Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • Kaftanka Siyaasada 500 oo aad u xiisabadan

КОМЕНТАРІ • 263

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 3 місяці тому +16

    Cali xaraare walaal Waa ku salaamay ilaahay hakula jiro,talo: hanaga niyadjabin haddaanu nahay reer Hargeysa iyo burco dhuxul dambas huwan ayaanu nahay heshiiska muusena Waa raqiis aad iyo aad u jaban mana soconayo insha Allah,caawa luqadaada jidhka Waa ka xumaaday sidaad u niyad jabsanayd,ninkii doonaa ha hadlo wallee waa lagaa jecelyay Hargeysa iyo burco adiguna naga midbaad tahay annaguna kaa midbaanu nahay walaal,
    Aad iyo aad ayaan siniyada kuu salaamayaa

    • @breezeofeye3928
      @breezeofeye3928 3 місяці тому +1

      Wll waa sax oo yara ma qurux badna taas hadane waa xaqiiqo qaraar oo dhab ah sidee la yeelaa hee Cali na waa sii afeeftay oo wuxuu dhahay run Baan sheegayaa ee hadaa xanaaqdid sxbkeen tahay xariif waye marka 😅

    • @goojacade4325
      @goojacade4325 3 місяці тому

      Daarood isn't easy waxay bilaabeen iney sameystaan comonti ku dhiig layaal calooshood ushaqeystayaal ah oo iska dhigaya reer j.s.land sidhaw iyo si fogba waanu idiinla soconaa dhuxuleysato iyo wala weyneey 😅

  • @ashalul565
    @ashalul565 3 місяці тому +1

    Bilyaneer haddaa noqotid oo aadan calfan oo aad aakhiro ka aadid maxaytarin, Bilyaneer haddaaa noqotid oo aadan maskiin wax tarin, dadka tabaalaysan wax tarin, dadkaaga iyo dalkaaga daafacin maxay kutarin bilyaneer nimadu, Aduunyadu maalmo aakhira abaday iyo xisaab wixii aad shaqaysatay. Ilaahow xaqa nagusug.

  • @ZamzamabshirCabdiqadir
    @ZamzamabshirCabdiqadir 3 місяці тому

    Video an dawada cali xarere aya iga qosliya wa afmishaaar

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 місяці тому +2

    Viva Somaliland-Ethiopia neighbourly brotherly relations , M.O.U and ports deal . All Ethiopia-all Somaliland friendship . Abwaan Daaha Gaas waa geesi Somalilander ah runtana kama gabbado . Alifaqash arrintiisu waa sida qof wax si ka-yara-yihiin oo kolba ciduun dhuusada xagga dabaysha kala maraya

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому

      😂😂😂 nothing called somalinder

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 3 місяці тому

      HABAR OROMO CAR BAL KEEN AWDAL Xabaashi😡

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 3 місяці тому

      @@shukrishukri801 Oromo , Amhara , Tigrey all Federal Ethiopia and all Somaliland Republic are friends . Awdal region is a Somaliland region

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому

    Qadar addunka waxey dheertey waa dawlad lacag leh xaad dhaaf ah addunka ama iga uga taajirsn ama laba addunka ka yahiim kolkaa money talks baay yidhadaan

  • @YusufAli-kp9uc
    @YusufAli-kp9uc 3 місяці тому +4

    Somaliland jabhad ha lagu sameeyo waa arin fiican, somaaliya na jabhada ha lagasoo af jaro .. sidaasi wa somalinimada cusub ee Maxay reer Somaliland ku diidanyihiu....

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 3 місяці тому +27

    Caalanka Somaliya Waxaa sameeyey Maxamed Cawaale Liiban Waxaana lasaarey 1954 Markaan qaadaney Daaqiliyada oo aanka qaadaney Talyani Allaha ha u Naxariisto Dadkii ka shaqeeyey Rag iyo Dumarba aamiin Yaa Rabi

    • @comtheable
      @comtheable 3 місяці тому

      Calanka talyaani GA ayaa sameeyay iyo UN ka waana kii kumelgadhka

    • @IsmaaciilAfmiishaar-th6un
      @IsmaaciilAfmiishaar-th6un 3 місяці тому

      Caliyaw xayaysiiska dhexda geli

  • @JIIR-GACAL
    @JIIR-GACAL 3 місяці тому +3

    Waa kaftankii iigu qosolka badnaa isla markaana xaqiiqda taabanayay 😂😂😂😂

  • @xidigihiilumay7909
    @xidigihiilumay7909 3 місяці тому +2

    Waligood dabadhilif ayay ahayeen Marna gumaystihii ingiriska intiikadanbaysana axmaaro

  • @AHakin2355
    @AHakin2355 3 місяці тому +6

    Caliyow. Calanka🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waxa Kenay SYL generation iyo maxamed CAWALE Liiban iyo ADEN cabdulle cusman Aden cade.🎉🎉❤🇸🇴

  • @AbdirahmanGelle-v9k
    @AbdirahmanGelle-v9k 3 місяці тому +5

    Cali waa saxa hadalkagu xasan sheekha iyo muse handaraba wan ka tashanaya anigiyo abtigaya ciise iyo samaran dhulka anaga le illahay ka sokow muse handaraba isaqa barbara ha ibiyo xasana xamara anagu somalan nahay 👋

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 3 місяці тому +6

    Calow waa runt 99% way ka xunyiin marka inta caqliga xun soomaalay raali ka noqda soomaaliland insha allaah khar bay ku dan banyiin

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому

      Warsangalig Dhulbahante 🇸🇴 wax kuleyhin

  • @cabdiqanimaxamed6594
    @cabdiqanimaxamed6594 3 місяці тому +2

    Heeskaa uu buuni laxanka saaray waxay ku koobantahay intii habeenkaa hallka joogtay. Intayada kale shaqo kuma lihin

  • @SomaliMedia114
    @SomaliMedia114 3 місяці тому +3

    Caabidwaaq waa Gobolka Galgaduud waa ismaamulka Galmudug,
    Goldogob waa Gobolka Mudug waa ismaamulka Puntland

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 місяці тому +11

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Cali Xaraare , Bahda SATV, Yaasiin Abuukar La Daadihiyaha , Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan, Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Iyo Runta Ku Saleysan Mahadsanid Guuleysta Inshaallah

  • @jammane3880
    @jammane3880 3 місяці тому +3

    Somaliland waa naagtii Turkaanada aheed 😂😂😂😂

  • @HuruuseMukay-x5k
    @HuruuseMukay-x5k 3 місяці тому +2

    Waxan kufaraxsanahy Inan barnaamijkaan Dawanay 2016
    Markaas umarayay 16 xalqo .
    Hambalyo 5000

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +7

    I agree with you Ali

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 3 місяці тому +2

    Wadani would na soo maray farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo farmaajo

  • @XuseencaliMaxamed-pq3mr
    @XuseencaliMaxamed-pq3mr 3 місяці тому +6

    Kusaliya nabiqeena maxamed scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kibmussa
    @kibmussa 3 місяці тому +3

    cali xarare ilaahay cimriga caqligba ha ku barakeyo❤❤❤ dhalad somalidii hore ka so hadhey ayaa thyv

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 3 місяці тому +2

    Sheekadii hore loo shegay ayaa soo baxeysa oo aheyd in shabaab xukunka gacanta lo gelinayo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 місяці тому +1

    Muse juudan Neceeb Somali iyo waa Nala Xasuuqay Ayuu Doonayaa inuu kusii heesto Hargesa iyo burco Marka Waa Fashiluu

  • @garaada6143
    @garaada6143 3 місяці тому +1

    Why are you comparing
    Somali president and muse Whois wrong with you keep country tidy don’t make mess

  • @IBRAAHIMCABDICABDICABDI
    @IBRAAHIMCABDICABDICABDI 3 місяці тому +1

    Asc waan kuhaystaa caliyaw galbedka gobolka sittii maxaa uga hadli waysay soomaali miyaysan ahayn????????

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 3 місяці тому +1

    Caliyow somali idilaaya waxaanu ka jecelahay nin inaanu noolaano noo ogol somaliya waxay shalay nagu samaysay waanu garanaynaaye wax kale ka hadal niyow

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 місяці тому +1

    Walhi wuu iga qosliyey heesta midhaheeda waxa leh muuse bixi
    Laxankana waxa leh buuni

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +4

    Ali maxaad ku sameysey timahaad

    • @abdikanijibril3860
      @abdikanijibril3860 3 місяці тому

      adiga wax ma dheysanisid meela kalaad ku mashquulsan tahay

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому +1

    waxaa waa in lah layah Argagixisadah iyo kuwah lah socdah Qadar bah kah danbaysah Argagixisadah waa shaqadah Argagixisadah

  • @mohamettjama0
    @mohamettjama0 3 місяці тому +2

    Waan soo dhaweynaa arinka wadahadalada alshabaab iyo dowlada somalia
    Aduunka qorigu xal ma noqdo af baa wax lagu kala jitaa illahey qalbigeena burcad ha isu mariyo

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому

      Qabyaaladi oogu weyneyd ayey keeneen 4:5 oogu xumaa ayey la soo baxeen
      Waxayna ka shaqeynayaan Qadiyad Qabiil loogu raadinaayo Madaxtinimo
      waxaadKa Ka garaneysa gorgotankooda iyo
      Qabiilada ay xusheen inay Ka qayb galaan wada hadalada
      Aaway qabiiladii kale ee Soomaaliyeed ee Dhulkooda Ku raaxaysaynayaan Alshabaab Dadkiina ciriiriga galiyeeen
      sida Koofur Galbeed
      Timir lafbaa Ku jirto

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 місяці тому +1

    Mar aan masawir kugalay Magaalada goldogob waxaa iisooqormaysay Ethopia Magaalada dhexdeeda hadaad telkaaga fiirisid wuxuukutusayaa in aad Erhopia joogtid Waaba yaabay marka waa macquul arintaad noo sheegtay Ali xaraare balse waa innsoomaalidu wax kaqabato xadgudubkaas

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa 3 місяці тому +1

    Ali illahaykayaab Xasan habeenkii 26 June xafladii sawkii hadalkaa iskafogeeyay ee beeniyay malaha maad dhagaysan.

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 3 місяці тому +1

    Xasan iyo muuse taako kamid ah bad ama dhul somaliyeed hadey bixiyaan waa in lamaxkadeeyaa oo laso qabtaa.

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 3 місяці тому +1

    Hi Sir Ali
    Yaasin yare at his usual trademark laughter.
    Iam a pit confused .
    My brain has no heart and my heart has no brain . that is when I speak my mind I seem heartless and when I do what is in my heart , I seem thoughtless.
    Reconciliation between North and South Somalia is just like that.

  • @mahamoudHassen
    @mahamoudHassen 3 місяці тому +1

    I think 1's tv program concerning political issue. good programme o support this program.( Thinks )

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 3 місяці тому +1

    Waraysigij Muuse Biixi Dagaalkii 1977kii Xabashida & Somalida Ma Haysa

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому +1

    Kkkkkkkk 😄 😄 😄 walahi cali xaraare inuusan been sheegi waa kugu raacsanahay caliyoow somaali wey dhimatay 🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅

  • @zundusshafici2428
    @zundusshafici2428 3 місяці тому +5

    Waan salaamay ina iga Dan beesa😊

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 місяці тому +1

    War waa ku raacsanahay halaga dhigo reer shiikh isxaaq nin ah Reerka daarood layiraado waa kukashif meen Rasal wasaaranimada

  • @Dhulka1beerta
    @Dhulka1beerta 3 місяці тому +1

    😅😅Xoorlimada ayey siqalad ah u faahmeyn dal laxarashtay

  • @ayusuf7185
    @ayusuf7185 3 місяці тому +2

    Jabuuti awood ay itoobiya kaga hortagi karto malahan waa maqaarsaar

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 3 місяці тому +2

    Aniguba muddo dheer ayaan Yurub deganaa weligayna meel soomaali ku dabaal degayso mategin waayo sida Cali Xaraare sheegay munaafaqiinta qabyaalada ku shaqeysta ayaa abaabula calanka buluugana ruxa iyaga oo isla goobta dhexdeeda laga yaabo inay qabiil qabiil isugu feeraan.. Soomaali allow xaqa fahan sii. Aamiin.

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 3 місяці тому +1

    waar kaa hebel kaahin hana galaafan anigaa hebel hebel kaahin ah

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 3 місяці тому +1

    Bada ciise iyo gadabuursi ayaa leh cid iibin karta malaha

  • @jamaldulmidiid1199
    @jamaldulmidiid1199 3 місяці тому +1

    Goldogob galmudug maha wax iska sax cali goldogob wa puntland wana mudug

  • @SaidHussein-q9m
    @SaidHussein-q9m 3 місяці тому +4

    Guul soomaliya

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 3 місяці тому +2

    Allahu akbar ❤

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 3 місяці тому +2

    Maachaa allaahn😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AsmoCadeey-fr7vu
    @AsmoCadeey-fr7vu 3 місяці тому +1

    Cali Xaraare jaahil Baa Tahay Tahriif ku Tegey Maraykan Oo Adigoon weriye Nimada Baran Ayaad Dadka Soo Hor Fariisatay Ee MD Weyne Xasan Bad Haday Etoobiya U Baahan Aniga Ayaa ka Masuula Somaliya Bad iyo Beri Sida Qaanuunka Aduunka Bad laysaga Kiraysto Ayaan idiinka KiraynayaaEe Bad Ay Etoobiya Qadanayso Muuse Biixi idinma Siin Karo Sidaasuu Yiri MD Xasan Shiikh❤

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 3 місяці тому

      Adiga jahiil aah oo qabyalaad indhaha ka tuurtey😊

    • @june6206
      @june6206 3 місяці тому

      Caydii ree Ane cali wariness calamiya ayuu aha intuna tagin America xasan dhiiqo dawlad waxba kama ogre wa xoolo urursi uun soomali haday dawlad rabto farmajo ayey haysan lahaayen ee hawiye wuu fashion ey halka hooyo xamar bay nabad ka dhigi wayeen

  • @saafially2547
    @saafially2547 3 місяці тому +1

    Waa guul haduu jiro wada hadalka aad sheegaysan sababto ah waxa ku jirto badbaadanena hadan nahy sacabka soomaaliyeed

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 місяці тому +1

    HEESTA WATAD XAMILI LA.DAHAY. 100000 HESOD BU LEYAHAY ABWAAN DAHA GAAASS

  • @cabdiraxmandeheeye7313
    @cabdiraxmandeheeye7313 3 місяці тому +2

    asalaamu calaykum cali xaraare walaal waan ku salaamayaa mid kal iyo laab ah bacda salaan fikirka wanaagsan iyo runta ayaan kugu jelahay illaahay caqlga hakuu siyaadiyo
    ĺ

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +1

    dalka iyagaaba udhaama xasan dalka hadaay saadheheen kooxdaasi

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 3 місяці тому +1

    Walayabay war ma awalaa isu af aheen😂 aniga kenya kunolahay af kenyan ban kuhadla idinka amerkan ayad kuhadashan kuwabad oo kale wadamadey jogan afafkoda ayey kuwada hadlan Ali xarare maba oga afkeenii inu badalmay kaftankada😂 wuxu mogyahay somali iney kalatagtay anay isu af ahen😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому +1

    Abwanka Daah Gaas waa abwaa waliba wxuu haystaa koox dhan

  • @mohamedahmed-tp5uu
    @mohamedahmed-tp5uu 3 місяці тому +1

    Alshabaab baa damaljadiiid diin iyo wadaniyad ba kudhaamaha lkn umalaymaayo warkaas in uurunyahay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 місяці тому +1

    Caliyow waa idin salaamayaa dhamaantiin, heeska miraha MUSE AYAA LEH, LAXANKANA KAAHIN AYAA LEH

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 3 місяці тому +2

    HANOLATOO AWDALSTATE OF SOMALIA🇸🇴🥰

    • @Last_King2023
      @Last_King2023 2 місяці тому +1

      I am Samroon VIVA AWADAL OF SOMALILAND focus of your refugees and al shababa 😏 in failed state Zoomalia

  • @abdiazizsheikh8269
    @abdiazizsheikh8269 3 місяці тому +1

    Ali xaraarow aan kula kaftamee maqaaxidaada maad 4.5 aad ka dhigtid kkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 місяці тому +1

    RER KAGA KA HADAL MINISOTAD KU XIDHANTAYY

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 3 місяці тому +1

    Asc Somali American TV. Marka hore waan idin salaamey. Kkkk. Waa wariyaha kaliya aan taageersanahay markaan fiirsado waan mabsuudaa walhi

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 3 місяці тому +4

    Wallee AXMAAR BUURYO DHEER WAXBA ISUMA NIHIN

    • @abdikanijibril3860
      @abdikanijibril3860 3 місяці тому

      kkkkkkkkk adiga wax ma dhegeysaneyside arima kalaad ku mashquulan tahay

  • @ibrahimabdisalan8176
    @ibrahimabdisalan8176 3 місяці тому +1

    Aadbad.umahadsantihiin.somali.american.waxkhalad.ah.idinkuma.hyno.hadan.aragno.wansheegi.lahyn.balse.waxqabad.muuqda.ayadbulshadu.uhysan.dowlada.somaliya.uqabanweysi..mashaalah.khyrbadanban.idin.rajynaa

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 3 місяці тому +1

    Ali waa nin oday ah kan yar ee yaasiin ah shuqul keenii reer koofur ii kawadaa meesha😂😂 😂😂😂

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 3 місяці тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂

  • @bisharo
    @bisharo 3 місяці тому +1

    Away xafladi 500

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 3 місяці тому +1

    anigu yaasin ayaan ku raacsanahay intii Itoobiya qaadan leheed Jabuuti ha qaadato

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 3 місяці тому +1

    Calakii laws qoray. Meya niin.

  • @MustafeHassan-lg9ie
    @MustafeHassan-lg9ie 3 місяці тому +1

    Abwaan siciid saalax axmed hadakahor wuxuuyidhi gaariyaw sabeenihii waan sanqadh dhagaystoo sadex weeye waliyoo wali maysadhoobine inkastoo aanay sabadiyo soodinteena daaqayn midwaliba sidaytahay waa lala socdaayoo sumadbaa kutaaloo maramaysadhoobine sumalkii iyo laxdiidhalaa lagu soocanaayaa

  • @farhaanmahamed9519
    @farhaanmahamed9519 3 місяці тому +1

    hoyada langab warsanta kawase saylac iyo lughya ma adiga siisay mamasan

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 3 місяці тому

    The only thing which reminds for Somalis is just different languages and different Religions but remembered that other African Countries are UNITED only Somalis are divided 😮SHAME ON YOU SOMALIS 🤔 ONLY UNITED NATION CAN ONLY GIVE GREEN 💚 LIGHT TO SOMALLAND 😮😮😮

  • @SaidaOmar-rf9ez
    @SaidaOmar-rf9ez 3 місяці тому +1

    Waaruntaa cali

  • @LightningsMcQueen
    @LightningsMcQueen 3 місяці тому +1

    Ninkan ali xararaare Qof aan yassin la oran lama shaqaynkaro

  • @bisharo
    @bisharo 3 місяці тому +1

    Maxaa dhacay

  • @wangchankim5731
    @wangchankim5731 3 місяці тому

    Ali, there you go Again. The poet from Somaliland did not deny his somaliness. You know this, but I'm puzzled why you pretend not to understand this. Or is it that you do not truly understand what the poet's song was all about. For a person who claim to understand the nuances of the Somali language!? so, Ali, which is it then? Dare I say that you (Somali) will be found flat flooded as Somaliland finds it's lost independence.

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 3 місяці тому

    Ali xaraarow gaalo waad ka xoroowday lakiin weli Dani dameer iyo Hassan culusow iyo mahad kawaanle iyo shirkada moqdisho unuka iska leh qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah iyo muuse kufaar jeegaanta hargaysa ayaa kuu hartay inaad ka xoroowdo....

  • @DulqarnaynBoss
    @DulqarnaynBoss 3 місяці тому

    Cali kula faker bn ahay waliba inaysan xornimo jirin shatigii gumaystaha naloo badashay kuwa badan oo mangaabana waa lagatay marka xor manihin ee xalana xora buuqa naga daaya oo isxoreeya ama xeradiina ku jira

  • @adanmohussein
    @adanmohussein 3 місяці тому +1

    %100 waxan isku rai nahay ali xaraare

  • @AbdirahmanGelle-v9k
    @AbdirahmanGelle-v9k 3 місяці тому +1

    Walahi sharafi dhimatay somalaya😢

  • @bisharo
    @bisharo 3 місяці тому +1

    Cali

  • @user-dr8dv5zi9dluqman
    @user-dr8dv5zi9dluqman 3 місяці тому

    I enjoy this program however it's widely known that the host of the show takes funds from others to spew their bullshit and lies to be spread without any editorial overseeing. It unfortunate that For a few dollars the hosts is cynical and highly despicable to say the least.

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 3 місяці тому +1

    Somalidu waaliday ka hesha iyo Muranka irbad na dunmagaliyan
    Wax ay la fa’iden ma jiro xoriyadi imikaba waka ajinabi u kala dhuunta😂😂😂🤲🏼

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 місяці тому +2

    Allow somali iskukeen.

  • @koosmohamed7622
    @koosmohamed7622 3 місяці тому

    😂😂😂😂 Cafhada ismacil Cumar geelle Xaden sheekh ismadhaman Midwaliba danahiisu wata labsda axmaro iyaga ayela jogta .wana Cadhakakcdy dukakyga dukan haka agfurin wayo wuxu ogyey in ay Xidhmyso dakadisu dan reer Owdala mawado Xasan Xaball qote ina uu xollo hello Xabshina wata gurigisa jogta Dhulka S/land iyada utashanysa waligodba ha ciyane cid ujojinysa ayan jirin waliba waxa dheer inCanfar hargesa lugu hubeynyo er ninwaliba wixi uron hayello.

  • @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
    @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi 3 місяці тому

    Ninkan Cali xaraare wariye kaliya wuu ka badan yahay ninkan caqli badan ayaa ku jira waa siyaasi dhaba runtiina waxka badali lahaa haduu xilka qabto somaliya waxanan odhann lahaa calow dalka kuubaahan ee walaalow noo kaalay wasiirka madax toyada ayaanu kuu dooranaye balaad toosisid awrtan wax uqumiya waayaye

  • @abdikadirmuse2595
    @abdikadirmuse2595 3 місяці тому +1

    Kkkkk

  • @saacadanbeofficiall9595
    @saacadanbeofficiall9595 3 місяці тому +1

    Isoo raaca

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 місяці тому

    Sual ayan weydiin
    Ali xarare
    Wariye rug cada ah
    Wadankii gorma kugu dambeysay ??
    Malaga yaba inad dhawan boqoto??
    Xage ka bilabin ama ka degin
    🎉🎉🎉🎉🎉
    Mahadsanidin

  • @user-dr8dv5zi9dluqman
    @user-dr8dv5zi9dluqman 3 місяці тому +1

    Dahaa cabdi gaas.

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 3 місяці тому +3

    Waa rabnaa ha heshiyaan qaraxa naga daaya lee

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому +1

      Waa sax waana soo dhaweeyneyna laakiin sheekada ay Ka hadlayaan yaa u dirsaday oo ah qolo heblaayo kursi haloo xiro Soomaalidu waa isku xuquuq ninkii rabo inuu hogaamiyo Dalka ha isasoo sharaxo oo ha tartamo hadii la doorto welcome

  • @user-dr8dv5zi9dluqman
    @user-dr8dv5zi9dluqman 3 місяці тому

    Alshabaab - issaaq baa lagaa dhigayaa rayisaal wasaari
    sii ee xabaashi lugu diido dekaadi iyo saaldhiga iyo aqoonsiiga raadiis Walhi waa kaarto caajiib ee lagaa yabaay $650milyaan sidayaa
    ....
    Qatar iyo talibaan -suuni
    Qatar iyo xamaas - suuni
    Qatar iyo alshabaab-suuni
    Iran iyo xuuti - shiica
    Iran iyo xizbollah-shiica
    Iran iyo free Syria army -shiica
    Yaa adaag .

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 місяці тому

    😭😭😭😭 cali walaahi waa iga oohisay very sad wixii uurkayga kujiray ayaad afka kasheegtay Allah lagamaquusto laakiin waxan kujiraa intaquusatay markaan arko calamada qabiilada ee maalinba jifo cusub Calan samaysato ayaan siiquustaa inloo ooyo iyo Alay leedahay 🤲

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 місяці тому

    Ali Harare waa fanny heestan waxay ka mid ahayd heesihii radio Muqdisho ee wakaalladii wararka somaliyee ee (sona). Midda kale saliida SFA iyo creamka anaa iibsaday oo ka bixiyay 200$ balse waxba kama jiraan waa been ee dadyahow lacagtiina haysta

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому

    Cali dheere heshiski itopiya somaliland marka la saxexay sawki u hanjbay itopiya somaliland ma labdasa wada shaqyn ka dhaxyn gur gurti cali dheer

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 3 місяці тому

    Oo cali xaraaroow
    Haddii aad heestii cadowtinimada ku abuureyse umadda soomaaliyeed aad muse biixi ku sheegtay inuu alifey ,
    Markaa sow dagaal kuma jirtid
    Midda kalebadaa itoobiya uma diidanin ,ha timaado hakasoo dejisato waxay rabto ,baabuurta xamuulka soomaali ayaa leh , laakin waxaa mamnuuca in wax ciidamaa iyo maraakiib aya badda soomaaliya soo galaan ( mamnuuc)

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 3 місяці тому

    Ismail gelle, Hassan Diqo iyo musa bix.uyo dhaman madaxdha dhaliminta Allah kaqabto ummada.

  • @Dulmar143
    @Dulmar143 3 місяці тому

    Ali arrinka somaliland waxaa wada group yar oo naga mida shicibku ma rabo Ethiopia muusena cidi ma rabto lkn dee Hassan sh. Isagana maaha qof jira sababto ah ma.diidana in badda la gaddo.

  • @nasserbin-amin9176
    @nasserbin-amin9176 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤ Somalie 🇸🇴 Djibouti 🇩🇯

  • @zackmohmed77
    @zackmohmed77 3 місяці тому +1

    Yasiin qosol ma daayo cali Harare ruuntaa ma daayo😂😂😂😂