Lix mar ayaa la i iibsaday sida xoolihii Wareysi Tahriibe Maxamed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Xaalada dhabta ah ee tahriibayaasha Soomaaliyeed ee dalka Liibiya ku sugan

КОМЕНТАРІ • 84

  • @kadershariif6806
    @kadershariif6806 3 роки тому +11

    Liibiyaanka 10000kun oo habaar Baan udiraya lacnatulaahi calayk magafe

  • @FankaIyoSuugaantaTube
    @FankaIyoSuugaantaTube 4 роки тому +14

    Masha allah wariyaha si fiican ayu u wareeystey 100%👍

  • @PesMobile-ml3yv
    @PesMobile-ml3yv 4 роки тому +10

    Wiilkan wlhi xerada ayaan kuwada jirnay Alxm ilahaybaa mahad iska leh wuu noolyahay

    • @siciidcalisiciid202
      @siciidcalisiciid202 3 роки тому

      Adigu xagaad joogtaa wll

    • @azallegaming2791
      @azallegaming2791 Рік тому

      𝙖𝙙𝙪 𝙝𝙖𝙡𝙠𝙚𝙙 𝙟𝙤𝙜𝙩𝙖 𝙬𝙡𝙡

    • @qadarsaeed
      @qadarsaeed 4 місяці тому

      Waxaa iswaydiya why silicas iyo muragadas u adaan xitaa geeri tan ugu xun lagu dhinta meshaas why adinko xor ah adoomimo UGA doratan iyo dil aan naxaris lahayn ????pls iga jawab suashas I never ever understand why

  • @abdirahmanmusse66
    @abdirahmanmusse66 3 роки тому +6

    Xabsiga magalada burushaato wn aqaan wn soo maray hadana Switzerland jooga alx ilaah mahafleh

  • @abdihashi9195
    @abdihashi9195 Рік тому +2

    Sad to hear... lost countless cousins and other family relatives to tahriib. They wasn't escaping tyranny or oppression they felt like their country wasn't providing opportunities for them.

  • @diriyeabdirazaq4867
    @diriyeabdirazaq4867 3 роки тому +2

    Walahi waan ka naxay walaalkaan soomaaliyeed. Talo anigaa qurbo jooga wax badana kuma haysto walaalayaal ee dalkiina biibiito ama bas yar kaga shaqaysta oo iimaansada asc.

  • @fortunahassan2712
    @fortunahassan2712 5 років тому +2

    Alla baragshada wa xabziga ku jiray ax tahriibka rafad 😭😭alla fanbayara wlh wx bdn xazuztay wlh blh Abdullahi jabuuti wan aqan wa xooshki cumar bahajuun 😭shaanuu cali jades wa yahuud wlh alle adiga mahad iska leh o nagaso badbadiyay

  • @xaragochennel2176
    @xaragochennel2176 5 років тому +7

    Waa wiil waayo bdn soo maray wlhy rafaad adag ayaad soo martay howshaada wado wadankaaga aamin

  • @abdimalikomar6224
    @abdimalikomar6224 5 років тому +8

    Ninkan runta ayuu kahadlayaa
    Maaha kuwa yurub tagay
    Ee waxay soomareen qariyay

  • @a.rahmansalafi5050
    @a.rahmansalafi5050 4 роки тому +2

    Masha allah walhy waa wiil qalpu wanagsan leh wlaalahaga maska laguma siidaue waa laga celiyaa full respect wll kuwas sxip lacagtaada ilahay hakaaga so celiyo kolley allah wuu awooda arintaas😢😢

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 4 роки тому

      Yarkaan galdogob ayaan Ku ogaaye goormuu tahriibey

  • @kadershariif6806
    @kadershariif6806 3 роки тому +1

    Waa murugo walaahi liibiyaanka waa yuhuud lacnatulaahi magafe

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 3 роки тому +1

    Cabdi casiis waaa layaqaan duliga somali moho

  • @sadaamusaame1132
    @sadaamusaame1132 2 роки тому

    Wllhi hamikeyga waa inaa yurub gaadho i.n waano Gaari doona

  • @abdkareamkaraama1810
    @abdkareamkaraama1810 3 роки тому +2

    Ax ax 😂😂😂

  • @khadroabdi3429
    @khadroabdi3429 3 роки тому +1

    Wa wiil aqlibadan waxan ku rajenaya nonlal aad ufarxad badan

    • @didierdechamps5975
      @didierdechamps5975 2 роки тому

      Hada isku xaafad baa nahay wll mooto bajaaj buu ka shaqeystaa🥰🥰🥰

  • @Maxamed-sm6cf
    @Maxamed-sm6cf Рік тому

    Wilkan xabsi ku yaal liipiya salxu diin la.dhaho ayaan ku wada jiraý walhti an nolsha ka samiray lkn manta waa alxdu lih😢

  • @sharmaakemohamed3889
    @sharmaakemohamed3889 3 роки тому +1

    Walahi somali ilah ha noo gar garo walahi wilkan wa wiil adag inta umada islam ah ilah ha u fududeyo walaal mcn

  • @mahdibarre3739
    @mahdibarre3739 3 роки тому +3

    War sideed Somali ku tahay eyba ku dhalee
    Ethopian bad tahe deegankaga aamin

  • @worldFunny114
    @worldFunny114 9 місяців тому

    Ninka maxaan khamsa khamsa wada cunay barashaad

  • @sirajiabdooo5629
    @sirajiabdooo5629 5 років тому +2

    Yarkan ma wariyaa sxbyal

  • @abdimalikomar6224
    @abdimalikomar6224 5 років тому +5

    Wiilkan tahriibahaa lambarkiisa hala iisoo qoro
    Ama meel aan kala xidhiidho
    Waxaan jooga USA
    Fadlan aad ugu baahanahay
    Qofki igu cawin kara

    • @salaadsalaad413
      @salaadsalaad413 5 років тому

      Sxb yarkaan waan aqaan waana reer galkacyo lkn bari horaa igu danbey

    • @bukhariadan748
      @bukhariadan748 5 років тому

      +254728462765

    • @sundussowdo1041
      @sundussowdo1041 5 років тому

      Hhh

    • @abdiwahab7829
      @abdiwahab7829 5 років тому

      @@bukhariadan748 number Kenyan baa sooqoresa

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 4 роки тому

      Sxb galdogob ayuu joogay markii igu danbeysey lkn waan kuu helayaa

  • @sadiiqmoha4020
    @sadiiqmoha4020 9 місяців тому

    runta wuu ka hadlayaaa lkn cadeyn ayaan u hayaa inuu ninkan danbiile yahay waayo wuxuu u shaqeynayY magafaha qofkii xeroyinka xiligaas so maray lee fahmayo dadkan qiro jabanka racayo waxba warkeyga kama fahmayaan runta iska sheeg xoog ayaan ugu shaqeynayay iska dheh benalayow mar aad nin oday ah intaa ku dirtay la garacay ayaa igu so dhaceyso

  • @hanimohammed1436
    @hanimohammed1436 5 років тому +3

    😂😂😂😂😂😂

  • @leylaahmed5716
    @leylaahmed5716 2 роки тому

    Sifiicaan ayeey uhaadleen labadaba

  • @adnanvamos3853
    @adnanvamos3853 3 роки тому +1

    Ax walhi dhibtetad ayay ledahay

  • @shiremussa7450
    @shiremussa7450 4 роки тому +3

    Mascud zxb umul'aranib iyo sabho wan so marnay xili xunbad so martay anaga waxan so marnay ayadu rashinka dadka dariqyada la tagan yin oo leyin safar bad tihin lkn macal sad waxad kuso aden xli dadka la ibsanayo

  • @aminalin3492
    @aminalin3492 Рік тому

    Qardiif,Xajar,booxaado,kufrah, umu ara'ib, sabha,binuwaliid,Tripoli,sahwiya

  • @bakarboy8295
    @bakarboy8295 3 роки тому

    Ax ax ax 😢😢😢

  • @nuuriyestudio
    @nuuriyestudio 5 років тому +4

    Wariyaha asigaaba u eg qof magafe heestay hahahhaha

  • @najahaways1730
    @najahaways1730 4 роки тому +1

    2

  • @lionman6813
    @lionman6813 Рік тому

    Walaahi nin raga oo goaan leh guleyso brother

  • @shabeelceejiye7977
    @shabeelceejiye7977 4 роки тому +1

    Nin masuuc la kulmay shaydan la kulan nacalad alle haku dhacde 30 min ayaan la joogo siduu wax laha waan yaabay

  • @hanimohammed1436
    @hanimohammed1436 5 років тому

    Bisnka cajiib ilhay noosahla

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 2 роки тому

    😲😲

  • @mustafagk149
    @mustafagk149 5 років тому +4

    Mascuud anaa garanaya

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 2 роки тому

    Waa cadaab

  • @abdimalikomar6224
    @abdimalikomar6224 5 років тому +4

    Wariyuhu waa reer baadiye

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 4 роки тому

      See u aragtey wan qoslay walahi markan arkey qoraal kaga waa runta sidii labo geeljiraa oo isu timid

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      @@dirgaxwanaf6605 aflagaadadu ma fiicna hadaadan muuqalkoda ku qancin iska dhaaf muuqalkale daawo adaaba ka reer badiyaysane

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 4 роки тому

      @@kamadage2 haye baby mcn

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 4 роки тому +2

    Soomaliyey aflagaadada iska daaya caadi iska dhiga

  • @mustafecarab2835
    @mustafecarab2835 5 років тому +7

    Waa Bukaan socod Baan filayaa
    Wariyuhu
    Inta illa aragtay like ta isaar

    • @qajo9403
      @qajo9403 5 років тому

      Naagaha lagu dala galay waxaan aad ku hadlaso marka qaniisbatahay atiga oo dabda dhiibto nacladyahay

    • @juliemalik1940
      @juliemalik1940 5 років тому

      Kkkkkk😭😭😭

    • @josephhero2093
      @josephhero2093 5 років тому +1

      Mawduuca ma aadan ka hadlin wariyaha shaqsiyadiisa ayaad like ku raadineysaa baqtiga maad cuntaa wanpa kaa shakiyay

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 4 роки тому

      Ninyohow dabcan

  • @khadramohamed1493
    @khadramohamed1493 6 років тому +1

    Walaal soo biloow waqtigaaga

  • @mehmetlacin6990
    @mehmetlacin6990 4 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maxamedwajale2407
    @maxamedwajale2407 2 роки тому

    Wr adu Jaba mada arag 5 malin yaan geeda sarnaa

    • @jaydee2370
      @jaydee2370 2 роки тому

      Maxamed wajale maxa geedaha ku saaray

  • @seyruuqwaxnol5920
    @seyruuqwaxnol5920 3 роки тому

    Caatooshow 🛺🛺 wa tagay

  • @fadhihapiip3214
    @fadhihapiip3214 4 роки тому +7

    aduu qumeY baad tahaY reerkiiniina waad kicisaY xag lacageed meelna maad gaadhin manaad dhiman imikana hadalka ood dudubiso iYo nolol reerkiinii khasaare ugeYsataY iYo foolxumaad nala soo hor kambadhuudhaa nacala shaglak

    • @AhmedMohamed-sf4eq
      @AhmedMohamed-sf4eq 4 роки тому

      Fawzi ninkan ma garanysa 🤣🤣

    • @fadhihapiip3214
      @fadhihapiip3214 4 роки тому

      @@AhmedMohamed-sf4eq
      MaY sxb

    • @suleimanadam1513
      @suleimanadam1513 4 роки тому +2

      fawzi hapiip321 meesha caqli kuma haysid qofka biniadamka ah ayaa ka qaalisan aduunka wixii aduun baxey isaga inuu xoriyad iyo nolol sharf leh ku noolaado ayaa ka qiimo badan tiina maanta wuu heley wadankiisii iyo ehelkiisii ayuu la jooga Europe war kama haysid siddii hore maaha hadda nolol adag ayaa taala iyo rafaad

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 4 роки тому

      @@AhmedMohamed-sf4eq haa aad baan u aqaan

    • @hassanabdirahman3388
      @hassanabdirahman3388 4 роки тому

      Adiga iney kugu dhacdo ficned saan uma adan hadli laheyn

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 4 роки тому +1

    Soomali dhalintod ciririga looga faideysa iyado kuwa udhashay kabadan yihin kuwa dhaqmay sida keenya itobiya carab nuucwalba ubadan yaman masar

  • @khadramohamed1493
    @khadramohamed1493 6 років тому

    Kkkkkkkkkkkkkkk maashaa Allah

  • @ciyowcassio3764
    @ciyowcassio3764 5 років тому +6

    Waar ninkaan wariyaha ah , xanuun baa haya .

    • @hanimohammed1436
      @hanimohammed1436 5 років тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 miskin

    • @qajo9403
      @qajo9403 5 років тому +1

      Maya cafimaad oo qaba aa balaha atigaa buuran oo cudur ku haayo this guy looks healthy so stop been jealous

    • @MohamedAhmed-do2fl
      @MohamedAhmed-do2fl 5 років тому

      😂😂😂

    • @aarkakampala205
      @aarkakampala205 5 років тому

      🤣🤣

    • @abdiwahab7829
      @abdiwahab7829 5 років тому

      🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanimohammed1436
    @hanimohammed1436 5 років тому

    Waa ruta . 2.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 4 роки тому +1

    Waar nacaskan muxuu dhulka muslimka deggen yihiin ee dalka Liibiya u joogi waayey. Muxuu dhulka gaalada ugu cararayaa. Waar iska joog dhulka muslimka ee Liibiya.