06/01/2024📌 Insha Allah waxan nafteyda iyo tan walalaheyga u rajenayan inuu sanadkan noo noqdo mid fure u ah hankena iyo himiladena aan lee nahay ilahey riyadeena ha inoo rumeeyo dhamantena🤲🏽
Maanshaa Allaah! Shaqsi ay ka muuqato Waaya aragnimo aysan dadiisa gaarsiin! Laakiin ku gaaray dadaal ay ku dheehantahay Allaah ku xirnaansho. Guulayso...
Asc waan kusalaamey ustaad c/raxmaan waaberi marka xiga waad iga sii saareysaa wixii aan inbadan waqti iigaga lumayey Allah kusharfo mideeda kle ustaad waxaan filayaa in ahaan Doono Qof yoolkiisa kadhabeeyo inta dooneyso in ay Kadhabeeyaan Riyadoona Allah usahlo
Wllkey/Wlshay Wax kasta Wad baran kartaa, Sirtu wa:- 1 Ka Go'naansho ama Rabitaan xooggan. 2 Joogtayn . Ogowna wll Waxa Laysku dhaafa wa Himmada sare iyo Doonitaanka, Sidoo kale ogow Sirtu wa Joogtaynta Maalin bil 2 bilood iyo 6 biLood midna waxba Laguma Gaaro ee Joogteeyah❤
Bro hadan Video gaga ka dhiibto rayi ,,, maxaa dadka lacag uga qaadi isagoo youtube ka bilaash ku yaal bilaashana lagu baran karo Alle ayaa ku yidhi hadad qof caawin rabto wax ribo ah ama wax aanu qofku awoodin haka dalban wadankeena waad ogtahay 100%80 ma awoodaan 13 dollar iney kooras hadhow ka lumaya Ku bixiyaan soo dadka la, saair And keep going Videos kaga
Halkan iska diiwan gali Koorsadda Video editing waaberi Academy:
Whtsapp: Wa.me/905059092303
Website: waaberiacademy.com
Wllo free ahaan maku baran karaaa course video editing 😢
Adoo mahadsan
😢 🙏
😅
Siden isku diwan galiya walal wabari acadamey thks
Sanadwanagsan
wabarimediya
Warkagalagamacajisoilabilawgiwandawadawarrkaga
Xage lacagta kubixiya wll
Xirfada ugu fican waa inaad 5ta wakhti tukada caabudana Allah oo aadan wakhti gadana aadan lumin oo aad hore usocoto
Alhamdulilah I speak ENGLISH,KISWAHILI,FRANCE,SPANISH,ARABIC and now i am learning Turkish language .
M.a but which one you speak very well beyond your own language ❤❤❤
Wwwww Wwww How can I Contatct You pro or did you have any chennel
Sxp sidee u baratay
I can speak all of these languages except Spanish and france
Therefore tell us how you learnedpls
06/01/2024📌
Insha Allah waxan nafteyda iyo tan walalaheyga u rajenayan inuu sanadkan noo noqdo mid fure u ah hankena iyo himiladena aan lee nahay ilahey riyadeena ha inoo rumeeyo dhamantena🤲🏽
amin adna hamigaga Allah aku sahlo wll
Xirfada dhar tolista baan hada ku jiraa waxaana barta dharka raga sida fitishaariga iyo suudadka sidoo kale kuwa dumarka Tobabka iyo umrelada kuli ❤❤❤
🎉
Lipx wan kugu la jira halke joogta aan iscaawine
Mahadsanid wll cabdiraxaan cumar guul baan rajaynayaa
Maanshaa Allaah! Shaqsi ay ka muuqato Waaya aragnimo aysan dadiisa gaarsiin! Laakiin ku gaaray dadaal ay ku dheehantahay Allaah ku xirnaansho. Guulayso...
Aad ayaad umahadsantahay wll sida aad sanad walba horaantii aad inoo dhiira galisid wax badan ayaan kaa bartay runtii allaha kaa abaal mariyo ❤
Masha allah
Allah cadowga soomaalida hajabiyo
.. 😡🇪🇹
😂oromo xaa dhacay 😂folxumayahay 🇸🇴💪
2024 qorshaheygu ugu weyn barashada Luqadad cusub iyo Xirfad cusub ❤
2025 aa lajoogaa mabaratay
@@SaciidAadan-f6jana rabo hader luqad English inn barto pourtugese aqana graphic design inn barta raba
Anku salino Nabigaa salalahu caley wasalam ❤
Masha Allah wll Abdirahman warbixinadaadu waa kuwo bulshada wax ku ool u ah
Aaad Baad umaxadsantahy ...........guul ayaan ku rajaynayaa❤
Alxamdulilah i speak somali. English arabic and iam learnin right now Turkish ❤❤
Mashaalaah Walaal illaahey haku barakeeyo waano fiican ayaad noo soo gudbisay
Mahamed WalalkeeN JazakaAllah lll
Mahadsanid wax badan aya ino fa idesay , alle haka abal mariyo
Allah haku barakeeyo wllky Allah hakaa abaal mariyo
Masha'Allah Allah youbarik akhii , Insha'Allah
2024📌
i.a sanadkan waxa xooga saari doona luuqad cusub iyo xirfadda vedio editing🎞️
Kuxidh now waberi media aqona ka kordhiso 🤔❤😇✍️
Insha allah wll, Amen
Aad iyo aad baad u mhadsan tahy W.media.
Taloyinkagana waan qaatay incha aLaH khyr ilahy ha ka dhigo👍.
Waa beri média I'm still here since your first video ❤
I peaks English afo Somalia German kiswahili Swedish thanks my brother abdireman waabeer media 👍
Asc waan kusalaamey ustaad c/raxmaan waaberi marka xiga waad iga sii saareysaa wixii aan inbadan waqti iigaga lumayey Allah kusharfo mideeda kle ustaad waxaan filayaa in ahaan Doono Qof yoolkiisa kadhabeeyo inta dooneyso in ay Kadhabeeyaan Riyadoona Allah usahlo
I.a Sanad kaan alle hanooga dhigo mid kheer badan noo leh ❤
Waxa wax aad loogu faraxa ahaa, inaad halmar iibsanayso waaliagana haysanayso. Wllhi aad iyo aad ayaan uguu hawsh uu soo koobay cabdirahman Mnshllha bari ayaan gadanayaa. ❤❤
Maashaa’allah,ku dayasho ayaad mudan tahay wll, Alle ha ku barakeeyo
Halkee ugu wanaagsan een luuqad ugu baran karaa
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
I agree with you that but every thing have a time to spend so as to be able to te learn😊
Magacaygu waa abdimalik ali halkanina waa waaberi Media waan dhawahay ❤❤❤
ما شاء الله لا قوة إلا بالله العلي العظيم واتوب اليه
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
Guuleyso ustd waaberi Mhdsanid
mahadsanid ustaad wan dajistay qorshaha barashada xirfada video editing iyo digital marketing
Markaa ma barataa zxp mise waadba baratay
Wllo vedio edit ka waxalaraca kopbuter sax ama labtop
Digital marketing sidee ku bartaa sxp
@@Nadiabeauty-252 ha labaduba wa isku mid wadku baran kartaa
@@omarmohamoudrp4do dee koorso ku biir ama online ka baro
Guulayso wll ilaahay haku barakeeyo taladani anigay si toosa iigu dhacasay
Horey baa loo yiri cid wax ku siisa wax badan baad arkaysaa lkn wax wax kuu sheega wax yar baad arkaysaa Mahadsanid Wll
aad ayaad umahadsanthy wll alle haku sharfo mahadsanid akhi ❤🎉
Mahadsanid walaal❤
Mahadzanid ustaad❤🎉
Muraad baan leeyahay isoo ducee walaalayal
Wllkey/Wlshay Wax kasta Wad baran kartaa, Sirtu wa:-
1 Ka Go'naansho ama Rabitaan xooggan.
2 Joogtayn .
Ogowna wll Waxa Laysku dhaafa wa Himmada sare iyo Doonitaanka, Sidoo kale ogow Sirtu wa Joogtaynta Maalin bil 2 bilood iyo 6 biLood midna waxba Laguma Gaaro ee Joogteeyah❤
Mahadsanid wll hye
Mahadsanid wlle abdirahman
Insha allahu
MAHADSANID USTAD M,A
❤🎉ﷺku Sali Rasuulkii ❤
Mahadsanid ustaad
Legend baa tahy zxb waan rajeynayaa xirfafahan waana jeclaahy blase waxaann hahn laptop
Mahadsanid abdiraxman waaberi
Masha allah ❤❤
Thank uuuu jazaakalaaah❤❤❤❤❤
Mahadsanid waberi
Mhdsanid abdirahman ❤
M sha Allah
Mashalllah ruxkle mawadho intas . Hal free nosodig
Mahadsanid ustad
Thanks abdiraxman walal an kuu daaydo
Thanks so much pro.
Mashallah thanks 😊
0:53 Halkaan Waa waaberi Media
Kuso Dhawada Muqalka Maanta
8:10 Kalmadahan Ban Kugu Xasusta 💥🦅
😢haa wllhi legendary Lee waay wllkeen
Mashalalh sxp mahasanid
Allaah hasharfo wll ❤❤❤❤
Sharaf iyo karaamo ustaadi 🥰
Mahadsanid walaal.
Thanks pro
Thank you very think
Qeebta onlyn marketing Malaga heli karaa meeshaan ustaad cabdirixmaan
Mashallah zxp mahadsanid
ماشالله الأن أعرف اللغه العربيه وايضا اريد ان ازيد اللغات الأخرى إن ممكن
Walaal c raxmaan waaberi qof qiimiyo qaayo leh tahay dhabtii waxaad tahay dhiiri galiye la taliye aad iyo aad u wacan dhabtii waxaad tahay shaqsi aan wax badan ka faa'iday mahadsanid walaal ❤❤
Ustaad Abdirahmaan waxaa ahay qof marwalba aan jeclaa in aan video editing in Barto waa jeclaa insha Allah waa ka faa iidaasan doonaa 100%100💯💯
Alle Ha Inoo Wada rumeeyo Hamigeena unta isbedelka jecle
Thanks bro❤
Waad mahad santahay
Wllkay ale Haku xafido ❤
Maha Allah markasta waad na dhiri gelisaa
Golden voice
Salaama ustaad ❤
masha allah
Waa mahadsantahay sxb/wll
Mahadsanid
mahadsanid sxp
Masha Allah 😊
Afar xirfadood ayan sanadkan wada barashadooda
1. Makaanig
2. Decoration
3. Cctv camera
4. Finger print
Alxamdulilah illahay ayaan ugu mahad naqaya iifududeeyay
Intee jogtaa walalo oo aad kubarataa plz iso jwb
@@abdisalanaadan5113 hargaysa ayaan jooga walal
ASC brother waberi
Keep going
Guuleyso bro
Keep going pro ❤❤😊
Ww zxp alle haku garabgalo
Iso boqdda ❤
Clp kaagan si dhamaystiran baan u daawaday Insha alh waxaan rajaynayaa in aan noqo mid natiijo ka keeno next year
Bro hadan Video gaga ka dhiibto rayi ,,, maxaa dadka lacag uga qaadi isagoo youtube ka bilaash ku yaal bilaashana lagu baran karo
Alle ayaa ku yidhi hadad qof caawin rabto wax ribo ah ama wax aanu qofku awoodin haka dalban wadankeena waad ogtahay 100%80 ma awoodaan 13 dollar iney kooras hadhow ka lumaya
Ku bixiyaan soo dadka la, saair
And keep going Videos kaga
Bro qofkan asaa sameystey course ka wuu iibsan karaa haduu rabo free buu ku bixin karaa
Gòaanka asaa leh
@@Faisalfemo af somaligu guracanaa awoowo anuu brother keyga kuma odhan qasab dadka bilaash ku siii balse wixii rayigeyga ah ayaan lawadagay so caadi u aqri qoraalkeyga 😅
Libax libaax dhalay Alle haku Sharfo wll
Hadii aa joogto Africa or Asia hadii aa taqano video samaynta ila so xirir waxan ku hayo shaqo please Waa hadii ad xirfadas si fican u taqano
Personal branding : waa qodob muhiim ah
Tusaale adiga abdirahan waaber waan ku xidhanahay ma na aqaan wejigiisa
Mnshalh wlal waa mhdsanthy sidee ku bartaa vedio edeting xgee kahelikaraa.
Ani ahaan waxan ku hadla 3 luuqadod
1- afsomali
2- french
3- english
Ma laga yaabaa horumar inan samayn karo snadkan ?
Yes of course