Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Odayga dhagaysta xikmad baa ku jirta wallahay e 💯🥰❤️🙏
Hankolka mudug waa nin ay murti ku dhamaaatay. Reer mudug murti socda weeye❤️ waxbuu uga dan leeyahay abwaanku. Dad buu la hadlay abwaanku😂
Waxan waa ruwaayay Siyaasad baana lagu durayaa wllo fahan😂😂
@@mohamudjakaarta7140 saaseey u egtahay. Waan is iri. Dad beey ku socotaa😂
Wallee ninkaan jacburkiisa markaan arko dhoodaan buu isoo xasuusiyaa ilaahow cimriga u dheeree
Waa riwaayad waxa laga faa iidayo qofkii waxa fahmaya
Abwaan Cabdi Mahad Nairobi buu ileen ka dhacay ninkaa waa aftahan af dahaba suugaanyahana
Hangool Nin Culus.....
ASC ABWAANA AAN LA ARAG BAA TIHIIN TAN IYO WAAGIYE NIMANYOHOW SUUGAANTA MAAD SIDA KA DEYSAANEEEE
Waar odayga dhagaysta 💯 buuqa iyo qayladana yaraysta 💯
HahahahahahaHankoolku meesha wuu ku birinbirqeeyey. 😂😂😂😂😂🇸🇴
axeey ax ax ax suugaantii way anbaray
Hahaha Hankoolka Galmudug nin caadiya maahan. Hahahahahaha. Boggiisana waan ku xidhnay
Abwan abdimahad waa nin adag
War odayga karoonaha kala durka waa ninweyn e
Hankool sifican ban u garanayaa xerada xolaha ba.lagu ooda. Gedaha ba.lagu tiiriya lkn fan.badanaa
Abwaanka wa ladaaliyey😄👍
Caadi mahaa abwan hankool
hhhhhhh say isu waraysanayaan waya wayo bay nasoo xasuusinayaan
kan jaakada iyo macawista wata, ayaa riwaayada xumeeyey wuuba iska qoslayaa! war igarrow dadka barnaajimka kula samaynaya waala tababaraa!
War iyo nin baan idiin wadey.
kkkk abwaan caadi maha
War kalamaan kusoo laabo
Waar kan sheeka waska ah yaa ka qabta ee macawista huruudda ah xidhan waar inaadeer hadal tiro looma baahna,ee ka aamu marka sugaantu socoto
War waaa ruwaayad Kkkkk Waa loogu talogaya😂😂😂😂
Abwaan hankol away kalamaan
Abwaanku xabaal bukala yimid gabayga hhhhhhh
Qala ddaad kii riwaayada pleas
Mubarig Yoomal saac maxaa laga wadaa
Saacada taagan maanta
Sobadii wllo dadkano kala lobahan yahay
Kkkk cabdi mahad
Oddegan heryoonis ee joogga kenya Wer cillaalken oggadeen,Iskegga dhexkac oo orred madjika Aad wesakhyow
Ninkaas baa leh dhoodan ba gabay iga xaday yaab
Runmaha dee waa iska riwaayad iyo faan
Waa ruwaayad nio😂
Bahashu waa majaajilo
Faan badanaa dhoodaan meela ugama dhowid
Waa riwaayad walaal
Odayga dhagaysta xikmad baa ku jirta wallahay e 💯🥰❤️🙏
Hankolka mudug waa nin ay murti ku dhamaaatay. Reer mudug murti socda weeye❤️ waxbuu uga dan leeyahay abwaanku. Dad buu la hadlay abwaanku😂
Waxan waa ruwaayay Siyaasad baana lagu durayaa wllo fahan😂😂
@@mohamudjakaarta7140 saaseey u egtahay. Waan is iri. Dad beey ku socotaa😂
Wallee ninkaan jacburkiisa markaan arko dhoodaan buu isoo xasuusiyaa ilaahow cimriga u dheeree
Waa riwaayad waxa laga faa iidayo qofkii waxa fahmaya
Abwaan Cabdi Mahad Nairobi buu ileen ka dhacay ninkaa waa aftahan af dahaba suugaanyahana
Hangool Nin Culus.....
ASC ABWAANA AAN LA ARAG BAA TIHIIN TAN IYO WAAGIYE NIMANYOHOW SUUGAANTA MAAD SIDA KA DEYSAANEEEE
Waar odayga dhagaysta 💯 buuqa iyo qayladana yaraysta 💯
Hahahahahaha
Hankoolku meesha wuu ku birinbirqeeyey. 😂😂😂😂😂🇸🇴
axeey ax ax ax suugaantii way anbaray
Hahaha Hankoolka Galmudug nin caadiya maahan. Hahahahahaha. Boggiisana waan ku xidhnay
Abwan abdimahad waa nin adag
War odayga karoonaha kala durka waa ninweyn e
Hankool sifican ban u garanayaa xerada xolaha ba.lagu ooda. Gedaha ba.lagu tiiriya lkn fan.badanaa
Abwaanka wa ladaaliyey😄👍
Caadi mahaa abwan hankool
hhhhhhh say isu waraysanayaan waya wayo bay nasoo xasuusinayaan
kan jaakada iyo macawista wata, ayaa riwaayada xumeeyey wuuba iska qoslayaa! war igarrow dadka barnaajimka kula samaynaya waala tababaraa!
War iyo nin baan idiin wadey.
kkkk abwaan caadi maha
War kalamaan kusoo laabo
Waar kan sheeka waska ah yaa ka qabta ee macawista huruudda ah xidhan waar inaadeer hadal tiro looma baahna,ee ka aamu marka sugaantu socoto
War waaa ruwaayad Kkkkk Waa loogu talogaya😂😂😂😂
Abwaan hankol away kalamaan
Abwaanku xabaal bukala yimid gabayga hhhhhhh
Qala ddaad kii riwaayada pleas
Mubarig
Yoomal saac maxaa laga wadaa
Saacada taagan maanta
Sobadii wllo dadkano kala lobahan yahay
Kkkk cabdi mahad
Oddegan heryoonis ee joogga kenya
Wer cillaalken oggadeen,
Iskegga dhexkac oo orred madjika
Aad wesakhyow