DEGDEG DAGAALKIIGU UGU CUSLAA DHULBAHANTE IYO MAJEERTEEN LAQORSHEEYEY,SHIRQOOLK XASAN GARGUURTE,XOG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 чер 2024
  • DEGDEG DAGAALKIIGU UGU CUSLAA DHULBAHANTE IYO MAJEERTEEN LAQORSHEEYEY,SHIRQOOLK XASAN GARGUURTE,XOG

КОМЕНТАРІ • 53

  • @Umo580
    @Umo580 10 днів тому +5

    SUBXAANLAA YAA ALAA. MAKRIGIINU IDINKUNOQOY WAA SANAN IYO XULUFADIISA MUUSE BAA. LOGUHIILINAYA HARTIYO 🤲🤲🤲☝️☝️☝️🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲☝️☝️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 9 днів тому +4

    Iskajira majeerteen iyo dhulbahante iskajir ladagaalama kuwa lacagta xasan kasoo qaatay kuwaas weerar inta ayan isku dirin reermiyigiina kuwa lacagaha la wareegaya

  • @suleekhaosman6397
    @suleekhaosman6397 9 днів тому +1

    Subxaanallah, allaha qabto daalimiinta

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 9 днів тому +1

    Asc galsoor guuleyso horay usoco

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 9 днів тому +3

    Horgalada Darood ee dhiig sokeye kageystaan Puntlaand iyo SSC waa in lawada hortaga,Arrintan waa in Muqdisho loogu degaa mid lasoo qabto iyo mid ladilo laga dhigaa.Isimada Garadyada ayaa arrintan kahortagaan,waa arrin Ina Cumar Gelle kasoo shaqeyay.

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 9 днів тому +2

    Kabtan caduunoow inadeer waxaatahay nin indheer garad ahi guuleyso mudane maxuud cabdi dadiis kawayne guul inshallah wixii shar wadana ilaahay umada haka qabto aamiin🤲💯✅️☂️

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 9 днів тому +3

    Anigu waxaan ahay maxamed ugaar
    Arinkaan haddo ka hor waysameeyeen iyagoi somaliland la shaqaynayey kooxda aaranjaan iyo horgalo dhulbahante ah oo lasoo
    Adeegsaday laakiin dagaal laascaano ayaan
    Xala dhalay ka noqonay
    In sha allah ku guulaysanmayaan
    Waana og nahay

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 9 днів тому +3

    Ciisa maxamuud ma dhibay kawadaan gudaha harti

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 9 днів тому +1

    MARNABA MA DHICI KARTO IN SACIID HARTI AND MAXAMED HARTI AY DAGALAMAAN ISKADAA HARTI INEY DAGAALAMAANE XITAA LABO WIIL OO HARTI AH INEY ISFEEDHAAN IYO SOMALI WEYN MARNABA MA DHICI KARTO.I.A.TACALLAA

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 днів тому +3

    xasan iyo kooxdisu markay kufashilmen iskudirka puntland bay harti qoorta iskugeliyan

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 10 днів тому +3

    Illahaw cadawga nagaqabo dadkeena isjuduubni iyo midnimosii xasan ugaas iyo ciise maxamuud waa dad isdhalay iskasoodhexbaxay wiilka xasan ugaas iyo ciise maxamud gacmaha haisqabsadeen intaana yasan dhafin ninkii nidila haloodilo sidaas baynabaduku imaan

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 9 днів тому +1

    Darwiish tv welcome 🤗

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 днів тому +2

    Kuwah mantah xasan moryan so dirayoh iyo ciyal holay waa in shaqoh lagah qabtah

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 10 днів тому +4

    Hartiyow meelkasta colaad ayaa kafurantay waxaana loo tashaday darood sidii meelwalba colad looga furilahaa ee be careful 😢

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 9 днів тому +1

      Daarood iyagaan is rabin oo cadaawad mj kuwada dhacday waxba ma xeeriyeen iyagaana dhiirigaliya xasan iyo muse waxaan oo dhab iyagaa masuul ka ah. Dadku social media ayey wada joogaan qadiyadoodana ka difaacdaan daaroodkan qadiyad maleh wax walbana waa ka hadlaan

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 9 днів тому

      @@farhiyadahir3725 Wallee Beentaa Maahan. Cudur MJ baa Kuwadda dhacay Ayagoo Dhan waxa Daarood laleeyahay.

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 9 днів тому +1

    allaha kala Qabto, waa dad walaalo ah ilmo hartii ,

  • @KhadarMoha-qf3uu
    @KhadarMoha-qf3uu 9 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 10 днів тому +1

    SUBXAANALLAAH ILAAHOOW KALA QABOOJI 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 9 днів тому +1

    ⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️ iska jira dhagarta laynoo mal malayo ⚠️⚠️⚠️☝️☝️⚠️☝️⚠️☝️⚠️ dhulka waa wada leenahay waa inagu filan yahay . Ninkii Nin kaloo harti ah qori u qaata waa ineynu meel uga soo wada jeesanaa ‼️☝️

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 9 днів тому +1

    Xasbunalaah wanicmal wakiil. Xasbunalaah wanicmal wakiil. Xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @user-xt7pj1nv8g
    @user-xt7pj1nv8g 9 днів тому

    Asc Allahayow somalie naba aaa ❤❤❤😢

  • @xamralive
    @xamralive 10 днів тому +2

    Hadana Harti Dhexdiisaa waa Yaab Xasan Sheekh Xaguu Soomaali ku wadaa?? war kaan Xageed ka ka keentaa nin Yaroow Caadi matihidee

  • @user-cj5gv9wc4e
    @user-cj5gv9wc4e 9 днів тому

    Cadowga alle hanaga qabto

  • @user-sy6ps2dq4v
    @user-sy6ps2dq4v 9 днів тому

    Allaylehe arinkaas inay jirta lkn walalasocdaa

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 9 днів тому +2

    Issaaquba was davaalamaye xenista markiina

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 9 днів тому +2

      kkkkkkk oromooy angu isma dilaayno nasoo habaar uun

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 9 днів тому

    Xasan sh damjadiid in pland qabsato ayuu rabaa aaranjaan waa damjadiid

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 9 днів тому

    Saxiix

  • @user-xf2gs1vm4x
    @user-xf2gs1vm4x 10 днів тому +4

    War waa nacas nimo tii ugu xumayd in daarood isku hoos noqdo war kawaynaada caqli caruurtaa in la,isku kiin diro

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 9 днів тому

      Kkk daarood kaan leh isku siyaasad manihin yaa isku diraayo iyagaanba is rabin
      Social media waxay ka wadaan baa kuugu filan waxay yihiin

    • @user-xf2gs1vm4x
      @user-xf2gs1vm4x 9 днів тому +1

      @@farhiyadahir3725 dad marka cadaw goodo badan yahay munaafiqiina kajirto dunida way dhacdaa in la,isku sixro oo walaalihii isjeclaa cadw isi noqdaan ilaahay hajabiyo nacabka yaga daarood dad aan ahayn oo munaafiqiina baa magacayaga mar nagu caaya marna umada ku caaya

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 9 днів тому

    Aranjaan ilaahay ha naga qabto hana iskuna dir iyaga

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 9 днів тому

    Waxay qaatee lacagtii laga sameeyey qabuuraha iyo reer aakhiraadka.

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z 8 днів тому

    Illaahiw nsksla qabioji dagaal sokeeye Nima anfacayee War odayaasha labada dhinacoow kaca cadawgeenaa badane.

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 8 днів тому

    Xasbun alaah wanicimalwakiil ilahayow dagaal kale hanagu keenin kii horaa wali agoomihiisii dayacanyihiin oo ilaa hada furunta lagu jiraa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 9 днів тому

    war waxaasi madhacayaan adeer warkaa masoconayo

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 8 днів тому

    Naaya ciisa maxmud waa indhihi harti see colaad uga dhex wadan

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 9 днів тому

    Iyaa wixii lala maaganaa mala bilaabay? Waar ilaahay hadaad taqaanaan isdaaya maanta ma’aha maalin la’isukiin adeegsado. Ilaahay kuwa dadka isku diraya cuqubo haku rido. Kuwa la’isku dirayo ayaaba kasii liita.

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 9 днів тому +1

    Ciise maxamuud dhulkooda Haku ekaadaan dhulbahaantana dhulkiisa ha jooga dagaal looma baahno ninkii dagaal rabo furinta guumeys ha aado

  • @QaliSharif
    @QaliSharif 9 днів тому

    Waxba ka faaiidi mayan ninkii hadimo gala kagama yaabo xasan wuxuu maleegayo dhulbahante hadii irimahasi kala yimado wa in ay fashiliyan tuugta ninka garabkisa ka dagalamaya hadii cadow isu isticmalo ah qarxiyan sheekada waa in uu dhagar qabe nahana mid maaha damiir lawayasha odagasi jirani u so wakiishay in ay dhaqdle ku hirgeliyan sidan qabo reerahasi ugasyod dad dhib baddn maaha reer ka dhulbahante ha fashiliya imaanka alle haka qaado kuwa halka cadowgu u soo tagan yahay o mar walba dagaal anay hurayn waa laysku kaya diray sheega o ha qarinina hor galada isku dhufanaya labada wiil e furinta wada fadhiya iysguna ha garxiyen

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 9 днів тому

    War adigaaba dab hurinayo War maxaad balaayo qastay, war ninkaan aad moodo inuu ilaahaay wax kasto la ogyahay wada sheekeeystaan, war goorma ayuu qiyaama dhacaayaa waanu daalnaye, war somali waa suntii hargaha yaa yiri kalmadaas, war aaqiro kuma waagsano dhaqanka nuucaana, ilaaheeyow nabad baanu kaabarinay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 днів тому +1

    ssc iyo puntland xuduud beeled bay kala leeyihin ee wixi ssc ah oo puntland gudaheeda degan wa reer puntland wix puntland oo ssc xuduuda kuso durkayna wa ssc ee irir hajabo

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 9 днів тому

      Harti Xuduud makala leh naagtaadaan xiiqsan 24/7.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 днів тому +3

    horta harti hayskugu tago aaran jaan horgalada xasan kushubto

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 10 днів тому

    Xasan ugaas
    Dhulbahante oo dhan ha qabtaan hadey qaban waayaan waxaa dhaca yaanan hadhow laysku eedaym

    • @AhmedAhmed-dh7qu
      @AhmedAhmed-dh7qu 4 дні тому

      waa Siciid Harun Iyo Issa Maxamud Dagaalka Waaxa Wada Ismacil Cumar Gelle

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 9 днів тому

    Majeerteen iyo dhulbahante ma aysan dagaalami. Cinwaankaada bedel haddii kale been baad sheegeeysaa igu soo jiidan meeyso markale cinwaan qalad ah ama been ah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 9 днів тому

    Harati mayagoo dagaal ku jira baa xasan dhiiqo oo sharafa iyo soomaalinimo ka dhinitaya uu rabaa inuu isku diro oo hadalkiisa isku layanayan😳

  • @MadaxeeyAhmedmohamed
    @MadaxeeyAhmedmohamed 9 днів тому

    Harti.hawiye.mayaqaan.dagaalka.haduudhacahataa.markabiiba.waalajoojin

  • @mahadabdi3195
    @mahadabdi3195 9 днів тому

    Jooji beenta

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 9 днів тому

    Ceeb waaye dagaal looma baahno ninkii dagaal rabo ha aado oog dhulka isaaqa