Qaybtii Labaad: Wiil Tahriibe ah oo afar jeer bada Liibiya Gudaheeda lagasoo celiyey.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 111

  • @jibriiljuba4693
    @jibriiljuba4693 4 роки тому +11

    Allah ayaa iga walaaciyay mar aan go’aan ku gaadhay inaan tahriibo sanadii 2014 kii bay ahayd alxamdulilah maanta waan ka qoomamayn lahaa alxamdulilaah

  • @caalamka7026
    @caalamka7026 4 роки тому +17

    Allah waxaan idiinka baryayaa adiga iyo dhalinyarada somaliyed in Allah idiin nimceeyo dhulkiina hooyo oo aad kamaarantaan qurbo iyo Tahriib Amiiin Amiiiin yaa rabi

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 3 роки тому +10

    Ilmahan yar waan ka naxay wallahi!!!!!!!! Wuxu yiri meesha dambe somali ba kuyara badnaydoo wayska yara fiicnayd Allaaaa miskin

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 5 років тому +16

    Maashaalaah cabdimajiid waa gabay qiiro badan ,illaahay dalkaaga dheef wanaagsan ha kaa siiyo

  • @hibaaqabdulah8843
    @hibaaqabdulah8843 4 роки тому +5

    Wllhi waa sheeko qiiro
    Duba dhulkaaga aamin

  • @faham6920
    @faham6920 4 місяці тому

    Waa mahadsan tahay sxb kuwa aamusanoow hadla oo sheega taariikhdii idin soo martay.

  • @muuseshaani7897
    @muuseshaani7897 3 роки тому +7

    Wlhi way waalatay meeshii 2011 ayaan soo maray lacagta sadexda kun ah ee bada 700 $ baa layga qaaday markii ugu horaysayna waan kuso galay

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 5 років тому +21

    Dhalinyarooy wadankiina aamina
    Xitaa hadii ad ku gaajonaysid ogow haybad waxad ku leedahy dhulkaaga hoyo

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 роки тому +1

    Wallaahi waxaa wax laga naxo ah oo lala yaabo in waxaasoo lacagaa lagu bixiyo naftoo la halaago iyo in geeri lagu gato. Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rraajicuun. Ilaahow diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi oo ubadkeena dalkooda jeclaysii.

  • @ClfataaxAadam
    @ClfataaxAadam 2 місяці тому

    Khaladkiisa ayuu qirtay ❤

  • @bulshocumar8645
    @bulshocumar8645 5 років тому +8

    Ilaahow imadaada ugargaar

  • @ahmedmiremoussa3790
    @ahmedmiremoussa3790 3 роки тому +8

    liibiya wameshan 12qof ku aasay saxaraha 2014 bishii 5naad 21 qof gaari ku saranan 10 ayan uga bad badany ilaa 2babadi gariga lugu waday waa dhinten
    kabacdi anaga gaariga wadanay

    • @aysartube9982
      @aysartube9982 9 місяців тому

      Zhp maxa dadka laynaya ii sheeg

    • @AyuubCabdi-yi2gu
      @AyuubCabdi-yi2gu 8 місяців тому

      ​@aysartube9982 sxb gajo weyaan ayan uu maleynaya

    • @aysartube9982
      @aysartube9982 8 місяців тому

      @@AyuubCabdi-yi2gu ma tahribe adi

    • @AyuubCabdi-yi2gu
      @AyuubCabdi-yi2gu 8 місяців тому

      @@aysartube9982 mar hore ban sodahribay aniga sxbo

  • @hoodoqlanjo
    @hoodoqlanjo Рік тому +1

    Inshaallah wa bixrabaa ubadheedh khatar

  • @yasminmohamud8826
    @yasminmohamud8826 4 роки тому +11

    Ax wn ilmeyay naxdinbadanaa qurbaha hamodina inay waxyalan dhulkena lagu dhargaaye iskajooga wllyal😭

    • @halaqhalaq2290
      @halaqhalaq2290 4 роки тому

      Hhhhhhhhh hhhhh masoo martay liibiya

    • @yasminmohamud8826
      @yasminmohamud8826 4 роки тому

      Halaq Halaq may si sharaf lehban uso dhofay anigu wllo ee inanku dhibta u ka shekaynayo ka naxay 😭iyo qurbaha lo ooyayo xaladoda 😢

    • @iidyuusuf3120
      @iidyuusuf3120 Рік тому

      @@yasminmohamud8826 xagee joogta

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 4 роки тому +7

    Dowlada somaliya ayaa ka soo celi say guul nabad iyo nolol

    • @122m-v3d
      @122m-v3d 4 роки тому +2

      Allah soo celeshee isku xishoo

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 4 роки тому

      Fatuma Ali
      Dawlada somalia waatee xagee joogta

    • @salamkala14
      @salamkala14 2 роки тому

      uf hayada IOM ayaa so celisay iyo ilhay

  • @somalichannel8591
    @somalichannel8591 3 роки тому +6

    Ax wllky IGA wayna Ayan Ku way😭😭😭

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 роки тому +1

      Ilaahay ha unaxariisto wll mcn🙏😭😭😭

  • @deqayazinofficial8753
    @deqayazinofficial8753 4 роки тому +2

    Masha Allah hormar wacan insha allaah

  • @dahirrage8520
    @dahirrage8520 4 роки тому +6

    Waa soomaali burcaawi ah reer burco dhaqaalahoodu wuxuu ku xidhayey soomaaliya waa shuraako calashaan dahabshiil. Oo kale

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 5 років тому +6

    Runtii waa wax laga argagaxo ubaxii dalkan waxa soo gaadhay inta Kulmiye xukunka hayey

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 роки тому

    Wow 👍👍👍

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 2 роки тому

    Wilkaan waan isla soconay maalinkaa nala soo weeraray baa ku gartay lkn wajisa man garan anigu xooshkaa lagu soo laabtay baa kabaxsanay anagoo 5 ah 4 manta yurubaa jgnaa midna wa dhintay alle ha unaxaristo lkn dadki aan xeradaas uga tagnay dhib badan bay mareen wlhi saan maqlay

    • @abdesaid4167
      @abdesaid4167 2 роки тому +1

      @@Dhambaal55 my zxp waa lawada hurday

    • @aysartube9982
      @aysartube9982 9 місяців тому

      Zhp hada ayan bixi rabaa

  • @qadirourdoox9906
    @qadirourdoox9906 4 роки тому +2

    Liibiyaanka yaanuu nin soomaali ahi badbaadin.

  • @abdullahihabad8961
    @abdullahihabad8961 2 роки тому

    We can

  • @cabdixasan1898
    @cabdixasan1898 10 місяців тому

  • @yaxyemustafe8138
    @yaxyemustafe8138 Рік тому +1

    hada bixirabaa. .Inshahah. waxa. joooga. Magalad. jigjiga

  • @ahmedlove1095
    @ahmedlove1095 5 років тому +5

    *wa halyeey guul pro*

  • @zc7695
    @zc7695 2 роки тому

    Alx hadad noshahay🥺🤲

  • @inajamac7160
    @inajamac7160 9 місяців тому

    ❤❤

  • @fahadabdi5361
    @fahadabdi5361 2 роки тому

    Ilahay waxaan kuuwaydiinayaa inuu faraj khayr qaba kaasiiyo dalka tukankaga nuur kuusaaro

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs 3 роки тому +1

    Waayo arag

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +2

    Xanuun weeye tahriib 😭😭😭

  • @SaalaxFaarax-qz7wy
    @SaalaxFaarax-qz7wy 4 місяці тому

    Madaxwayne noqo sxp

  • @alihindichannel9896
    @alihindichannel9896 2 роки тому

    Wiilkaan xageee kala xariirnaa wlh qiso ayoow hayaa

  • @suldaanabdimuceys159
    @suldaanabdimuceys159 4 роки тому +1

    Somaali dadki habaarey dunida kuma noola wlhi hda dadba qisadaan ku cimri qaadan oo rabo inuu tahriibo

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 роки тому

    Libiyaanka meeshaan ku aragno waan xiranaynaa dhalin yaradeeni qaar dhintay iyo qaar larafaadiyay ayey ka dhigeen islam nimo ma jirto Libiyaanka ciil badanaa qaxba ayey iska leeyihiin qof dhintay cawaan waaye waxaas yaa xamar iyo hargayso noo keeno lacag intaan ka qaadano ayan hadana beeraha ku fali lahayn

  • @hajirdalaal3028
    @hajirdalaal3028 3 роки тому

    Gaalo gaalo dhashay weeyaan liibiyaan ku. Xaaraantu sidaasay noo necebyihiin. Waar way inna xasuuqeen. Inkasto aynu cadawga innagu doonanay

  • @jabrac.raxmaan
    @jabrac.raxmaan Місяць тому

    😢😢

  • @FardowsoMaxamuud-o8t
    @FardowsoMaxamuud-o8t 10 місяців тому

    Taleefan kiisa iisheega

  • @maahirahmed83
    @maahirahmed83 2 роки тому

    Ax ax wan soma ray halka qofkii somara
    Aya daremi kara 😭😭😭😭😖😖

  • @AbshirSalad-it4to
    @AbshirSalad-it4to 10 місяців тому

    War iska dhaafee haddaa sanadkaan 2024 yaa ila socdo😊

  • @apdiraxmaanmuusejibliil2228
    @apdiraxmaanmuusejibliil2228 4 роки тому +1

    habitats jabin

  • @kamodage262
    @kamodage262 2 роки тому

    Waxba wllhi wansomarey dadkii dhintey ilahay ha unaxiirsto intii dhimayey

  • @cabdixakiin2624
    @cabdixakiin2624 2 роки тому

    Axa

  • @cabdixakiin2624
    @cabdixakiin2624 2 роки тому

    Ax ax ax

  • @cabdixakiin2624
    @cabdixakiin2624 2 роки тому

    Ax ax axn

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 2 роки тому

    150 qof aya idinka dhintay waxa iiga shekeyay apdi rahan dher ee regabillay

  • @apumohamed2634
    @apumohamed2634 Рік тому

    Alihii ku nabad celiyay ilaa wadankaaga u mahad naq qurbo wxba ma yaalaanee wlhi meel dhulkaaga hooyo kaaga wngsan malaha

  • @ahmedmohamed-yu8se
    @ahmedmohamed-yu8se 4 роки тому +3

    😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 2 роки тому

    Khumuz wa magallo cdi ah ma ah jariirada

  • @mohmoudalisudi3201
    @mohmoudalisudi3201 Рік тому

    Yarka soomaalinimaa loo dilaayay ma magafaa qurunkaan kala sheegano wax ka kaleen soomali waa u soomaliye dad beey meeting buktaa

  • @zaki_smail_1988
    @zaki_smail_1988 4 роки тому +3

    Doqoniimo waa taa.

  • @alimohamedali4005
    @alimohamedali4005 Рік тому

    Lipya hay xasuusin nolshaan ku soo mary🥲🤲

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 4 роки тому

    Walaal wiilka reer diridhaba ma xasan Carab ayuu ahaa?

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 4 роки тому +2

    Oo maatiraah did dowlada soomaaliya ayaa nasoo qaaday hay ad aaya waa adiga leh nin safiiraa meesha joogay waxaasi raganimo ma aha

    • @halaqhalaq2290
      @halaqhalaq2290 4 роки тому +1

      Eedo haayad baa soodalbatay ninkana waa somalilander know

  • @deqayazinofficial8753
    @deqayazinofficial8753 4 роки тому

    #DEQAYAZINOFFICIAL

  • @bileali7063
    @bileali7063 4 роки тому +1

    Halka lagu

  • @khaalidtyga1572
    @khaalidtyga1572 4 роки тому +1

    Axxxxx

  • @khadarxasan4937
    @khadarxasan4937 2 роки тому

    Waxan umallayn 2017 in ay ahyed bashi si ded
    Fahin ayaa idinla socday waa ka tii fahan bansinku dapad kagag datay ee dapado googoday

    • @idirisadde
      @idirisadde 2 роки тому

      Miyaad la socotey

    • @khadarxasan4937
      @khadarxasan4937 2 роки тому

      Wil ankulanay aya iiga warpixiyay inay 800 qof ayka kopnaye 150 ay dhinten lasocday

    • @aysartube9982
      @aysartube9982 9 місяців тому

      ​@khadarxasan4m ma gashay adu

  • @sharmarkecabdih6328
    @sharmarkecabdih6328 4 роки тому +2

    Walhi anba wan somaray tasurba markan kaso baxnay ano 25 o xajiyad kaliya saran ayay 20 gadhiyo xaramiyina nazo eryada lkn kaligay ayay xabad igu dhacday iminka alx wanka nabad tagay libya gaxba🔇

  • @bensaryemofficialpodcast1246
    @bensaryemofficialpodcast1246 4 роки тому +4

    calanka somalia ayaa gacanta ugu xiran kanyar halaqabto burcuu ku sugan yahay bal ila eega gacanta midig waxa ugu xiran yaab anaa araknay

    • @imraanabdirahman9541
      @imraanabdirahman9541 4 роки тому +3

      dhibkuu liibiya kujiray yaa kasoo saaray ilaah ka sokow waa calanka buluuga ah mida kale calankaas cidi gooni uma lahan 5ta somali ayaa leh hadii cid sheegatane somaliland ayaa koofurta u geeyey oo leh originally ,read the history guys

    • @msomahy9087
      @msomahy9087 4 роки тому +3

      imraan Abdirahman kkk aan wax yar ku saxo somaliland aya calanka geysay marka ledahay mataqana horta meshi ugu horeysay ee la ga tagay calanka xoriyada inta anan qadan 1954 aya calanka xamar laga muday syl ayana lahayd samaynta calanka waqooyi 1960 aya lagu warejiyay si ay malinta curiyada u suran waayo dhowr cisho ayey xuriyada kofur ka xoreyeen sas ula soco yaah wa run 5 ta somalida aya leh lkn tariikhda calanka waqooyi kama bilaban

    • @sirajiyareahmed3590
      @sirajiyareahmed3590 4 роки тому

      Wax walaan waa somali wilkuu

    • @saeedosman7299
      @saeedosman7299 4 роки тому

      @@imraanabdirahman9541 waa beenta IOM baa ka soo saartay calanka hadow cid badbaadinayo oouu awood leeyahay kuwa jeelasha kujira mowkasoosaaro iyo kuwa muqdisho xaarmaajo shabaab ku xasuuqayo xabsibaa udhaama ninka calanka baluuga ee beentaa aad ka hadleyso calanka soomaalilandba qaar reer koonfura xidhan

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 4 роки тому +5

    Oo safaaradii. Fake land. Away?

  • @Aaminahmadar
    @Aaminahmadar 11 днів тому

    😢😢😂😂😂😂

  • @bensaryemofficialpodcast1246
    @bensaryemofficialpodcast1246 4 роки тому +6

    police somaliland haloo shaago kan yare calanka somalia ayuu xidhan yahay halaqabto gacanta midin sifiican haloo eego

    • @najamamahad2368
      @najamamahad2368 4 роки тому +5

      Burco maxaad ka sheegi Xitaa Hargeysa ayaa laga wataa Nacas Yahay
      Calanka soomaliYa 👎👎👎

    • @ladanmohamedahmed8929
      @ladanmohamedahmed8929 4 роки тому +4

      Soomali waa mid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋👈

    • @mohamedhajji340
      @mohamedhajji340 4 роки тому

      j omar wallah waa run

    • @muhiadincabdirashiidcaaqil6035
      @muhiadincabdirashiidcaaqil6035 4 роки тому +2

      Somaliland iyo somaliya waa walaalo anuh somalind u dhashay hadana qalbiga muwadin somaliya ahy

  • @LEO-yc3ys
    @LEO-yc3ys 2 роки тому +1

    EROR THIS ACOUNT
    .
    KKK

  • @axmedcabdiqorane5561
    @axmedcabdiqorane5561 Рік тому

  • @bakarboy8295
    @bakarboy8295 4 роки тому +1

    😢😢