Part 2: HOW TO BUILD YOUR PERSONAL BRAND

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • 🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP & SOMVATO INSTITUTE:
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.somvato.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    Nagala soco goor waliba:
    FACEBOOK: / bravogrouponline
    FACEBOOK: / @somvato
    TIKTOK: / somvatoso
    WEBSITE: somvato.com/
    Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
    🚀 learn.bravoaka...

КОМЕНТАРІ • 11

  • @babaa3412
    @babaa3412 Рік тому +1

    Jasaakalaahu kheer ustaat anu wax badan dalka ku sokordhiyaa jeclahay

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤ mahfsanid ustaad a. Wahab

  • @mohamedkhaliifhassan5732
    @mohamedkhaliifhassan5732 Рік тому

    MAASHAA ALLAH PROFSOR A A ILMI ALLAHA KU XAFIDO

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 Рік тому

    jizakalahu kheeyran kheeyrul jazaa ustaadii

  • @ilyaasmohamed9212
    @ilyaasmohamed9212 Рік тому

    Thanks ustad❤

  • @abdallasheikh4372
    @abdallasheikh4372 Рік тому

    Fadlan lecture ka o dhameystiran so dhiga.

  • @ahmeddalab181
    @ahmeddalab181 Рік тому

    Dalinyarada wax note qoranaya maba ku jiraane daawasho mey u imaden😅

  • @Badarmedia24
    @Badarmedia24 Рік тому

    1 yeelo wax laguugu yaqaano
    🎉 maxaad rabtaa in laguugu aqoonsado
    🎉 si joogto maxaad u qavataa
    2 anoline ofline kaaga waa ineey meel kuu saaran tahay
    🎉 wax aadam hadhoow ku farxi doonin ha sameen
    🎉 noloshaada baraha bulshada iyo caadigaada isku mid ha ahaadaan
    3 ahdaaf iyo qiyim lahaaw
    🎉 lacagta weey imaaneeysa
    🎉 waa wax wax ka dhasto adiga qorshe dajiso ayaadaa imaaneeyso

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 Рік тому

    Dr aaway cashiradii luqada english mise wali dabka ayey saaranyihin

    • @somvato
      @somvato  Рік тому +1

      Goor hore ayaa lasoo fasaxay walaale B1 - Intermediate level 1. La xiriir whatsappka shirkadda 612253334

    • @user-zi1yu6yl6r
      @user-zi1yu6yl6r Рік тому

      @@somvato chasharada qab whatsup ahan miya ku bixisn