somali Eyl TV I was born and raised we moved when I was ateeneger then back to home after graduation of my high school I stayed for 1 year now am missing my land
Adil Jakatoore Ahmed Waa run sababtuna waa dhibaatooyinka maanta socda Waa wixii laga dhaxlay waxyaabihii iyo xaqdaradii uu u geystay ummadda soomaaliyeed
Asxaab badan ayaa su'aal iga soo weeydiiyay Barnaamijkan, waxaa duubay TVga RAI ee wadanka Talyaaniga, waxaa si gooni ah ii siiyey Maxamed Roberto, original af Talyaani ayuu ku baxay, waxaan tarjumay oo aan codeeyay bartamihii 2007 Studio Layaab ee magaalada London.
This makes me cry wallahi I never had the opportunity to experience this beautiful times!! My Allah help my people and my country to understand how our land is wonderfully and I pray to Allah my brother's and sister to unite for ever. Ameen .. 🇸🇴👍🏿
Ameen Ya Rabb bro, insha'allah we will rebuild our beautiful country and make ourselves proud keep your head high and remember we will get through this👍👍
I really enjoyed watching this Program Thank U brother Solo!! Soomaalia Ha is raacdo insha'allah🇸🇴❤️🇸🇴❤️ aanba iska caato badnaane we were happy back than, Siyaad barre Raximuhulah💕 Dal & dad midna kama danbeeyn!!
Wlhi qalbi jab iyo niyad xumo dareemee marki aad dawato video gaan qurux da badan Ciyaalka dagaalka ku dhashay oo aan ka mid ahay aad ayaa uga xunahay burburki Aan ku soo aadnay 😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aad baan u farxe wadankii qurix sida laa ahaan jire hadanah waxan ka sii hele mingiska waxan aad uga hele mingiska waan ka hele qurux iyo mingis iyo nabad woow
*waaa wakhtigii aan ka soo qaxay muqdisho 23/9/1980 kii anigoo dhalinyaro ah sidaan qurbaha u soo galay laba goor baan tagay 2016 iyo 2019 kii balaayaa iga soo raacday masjidkii gurigayga u dhawaa baa saladii fajarka lagu dilay nin aanu dars ahayn malintaa maalintii ku xigtayna waan ka soo qaxay*
Beenta naga daa oo barax 1980 kii dil masaajid ma dhicin qofkii qof dilana waa la dili jiray. Ardayda waxbarasho ama lacag ha ka bixiyeen ehelkooda ama dawlad ha dirto baa aadi jiray. Qaxooti waxa ku horeyay 1985 kii oo Canada dadka refugees ka qaadistoda bilooday 1500$ ayaana lagu tagi jiray.
and in the 90s our oil and gas would have been in the global market,2000s our cities would have been modernized and the defense force would have been the strongest and advanced forces in africa,everything was beautiful and perfect what went wrong? hint look at libya.....
Siyaad barre Allaha unaxariisto 💗you were ahead of your time and jahils with no values decided to side with thugs created by ethiopia and now they're dying of famine and diseases!!
when you said"The day Kafur clans fight each other like never before will never stop and (When I leave Somalia I will leave buildings but not people) you was 100% correct!!!💗
How did we go from this to where we are now it's so sad! It's true when they said ignorance spreads, as somalis lets take a deep look at our selves. Nothing is permanent we can change this
Thank you professor for giving us these and translated documentary of Our beautiful Capital city of Muqdisho. SUBSCRIBED IS very important for your critical episodes, deliver for us as many as possible. Thank you.
Manata mugdisho waxaa le dad mana rabo inaan sheego hada walhi sorry 😭😭😭😭waxeena is mododaan iney ayaga leyahiin walhi aniga somali kuma aan dhalanin waxaa ku dhashay Ethiopia lkn wn jeclaay inaan aado Somali mar un wana soo argay xalka yaalo walhi waxaa la iku yari yaatahay walhi waan naxay waxaana ku dhahay eedo Somali baan ahay maya sidaa mahn qabilkkaka eedo aniga waan aqanin markaa waxaa ku soo kory Ethiopia lkn hada marabo inaan ado mar labaad xitaa walhi 😭😭😭wan usoo duceynayaa un bas
Dad waa dadki hore dalna waa dalki hore soomaalida maanta jogta maa lahan qabka dadkii hore (Dadkii hore Dab bay ahayen anana dabas bayno nahaye ) Waa mida nolasha nahortal
runtii aad bay dareen kayga u badalay muqalkan ilaa dhamaad kii sii waa muda laga joogo 40 year ago waxan rajaynaya sidan lagu jiro inay dhami doonto 20 sano ee soo socda
Kaliyah in aad kubhadasho afka somaligaa ayaa ah qeyb ka mid ah wadani nimada English ma ahan ilbaxnimo dadka comments ka ka dhiibtay badankoodu waa somali hadane ku hadlaya English language ma aadnan sheegin wax xun laga yaabee in aannqaarkiin aqoon afkeena somaliga lkn try the best isku dayga ayaa wanaagsan inta aan fahmeen
Canbero Geed dalku diinta wuu ku liitay Allah ayaa mhda iska leh ee jidka toosan nagu soo riday, sacadan dalku islam nimadisu shaki ayaa gali lahayd, hada ayan aragnay diin waana toseynaa mar dhaw.
ZAKARIA Jama Allah waxu ka carooda kuwa diinta yaqan o sidii saxda u raacin. Amniga ayu yirri nabigu ku ducaysta. Hadad hada dulmiga yaal ku fanaysid o amanaysid allah ku tusa sida saxda ah.
1969 to 1990 he was the one in charge he made Somalia top in Africa and after him Somalia died(a body can not function without a brain) Somalia lost that brain !! P,S the ones calling him a dictator are dignity-less iidors and amison lovers!!
waan garanaya waxaad u jeedo ee ka aan somaliaba arag ee dhaysta somalia 3million baa ku noolaa 1980 sidaas buu ku xisaabtamayaa waxu waa documentary waa inuu already wada sax noqdaa sala calee
alla maxaad nabisgaad gashey heshay sowmaaha halki lagu laayay culimada sow maaha halki lagu laayay wiilashi isaaq bal suureyso markey muqdisho sida nabada u aheyd hargeysi maxey aheyd sow xasuuq kamu socon mantana hargeysa dhismeysa oo qurux badan muqdishana wataa gubaneysa nafsiga wareega ku haleele maxaan ku sameyn kara muqdishooy
ASALAMU CALEYKUM walaal magaalo iyo umadii ku nooleyd kuumey iman kumana leyn ee dib isugu laabo , Raali miyaa ka tahay in aan dusha u wada saarno dhibtii iyo hagar daamadii uu geystey ama ay geeysteen cida hada hogaanka idiin haysa , Jawaabta kaa iman doontaa waa maya, Nafna naf kale dunuubteeda ma xamaarsato dusha ha inoo saarin DUNUUB aanan laheyn.
I was born when the war started I never seen Somalia peace wallahi I was crying watching this may Allah help our people
Aameen
somali Eyl TV I was born and raised we moved when I was ateeneger then back to home after graduation of my high school I stayed for 1 year now am missing my land
Ameen Ya Rabb 😭😭
Sola Portal. Thank you so much for this video and please share more videos like this. Thank you again.
I was crying thank mrs solo from djibouti my home is somalia On retrouve la stabilite des notre nation vive somalia
We will bring back the old Somalia...Stronger and better inshallah. Beware to Kenya, Ethiopia and the world
Lion Lion wadan nin waliba inu taliya doonayo ma hagago ruux waliba shay ayu ku ficanyahay ma yaqanan mana aminsana
Lion Lion let’s do it inshallah because we can
Allah yarham maxamed siyaad bare, dowlad kama dambeen
Adil Jakatoore Ahmed Waa run sababtuna waa dhibaatooyinka maanta socda Waa wixii laga dhaxlay waxyaabihii iyo xaqdaradii uu u geystay ummadda soomaaliyeed
Ameen Ya Rabb walle dad iyo dal midna kama danbeeyn Madaxweyne Mohammed Siyaad Barre Raximuhulah idileey❤️❤️
Amiin
Asxaab badan ayaa su'aal iga soo weeydiiyay Barnaamijkan, waxaa duubay TVga RAI ee wadanka Talyaaniga, waxaa si gooni ah ii siiyey Maxamed Roberto, original af Talyaani ayuu ku baxay, waxaan tarjumay oo aan codeeyay bartamihii 2007 Studio Layaab ee magaalada London.
Sola Portal abdinasir masul sare xushmad weyn ban ku haya sxb somali ha nolato.from Austria
I feel cry when the place I born I left when I was young child my Allah protect our city
Aashuun baanba caawa i soo xasuusisay Thank you Solo
Home is always home no matter how far you are or for how long home is Always home.
This makes me cry wallahi I never had the opportunity to experience this beautiful times!! My Allah help my people and my country to understand how our land is wonderfully and I pray to Allah my brother's and sister to unite for ever. Ameen .. 🇸🇴👍🏿
Ameen Ya Rabb bro, insha'allah we will rebuild our beautiful country and make ourselves proud keep your head high and remember we will get through this👍👍
Ax my city Mogadishu miss you.
Waayhii wacnaa iyo barisamaankii Mogadishu janadii aduunyade aheyd ✨🎈🎆🎄🏞🏔🌇 laakin hada bahalgaleen ayay isku badashay somalida aya saa ka dhigtay 🔥🔥🔥🔥☄☄☄☄
Kayd qiimo leh weeye
Barnamijkan .
Mahadsanid turjumaha.
I really enjoyed watching this Program Thank U brother Solo!!
Soomaalia Ha is raacdo insha'allah🇸🇴❤️🇸🇴❤️ aanba iska caato badnaane we were happy back than, Siyaad barre Raximuhulah💕 Dal & dad midna kama danbeeyn!!
Niinku waxu yiri 1980 xadey bartan shaqad wa ka taga mantay waa 23/11/2019 wagas ayan ka nolol ficneyan wlhi😞
Big time wlhi😭😭
Walaahi meesha wax baa ka dhacay that was golden days we have not seen
Waa dadkii nasiibka u yeeshay inay wadankioda ka dhaqaystaan Anaga meel bahalo isku cunayaan baan ku soo beeganay😭😭😭😭😭
Waa xasuus qurux badan. Waana taariikh ay leedahay ummadda Soomaaliyeed.
Maashaalaah Allah qurux badanaa saraha xamar weyne waxan soo xusuustaa sarihii xeebta baraawe canal ee luuqyada isku dhow.
Aabe siyaad allahu yarxmu
Wlhi qalbi jab iyo niyad xumo dareemee marki aad dawato video gaan qurux da badan
Ciyaalka dagaalka ku dhashay oo aan ka mid ahay aad ayaa uga xunahay burburki Aan ku soo aadnay 😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aad baan u farxe wadankii qurix sida laa ahaan jire hadanah waxan ka sii hele mingiska waxan aad uga hele mingiska waan ka hele qurux iyo mingis iyo nabad woow
Walaal noo wad barnaamujkan aad ayaan uga helney
*waaa wakhtigii aan ka soo qaxay muqdisho 23/9/1980 kii anigoo dhalinyaro ah sidaan qurbaha u soo galay laba goor baan tagay 2016 iyo 2019 kii balaayaa iga soo raacday masjidkii gurigayga u dhawaa baa saladii fajarka lagu dilay nin aanu dars ahayn malintaa maalintii ku xigtayna waan ka soo qaxay*
Waa laga baxayaa insha Allah
Beenta naga daa oo barax 1980 kii dil masaajid ma dhicin qofkii qof dilana waa la dili jiray.
Ardayda waxbarasho ama lacag ha ka bixiyeen ehelkooda ama dawlad ha dirto baa aadi jiray.
Qaxooti waxa ku horeyay 1985 kii oo Canada dadka refugees ka qaadistoda bilooday 1500$ ayaana lagu tagi jiray.
@@samramajid9981 😂😂😂😂😂 waxaa umalaynaa inuu dhahay Markaan danbe oo aan tagay 16 ki iyo 19 kii midka mid ah waaye waxa qofka Masajidka lagu dilay Hadanan aqriska comment ga qaldin
Thank you so much mr sola
Illahoow u Naxariisto M Siyaad iyo intii Horumarka Somlyed kala shaqaysay Iam Sad 😭😭😭😭
Ameen Ya Rabb 😭😭
Good old days wow our beautiful country 😰😰😭😭😱😱💔💔😨😨😢😢😥😪😓
and in the 90s our oil and gas would have been in the global market,2000s our cities would have been modernized and the defense force would have been the strongest and advanced forces in africa,everything was beautiful and perfect what went wrong? hint look at libya.....
Siyaad barre Allaha unaxariisto
💗you were ahead of your time and jahils with no values decided to side with thugs created by ethiopia and now they're dying of famine and diseases!!
when you said"The day Kafur clans fight each other like never before will never stop and (When I leave Somalia I will leave buildings but not people) you was 100% correct!!!💗
@@blitz1553 Right💯 I couldn't agree more Raahimulaah Siyaad barre❤️❤️
How did we go from this to where we are now it's so sad! It's true when they said ignorance spreads, as somalis lets take a deep look at our selves. Nothing is permanent we can change this
The Good old days are gone!
Everything faded away. 😐😐
You forget to keep it.
For some but others we think the best days are ahead!
@@milesknos i don't think even in 50yrs to come. People there live in delusion.
Thank you professor for giving us these and translated documentary of Our beautiful Capital city of Muqdisho. SUBSCRIBED IS very important for your critical episodes, deliver for us as many as possible. Thank you.
Ilaahow markle noo xasiili wadankayga siidii berii saamdkii oo kale
Manata mugdisho waxaa le dad mana rabo inaan sheego hada walhi sorry 😭😭😭😭waxeena is mododaan iney ayaga leyahiin walhi aniga somali kuma aan dhalanin waxaa ku dhashay Ethiopia lkn wn jeclaay inaan aado Somali mar un wana soo argay xalka yaalo walhi waxaa la iku yari yaatahay walhi waan naxay waxaana ku dhahay eedo Somali baan ahay maya sidaa mahn qabilkkaka eedo aniga waan aqanin markaa waxaa ku soo kory Ethiopia lkn hada marabo inaan ado mar labaad xitaa walhi 😭😭😭wan usoo duceynayaa un bas
Eedo raali noqo haka xumaan wa jaahiliin
Muqdisho wey soo laabanan inshllah
Dad waa dadki hore dalna waa dalki hore soomaalida maanta jogta maa lahan qabka dadkii hore
(Dadkii hore Dab bay ahayen anana dabas bayno nahaye )
Waa mida nolasha nahortal
Hawiye jano bay jajabiyeen.😢
Waa afar irdood meeshi aan ku mushaaxi jirey aniga oo aad u yaraa illaahow soo celi waa yihii wacnaa
Waaaaaw waayo waayo a. Qaaaliya oon la helikarin
runtii aad bay dareen kayga u badalay muqalkan ilaa dhamaad kii sii waa muda laga joogo 40 year ago waxan rajaynaya sidan lagu jiro inay dhami doonto 20 sano ee soo socda
I So sad very Sad I’m crying
.masha Allah
Mudo kooban in somalida jahliga uga bexeen aya xusid mudan ololihi reer miyiga kadib
Thank you solo.
masha'Allaah
Wall Cabdinasir wariyaha hadlaayo adiga miyaa; aad ayu kugu codegyahy😋
Haa waa Abdinasir Ismail oo tarjumay isla markaana codeeyay
@@SolaPortal mashalh thanks Sir.
@@SolaPortal Aqoonyan Soomaliyeed Waa Uun Adiga Waxaana Kuugu Yeeraa Aqoonyahanki Qarniga Maxaa Yeelay Waad Noo Faaii'deeysaa Halka Ragga Kula Aqoonta Ah Eey Iloobeen Ineey Garab Istaagaan Dalkooda Iyo Dadkooda Soomaliyeed Ee Qaranjabka Kasoo Kabanaaya
Sidii hore iyo si ka qurux badan way Soo Mari doonaan insha allah
Waa waqti dadku iimaanka qabey
Waayo waayo xasuustood
Somalia hanoolaato
omar ahmed Cadowgeeda Gudaha Iyo Dibadaba Allah ha jabiyo
Sheik Abdinasir aaamin
Asc. Maxaa.ka.dhacay.masaajidka.oslo
Illeyn dhaca iyo boobka dadka reer muqdisho horuu u jiray
waayo waayo
Waa karaaysanay siyaad bare ilaahay haw naxariistee
Maxaad heshay wll bal iisheeg tahriib, burcad badeed, qaxooti, balanbal, shabaab, land land iyo ba, iyo hoog aan ka ahayn ileen soomaali haddaanahay waan isgaranaynaaye ilaahay caqli kan dhaama haku siiyo wll.
toloo codkan abdi nasir sola miyaa waa u cod egyahey
Haa waa solo oo turjumay khayr allaha siiyee
Waaaaaaw waayo waayo
9:45 Subxanallah heerkaas meey kaa maree C/Nassir Solo ninkii kusoo halgamay qabiil dardiis inaad inkirto oo aad isku daysid inaad qariso.
C/hi Ciise waa kaweyn yahay nin la qariyo.
1950 - 1960 Raysalwasaarihi ugu horeeyey.
madaxa ugu sareeya ee qof somaali ugu horeyey.
New York UN Qaramada midoobi ninkii ugu horeeyey ee asago Tie wata ka qudbeeyey asagoo xoriyadaada raadinaaya.
Kaliyah in aad kubhadasho afka somaligaa ayaa ah qeyb ka mid ah wadani nimada English ma ahan ilbaxnimo dadka comments ka ka dhiibtay badankoodu waa somali hadane ku hadlaya English language ma aadnan sheegin wax xun laga yaabee in aannqaarkiin aqoon afkeena somaliga lkn try the best isku dayga ayaa wanaagsan inta aan fahmeen
Sola waxan kudhi lahaa balshacabka 1990 iyo manta wadii faraqa udhexeya dadbaa kufana 1991 wax fican ayan samaynay hadana hadii anan helin sidii ayan kucelinaynaa
Canbero Geed dalku diinta wuu ku liitay Allah ayaa mhda iska leh ee jidka toosan nagu soo riday, sacadan dalku islam nimadisu shaki ayaa gali lahayd, hada ayan aragnay diin waana toseynaa mar dhaw.
ZAKARIA Jama Allah waxu ka carooda kuwa diinta yaqan o sidii saxda u raacin. Amniga ayu yirri nabigu ku ducaysta. Hadad hada dulmiga yaal ku fanaysid o amanaysid allah ku tusa sida saxda ah.
shoushou nazef adiga hadii diin iyo aqiro wanagsn ama amni iyo adunyo kebad qadan lahayd, maxamed siyad Allah ayaa la xisabtamayo lkn amni iyo aduu waan heysanay aqirada aqiradii ayaa laga marin hababiyay matanah amni ma jiro lkn diinta dadka weey xogantahay alxamdulilah Allah amni hanogu daro diintena.
ZAKARIA Jama Amniga ayan qadan lianu aduun amni ah aya akhira lagu taga lol
ZAKARIA Jama diinta manta ay haystan qalad ayey u qaateen lol
Kuwan dib in loo gumaysto aya u fiican. Xaqiiqdii
Somaliya hanoolato
somalia 1980 waxaa kunoola 3million people buu kuleeyahay barnaamijka waa lasoo dhagaystaa intaanad soo dayn adeer
Mogadisho ayaa la yiri 3 Malyuun ku nool, qalbiga ka shaqeysii
55:00 ninka jiniga bixiyo wuu taaganyahay hal jini waxaa lagu saaraa sedex maalmood 😅🤣😅🤣😅🤣🤣 iga cilimi badan
Ama 6 ama 9 baa ka danbaysay 😂😂
@@mohosm2210 omg 🤣🤣🤣😅🤣 gacan aan u taagay
😂😂😂😂😂
Asc walaalo waxaad na xasuusisaya waayo waayo ayaad naxasuusisay ilaahay nabdii ha noo soocalyo iyo qurux dii dhulkana wanaagsan. Cadawgan ilaahay hanooga qabto
I believe if 1980 was Bill by excellence Mr Mahammed siad bere why will you call him he is Dictator and what will you exchange
Chali Chali instead of calling him legend and make him dua May Allah bless siad bare
1969 to 1990 he was the one in charge he made Somalia top in Africa and after him Somalia died(a body can not function without a brain) Somalia lost that brain !! P,S the ones calling him a dictator are dignity-less iidors and amison lovers!!
@Your thoughts Not mine after the oil boom in the 90s after that siad barre would have heavy developed somalia with modern projects just like dubai!!
waan garanaya waxaad u jeedo ee ka aan somaliaba arag ee dhaysta somalia 3million baa ku noolaa 1980 sidaas buu ku xisaabtamayaa waxu waa documentary waa inuu already wada sax noqdaa sala calee
Muqdisho balaayaa ku xaartay hada
Haddaan rabno inaan waddanka ku laabano waxaa muhiim ah inaan Af Soomaali wax ku qorno oo fikirkeenna isku dhaafsano. Haddaynaan innaga ku hadal ciyaalkeena warkooda xagguu joogaa.
Somalia markaasna dad gaara beey u shidneed hadana dadgaara ayeey ushidantahay goormey cadaalad helaayaan Dadka Somalia
Dumarkii hore indha adkayenaa😅
Asc dadku lafaha ayey ka qurxan yihiin
Aad iyo aad wlhi
Now it is the blind leading the blind
Sharaf
Universaltv
Then farmajo 💪 is coming
Wadankan arab iyo UK ayaa baabi'yay
Rania A ahah lol Somali iyo waligod ayey wada shaqaysanayee. E wadanka waxa burburiyey wa khainka anaga naga dhashay. Siyasad iyo dhaqalaha aduunka aanba fahansanayn
Dadka leh oohin baa iga timi suuro badana maxad ka ilmaynasa saw iskamaydan dumin wadankina ismaydan cunin
Afweyne ala hacadaabo
Dadka markaas oo dowlad jirtay baahi ayaaba haysaye maxaa waaye caato caato naf ah waaye hada dadka fiicanyihiinba
Aduunka hore weeye hadeerba boqolkiiba 75 soomaalida waa dad gaajaysan
Wlhi hada baahi majirto beero waa haysana wax waa labartaa shaqa lee rabtaa lkn anagaa aduunka iska reebnay maqaan waqtiga ka faaideysandoono
Dadkii hore dad qurux badan bey ahaayeen oo dhuudhuuban oo waliba xalaasha cuna
Hadaba qof xaaram cuna ma arkin ani 😒
Somalia were dead after siyaad bare
Exactly 😭😭😭😭
xamar cadeey xudunteydaa ku duuganee xamar cadeeyaa
4 iidors disliked this video!!
Unukaa leh gormee damaane..kkkk
dumarka masar ayey wataan bee; maxa lo dhahy lama ogolaan jirin in masar lab xirto.!
Sowdo Abdi nor xor ayu aha dadku bariga iskumana mashquli jirrin sida kuwa manta jooga
@@shonazef7351 haa wan arkaa, Somalida qoom ka dhib badan ilahey ma aburin!
Wllo dadka waxa la diidi jiray dharka aqwaanka we safaleeti & garbasaar lama diidi jirin.
@@samramajid9981 thnks dear
soola.bidaar kahadal jabkii ku dhacay shiikh umul iyo awooda usc iyo ahluna suna muqdisho dowlada waxba kama ahan viva USC
viva Ethiopia
Reer baadiye USC maahane ahalu sunnah waa qadiyad ama madhab
Sorry sola miyad gaarta qabiyalad iyo xasidnimo maskaxda ka gashaay.
@@rooblez9005 etoobiyaankan yar ee miskiinka ahna yaa halkan kusolaalay inaati libda get lost.
@@xamzejaamacbiciidfuul7895 I'm not ethopian pure somali,i'm just trolling the jahil supporting usc
somalida wagan dadka dhan waa caato caato maxa sababay lkn
Caano geel iyo caafimaad
sharma cade xaraam ku naax ma ahayn wa dad shaqaysanayey cunanayey dhiigoda lol
caato way ahayn lkn geesiyal bay ahayn dacadnimada way ku wayned adiga buuran maxad isku haysa bal isheeg
@@mhazasud4761 inan buranahay ya ku sheegay kkkkk
Soomali walan gaajo uga ba ayn
alla maxaad nabisgaad gashey heshay sowmaaha halki lagu laayay culimada sow maaha halki lagu laayay wiilashi isaaq bal suureyso markey muqdisho sida nabada u aheyd hargeysi maxey aheyd sow xasuuq kamu socon mantana hargeysa dhismeysa oo qurux badan muqdishana wataa gubaneysa nafsiga wareega ku haleele maxaan ku sameyn kara muqdishooy
ASALAMU CALEYKUM walaal magaalo iyo umadii ku nooleyd kuumey iman kumana leyn ee dib isugu laabo , Raali miyaa ka tahay in aan dusha u wada saarno dhibtii iyo hagar daamadii uu geystey ama ay geeysteen cida hada hogaanka idiin haysa , Jawaabta kaa iman doontaa waa maya, Nafna naf kale dunuubteeda ma xamaarsato dusha ha inoo saarin DUNUUB aanan laheyn.
Walaal muqdisho qudheeda aad iyo aad ayey u dhismaysaa. Nabsiga cid walbo way gashay. SNM qudhooda kumunaan qof oo reer Koonfureed ayey nolosha ku gubeen amba xasuuqeen
Ma sha allah