Jimaaca ugu xun ninku xaaskiisa ku jirdilo cadaabka Gogosha Bahdil nabi maxamed nooga Digay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @abdullahibashir4894
    @abdullahibashir4894 4 місяці тому +8

    Rabi khayr dhamantis hana waa fujiyo dhamanten danbigenana hadhafo adun iyo aqiro Amin walidken ilaahow adun iyo aqiro ha barakeyo

  • @XamdiJaamac-p4t
    @XamdiJaamac-p4t 12 днів тому +1

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Aaamin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @Sahra881
    @Sahra881 4 місяці тому +28

    Cunug yaraa iga xanuunsan iigu soo duceeyo walaalo.

  • @binkhalifamohamed3722
    @binkhalifamohamed3722 4 місяці тому +11

    Nabii MUHAMMAD ka adebeyso. Hadalada qaar oo dadka u isticmaalayso nabiga hakusoo darin , sax qof walbo galmo ayu kadhashey laakin nabiga iyo galmo usku meel hakeenin.

  • @QaliXashi
    @QaliXashi 3 місяці тому +2

    Aniga shiiqow waan ku salamayaa aniga nin ayaa iqabay. Wuu iqanci wayay see u galaa

  • @Kaafiso345
    @Kaafiso345 4 місяці тому

    Mahadsanid yaa sheikh kheyr alla ku siiyo

  • @MyDry-tn5rh
    @MyDry-tn5rh 4 місяці тому

    Wallkey meel yar aa ka qaldan ((ILAAHEY OGAADAY HA DHIHIN )) MAHADSANID

  • @abdifatahali6884
    @abdifatahali6884 4 місяці тому +2

    Shiikh ha isticmaalin cibaarada ah (Ilaahay makii uu ogaaday) waa hadal khaldan Ilaahay Baxthi masameeyo ama research, hadalkan wuxuu sawirayaa in Ilaahay makhluuq yahay, bini Aadamka ayaan kaamil ahayn oo baxthi wax ku ogaada, cilmigiisuna wa asali oo horay buu ulaha u ogaa, hadaad Qur'aanka ku aragtid علمالله انكم تختانون انفسكم mineheedu ma aha Ilaahay wuxuu ogaaday, sidan ilaahay waxay utilmaamaysaa makhluuq inuu yahay oo cilmi siyaadsaday waana micne khalad ah, hadaba micnaha saxda ah ayaa ah (Ilaahay wuxuu ogaa) Inaad naftiina khiyaamaynaysaan, sida kale macalin shukran waan kutaxanahay wacdigaaga iyo waanadaada iyo Yutupe kaaga Qiimaha leh mahasanid.

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 4 місяці тому +1

    تفسير قوله تعالى(وقدموا لأنفسكم )
    أى قدموا لأنفسكم بفعل الخيرات ومنه أن يجامع الرجل إمرأته بقصد التقرب إلى الله والولد الصالح .
    Lkn ma'arag wax kufasiray muqdimadka Jimaca .
    Ustaad Tafsiir ka qur'aanku waa Tawqiifi iyo fahankii Salafka .
    والله المستعان.

  • @amata8268
    @amata8268 3 місяці тому +1

    csw csw csw csw csw csw

  • @Fartun-j7p
    @Fartun-j7p 4 місяці тому

    Kkk qurbaha gal iyo islaamba wa lagudaa waayo waa cafimaad baydhahan

  • @xasancabdulaahi1759
    @xasancabdulaahi1759 4 місяці тому

    Khayr allaha kusiiyo mashallah

  • @nasramaxamed9708
    @nasramaxamed9708 4 місяці тому +3

    Run badana ayaa ragoo dhan sidaa ka dhiga

  • @يوسفحسن-ت7ق
    @يوسفحسن-ت7ق 4 місяці тому +1

    جزاك الله خير الجزاءك❤❤❤

  • @NadiiraAhmed-g9x
    @NadiiraAhmed-g9x 4 місяці тому +1

    Wad mahadsantahay sheekh ilahay khayr haku siiyo

  • @MiskiXirsi-x5o
    @MiskiXirsi-x5o 4 місяці тому +1

    Ilahy amarkii wa adun akhiru saman ah

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 4 місяці тому +4

    Swc swc swc ❤❤❤❤❤❤

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 3 місяці тому

    Xsbunallah alla kamagan galnay balo naxirxirta iyo wax loso gur gurto galmo xalalo quruxbadan ban ilahay waydisanay

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 4 місяці тому

    Soguurguurosho
    Raaligelin
    Ader jannada gashay nin isubahdilkiis halawaayo Jannada waxa haya illahay cirka iyo dhulka iskaleh meeshaas majoogo Oday beeleedkiisu ee kaalay ibahdil faraxow hadankaayeelo

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 4 місяці тому

    Waar ilaahay ka cabso wax laga yaqyaqsoodo oo aan sal iyo raad toona lahayn uunbaad ka sheekausaa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 місяці тому +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ❤

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 3 місяці тому +2

    Subhanallaah allaahu akbar wax kale kahadal oo views karaadso please

  • @CaliyaAdanmaxamed
    @CaliyaAdanmaxamed 4 місяці тому +1

    ❤❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 4 місяці тому +3

    Illaahoow uusan Viewska naga galin meel xun.War heedhe xishoo walaloow. Subxaanallaah diin baad ku nasab sheegan..Walahi inaan furin ,Kor ka arkay .Xishoodka iyo xayada illaahoow haynaga qaadin

    • @nasramaxamed9708
      @nasramaxamed9708 4 місяці тому +1

      Dee run buu sheegay maxaad kaleeda sheekha war yaaa

    • @iftiinqali5378
      @iftiinqali5378 4 місяці тому

      Ruunta xishod maleh cafimadka iyo meel kasto lagu shegay wa cadi sheikh dadbu wax uu faidenayaa

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 4 місяці тому +1

      Qofka marka uu duligacaadaysto waydhibaysa iskadulqaado duleyste koley kuwaasa kamidtahay

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 4 місяці тому

    war xishoo subxaanallaah waxkale dadka u faaiidee war marwadaada kala tasho waxad dadka la hor imanayso الحياء من الايمان

  • @JjejNjd
    @JjejNjd 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊❤😊

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke 4 місяці тому

    subxaanallaah ninkan waxbaa ka si ah yaahuu wallee masii dhegaysan xishoo oday

    • @SumayaSaeed-p8s
      @SumayaSaeed-p8s 4 місяці тому +2

      Diintu goormey xishood noqoty waa qasab in laga hadlaa wixi jiro hdana qalad ah

  • @AdamAhmed-sp2xl
    @AdamAhmed-sp2xl 4 місяці тому

    Asc

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr 4 місяці тому

    ❤❤❤

  • @amiinkey9630
    @amiinkey9630 4 місяці тому

    Dalaq dam😂😂😂😂

  • @MushataqMohammad-zr2eu
    @MushataqMohammad-zr2eu 4 місяці тому

    😂😂😂

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 4 місяці тому

    Hala dhabo naagaha waliba haloo badiyo yaan Loo tudhin haday caafimaad qabto wali ma arag haween kacarara sariirta ayaa ugu bartay shaqa deeda laa Kiin shaqa daro waa katagaan