SIDEE ONLINE BUSINESS LOOGU BILAABAA LACAG KA YAR $300?|E-COMERCE| GANACSI OLINE AH.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 кві 2020
  • Video gani waxa uu ku barayaa tallaabo tallaab sidii aad u bilaabi lahayd ganacsi online ah.

КОМЕНТАРІ • 149

  • @aqoonsideonline5607
    @aqoonsideonline5607 2 роки тому +43

    1.inaad hesho Fikrada alaabta
    2. Samayso goobta ku soo bandhigi lahayd
    3. Soo iibso alaabta ( ka qaado sawiro)
    4. Castmerka sifiican ulashaqey

    • @MudakarMudakar
      @MudakarMudakar 2 роки тому +2

      Sax wall lkn 2boqol odolar malugu bilabikara wall?

    • @muusiga
      @muusiga Рік тому

      @@MudakarMudakar haa waa lagu bilaabi karaa

    • @iqradahir6261
      @iqradahir6261 Рік тому +1

      wll halkee kala soxariira adoo mahadsan

    • @Ayaan344
      @Ayaan344 Рік тому +1

      ASC wallaal WhatsApp maledahay hadii aad Iga cawin karto

    • @Ayaan344
      @Ayaan344 Рік тому

      Aniga raba online business

  • @cabdixakincali9921
    @cabdixakincali9921 4 роки тому +6

    Thankz wllky jmc dafac guulayzo wlll qli waaa fikrad fiican

  • @zapriinbintujmc9175
    @zapriinbintujmc9175 2 роки тому

    Mnsha allah pro waan u bahan hay ee halkaan kalaga soo xidhiidh انشاء اللہ azxpteey fariinta haa lay gadhsiiyo انشاء اللہwalaalkeeym

  • @yusufalimohamed8411
    @yusufalimohamed8411 3 роки тому +1

    masha allh wll aad baa u mahadsan tahay intee lagaala xariiri karaaa

  • @aliismailjhersi1953
    @aliismailjhersi1953 3 роки тому +2

    Hore u soco jama dafac ganacsiguna barakuu leeyahay

  • @18maynewstv90
    @18maynewstv90 4 роки тому +3

    Jaamac wll shaqo wacan ayaad qabatay shukran laka walal

  • @abdilahibarre2494
    @abdilahibarre2494 3 роки тому +1

    aad baad u mahadsan tahay walaalo, ilaahay khayr hakaaga abaal mariyo faa'idada aad noo faa'idaysey.

  • @jibrilmohamed5989
    @jibrilmohamed5989 4 роки тому +6

    Mahadsanid Aqoonyahan

  • @vaytar_10
    @vaytar_10 3 роки тому +1

    Waa darsi muhiim ah xqiiqatn sxp

  • @HAYKAL377
    @HAYKAL377 8 місяців тому

    Mashalh mashlh masuul.waad noo fa ideysey

  • @hassanamin5900
    @hassanamin5900 3 роки тому +1

    Ruunti I like your video keep going bro

  • @abdisalansiyad3507
    @abdisalansiyad3507 4 роки тому +3

    Ustaad mahadsanid

  • @suhuurbintumahamed348
    @suhuurbintumahamed348 3 роки тому +1

    maasha allaah wll hore usoco

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 2 роки тому

    Legend my bro jamac thanlz

  • @user-mc1oc1jg7k
    @user-mc1oc1jg7k 9 місяців тому

    Masha,allah ajar allah kaa siiyo wall

  • @drskhawla370
    @drskhawla370 4 роки тому +1

    Mahadsanid wll

  • @zeinabismail7289
    @zeinabismail7289 Рік тому

    MashaAllah mahadsanid wll

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 4 роки тому

    Aad ayaad u mahadsan tahay wllkay hadii aan kuu baahdo saan kuula xidhiidhaa

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 2 роки тому +1

    Wllkay aadbad umahadsantahay waligay walayvu dhirinjiray online marketingka lkn qaab aan fiicmaynbaa laygu shegijiray lkn hada wNfahmay waanan kjtalajira insha allh🔥🔥🔥

  • @sultannor8765
    @sultannor8765 3 роки тому

    Maaha allaah mhdsanid

  • @caawalemasul6324
    @caawalemasul6324 3 роки тому +1

    Mahadsanid sxb xaage kala so xidhiidha

  • @amiinomerabdillahi7485
    @amiinomerabdillahi7485 4 роки тому +8

    Shugran wll waa muhiim in hadalkaga loo fiirsado

  • @vidnamvalego9706
    @vidnamvalego9706 4 роки тому +1

    thnkiz wllo xage kala so xidhiidhi karna

  • @hassanmhd1570
    @hassanmhd1570 2 роки тому

    Mahadsanid

  • @nasirkayse6924
    @nasirkayse6924 Рік тому

    Masha alla wll wx badan kaa faaiday

  • @HappyFlamingos-gf9dq
    @HappyFlamingos-gf9dq 3 місяці тому

    Thanks wall wax bdn ka faidy

  • @nasrehofarah5215
    @nasrehofarah5215 3 роки тому +1

    Asc wll wa mshaa allah ana u bahan e halkee kala so xiriira ana u bahan e inan bilabo ganacsigan e ado mahad san wll inad iga caawiso sida lo furanayo ban rabaa sen kula so xiriraa

  • @reflectonwhatsgoodm4980
    @reflectonwhatsgoodm4980 3 роки тому +3

    MashaAllah walal well done I’m proud u really.
    How can I get more information about that business walal

  • @mohamedaar9292
    @mohamedaar9292 4 роки тому +3

    Well done! Jama dafac.

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 4 роки тому +7

    Mahadsnid walal jamac cashrada wangsan ee aad nala wadagto

  • @zakideeq7663
    @zakideeq7663 3 роки тому

    Thanks walaal

  • @sahalmawelo7171
    @sahalmawelo7171 4 роки тому +1

    Ilahy ha ku sharfo wll

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 роки тому

    Jamac waxaa jira qaab aanad u baahnayn in aadalaabta gurigaaga keento qaabkaa ma haysaa supply yarka lala xidhiidhayo

  • @hudaahmed2273
    @hudaahmed2273 Рік тому

    waan qaatay fikirkaaga se sidee kuula soo xidhiidhi karaa adoo raaliya

  • @cabdicaziizxasan4826
    @cabdicaziizxasan4826 3 роки тому

    Wad mahadsantahay wll si aad online noga cawiso xage klaso xidhidhaa

  • @mohamedtimojilic7892
    @mohamedtimojilic7892 Рік тому

    Halkee kala soo xiriiri karaa wllo

  • @Xboy5766
    @Xboy5766 4 роки тому +3

    manshalah

  • @zamafalezuhayb4354
    @zamafalezuhayb4354 2 роки тому

    Asc jazakllah
    Wllo cid igu xidh aadba ugu bahanahay

  • @dafacchannel5998
    @dafacchannel5998 3 роки тому

    igu halee inder inaan ku shaqeeyo

  • @somalieuropeantv4500
    @somalieuropeantv4500 3 роки тому +1

    Asc sxb email ka igala soo xidhiidh aad ban kuu salamaya

  • @hanihaboon4318
    @hanihaboon4318 3 роки тому +1

    asc walalo wxan rabaa in aad iga cawiso

  • @MohoCoon
    @MohoCoon 5 днів тому

    Sxp halkee kaala soo xariiraa

  • @jamiilaqueenurushe1266
    @jamiilaqueenurushe1266 Рік тому +1

    Waad mahadsantahay

  • @najiipmajagab257
    @najiipmajagab257 10 місяців тому

    Asc zxp igu soo xir

  • @hiraalconsulting5153
    @hiraalconsulting5153 2 роки тому

    Great 👍!

  • @sharifoibaraahim3490
    @sharifoibaraahim3490 3 роки тому +1

    Jazkllhu qeyr

  • @abdirahimabdirahimadenraya2139

    Wll wxn raba inan kula so xiriiro wayo wxn raba inan bilaabo shaqadan waad mahdsnthy

  • @sheikhsaeed5039
    @sheikhsaeed5039 4 роки тому

    Thnk you bro

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 роки тому

    Jamac mahsanid sxb

  • @yusufhussein4364
    @yusufhussein4364 5 місяців тому

    Walal sideen kula xiriiraa

  • @nourahmed7150
    @nourahmed7150 4 роки тому +7

    Wll waD ku maHd santahY casharka ad nala wadagraY
    Waxn kuGu borin laHa inaD adigu bilowdo waYo adigu wax badan baa kaGa baYaansan
    Marka laGa Yaba inaaD adigu guul weYn ka gaadho
    Guul banan kuu rajeYnaYa prther

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 3 роки тому

    Thanks wlaal

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 3 роки тому +1

    adigu maxaad qabatey dadka sheeko uun ha uga sheekeyne sidee loo horumaraa baad leedhaay adigiina wali maad horumarin sidii aad hargeisa u soo gashey

  • @abaadin08
    @abaadin08 5 місяців тому

    Hadaa pageki sameeye misna promote gareeyey wax fallowers ah oo isoo raacay ma jiro maxaa qaldan.

  • @cadaweyare4392
    @cadaweyare4392 3 роки тому

    Faanwayna adigu ka bilaw o.o bal ka samee waxad dhacdo ma jiree 2021

  • @ahmedcirro1405
    @ahmedcirro1405 3 роки тому +1

    Wad mahdsantay wll lkn xage kala so xidhidha

  • @waxcusubpro4801
    @waxcusubpro4801 11 місяців тому

    Wan garanaya inta aad shegtay lkn malgelin ama wixi ad ku bilaabi lahyd bay u bahanthy qarashad

  • @nimcoabdirahim1338
    @nimcoabdirahim1338 3 роки тому

    Wllo maxaa lagaaga soo xidhiidhayaa iga cawi

  • @xaajidahran4127
    @xaajidahran4127 3 роки тому

    Waan bilabaya ganacsiga lkn waxaan yara jecla inaan kula hadlo si aad iiga cawiso waad mahadsantay

  • @HiboCabdiyusuf
    @HiboCabdiyusuf 11 місяців тому

    Hye wllo lambarkaga

  • @waxsanside527
    @waxsanside527 3 роки тому

    Markaas xagee lagaala so xidhiidhaYaa qofka taLoyin kaaga bahan

  • @liibaanrooble7568
    @liibaanrooble7568 2 роки тому

    Anaa u baahan saxib ee intee kalasoo xariiraa

  • @hassanahmed8542
    @hassanahmed8542 3 роки тому

    Xagee kaala soo xariiraa

  • @Labagaranle1
    @Labagaranle1 Рік тому +1

    Asc walalo in ad iga cawisan rabah xage kala so xarira

  • @ladanladan8461
    @ladanladan8461 Рік тому

    Ustaad xagaanu kaala xidhiidhnaa tolow

  • @adnaanabdale1772
    @adnaanabdale1772 3 роки тому

    Xagee ayaa lagaala soo xidhiidh karaa wll

  • @nimcodaahir4518
    @nimcodaahir4518 3 роки тому

    wll xage kala so xidhidha

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 2 роки тому

    Wllkay whats ap busneskamiyaa lacag lagu shuba isna🤔🤔

  • @cabbullahixasan5460
    @cabbullahixasan5460 Рік тому

    Ustaad inteenkahela adresskina

  • @MohammedAK24
    @MohammedAK24 3 роки тому

    War ninkan ma Guuleed Dafac Walaalkiis baa ad bay isugu eegyihiin

  • @maxamedaxmed8045
    @maxamedaxmed8045 3 роки тому

    Anaa u baahan masul ee intee Ka helayaa meelaha laga habaysto

  • @user-vw9zi7dg3w
    @user-vw9zi7dg3w 7 місяців тому

    sidee wllo

  • @bonkeynasiibwangan271
    @bonkeynasiibwangan271 3 роки тому

    Asc sxb aniga uu bahan xage.kal.so.xirir

  • @DrsmaryamoKayf-vs4qz
    @DrsmaryamoKayf-vs4qz 3 місяці тому

    Wllo wan ubaahanahaye intee kaala Soo xiriiraa

  • @salaadmaxamuud339
    @salaadmaxamuud339 3 роки тому +2

    Mahadanid wll waxwalbo waan fahmay lkn sideen qof aan kala fog nahay wixi ku gaarsiin karaa taa iga jhl bixi jwb wll mahadsanid

    • @maryan4436
      @maryan4436 Рік тому

      Boostada u dhigayaaa waxayse ku xiran tahay wadanka joogto

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 роки тому +2

    Jack ma✌️

  • @faysalahmed5943
    @faysalahmed5943 9 місяців тому

    haa

  • @abilaofficial572
    @abilaofficial572 Рік тому +1

    dhagaha kubaro

  • @mohamedaymannn
    @mohamedaymannn 4 роки тому

    Numbarkee wax lagaa waydiinaya

  • @mohamedibrahimfarah4363
    @mohamedibrahimfarah4363 2 роки тому

    saaxiib what is upbkaaga noo soo qor

  • @Daadir-media
    @Daadir-media 2 роки тому

    Ma. Hada usoo baahday muqalkan

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 3 роки тому

    Ana ubaahan walaal gof promotion isameyo

  • @mohamedtahir2858
    @mohamedtahir2858 2 роки тому

    Wan ubahanahay

  • @XamdiAkarim
    @XamdiAkarim Рік тому +1

    I need online courses

  • @muztaqiimmohammed9462
    @muztaqiimmohammed9462 2 роки тому

    Pwe adi intee ka heli karna lmbrkga nozo qor

  • @horriyoyusuf1914
    @horriyoyusuf1914 3 роки тому

    Intee kalaso xidhiidh naa wll

  • @beezaani2631
    @beezaani2631 3 роки тому

    Zxb xagee kala soo xidhidhaa

  • @nadarali4578
    @nadarali4578 2 роки тому

    Nadar cady waa ciwanka ee ii sooqabo wllo qaaliy

  • @asiagalow39
    @asiagalow39 3 роки тому

    Halkee kaala xidhiidhi karaa

  • @deepfurniturework7216
    @deepfurniturework7216 2 роки тому

    Aniga ayaa u baahan in aad iga caawiso

  • @user-li6rt3xz6j
    @user-li6rt3xz6j 3 роки тому +1

    Wll anaa diyaar ah walhi
    Ee ii sheeg whatsapkaga

  • @wardacisman4566
    @wardacisman4566 2 роки тому

    Wllo inankulaso hadlo Raba si aaad iga Cawisid ganacsiga

  • @mrmideeye2857
    @mrmideeye2857 2 роки тому

    sxb cid iga caawisa ayaan u baahanahay

  • @nadarali4578
    @nadarali4578 2 роки тому

    Asc wllo qaaliy

  • @mohamedsomaliofficial8197
    @mohamedsomaliofficial8197 Рік тому

    Waan ubaahanhy

  • @amalelmi7016
    @amalelmi7016 3 роки тому

    Walo wan ubahanahay

  • @abdielmi6521
    @abdielmi6521 2 роки тому +1

    Sxb Halke ka hela boss

  • @nasrichannel9994
    @nasrichannel9994 4 роки тому

    Waxaad tidhi waad ila soo xidhiidhi kartaa

  • @dontcare4444
    @dontcare4444 3 роки тому +1

    Wllo horta side chine ama Turkey alaabta looga soo iibsan karta adoo wadanki joogah

  • @juweriaismail4065
    @juweriaismail4065 2 роки тому +2

    Waad mahadsantay wll sida loo promote garanayo iga caawi