Mustaqbalka | Shaqooyinka aad ka shaqaynayso 5ta sano ee soo socoto | Waraysi Dr Masri ah |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 667

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo 3 роки тому +428

    Ilaahay shaqo fiican ha ina wada siiyo aniga iyo inta muslimka ahba amiin shaqo khayr qabta iyo arsaaqad khayr qabta amiin amiin❤😍❤

  • @filsanfilsanfarah7393
    @filsanfilsanfarah7393 3 роки тому +63

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo,"❤
    .........................................................
    Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan scw❤👍

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 3 роки тому +57

    shaqoyinka.ugu badan :
    1-physiotherapy
    2_ softwere development.
    3-nursing ama gud ahan cafimadka .
    4_web developer.
    5-tamarta nadifka .
    6-darawal gadid xamulka ama lahanshiyaha gadid xamul

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 роки тому +42

    Inta u aragta chanelka ogaansho hanti ma guuraan ah ismuuji😊🥰.....best ogaansho Allah macaak🤲❤🌏

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 3 роки тому +37

    OGAANSHO intaan kula socday wlle waxbadan baan kaa faaidey❤🇸🇴😍

  • @zorakiki3306
    @zorakiki3306 3 роки тому +7

    Nurse from Germany 👩‍⚕️ ayaa ahay , intii ila ah gacanta taaga ☘️🤞🥀. Ramadan Mubarak ☪️

  • @abdinajibmohamed8948
    @abdinajibmohamed8948 3 роки тому +44

    My teacher kuma waaye wlhi waku jeclhy ustaad omar wlhi caqligaada 👌👌👌👌💜

  • @Gacal-Moha
    @Gacal-Moha 3 роки тому +46

    Billow ilaa 400K ayaan kula socdaa sxb Waxaan Kuu rajeynayaa 1M Sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 роки тому +67

    Mr 10 minute presentation ❤❤❤

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 3 роки тому +9

    Jazakallah kheyr Ustaad Omar Inshaar Waxaad Nala wadaagtay Muqaal aan Wax badan ka Faaiday/faaidnay Alle Akhiro iyo aduunbo Haku Sharfo....

  • @mamamadino4750
    @mamamadino4750 3 роки тому +9

    computer programming inaa noqdo waxaan ugu baahanahay sida aan ugu baahanahay inaa neefsado si kadaran hadana luuqada igu yara culus oo iima suurta galeyso
    yaaaaaaaa alaaaaaah riyadeyda ii rumeeee🤲🤲🤲😭

    • @fatimakhalifzakria3631
      @fatimakhalifzakria3631 3 роки тому

      Alle haku rumweyo riyadada

    • @abdihakim391
      @abdihakim391 3 роки тому

      Hadad dooneyso inaad bilowdo barashada programming ka
      Ka bilow barashada kuwa markup languages ka sida ●html and ●css labadaa marka aad barato waxa aad wax ka igaaneysaa waxa Uu Uu yahay programinku chanelka ku xidhnow afka soomaliga ayaad ku baraneysaa.
      ●KU QOR YOU TUBE KA 👉 Shakir Ahmed

    • @Saamiya33
      @Saamiya33 7 місяців тому

      Laba sano kadib maxaa iska badelay 😢

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +21

    Illahay shaqo fican haysiyo aniyo qofki ilamida amen dhaha🥀❤

  • @NourLegend77
    @NourLegend77 3 роки тому +43

    Wxaad kloo ilowdey horimarinta beeraha mxaa yeelay bani aadam shaqo ma qaban karo asagoonan tamar helin tamartaasoo inta badan ka timaada wax soo saarka Beeraha🏝🏜
    Thanks Moulim Omar

    • @saddamyusuf7389
      @saddamyusuf7389 3 роки тому +4

      Waar zxb wuu ina ilaawey cumar inshaar agriculture students. without food no life no voice no walking

    • @Abusufiyan_____4
      @Abusufiyan_____4 3 роки тому +2

      Agriculture baad ka tagtay wll madadan waa muhiim

  • @muzakamara5121
    @muzakamara5121 3 роки тому +6

    Marwalba waa inaa muhiimada saarna mustaqbalka sidoo kle waa inaa lasoconaa isbadalada kadhacaaya caalamka dhanwalba
    Aad iyo aad baad umhadsantahy ustaad cumar mahadsanid macluumada aad nala wadaagty 😎

  • @apdikhadir1995
    @apdikhadir1995 3 роки тому +5

    Ilahay hakuu sharfo sidaad ii noo dhiri galisay 🥺🥀

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 3 роки тому +11

    استغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته لي ولابويا وامي ولكم وكافه المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات

  • @a-h-ainab2190
    @a-h-ainab2190 3 роки тому +22

    Dhiiri galin | kalmado muhiim ah
    27/March/2018 aan ka dawaday macalinkayga onar inshar , qalinka aan qatay maalintas , naftayda ayaan waydiyay maxay tahay hadafka wax barashada , wagas ma anan xaqjn guulal wayayn , 2019-2020-2021 ayaan hogaan u noqday fasal aan wax ka barto ilaa aan aniga isla yabay sidaan maskaxdaysa u wayntahay
    Thanks teacher,
    Sheekada lama soo dhmyaro karo lkn muhiimada waa go’aan

  • @al_nuuracademy4995
    @al_nuuracademy4995 3 роки тому +1

    ku saliya xbbkeena muhamed scw scw

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +34

    "Waxaa jira tuug aan sharcigu kaa qabaneen waana kuwa ka xadaya wakhtigaga."
    ~Nepoleon Bonaparte

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 роки тому

      Wallal qaali 🇸🇴
      Subescribe iisaar .
      .

    • @craxmaandaakir1785
      @craxmaandaakir1785 3 роки тому +1

      @@taqwamedia11k70 walaal dawarsiga iska daa sidani waa dawarsi ish liibaan akhwaan weeeyaane hahahha😂😂😂😂😂😂

    • @abdullahimoahmedsh1772
      @abdullahimoahmedsh1772 3 роки тому +3

      Nabuliyon qof fican ma ehen waa gaal ilaahay kafurtay hadal xikmad hadaad rabto rasuulka scw kugu filan.

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 3 роки тому

      @@abdullahimoahmedsh1772 Waasidaa

    • @kamaalhasan763
      @kamaalhasan763 3 роки тому

      @@abdullahimoahmedsh1772 MaashaaAllaah (scw)

  • @abdaljoseph7480
    @abdaljoseph7480 3 роки тому +3

    Aad baan kuu dhagaysta walal wax badan baan ka faidey 3sano oon kugu xirna runti mahadnaq baad mudan tahay thanks Alot 💖💖💖

  • @munojama9198
    @munojama9198 3 роки тому +1

    Mansha Allah tabaraka Allah haku xifdiyo wll. Walhay waa mowduuc muhiima ah oo wax badan laga faaidayao Allah miisanka xasanadka aakhiro Hakuugu daro.

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063
    @abdirahmanabdiazizgesey2063 3 роки тому +3

    Jazakallah khairan ya ustaad

  • @khaalidkheyre2513
    @khaalidkheyre2513 3 роки тому +4

    Maasha Allaah Waa muuqaal muhiim ah
    جزاك الله خير

  • @cabdirisaaqcambe6467
    @cabdirisaaqcambe6467 3 роки тому +2

    Korkaaga karaamo iyo sharaf ha ahaato @cumar inshar walaal adunkaa lagu yahay walaal ilaahay janada hakaa waraabiyo🤲

  • @omarmohamedabukar8530
    @omarmohamedabukar8530 3 роки тому +5

    Ustaad mid ayan kugu darsanaya anigo ku hadlaya ardayda Baratay culoomta beeraha waxana fila ine tahay mid aan dabar go'een ustaad waxan ka mid ahay ardayda kugu xeran Hade macquul tahay barnaamij ku saabsan aduunka side Caluumta Agriculture/Beeraha u tahay aduunka culuum loo baahi qabo ine tahay ama idhaha u kala fur dadka aan aaminsaneyn Culuumta beeraha mahadsanid ustaad sami omar inshaar alle haku xafido❤💟💯✅

  • @salaamasoomaal3411
    @salaamasoomaal3411 3 роки тому

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ustaad run ahaantii casharada aad bogaan soo galiso wax yaabo badan oo iga dahsoonaa ayaan ka faaiday mar labaad mahadsanid ustaad

  • @ibrahimmohamed2887
    @ibrahimmohamed2887 3 роки тому +17

    Petroleum engineering ayaan bartaa waan ogahay inuu musqalkiisu fiiicnayn lkn waa hadii lagu qiimaayo wadamada hormarmaray lkn inaga hada unbuu bilow inooyahay

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 3 роки тому +2

      Marka la eego siday technology u horumarayso 10sano kadib ama 2030 waxaa laga yaaba in adunkaba laga waayo mechine isticmaali Patrol somaliyana iyadon ka faaideysan buu noqonyaa wax laga maarmay waa in sida ugu dhaqsa badan wadanka laga so saara shiidalka si aanu inoogu dumin hadii kale waxa uu lamid noqoya carada ama dhoobada oo kale

  • @nasirichannel7268
    @nasirichannel7268 3 роки тому

    Masha'Allaah sxb Cumar aada u mahadsantahay sida quruxda badan aad nala wadaagtay xogahan muhiimka ah.

  • @liishtech5050
    @liishtech5050 3 роки тому +1

    Web development, ama Software Engineer. Indha Allah, labadaan mid, ama labadaba waan qaadan. Sababto ah, aad ayay isku shabahaan
    Thanks Omar

    • @nuursomaliofficial1648
      @nuursomaliofficial1648 3 роки тому

      Waxba kuma kaladuwanah midwalpa waxaa lagudhisaa programming languages aad code gareenayso

    • @liishtech5050
      @liishtech5050 3 роки тому

      @@nuursomaliofficial1648 Thanks.
      Waan ogahay midaas

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 3 роки тому

    Waa sax mudane OGANSHO CUMAR waxan se kaadalbnayaa aniga ahaan SAMATAR in ereyada somaliga ree Kon fureedaka aynan fahmayn Somalida badhkeed sida markii aad tidhi qof la feedheeyay ! oo anigu aan u qaatay qof la kaawiyadeeyay Markan macnaystay, waad Ku mahadsantahay muuqaalka. ✌️✌️

  • @bareacademy4227
    @bareacademy4227 3 роки тому +3

    Aragti aad u wanaagsan maasha Alllaah

  • @mohamedbaliile682
    @mohamedbaliile682 Рік тому

    Mahadsanid wll omar iinshaar qeyb kale ee physiotherapy noo so gali

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 3 роки тому +25

    Public health officer somalia ma igu anfacayaa isaga ayaan bartaa fadlan qof ila taliya wllyaal❤🤝

    • @nasraabdrisaq8478
      @nasraabdrisaq8478 3 роки тому +3

      Doctor wanaagsan ayaad noqon hadaad dadaasho wall😊

    • @ahmedmohamedomar4017
      @ahmedmohamedomar4017 3 роки тому +2

      Haaa waliba hospital management ama wazarada caafimaadka ka howl gali kartaa iyo international organizations ka sida UNICEF iwm, hor mar wacan sxb

    • @FarxaanFuture
      @FarxaanFuture 3 роки тому +1

      anaa barta zxb hadan dhamayn rabaa insha allah

    • @bashiirsiyaad3071
      @bashiirsiyaad3071 3 роки тому

      Haa sxb waa muhiim si fcn usoo baro waa meelaha ka maqan nidaamka caafimaadke ee dalkena.

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 3 роки тому +4

    Omar mansha allah 401k baa maraysaa 1million baa ku socotaa.

  • @aidarousabdirahman3240
    @aidarousabdirahman3240 3 роки тому

    Ustaad omer inshar muuqaaladaadu waa ifiyaha nolosha dhallinyarada waad mahadsan tahay 100%

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 роки тому +11

    OGAANSHO ❤️ mashaa Allaah

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 роки тому

      Wlal qali fadlan igu cwi subscribe mhdsnd

  • @ismaaciil.7275
    @ismaaciil.7275 3 роки тому +2

    Adduunyadu qiimo maleh in aan is raacino ma fiicno walaalayaal maalin weyn ayaa dameysa aan wada shaqeysano maalintaas
    maanta waa adduunyo beritoole waa aakhiro camalkii aad shaqeystey ayaad latageysa😭😭😭😭😭😭 yaa allh

  • @abdisalamyasin9996
    @abdisalamyasin9996 3 роки тому +100

    Hadad coment so gashay ado dawanayo like🤙❤

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 роки тому +1

      Wlal qali fadlan igu cwi subscribe mhdsnd

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 роки тому

      Wallal qaali 🇸🇴
      Subescribe iisaar
      .

    • @bisharahmed2642
      @bisharahmed2642 3 роки тому

      Inshaa r BAL kawran shidlka Somalia Hadaa lasoo saara suuq fiicana loo waaya xageen uguuri karnaa oon shaqaala fiican kalHeleeynaa magaceyga waa Bishar cabadi

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 роки тому

      Wallal qaali 🇸🇴.
      Subescribe iisaar

    • @haumaleenpodcast6182
      @haumaleenpodcast6182 3 роки тому +1

      Waxaan Ahay Oday weyn oo bidaar leh subscribe II Saar si aan madaxa daawo u marsado

  • @muzdalifah9563
    @muzdalifah9563 3 роки тому +1

    Shukran wll waxan ka helay faaido waayo waxan kali raba isla bishan jamacad , markii hore fikirkayga wuxuu ahaay in aan barto engeeringka lkn talo aay isii yeen qaarka ka mid ah walidiindayda iyo ascaabteyda ayaan iskaga dhaafay waxay aad igu cel celiyeen gabar ayaa thy kuuma wanaagsano waxaa kaga fcn caafimadka anigana wali niyadayda kuma sameen lkn wan aqbay barashada caafimadka sidaas oo ay thy ,xataa waxa jirtay video aad hore usoo kalisay oo isa shaabahan kan shaqada dabar go aysa bishii la soo dhaafay bilowkeeda ayaan fiirsaday anigoo ka taxadarayo shaqada dabar go'aysa , lkn hada wan aqbalay wana ku qanacsanahy barashada caafimadka shukran wll 💯🥰 Xataa waxad qeyb ka qaaday garaadka maskaxtayda

  • @yaxyexabiib5165
    @yaxyexabiib5165 3 роки тому

    Mazhallah bwe cumar muuqalada noocan oo kale kasoo hadal mar waliba Allaha ku sharfo bowe❤🥰🥰

  • @aziiz2242
    @aziiz2242 3 роки тому

    Mahadsanid Cumar Inshaar waxaad tahay shaqsi waxa uu ka hadlayo soo saxar tira inta uusan bulshada u soo gudbin dhamaan waxa aad sheegtayna waa sax horay usoco ha niya jabin guulbadan baan kuu rajaynayaa wll.

  • @ahmedjibril8667
    @ahmedjibril8667 3 роки тому

    Mahadsanid Sxb waan u diyaargaroobeeynaa xirfadahaas si aan ugu shaqeeysanno insha Allah

    • @haumaleenpodcast6182
      @haumaleenpodcast6182 3 роки тому

      Waxaan Ahay Oday weyn oo bidaar leh subscribe II Saar si aan madaxa daawo u marsado

  • @maxamedcabdulaahiaxmed8932
    @maxamedcabdulaahiaxmed8932 3 роки тому

    m.a wallhi cumar ilaahay haku barakeeyo waxa dan ayaan kaa faaiday

  • @hashifoyaanvlogs527
    @hashifoyaanvlogs527 3 роки тому

    Mahadsanid aat io aat wax badan a ka faa’iidnay runtii

  • @faisalabdikadir3406
    @faisalabdikadir3406 3 роки тому +3

    Kadib markan 4 sanno dhigtay xananada xoolaha waxan dib u fahmay in an ku qaldana arrinkas taaso an in badan ka fiirsanin, lkn muddo 2sanno on la noola technology dhanka computers aya hadda iga dhigtey inan 4 sanno u diyar garobo ina barto. Wana sector aad u usi kordhayo locally and internationally. Ad bad u mahadsantahy sxb Omar..

  • @mohanke447
    @mohanke447 3 роки тому +20

    Keep Going Cumar inzhaar 🔥🔥🔥🔥🔥💯

  • @abdirahmanarshe2054
    @abdirahmanarshe2054 3 роки тому +3

    Shukran wllo

  • @maxamedaar7448
    @maxamedaar7448 3 роки тому +10

    Mnsha Allah cumar iinshaar wll waxaad haysaa shaqo aad uwacan hore usoco

  • @QalbiSomalitv
    @QalbiSomalitv 3 роки тому

    Masha alaha wllky ogaansho guul ban ku rajanaya waa runta dhaliyarada somaliyeed ha badiyeen shaqoyinka casriga ah

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 роки тому

    Alaha karaali noqdo Dr omar inshaar insha alah wxn foceska sari dona saan wax ubaran lahaa👍

  • @bashiirsiyaad3071
    @bashiirsiyaad3071 3 роки тому

    Masha allah waa muqaal umuhiim ah dhalinyarada jaamacadaha ku jira iyo kuwa hada dugsiga sare soo dhameenaya . Waxaan kugu bogaadinaya inaad soo badiso muuqaaladaan oo kale. Mahadsanid.

  • @MKMuzak
    @MKMuzak 3 роки тому +2

    Jazakallah Omar Inshar

  • @muniishaabdi8620
    @muniishaabdi8620 3 роки тому

    Masha allah dhirigali yaha nafteyda wll aad ayaa u mahadsanthy mantana arin cusub ayaa kaa bartay mashaallh

  • @shaficiihassan3879
    @shaficiihassan3879 2 роки тому

    masha Allah, Allah hakubarakeyo
    wll OMAR🥰🥰🥰

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 3 роки тому

    Wax badan ayaan ka faa,iidaa muuqalada aad soo galiso media ogaansho shugran 👏👏👏

  • @seetheworld17
    @seetheworld17 3 роки тому +52

    Renewal energy, artificial intelligence, machine learning, Internet of things, full-stack development, big data, and hackers. These jobs will stay for a while.

    • @apdallabashiir7488
      @apdallabashiir7488 3 роки тому +3

      waa hdaa Cs(computer science ) tahy dabcn AI(Artifical intelligence) ,Cyber Security 2 daas shaqo uu kusoo kobmaya dbcn wxa aad soo qorty

    • @abdallashow
      @abdallashow 3 роки тому +6

      yep Being software eng and Andriod development and graphic design its blessing and i'm on the way inshllh..

    • @smileygirl2656
      @smileygirl2656 3 роки тому +1

      @@abdallashow good luck pro I’m planning to major in software engineer too. Nasiib wcn🙂🙂

    • @BashirIT
      @BashirIT 3 роки тому +2

      Good.
      These jobs will be staying on the following seasons.

    • @mrzaki9745
      @mrzaki9745 3 роки тому +2

      Software engineering 💞💞💞

  • @feelfree4067
    @feelfree4067 3 роки тому +5

    Thank you,
    Fadlan noosoo gudbi Nasa programme please

  • @Carawelo
    @Carawelo 3 роки тому

    Warbixino wanaagsan mahadsanid ustaad Omar

  • @mosamibrahim2619
    @mosamibrahim2619 3 роки тому +4

    Best Channel 🥰💪💪

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 роки тому

    Cumar inshar
    Brother hore u soco
    Mudo dhan 3 sano ayaan ku xidhnaa waxa Badan ayaan ka fa,iiday allah ha ku sharfo

  • @saadiqabiib
    @saadiqabiib 3 роки тому +13

    Maxa kgu dhacey intaas oo dhan waxanba sugeyney dabaaldaga 400k
    Hampalyo dadweynaha ogaansho 400k subscribes

  • @Janagale252
    @Janagale252 3 роки тому

    Aad iyo aad Omar waxbadan buu igu soo kordhiyay qaar aan horay u hayay wuu i sii balaariyay, qaar cusubna waan ka dhex helay barnamijkaan, Mahadsanid Ustaad waxaan kaloo ku leeyahay hambalyo 400k oo aad gaartay kabadan baad u qalantaa qof bulshada howl mihiim uhaya baa tahay 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @kinggoley5189
    @kinggoley5189 3 роки тому +3

    omarow usdadmuqdisho imoow intii rabto inuu muiqdishi imdow like

  • @ilyaasabdullahi325
    @ilyaasabdullahi325 3 роки тому +1

    Sxb cumar aniga waxan ahay programming eng waxana ogaday inay dhinida 20 ka sano nagu so fod leh aad lo radin dono dadka cilmigas yaqaba web developer ha noqoto misa software insha allah wan rajen inay fahmi donan umadayna jahliga dashaday ee u maleyo qofku hadu xirfad gacanta laga qabto barto ay ceeb thy balsa waxan dhihi lahay war barta xirfad uun malin aan manta ahayn lagugu qimeyo one love Somalia Muhammad ✌🇸🇴

  • @hamsemohamoudmohamed6817
    @hamsemohamoudmohamed6817 3 роки тому +1

    masha allah omar ishaar alle haku xifdiyo pro

  • @ahmedabdirahman2
    @ahmedabdirahman2 3 роки тому

    Mahadsanid wll Cumar Ishaar 💛💛

  • @jimalodinenoorhsaan9559
    @jimalodinenoorhsaan9559 3 роки тому

    shukran Omar inshar

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 роки тому +1

    Waxan rajeyna yaa lawo ka mid ah ama hal in aan hormariyo insha allh aad iyo aad ayaa u mahdsnthy wllky veodogan aad iyo aad ayuu ii anfacay wlhi جزاك الله خيرا

  • @YuukeyJr-w3n
    @YuukeyJr-w3n Рік тому +1

    Jamacad wan bogay xafada joga wax shaqo mahayo ilahow irid ifur amiin 😊

    • @XasanJames-f2s
      @XasanJames-f2s 5 місяців тому

      Xafada maxa ku jeejiyay Zxp meel madaxa gali

  • @الحياةدموعوابتسامات

    MashaAllaah💜 Good job .💛👌

  • @fartunhaaji
    @fartunhaaji 3 роки тому +5

    Yurub waxa ka cususub shaqo la dhoho ''bicycle mechatronics,, waxa la samena baskilada halabe qasatan kuwo Elektronik ka samesan. Waxa so badanaya dadka baskilka istimcala oo ka daxadara isbadalka cimilada.

  • @khaledsheikhmubarak8641
    @khaledsheikhmubarak8641 3 роки тому

    Mahadsanid walal Cumar Inshar

  • @khadaribnufaysal7321
    @khadaribnufaysal7321 3 роки тому +4

    wll cumar alle hanoo kaadaayo waxad nin waxatra keep going

  • @Usaamecumar12
    @Usaamecumar12 3 роки тому +2

    xaqiiq aniga waxan jeclhy inaa noqdo Dr SHARMA OMAR SAID ✌

  • @abdilkadirahmed881
    @abdilkadirahmed881 3 роки тому

    Ma shaa ALLAAHA wll omar ALLAAHA ku xafido siwacan baa wax nogu iftimisay mhdsanid wll

  • @raashidmohamed2031
    @raashidmohamed2031 3 роки тому

    Mahadsanid ustd omar inshar 🙏

    • @sahmiye9648
      @sahmiye9648 3 роки тому

      Wlal qali fadlan igu cwi subscribe mhdsnd

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 роки тому

    Waan kugu bogaadinayaa muuqaalkan qiimaha badan muadne cumar run ahanti xirfadaha aan ku taamo ayu kamid yahay web developer adiga ayaana sabab u ahaa inaan ku hamiyo alle haku barakeyo. From Hargeysa

  • @Tebisshow
    @Tebisshow 3 роки тому

    Alle wax khyre leh oo aan leenahay ka shaqaysno ha na siiyo

  • @duco6977
    @duco6977 3 роки тому

    Somalia markii aduunka shidaalka uu ka sii guurayo ayaan shidaal raadinaynaa oo soo saaristiisa rabnaa

  • @qadarwarsame2256
    @qadarwarsame2256 3 роки тому

    Alx ilhey ayaa ii fududeeyay inan ahay master renewable energy ama tamarta nadiifta ah

  • @ahmedxoosh9104
    @ahmedxoosh9104 3 роки тому

    alle hakubarakeeyo sxp waxa uu lamidyahay manaamijkaagu sidii adigoo book akhriyay

  • @abdull_haji77
    @abdull_haji77 3 роки тому

    Arimaha dhaqaalaha gaar ahaan bankiyada so ma jiridonan omar inshar

  • @keenadiidsandhool5999
    @keenadiidsandhool5999 3 роки тому +2

    Wll cumar ishaar illaah dartiis Ayaan kuu jeclahay waana kaaga mahadcelinaa talooyinkaaga iyo sidaad war noo deeqsiineeyso wll Allaha ku xafido Allaha ku dhoowro Aaqiro iyo Aduunyaba wll waxaa tahay wll Qaali nagu ah

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 3 роки тому +1

    Masha allah Shukran omar

  • @claahimaxamed377
    @claahimaxamed377 3 роки тому +4

    OMAIR INSHAR TAARIIKHDA ALGREIA ♥️

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +2

    Wad Mahasan Tahay walalO illahay Shaqo Wangsan Iyo Risiq Xalal Ah Ayan Ka Barinay

  • @Furqan261
    @Furqan261 3 роки тому

    Waa mahadsantahy ustaad omar, ilaahay kaa abaal mariyo , info ga qiimaha leh ee aad nalawadaagso

  • @amuunali6280
    @amuunali6280 3 роки тому +2

    Insha allah mustaqbalka dhaw waaxan i.a noqon doona macalimad gym 🏋️‍♀️

  • @fuaadmahamud317
    @fuaadmahamud317 3 роки тому

    Wacalaykum salaam wa raxmatulahi wabarakatu Allah ku barakeeyo wlllkeen Inshaar

  • @mohmeddaud4424
    @mohmeddaud4424 Рік тому

    Shugran ustaad omar inshaar

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 3 роки тому +2

    Shidaalka Somalia ee 70 sano ku dhaaranaynay waa soo saareynaa Yaa u maqan

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 3 роки тому +4

    Yaab shaqada mustaqbalka nolosha adunyada damaanad malaha qof walbo shaqadu helo haku shaqeysto!

  • @asmar562
    @asmar562 3 роки тому +3

    Waa xaqiiq physiotherapists inuu muhiim yahay waayo aqoonta aan kushaqeeyo Aanan barto
    Wxaan rajaynaya inaan kagaadho meel sare insha Allah🌟🌟🌟🌟🌟

  • @maryamoubax2931
    @maryamoubax2931 3 роки тому +16

    Maanta 14min ku imid awalna 1year kuwo ahaa daawaan jiray

  • @abdiqanimahdi1693
    @abdiqanimahdi1693 3 роки тому +1

    Asc masha allh kubarakeeyo wll

  • @gediabdikerimm.890
    @gediabdikerimm.890 3 роки тому +1

    Mahadsanid wll

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063
    @abdirahmanabdiazizgesey2063 3 роки тому +8

    Software developer iyo web developer barashadooda hadaan kujiraa

    • @maxamedcabdiraxmaan6398
      @maxamedcabdiraxmaan6398 3 роки тому +2

      Bro macquul mahin lawo kuliyed sii halmar ku baraneee
      Teda intee ka baranoysaa wadankee iyi jamacadee
      Meeqo se waye lacagtaa ku baranoyso

  • @maxamedpashir1807
    @maxamedpashir1807 3 роки тому

    Mnshalh wllo horey u soco inshalh

  • @alihaji653
    @alihaji653 3 роки тому +1

    Cumar Alle haku barkeeyo

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 3 роки тому

    Hambalyo hambalyo ogaansho hal milyin kabadan ayuu u qalmaa