibateyay😢
@@muslimohh1001 wan ka xumahay walhi walshyeey isagana alle ha ka soo saaro xaqa gabdhaa yar siduu ugu xad gudbay ilahay baaa walal Kaga filan qofkstoo dhib kuu gystee alle ku daa runtiina wan kula murugooday waayo anba waxaan ahy hooyo Hal gabdh haysta nin kalena uu qabo alle sharkooda ha inaga qabto
Asc sh dhalinyarada dhan u ducey dhamaan guur doonkaa alaha ku barakeeyee
Walaal Allah kuu barakeeyo awlaada ad wanaajisay iyo kuwa danbaba
Maashaa,Allah Allaha ku barakeeyo guurka baraaro Allaha uga dhigo
Maasha'Alaah reer sh Badbaado waa Gùleysateen Alaha idiin Siyaadiyo
The best step dad alive keep on doing good
Aamiin guur kheyr qabo allah siiyo inat guur doonka Aamiin
Sheikh badbado mahadsanid wad duceyse ameen yarab❤❤❤🤲🤲
MASHA allah aabo somaliyeed meel ween kafadhiya umada wanistada dhiiragalitada bararujinta kheyrka ah abtiyow Jazaka allah❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Aadigana waad mudan tahay adeer kheyr allah ku siiyo 😊
Allah idiin barakeeyo ❤
😊😊 m .a shiiq badbaado wanaagiyoo qof ah
wanaaga waykaa muuqataa inaa aabo fican tahay maashallaah maashallaah gabdhana waa dhashay dhib laan waayo xaajiyadaada qaali ayaa dhashay waana caruurtaada walaashood wixii wanaaga aasamaysay miisaanka xasanaada allaaha koo saaro adigoo kalana allaaha anoo badiyo aamin aamin yaa rabbii
Maasha allaah
Ilaahay gabadha qoyskeeda allaha u barakeeyo
Adeer qaali ilaahay ha ku sharfo aduun iyo aakhiro
Dadka aad u duceysana allaha u aqbalo
Aaaaaaaaamiin yaa rabi
Sheikh ilaahey haku xafido abtigaa fiican oo dawac san sheikh qof wanaag san oo lagu daydo aa tahay aniga mar kaan arkay amaal aroos keeda waan ku farxay waana u ducee yay guri diin leh neh eey ku soo bar baar tay waa nicmad waana u ducee yay ilaahey reer keeda ha u barakeeyo idinka neh ilaahey ha idin barakeeyo abaayo ilfis iyo dhamaan tiina sheikh dad waxaa jiro dumarka inaa kor loo qaado aanan rawin nabiga salalaahu caleeyhi wasalam neh woxoo dhahay dumarka qeer u dar daarmo
❤❤❤❤❤❤❤ masha allah iso duce guurka iga ragey
@@Mariam-d5n2t guur khyr qaba oo dagdaga allha ku siiyo wllo
Wll guur khayrqabo alle hakusiiyo
Ader yaba ledahey garob yalaguursan batiri adiga horad uguursadee hadalada kafiirso garobtu waduceysantahey nabiga uduuceye salalaahu caleyhi wasalam
Aaiimn allahumma aamiin aamiin ya Rabi ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰
Maashaa allaah shiikh mahadsanid
Mnshllh tabaraka raxman sheikh iducee in Allah murgata uhaysta eyo kurbada ika dulqadaaa
Masha Allah gabdhu waa asharaful quraysh allaahu Akbar Allow barakee allow xifdhi yaraball caallamiin Amiin 🤲💎🕋❤️🌴🚁🚁🌴❤️💎🕋🌺🌸🌼🤲🌺🌺🌺🌺🌺💎💎💎💎💎🕋
M.a 🎉 sheeqeena awlaadaada allah kuu xifdiyo guurkooda qeyr allaha ka dhigo
Aabayaasha.ilaahay.sidaa.hainooga.dhigo
Walaal qof qiimo badan ayaad tahay ,Wanaag ayan kugu baranay Allah kuu siyaadiyo Allah kaa jza,I siiyo
Masha Allah Waxad tahay aabe qaali badan
Masha Allah
Aamal qurux badan ❤❤❤
Allah ku barakeeyo guurkeda mash allah ❤❤❤❤❤😊
Masha Allah congratulations 🎉
aamin aamin aamin yaa rabbii
Aamiin
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
Mashaa Allaha
Hambalyo ❤❤❤❤❤
Allah iskubara keeyo
Allahu Akbar
Amiiiin
Masha Allah ❤❤
Mashallah allahuma baarik aabaheyga soo xasuustey😢💯👏
Mash allah alle ha in barkeyo
Maasha,allaah
Masha allaah
Maash alaaa
M.a
Masha Allaha 🎉❤
Asc dariskayga xalaasha ah
M.A ALOW KU BARAKE DADKA GUBAABISAA
Sheikh badbaado sharaf iyo karaamo
Asc mashaallah
Masha Allah💐
Mansha alaah 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Plz alle dartiisa igu duceeya qalbiga ixanuunaya 😢😢
Waaban ka ilmeeyey arinka ninka neceb gabadh uuhooyadeed la wadaagay buste wallaahi shumma Wallaahi !!!!!!!
Baarakaa baarakalaa baarakalaa
wca masha allaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Subxaanalaah wa nin xun
Asc Wa Robla Maxamed Waxan Raba sh zinaa Ayan kalay inte iskaga dahiraya in taan Adonyada joka
Walalkey roble ilahey danbi dhaaf weydiso asaga naxaris badane ehe danbigana lama fafiyo inad alaha oo kaliya lawadagto aya wanagsan
Kan wa Benale wan ku xirnan jiray lkn hada wan nacay wana shekh isku sheg🤐
Subhanallah maskinkan illahi iskada😢😢waligaa culinow iyo umada lama Cayo Allah aya karamete😢
So doog ba tahay hada
Mansha Allah ader wanagsan batahay,aniga nin an caruur udhalay aya gabarteyda oo ader u ahay iga faraxumeyay😢 ilahey adun iyo aqiro haku cadaabo kas Amin idhaha aad iyo aad ayaw nodhibateyay😢
Subxanalaha 😢abaayo waxaas miyaaba ka suurtooba ragn allow noo xifti gbdheheena
Hayo muslim iyo hoyo gal ah uma rajeynayo dhibatada igu dhacday in ey kudhacdo😭😭😭
@@muslimohh1001 wan ka xumahay walhi walshyeey isagana alle ha ka soo saaro xaqa gabdhaa yar siduu ugu xad gudbay ilahay baaa walal Kaga filan qofkstoo dhib kuu gystee alle ku daa runtiina wan kula murugooday waayo anba waxaan ahy hooyo Hal gabdh haysta nin kalena uu qabo alle sharkooda ha inaga qabto
Qalbigana allha kuu qaboojiyo walshyeey allena talo saaro isagaa kuu aari karayee
Amin insha Allah
Q❤❤❤❤
masha Allah👏👏👏👏👏
Aderkas waxa kasii daran hooyada gabadhas maskiinta ah dhashay oo is kala joogta gabadheda ninka sidas ula dhaqmaya sorry habo
Masha Allaha
Masha allah ❤❤😊