JOWHARA LUULA by Xeedho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 гру 2008
  • Xeedho with one of his best songs. Melbourne Qaaci with keyboard music
    Marqaan 9.5 rocking the house, enjoy it.

КОМЕНТАРІ • 131

  • @hansbouchans7800
    @hansbouchans7800 3 роки тому +5

    Remember my dad and his friends chewing qat at our house with this song in the background, good old days fam

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro 6 місяців тому +1

    Maanta oo taariikhdu tahay. 11/01/2024 waxaan ku suganahay tuuladda qararo-hawiye , saa'id baana u mashquulsanahay runtii hawlo aduun baa igu wareegsan ..

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 8 місяців тому +1

    Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold memories reer Melbourne caadi maaha I'm big fun of you.

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 11 років тому +4

    fanka hada australia ayuu ku dambeeyaa inta kale cajal aa la isku shidaa dad masrixiyiin ah aa iskuugu wdaa tagay,, heesta caadi mahan xeedho si dhameystiran uu u keenay
    mahadsanid mrMADAALE soo bandhigidaada inaan dhib la'aan ku daawanana adigaa inoo sahlan kun jeer mahadsanid,, markaygana waa suganaa fadhi dheer mar uu jiro lee iisoo sheeg

  • @shcabdiqalab4063
    @shcabdiqalab4063 8 місяців тому

    Nimanki ma masaajidbay ku qayilayaan waaxay carabidaa ka danbaysee aad quraanka iyo xadiiska moodaaa😊

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 8 років тому +11

    Walaahay Soomaalideena Qaad iyo Qabiilbaa aduun iyo aakhiro. ina see jiyay

  • @hnylovexc
    @hnylovexc 11 років тому +9

    Wow amazing ala ya i dhex geya meshan wlh bashaal culus a ka socda yaqeey kabaaaax viva marqaan waalan big up for willashena ilahow ino dhowr xxxxx ♡♥

    • @hakeem2297
      @hakeem2297 7 років тому

      hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @somaliqueen10
    @somaliqueen10 12 років тому +23

    alla yaa dhax fariisto ragas quruxda badan xaaax somali mens are the best ilahayow noo dhowr

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj 4 роки тому

      7 years ago waaw

    • @oneworld3034
      @oneworld3034 4 роки тому

      Somaliqueen Somaliqueen ma marfash ayaad dhex fadhiisan lahayd inader?

    • @missadam9250
      @missadam9250 4 роки тому +1

      ONE WORLD Hadi ey rabta adiga maxa ka kaley lol. 😂💃🏾🔥

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 3 роки тому

      Alow anaan dhex farisan waxano Ragaa o marqaansan 😂😂

    • @mohammedabdirashiid4768
      @mohammedabdirashiid4768 3 роки тому

      @@zuhaybaapdi1831 😂😂 12yrs ago
      Wlahy Laguma arken melad martay😂

  • @Samiira87
    @Samiira87 12 років тому +7

    ilaahayoow soo hadee idhihiiba cirkay ku tikhraaran yihiin,,ala ragii somaliyeed qaad iyo sigaar baa dilay,asagood waxaasaa ka reebay ilaahayoow raga nimadoodi iyo caqligoodii u soo celi aamiin goormay reerahooda u shaqayn goormay ciyaladooda wakhti u helayaan waa maray bahalkaa ruugayaan iyo maray lugta tagayaan oo hurdaan subxaan.

    • @MohamedIbrahim-bb4lr
      @MohamedIbrahim-bb4lr 5 років тому

      Waan runtaa

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 5 років тому +1

      Hno halagaa baashaalo
      Halkaad joogtaa
      Hadaad hargaysa joogto ama australia aad joogto saa uuma hadasheen baashaala zxp

    • @yacnick
      @yacnick 4 роки тому

      Ma nooshahay 😁😁😁

  • @kaamildeeq8646
    @kaamildeeq8646 5 років тому +1

    Ap iyo ap rag is helay iga dheh ar meesha anaa ka maqnaa sida kale waa la dhan yahay guul iyo gobanimo sxbyl horay u socda

  • @jibriilsiciidjabro3320
    @jibriilsiciidjabro3320 5 років тому +2

    Rag Rag dhaafay waa ragii fanka lahaa
    Raaxeeye
    abdisalaan badacas
    abdikariin Raaxeeye
    from hargaysa

  • @abdimahamed1163
    @abdimahamed1163 9 років тому +2

    kor kooda waxa ku dhadhagiiSan oo ah magicii allah way ku tuminayan Allahow so hanooni

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  15 років тому +6

    Welcome to the
    City of marqaan,
    the capital of Qaaci
    Caasimadii Cuudka (Melbourne)

  • @degmodheer
    @degmodheer 14 років тому

    Mr.madaale,Shukran saadaad pianada uga dhawaaqisay.Xeedho aad ayaad ugu mahadsantahay heestan qaraamiga ah,beryahaaba maan maqlin mid lamidaah,dee xeedhooy qaarkale inadeer soo baarbaar,tani,caynabiyo, hawdkii ayeey anigiyo sxba na xasuusisy.eeshcalaa Fanaan!!!!

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  15 років тому +1

    Only in Melbourne The city of QAACI,
    Miss BORAMA move here n we will welcome you with ur own Qaaci....... I promised

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 2 роки тому

    Muda badan aanhestan kamaqna wansoxasuustay 2022 ilahayow Midqayr qaba inooga dhig sandan. Amina soraaciya wllayal❣️🥰

  • @mindigale
    @mindigale 15 років тому

    xeedho axasan cala fanaan.....yaa salaam

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 5 років тому +1

    WAA XEEDHO ASAL BURCAAWI SI FIICAN BAAN U GARANAYAA

  • @hajiabdu
    @hajiabdu 14 років тому

    lovely song...mansha-allah...brothers enjoying having good times.

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Рік тому

    Magaalda murqaanka melboune ilaahy ha dilin anigaa ku soo murqaamin

  • @mubarikankuushe5215
    @mubarikankuushe5215 4 роки тому +1

    Qaad iyo Cuud waa raaxadah ifka taaLa 😢❤❤🙏

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 15 років тому +1

    habaynkaas qaadku waa istaahilaa in lacag badan laga bixiyo ninkii qayili jiray baa fahmayee lol kk ALEELEHE WAA BARYO LACASHEEH

  • @abdirizakmohamed2205
    @abdirizakmohamed2205 Рік тому +1

    What a vibe, I love my people! ❤

  • @hajiabdu
    @hajiabdu 15 років тому

    lovely song.....brother having fun after long days

  • @MsJamaal2010
    @MsJamaal2010 14 років тому

    xeedho rageedii walee mirqaan waa heeso top ah

  • @munirali8703
    @munirali8703 7 років тому +3

    heesahaan ani xitaaa waaa ku marqaamaaaa hhhhh

  • @abdiomarymohammed4341
    @abdiomarymohammed4341 5 років тому

    The legendary saciid sharaf is still playing piano

  • @selenafan786
    @selenafan786 11 років тому

    This is my favourite song and i will like to say hello to the piano player

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    WE RIGHT HERE HOME EAST SWEET HOME MOM ARE LOVE YO MY MOM....... AM GONE HOME MY MOM....LOVE MAMA UMMAH MY MOM BEST OF BEST

  • @Cadeey87
    @Cadeey87 15 років тому

    nice song, looks like you guys are having fun.

  • @kadardhere
    @kadardhere 15 років тому

    love u guys keep doing what u r doing

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  15 років тому

    I did had an mp3 version of this song with less noise, but I have to look 4 it. al hala at ya if i find.. thanks

  • @Abubakermomar
    @Abubakermomar 12 років тому

    Damin abdulqader xerro wayni still got it

  • @muslimahsomali9361
    @muslimahsomali9361 11 років тому

    Alla I baday Melbourne gangs well done

  • @sacadmoussa4
    @sacadmoussa4 6 років тому +1

    Xarfan marqansan 🔥🔥

  • @bilaamuraad5616
    @bilaamuraad5616 5 років тому

    Axyaa murqaan....

  • @mrfarxaan
    @mrfarxaan 15 років тому

    yaaa xeedho and siciiiid waa idiinsalamay
    fuaad iyo c/laahi,yeeg ,c/gan bye

  • @selenafan786
    @selenafan786 11 років тому

    waxaan halkan aan kasalamayaa said sharaf
    walaal wan ku salamay

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    Key West Attractions Guide Key West Florida Sights Tours Diving ...
    Guide to attractions, accommodations, restaurants, shops, fishing and diving.
    WOW OMG

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  15 років тому +1

    Yeah Marqaankii aduunka lol
    this song is so hard not many ppl know the lyrics but there are different versions of it

  • @abdifatahmohamed7235
    @abdifatahmohamed7235 8 років тому

    Asxaab si aan inaba cadi ahayn u cawaysimayso iga dheh yac walahay meshaas ayaba igu ficnan lahayd Ato xeedho inaba cadi ma ahan codkaga ina adeer

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 роки тому

    wow yaa ehlu xadrah

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  15 років тому

    Biibaaye.... Ha lagaa marqaamo ninyohow lol

  • @mohamedmohamud7840
    @mohamedmohamud7840 8 років тому

    waaw beelo waxasa mirqaan ladhahaaa

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    Princess Ameerah Al Taweel -- The unusual Saudi Princess ... WISH I WISH

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    JAH Wall - Its Going Down. wall its going down. Mixtape:Waoo!
    The Western Wall refers not only to the exposed section facing a large plaza in the Jewish Quarter, but also to the sections concealed behind structures running ...

  • @nuunegomes
    @nuunegomes 6 років тому

    Somali karaoke littttt

  • @Abdiyare17
    @Abdiyare17 2 роки тому

    Only Marqaan people will understand this kind of environment

  • @baadiyoow
    @baadiyoow 14 років тому

    Hees qatar waaye akhyaarta kubadda salliga

  • @cabdulahiciise925
    @cabdulahiciise925 5 років тому

    Yes yes yes

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    miyaa ala miya TOP DOG AM I? HAHA

  • @fardosabdirahman988
    @fardosabdirahman988 6 років тому

    cajaib heeso marqaan igadheh oona ad u mcn

  • @Abshirohaji
    @Abshirohaji 15 років тому +1

    nice song

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 7 років тому

    Aaway Dumarkii

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    My Cousin Fahiye salaamaha LONDON MY BEST FRIEND HAHA

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  15 років тому

    lol Cajiiiib... Xabsi kuma jiraane Marwaaq bay cirka la marayaa. They are having fun...
    Adiga xitaa haddaah miiraa raamsato saas ayaan u xaraaradoon lahayd lol

  • @dhalole
    @dhalole 13 років тому

    hawada ayaa lamarayaa, some where, high, lool have fan gays

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    RAAR Fahiye RAAR Rageh.. WHAT R WE??`? IMAN WE ISAK CLAN

  • @dr.bilaniitaahmed3356
    @dr.bilaniitaahmed3356 7 років тому

    woooooow

  • @abdulfatahhassan1008
    @abdulfatahhassan1008 7 років тому +1

    Dajiyaha maskaxda iyo u roonyaasha miirka.
    Eesh yaa salaam, war halkaas yaa iga dhex tuuro.lol

  • @qadra11
    @qadra11 14 років тому +5

    acuudu bilaahi waxaan oo nin ah inteey ku xareeysan yihiin waa yaab naagaha maxeey u cabadaan baan lee nahay inleey nimankoodiba gurya isku soo xiro drugs ka dharga allaha idin hanuunsha waa dhiban tihiin hadow xaalkino sidanba yahaye

  • @Abdiyare17
    @Abdiyare17 Рік тому

    If you can’t chill like this then stop chewing khat

  • @frankie3005
    @frankie3005 15 років тому +3

    waaw waxaas ayaa hees iyo murqaan isku jira ah, Soomaaliyeey Jaadka iska daaya oo cabba khamriga isaga ayaa qaarkiis u fiican yahay jirkiina iyo noloshiina, ama haddii kaleba iska daayo, aniguba ma cabbo khamro iyo xittaa sigaar toona

    • @Realnaasir
      @Realnaasir 2 роки тому

      Saxiibow waad iga qoslisay haddii aad nooshahay aad ayaan ku salamaya 😅💯

  • @mustapheqaadiroproduction791
    @mustapheqaadiroproduction791 6 років тому

    Axya Axyaa Mesh Rag Baa Kulmay Quluubtan Idin Kala Xadraynaynaaye Hashwa Wada

  • @bilalyussuf8475
    @bilalyussuf8475 3 роки тому

    Still lit

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  13 років тому +2

    @TheSufisomali .. sxb heestan waa heesahii hore ee QARAAMIGA loo yaqaanno waxaana qaaday Fanaaniin badan oo rag iyo dumarba leh waxaase aad u qaadi jiray laguna yaqaan Cumar Dhuule (AHN).
    waxaana loo qaaday dhowr nooc oo Jacayl iyo nacaybba ah sida :
    Jawhariya luulaay waa jacaylkaaye
    Alla janoy aawadaa ma jiifsado e
    iyo
    Waan jeclaa bariyee
    Waanse jarayaayee
    Naahooy adaan ku jeclee adnay Jamo e ama
    Alla janoy wali jaahil baan ahay e

  • @muniraosman6287
    @muniraosman6287 11 років тому

    SAID sharaf the best

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    Hold me down, baby RIHANNA S.O.S FT SUPERMAN

  • @TheSufisomali
    @TheSufisomali 13 років тому

    Rageedi ! caadi mahan heesta! sxb MADAALE, heestaan yaa qaaday? i wana see the orginal one..

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    TOOS LIVE WORLDWIDE, AND I HAHAHA

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    Rihanna Gives YA=YOU ME A A Lap Dance at London Club HAHA

  • @AQOON-KORODHSI
    @AQOON-KORODHSI 3 роки тому

    Ciyaalki hore oo faakihaysanaya

  • @saki_blackson8197
    @saki_blackson8197 8 років тому

    hhhhh zhp abdi fatah margate meezha waxa murqanyqla

  • @ziizoziizo3553
    @ziizoziizo3553 2 роки тому +1

    Hahah heestan markii ay so dhigeen UA-cam ka 7 sanno ayaan jire maantana 20 sanno ayaan jira wakhtigu wu dheereenaya

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  15 років тому

    Sxb _KING- Su'aashaada ma garan sxb...

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    ALI WAA DJ Aligator -

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  15 років тому

    They all having fun accept the camera man lol

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 7 років тому

    Ala cod xumaaaaa

  • @michaelamaoh2496
    @michaelamaoh2496 6 років тому

    f ing beautiful.. or shall i say wonderful.... lol haha

  • @michaelamaoh2496
    @michaelamaoh2496 6 років тому

    f#ck out here... beautiful ...Time:3.50... Line....... Hold it , MaGool. Style... Hard Work...

  • @xaalimo
    @xaalimo 14 років тому +3

    2 be honest nimankani cod bay meesha ku hayan walaahi

  • @kingburco
    @kingburco 15 років тому

    ma daale sxb waxaan ku waydiiyey marka kale ee xeedho heestan uu qaadayo lakiin tune ku uu sidan ka degan yahay maxaa lagu gelayaa

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 7 років тому +3

    Marka CUMAR DHUULE QAADAYO KAWARAMA SOMALIYEEY???

    • @ayanitaaleel6164
      @ayanitaaleel6164 7 років тому

      jaajuumow Gr ووووzzووzووzzzوووzzzzzzوووو(zوzzوzzوzzzzzzzzوzzzوzوzzوz)

  • @ilovesomaligirls
    @ilovesomaligirls 13 років тому

    Sirdoon iyo music kala saari waayay, walee mid ban aqaan sirdoon u ah dawlad shisheeye mana sheegayo, lolz.....walahay waaa cajiib ninmankan mesha fadhiya midba shaqo hoose le lawataa adna waxaad moodi dad iska bashalaya...cajiib

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    HIS THROWING ONE OF HIS AM RICHEST GUY IN THE WORLD PARTY..HAHA STYLE
    AGIAN

  • @nuunegomes
    @nuunegomes 5 років тому

    Viva Burco

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 11 років тому

    Flatscreen= “Wailing Wall”? ======== JAH WALL=It Wasn't Me lyrics & video : Yo man Yo Open up man What do you want man? My girl just caught me You let her catch you? I don't know

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    ali ARABIC NAME DJ Aligator -

  • @imaajyarre
    @imaajyarre 13 років тому

    lolzz,,,,cadi maha xero waa shidan nahay markan all marqaan,,,luqa aan ku gabanayaa aniga ???

  • @mohamedawil3749
    @mohamedawil3749 5 років тому

    Hhh war ragan hada ma wad marqaansanyihiin illlah amrkiis

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    ALI WAA ALIEN HAHAHHAHAHAHAHAHA

  • @kingburco
    @kingburco 15 років тому

    waxaa jirta heeskale oo uu xeedho qaado oo ay heestan iminka isku mid yihiin lakiin take music keedu waa waa kaban tana way ka dagan tahay waxaana lagu geli jiray marqaan ayaan filayaa marka waxaan ku waydiinayey hadii ay jiro meel aad ku ogtahay inaad ii soo sheego ama aad sxb ii soo dirto mahadsanid

  • @nuunegomes
    @nuunegomes 6 років тому

    Cajiib

  • @werdiking
    @werdiking 15 років тому

    to generalwow
    war miyaad walatay mesha waa lagu raxaysanayaaye budhcad badeed lagagama hadlayo. waad isku dhexyaacday baan u maley nayaaye bal is degi, aan kushegee mr xeedho ayaa halkan ku raxaysanya maha budhcad badeed.loooooooool

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    DE FORSTÅ IK HAHA HVAD JEG SIGE HAHA, JEG SYNS VI COOL IK?

  • @kafakir
    @kafakir 15 років тому

    kkkkkkkk

  • @kingburco
    @kingburco 15 років тому

    guz wud any body knows wer abot ther.. cuz that is wat they called real murqaan im pretendin g ma self one of these gus im swear but.. by the way im ma way to somaliland nd have fun lol murqaantime is comin soon lololo ain't wait til i get there these guys reminds me the last summer we we having real party like this every fuking day loool

  • @mabdi002
    @mabdi002 14 років тому +1

    wwwwwwwwwwwwwwwwwwwww

  • @somaliqueen10
    @somaliqueen10 14 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk kuwan hada dad ay soo dhoofeen yahuu warsan isku dhama maxa rag qurxoon halabay kakaca meesha duf ku baxee intasna waa iga waaano hala damashado kkkkkkkkk

  • @grandchamp3
    @grandchamp3 12 років тому

    “Western Wall” or “Wailing Wall”? - Jewish Virtual Library....HAHHAHAHAHA Billeder af CRYING WALL JEWISH
    - Rapporter billeder