Aniga Iyo xaaakayga 15 sano ka hor ayanu Safar Ku kulanay xataa hadda after 15 yrs waxan is weydina sidee Ku heshinay 😂😂 Lkn Masha Allah waxad modaysay ila dhalashadii in Anu is naqanay
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته علي حراري وياسين المحترمين اهلا وسهلا Barnamijku wa fani Somali waxa duleyay wa madaxda tuugada ah Umaddan rabi aya u maqan Dhalinyarada somaliyed wa in ka gadodan tuugadan Umadda ku habsatay 😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
Qosol iyo qarraxo inta danbe😂sax jacaylku guurka k dib buu yimaadaa, eeg India habeenkaas l isku daray baa isugu horraysa kala tagna iska illoow... Annagana keenna ugu yaraa 2 sano iyo amore Mio been ah, hadduu nasiib la is guursadana 6 bilood u qabo ... So real love comes efter guurka❤rummet ama h rumeen Caloow ❤😂
Kaftanka siyaasada waa barnaj. Fiican oo aan ku taxanahay, lkn yarkaan kula daadihiyo calow wax yar ka qaldan ayaan is leeyahay. Ma sanboor miyuu qabaa ma aqaan. Runtii fiiq diisa iyo diif isku celantiisa barnaamika u nici rabaa ay xalkeeen fdl.
Ali haraaraw waan kusalaamey yaasiin ducaale waa inaa garabsiisaa saan looxirin maxaayeeley soomaaliya waxay xirtaa dadka runta kahadla ama run kuqosla ee maxirto dadka beenta sheeka ama kuqosla runta
Caliyow Fekerka wan kula Qabaa Askarteena waxan Filay Dadka so Tababara ban asluubta iyo dhaqanka Askariga so barina wayo waxaa ad sheegaysida Odhan waa dhab Xaqiiqadii Ila shandhayna lagu sameeyo O jawiga la saxo mahee waxpa hagagi mayna Tankle Caliyow Anigu Hadan Boqor Lay o dhan wan cadhoonay maxay tahay cilaadaasu Oday Adiga Nin So jabaye😂🫢🫡🤣🤣
Daqiiqadaha wey yaryihiin caliyow noo soo badi akhbaarta gobalka bakool ayaan joogaa magaalada xuddur thnks❤
Meelo badan baan kaa daawada, maadaama oo aan safar badantahay Sweden, Somaliya Ogadeniya, Kenya.
Aad baan u jeclahay sida aqoonyahan leh aad siyaasada u taxliilisaan ama uga kaftantaan , waxaan marwalba xasuustaa maahmaadii ahayd kaftan Waa dhan la qaboojoyey. Mahadsanid Cali xarare iyo saaxiibada kula daadihiya
Abdinasir
571 waa dhalashadii NBIM salawatulahi caflihi wasalam e kusaliya nabiga ❤❤❤❤
Cali xaraare alle ha ku dhawro
Allah ha ku dhawro adiga iyo yaasiin
Dad ehelu sharaf ah
Aniga Iyo xaaakayga 15 sano ka hor ayanu Safar Ku kulanay xataa hadda after 15 yrs waxan is weydina sidee Ku heshinay 😂😂 Lkn Masha Allah waxad modaysay ila dhalashadii in Anu is naqanay
Cali xaraare dadka chanelka daacada u ah ban ku jira wlee anoo reer hargaysa wan ku wadana wllee ❤
Waa run tawkal calalaaa ayaan aaminsanahay waa run
Saaxibada yasin yare cali xaraare waad mahadsantihiin 😁
Scw sat waaxn rabaa in aan wax saxo Yasmin shekada kadhuur amaa kakoobi shekada hadhax geeliin ali xaraare watiiga wà yar yahaay
YAASIN ABTI MIC HAKA DAFIIN CALI XARAARE WAQTIIGA NAGU YÀAR. TY
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
علي حراري وياسين المحترمين
اهلا وسهلا
Barnamijku wa fani
Somali waxa duleyay wa madaxda tuugada ah
Umaddan rabi aya u maqan
Dhalinyarada somaliyed wa in ka gadodan tuugadan Umadda ku habsatay
😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
Waxyaabaha muqdisho ka dhacay waa wax aan dunudu ogayn
Aad baad you mahadsantiin bahda warbaahinta cali xadjaadhe
Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waar shaw yaasiin yare waa hoos u bax 😂😂 ninka 16years ka hor wax duubayay maanta waa imisa😂😂
36
Inchallah maxamuud cali youssouf
Asc ali haraare sxb saas usoogaagabi saan marwalba udaawno haduu dherayhay madhamaysan karno wayo waqti umahelikarno Mahadsanad 🙏
Germany ayaan idiinka soo salaamayaa barnaamishakaan imadhaafo❤❤❤❤
ALI, I WILL SUPPORT YOU FOREVER BECAUSE YOU REPORT VERY IMPORTANT MEASAGE
Habenkasta anoo hurda buu soo galaa lkn caawa waan sugayy
ASC, wlhy waan qoslay sababtoo ah Canada waxaa nala jooga nin 1988 yimid Canada, markuu imaanayay Canada wuxuu ahaa kabtan iminka markuu aroosyada iyo shirarka imaanayo waxaa loogu yeedhaa jeneraale markii laweeydiiyay meeshuu ku qaatay darajada wuxuu kudhihi halkan ayaa la igu dallacsiiyay hhh
Xaraare mahadsanid lkn barnaamijka waa nagu yareeesay teedi kale waxaan kaa sugayaaa sheekada waraabaha ama dhurwaaga
Waa dr sheekh hebal
Balanteenu waa Kismaayo Caliyoow.😂😂😂
Yarkaan yaasiin ah waa Hawiye miyaa?
Asc wariyayasha
Yaasiinow barnaamijka jiibiye kanoqo sxbow hana qasin o naga daa dhextuuurka please
Waa Ijaraah
Kkkkkkkkkkkk wad iga qusul seeking thanks ali iyo sxbkis
Kaftanka siyaaasada gormaa bilowday daawashadiisa?aniga waxaan bilaabay xalqadisii 63 iyo sandkii 2017
Yasin gabdhaha somaliyed wa isku wada mid
Asc wll cali xarareh suual wll xeerka cisse ee agosika heeley miyad kaa hadashid.
Aar Yaasiin ducaale 😅😅 sheekadiisa kuqoslay ilaahow kasamata bixi
Ali xaraare arrimaha jabuuti si daacad ah ugama waramo dhan bu ka janjeeraa.
Yaasin warka ka gur. Sheekada dheer dhaaf
Dhageeso. Dhuux oo ka dhur
No comments ama bareejo
police waa in la dhiso tawabaro lo furo saldhigyaashana la dayac tiro dalka dowlad kamaba jidho
Cidii rabtaa ha tababarto ma aha waxay ka rabaan ayay u sheegaan haday tababar qabaan maxay isbedel u keeni waayeen
Cali xaraare waa kugu raacsanahay in guurku nasiin yahay ee aanu ahay ila meeteyso
zcs cali xaraare maamta waa 571 dhalshadii nebomsxamed scw haqadaadu bartaa kujoojo
Garissa 2 qol oo min 3 m ah oo xilligii ingiriis ka la dhisay ayaa ilaa hadda dadka lagu xidhaa
Alloow sahal amuuraha
Qosol iyo qarraxo inta danbe😂sax jacaylku guurka k dib buu yimaadaa, eeg India habeenkaas l isku daray baa isugu horraysa kala tagna iska illoow... Annagana keenna ugu yaraa 2 sano iyo amore Mio been ah, hadduu nasiib la is guursadana 6 bilood u qabo ... So real love comes efter guurka❤rummet ama h rumeen Caloow ❤😂
Subxaanallaah, bal dadka sidaa isula dhaqmaya ayaa laleeyahay waa muslim!!?
Cali.waxaan.kuidhi.xasan.sheekh
Xigii dawladii somalia birifisoore injineere abwaane janaraale
KISMAAYO MA RUN BAA? FASAXA WAA HALKAAS😂❤
❤️ 🫶🏽 ❤️
Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah
Somali meela uma socoto, xaaji adan afqalooc wuxuu yidhi, dibmaxaa idiin celinayoo horay idiin diiday maruun maad ku dayatan khalqigan libita doonaaya
XASAN SHEEKH JABUUTI AYUU WAX LAWADAY
Yaasiinoow sheekada badan jooji barnaamijka hanooga ciyaarin
Cali harare aad baan horta kuudawada barnamijka kawaran hadad kudartid gobalada iyo waxay caanka Ku yihiin iyo gobalada ay magaca burco iyo gaalcagyo qariyeen
Garoowe kareeb
Marmar baad sida reer miyiga magacyada ajanebiga ugu dhawaaqdaa. Ninka kiiniyaanka eed ku sheegtay ODHINGA ODHINGA maaha ee waa OJINGA ODHINGA iska sax waxyow
Bal adiga maxaa kaa galay magaca la qalday saw maad fahmin ciddu u jeedo . Af lagaadaddu waxay muujinaysa waxaad tahay. Wal ciyaadu billaah
Waa sax in oramada in la madtaafuriyo dalki way qadanayan
Daqii qadaha wey yaryihiin. Yasiin yarana dhabqis kamadaayo.
Kaftanka siyaasada waa barnaj. Fiican oo aan ku taxanahay, lkn yarkaan kula daadihiyo calow wax yar ka qaldan ayaan is leeyahay. Ma sanboor miyuu qabaa ma aqaan. Runtii fiiq diisa iyo diif isku celantiisa barnaamika u nici rabaa ay xalkeeen fdl.
Doodii sadexda nin maxamuud aya gacan sareeyay, bila calayk walal ismaciil iyo jabuuti kala saar.
Caliyow juice mubarak
Ali is very funny
Ali, dhanka Dooqa Gabdhaha☑️
Ali xaraare Kenya lacaag ku siisay xayeysinta Odinga waar Mahamoud Ali Youssouf baa Guleysanaya.
Asc waan sxbayaal
Date waa in mobile ka laga fiiraya malin walbo miya 😂😂
Yaasiin
Hawenka iyo geelaba wa la hida raaca magalo laguma gursado
Ali beenale
Ali mulxiid
Ali qoxoti
Ali musuq
Ali Nagayti
Ali Ani ii dhagayso
Ali ii qosol😅😅
hadad ii qosli waydo wan ku badali
😅😅😅
Ministry of foreign affairs of Djibouti his name is MAHAMOUD ALI Youssouf
Kkkkkkkkk gabdhaha somaliya ugu qurux badan waxaa laga helaa Jowhar kismayo boorame Yasin waa ku dhacday sxb
kkkkkkkkkk
Nabad gelyo
Cali xaraari horta ukiyaalaha maxaa marwalba uxidhanyaha mu cawaranyahay
Cali xaraarow waxaa kaloo jira boqor cir madow
yaasiinow cali xaraare jaaniska see
What do you want us to think about you? You are similar to your description !!!
bisinka iyo burda ah waa shirki ee iska aad yaasiinoow
Faan jacayl iyo Somali yaa ugarnaqaya
Ali haraaraw waan kusalaamey yaasiin ducaale waa inaa garabsiisaa saan looxirin maxaayeeley soomaaliya waxay xirtaa dadka runta kahadla ama run kuqosla ee maxirto dadka beenta sheeka ama kuqosla runta
Hanasiibku jiro calafku muxuu yay
Yasiin Waa Kasoo Daray Wlhi Barnaamijka Weligiis La Qabsan maayo Mise Wuusan u hagar baxayn??! Yasiinoow Sxb Barnaamijka dhagayso Oo Sheekada KOOBI Oo Haku Soo Dhex Dhicin Hadaad kusoo dhexdhacdana Meel Macquul ah kasoo Gal arinta Gandhaha was absolutely unnecessary, War Ninkii Yassin duale Hala Raadiyo please Yaasiinkaan Waa BEDELUUUUUUU 😢
Barnaamijka yaasiinow cali uun udaa waayo isagaa diyaarsaday adiguna sida yaasiin qosllaaye uwad waad mahadsntin
Adiga iyo kan hawiye ey ku nacamleyaa ey qadaadweyn
Sheq yaasin abuukar
Caliyow Fekerka wan kula Qabaa Askarteena waxan Filay Dadka so Tababara ban asluubta iyo dhaqanka Askariga so barina wayo waxaa ad sheegaysida Odhan waa dhab Xaqiiqadii Ila shandhayna lagu sameeyo O jawiga la saxo mahee waxpa hagagi mayna Tankle Caliyow Anigu Hadan Boqor Lay o dhan wan cadhoonay maxay tahay cilaadaasu Oday Adiga Nin So jabaye😂🫢🫡🤣🤣
Waa arin xun oo lasixikaro
Somalida caqli ay wax ku gartaan male laakiin waxbay arkaan macnuhu waa indhaha ayaa caqli kaga jira
Jeelasheenu waa 'gacal isma cidhiidyo ' waxay ku odhanayaa caydiidyo , cigaalyo iyo cabdilaahi yuusuf baa ku hidhnaa qolkaa 😅
Askafiga somaliga wax jeebo ah ma qaato jeebadiisa waa xabbad inuu ridaa
Shukaansiga gaaban inuu ka wanaagsan yahay beentaada ma aha
Hhhhhh
YAASIINOW BISINKA IYO BURDAHA HA ISRAACIN FADLAN EE BURDAHA DIB U FIIRI
Adinkaa kala hadlayo ee is fahma marka hore
Rabadan Kariim Somali yeey Ha daan karno.
I admit there is chaos in somalia. More stability in Somaliland
We are so small Somalia still out of order why?
Yacin yaro ali u daa Kaftaka sedee yacin Docale lawaye kursega lol qosola
Imisa ayaanu lahay qabyaalda dhaafa oo dal jacayl wax kudoorta idinka dal xareeshe doortay
Jabuuti dhab kama'ahan tartan
kaas , ee keenya ayu larabay
Ismac.c.geele, xasan madherge iyo Fowsiyana
lacagtooda ayeyqaateen .
Kan Jabuuti wu is casilidoona.
waxan kusoo bixi doona Rayla.
😂😂😂😂😂
Boqor badda iyo barina madow
Caloow Arintan iskudayashada been kumaadan shegin waa run waayo waxad arkaysa shopping Mall weyn oo waxyaabo iskumid ah lagu iibinaayo.
Shaqa fican bey wadaan oo miraheda lagu farxidono wayo dalka nabadi kama jirto wana inladono nabada