LIVE:SHIR JARAAID WASIIRADA SOOMAALIYA TURKIGA IYO ITOOBIYA OO KA HADLAY SHIRKII ANKARA.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2024
  • LIVE:SHIR JARAAID WASIIRADA SOOMAALIYA TURKIGA IYO ITOOBIYA OO KA HADLAY SHIRKII ANKARA.
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and UA-cam
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 183

  • @Abdourahman-we2vv
    @Abdourahman-we2vv 28 днів тому +27

    Soomaaligalbeed jabhad halgaga furo itoobiya tigreegana ha la aqoonsado dawladnimo itoobiya ayadaa ugu miidata

    • @Abdourahman-we2vv
      @Abdourahman-we2vv 28 днів тому +3

      Sanaawiyoo carcar qabay ayan daadka raacinay wax ad sharmoodayso oo khayr ah ayaa jira soomaali tii ay isku raaci lahayd ayay noqonaysaa tani itoobiyana baa ba eegi

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 днів тому +1

      @@Abdourahman-we2vv Haa weyba ku furmi doontaa hadii alle idmo

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 днів тому +1

      @@Abdourahman-we2vv haa waba laku Furaa jabhado badan hadii alle idmo brother

    • @adanxaajiibrahim2376
      @adanxaajiibrahim2376 28 днів тому

      Jabhadee so tii Hassan Sheikha dharaarcad sheegey in ONLF argagiso tahay. Adeerow waxaan Hassan ku falaadin ma halaysana

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 28 днів тому +14

    Inbadan baan maqlayey somaliland iyo Somalia aya turkey dhexaadinaya, Somalia na ay somaliland si’ indho la’aan ah usheeganayso lkn hadii maanta somalia lafteedii ethiopia sheeganayso somalia na ay ku calaan calayso inaanu nahay dal madax banaan qira. Cimrigaagoo raagaana geel dhalaya wa kutusaa😂😂😂

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 28 днів тому +2

      calalaal cal ma jiro waa la soo siqayaa maalin ba maalin ba ka danbeyso ! marka ii ii sii caytan qarankana Somalia ciidisa iyo dhulkiisa waa cabirantahay mana la gor gortamayo...

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 28 днів тому +2

      Wax Somaliland la yidha majirto. From Djibouti 🇩🇯

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 28 днів тому

      ​@beryalex1798 MAXAA KUU CABIRAN????60% BAY ETHOIPIA AMNIGAAGA HAYSAAYE!!!!!.MASAR BAAD GUDAHA SOO GASHATEY!!!!!.XATAA CAQLIGAAN KUU CABIRNAYN!!!!!!.

    • @nugaal012
      @nugaal012 28 днів тому

      @@mahdibahdoon9742 Kkkkkkk. Look who is talking? Your qhole country isn’t even as big as Berbera. Kkkkkkkkk

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 28 днів тому +2

    Free somalia 🇸🇴 ❤❤❤

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 28 днів тому +16

    GUUL SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴GOB IYO GOBANIMO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴GUUL GUUL SOMALIWEYN OODHAN ALLAH CADOWKA JABIYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 28 днів тому +1

      Amiin amiin wll

    • @bosman9209
      @bosman9209 28 днів тому

      ==miyaad riyoonaysa mise waa xaasidnimada ad somaliland u qabtaan

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 28 днів тому +2

      @@bosman9209 aniga xasid nimo iga mah lakiin wxaa ku didan hay gumesi ina gasho mise adiga oromo tahay

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 днів тому

      @@bosman9209 cadow mana jiraa Somaliweyn soo raac

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 28 днів тому

      ​@@bosman9209adiga wxad uu darareysid amxar lee sowmaha orodo dawada udhigo hakatagane

  • @kamalaouale4911
    @kamalaouale4911 28 днів тому +2

    Waxa qalad ah itoobiya oo qalad ka gashay soomaaliya iyo ummadda soomaaliyeed kuna xad gudubtay in wadahadal lala yeesho waa qalad🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 28 днів тому +4

    ilahay soomaliya quwee ilahay fiqi guulee fiqiyaw noolow .
    ilahay baa kuu hiilinaya xaqbad Ku taagantahay .taariikhdaa Ku xusi doonta shacabkaaguna waa Ku garabtaaganyahay❤❤❤

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 28 днів тому +1

      Daalimiinta. Iyo. Xaasidiinta. Ilaahay. Uma. Hiiliyo.
      Sharmuutow

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 28 днів тому

      MA MUNAAFAQ BAA ILAAHAY QUWEEYAA?????.SLAAMNIDA AYAA XATAA IDINKU YAR!!!!!!.

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 днів тому

      @@zamomar4414 Aamin weyba guuleysan toonta Somali insha Allah

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 днів тому

      @@AAAbdi-eb2of 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👎👎👎👎

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 28 днів тому +4

    Somaliland is not easy 😂😂😂😂😂😂

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 28 днів тому +2

    Somalia minister fiqi mast defend our country land,sea and people

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 28 днів тому

      Reer qaaraax 🔥 what land 😂😂😂😂

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 28 днів тому

    Ethopia is a treat for peace and security in the horn of Africa and beyond and should be confronted by the regional and international community.

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 28 днів тому +1

    Thank you, Mr.Abdijiil for latest updates news and information
    And appreciate for the delegates from federal government of Somalia stick into commitment to protect and save the sovereignty and integrate and dignity of Somalia
    The only language Abi Ahmed understands is bullet
    It's now the Turkey government to take it role to fulfil it defence pack agreement to protect sea,land and airspace from out side enemies Abi Ahmed never back down unless see the ship war navy of Turkey government takes seriously protecting sea and land of Somalia until Somalia recovering from its weakness military defence

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg 28 днів тому +2

    Turkey ayaa na difacaysa heshis baa la.galnay hadu ku diafacayo see ku kenay Ethiopia oo xuduud bad inaga dhaxeyn wadaa hadal kala gala badiina taasi waa dulaalnimo iyo laba wajilanimada Turkey oo ay somalida u maleeyan xabiib hada Turkey waxa haboon in heshiiski lagala noqda asagaba garab u ah Ethiopia

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z 28 днів тому +2

    Somaliya Somalia baaleh🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuuuuúuuuuul iyo gobanimo 🇸🇴

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 28 днів тому +2

    M.allah wan soo daweynaya dowlada Somalia goanka adagay ka qadatii difacida dalka dalhureya iyo dowladisa guleysta

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 28 днів тому +3

    The ONLy thing that the two countries can talk is on normalization of their relationship not anything else.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 28 днів тому

    Somalia doesn't need to sit down our determined sworn enemy and i am very happy nothing came up this meeting somalia belongs to somalia period.somalia is heading the right direction it is the time all somalia to unite this unpredictable and determine enemy and their stooges. prerequisite needed this negotiations first Ethopia must return somali western region.

  • @sharmaboy7951
    @sharmaboy7951 28 днів тому +1

    Thanks abdijaliil aad ayaad umahadsan update marwalba nala socodsii 🫡

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 28 днів тому

    REER SOMALILAND NOW WAA 4 TOODII CISHO EE AY BUUQI JIREEN!!!!!!.DAD, WADAN, QARAN, REER KOONFUREED DAN KAMA LEH, WAA MUNAAFAQIIN, NACAYB KU INDHA TIREY, XATAA DIINTII SLAAM KA AYAA WAX BA U TARI WAYDAY!!!!!!.

  • @kayfgaraad3766
    @kayfgaraad3766 28 днів тому +2

    Guuul somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 28 днів тому +4

    Hot talk' somalia will never surrender its sovereognty.

    • @ahmedibraguka1239
      @ahmedibraguka1239 28 днів тому

      Somalia surrendered its sorveignity a long time ago.
      Keep daydreaming .

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 28 днів тому

      SOVEREIGNTY????.YOU ARE MENTALLY ILL!!!!!.ITS GOT NO SOVEREIGNTY NOW!!!!!.

    • @faisalmohamedabdulla3600
      @faisalmohamedabdulla3600 28 днів тому +1

      @@ahmedibraguka1239 To who? Fano or oromo liberation fron or maybe tigrenia or Onlf' ur properly oromi who was for long tine slaves of amhara and just wake up bcze this mad cow abiya and are ungreatful.of what somalis done for them in the past.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 28 днів тому +1

      What sovereignty 😂😂 when is Somalia Italian recognized, where is you proof??😂😂😂 miskiin don’t embarrass yourself

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 28 днів тому

      What sovereignty 😂😂 when is Somalia Italian recognized, where is you proof??😂😂😂 miskiin don’t embarrass yourself. And to Turki f*ck you🖕🖕from British protected SOMALILAND 💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 28 днів тому +1

    Félicitations au gouvernement éthiopien pour avoir refusé la ruse du failed state of somalia ainsi que les autres forces du mal qui veulent mettrent la corne d Afrique dans un chaos l histoire décrira la bonne décision du gouvernement éthiopien

  • @sadia_844
    @sadia_844 28 днів тому +1

    It’s very sad if Somalia negotiating about its own territory with another country

  • @seed3966
    @seed3966 27 днів тому +1

    Asc 👂👂👂☝️☝️☝️waxani waa yasid ugu xumeeyd aduunka war ma dalkeena intii hadhsaneyd bey itopiya ina ku heysataa maya maya maya xattaa ganacsi yeynu layeelan

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 28 днів тому +3

    Meesha waxaba laguma hayo ee soomalidu wa inay dagal u diyar garowdo.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 28 днів тому

      HADALKA ADEG OO ADUUN WEYNAHA LA HOR DHIGO
      OO AAD ITOOBIYA KU TIRAHDO
      DHULKEENI IYO DADKEENA MAQNA BAAN KA WADA HADLEYNA WAANA WAKHTIGI LA XISABTAMI LAHA ADUUNKA KUGU GARABSIIN. DAGAL MAHA QORYO IYO TANKS WAA INAD HADASHAN RAGGA SOMALIYEED
      WIILKA ITOOBIYA WAXA LO SHEEGEY IN BADD LO KEENAYO UU FARXO.
      WIILKA SOMALIYEED WAXA LO SHEEGAYA DHAXALKI AWOOWGID IN LA DHAAFINAYO OO UU CIIL IYO CARIIRI KU NOLANDONO UUUUF DUMARKA SOMALIYEED WAA INEY KACAN

  • @AbshirMohamuud-l6h
    @AbshirMohamuud-l6h 28 днів тому +2

    Wasiir fiqi dhanku iga xiga wa fudhasy adag salan katimid Godey Ogadenia

  • @SaciidAbuukar-uj5zj
    @SaciidAbuukar-uj5zj 28 днів тому

    Warkan mid lagu banesanayo badena Somali manta waxey aragta Ethiopia o rabto bad lkn beri war kale aya kuxigo hadii Ethiopia sida ugu dhaqsiyaha badan wax cad loga qaban😢😢😢😢😢

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 28 днів тому +1

    The only thing that the two countries can discus is on how to normalize their relationship not about access of sea or any other alternatives.

  • @lozaloza1323
    @lozaloza1323 28 днів тому +3

    wooow fiqi wad kabax satay Somali guul Somali Somali baa leh lkn Somali qabiil malahan anako jarer weyna cil nahayo o waligen xil wadankena nalaga siin idinko iska dhuqayo kawaran wlh itobi barya wax kuma lahan

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 28 днів тому

      Jareertii talyanigu wabiyada ku beeray ee uu wabiyada kaga talabi jiray konfurta keniya kasoo jeedan

    • @mahdibahdoon9742
      @mahdibahdoon9742 28 днів тому

      Ha la yaabin kani waa idoor nasabiyad beelay. Guul Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 28 днів тому +1

    Waar turkoow tan Allaah baa watoo cidi ma horjoogsan kartee ka leexo shy alle wato looma taag helo

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 28 днів тому

    Turkiga oo Toos loola macaamilo sidii heshiiskii bada oo kale, keenida ciidamo turki ah oo Badalo Calooshood ushaqeesta yaasha afrikaanka ah, iyo turkiga in uu ku Dhisio muda kooban ciidamo awood leh milatari, Boolis, Sirdoon, Cirka, Iyo abuurida ilo dhaqaale, xalkaa xal aanan ahayn uma Furno Soomaali, Turkiga waa awoodaa intaa iyo in kabadan hubkana isagaa soo saarto Qalabayntu wey fududahay, laa,kin waxaa la la,yahay Soomaali Han leh oo turkida lashaqaysto😢Qofkii Awoodoow igagaarsii farriintan madaxda Dalka,
    Han qaran nimo baa looga bixi karaa halista jiritaan ee an kusugan nahay...

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 28 днів тому

    Shirkii Ankara uga socday Somalia iyo Ethaipai Wax uu kusoodhamaaday shibirayahoow hees oo hees wanaagsan heesa.

  • @ayanabdi7884
    @ayanabdi7884 28 днів тому +1

    Failure turkey stop your nonsense

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 28 днів тому +2

    Waxaan maqli jiray ku qabso ku qadimayside hada ma badeenii baa lagu murmaya😡

  • @mohamedabdi8433
    @mohamedabdi8433 28 днів тому +2

    Tani wa guul daro.

  • @abdifatahmusa764
    @abdifatahmusa764 28 днів тому

    Turkish FM, mentioned Ethiopia first Somalia second, Abiye first and Hasan second and Selase First and Fiqi second. All this could not without a reason

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 28 днів тому +1

    Waryaaaa fiqi mooryaaan shaley ayuuu walaaalkaa abdiraxmaan abdi shakuur saxiixey .adiga maanta ceeb ayey ku raacin hana ku riyoonin arintaaas.waayo ethiopia bad maxaaan kala hadleynaa waayo xaduud bad ma laha turkugu maanta dilaaaalnimo ayuuuu raadinayaaaaa yeelimeyno

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 28 днів тому +1

    What is the funking differences you talking about it Ethiopia will never reach somali water never ever.

  • @saja9892
    @saja9892 28 днів тому +1

    Xasan markuu ciidamadiisa cunayey meel dheer kama fikin soomaaliyana waraabuu u legdey

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 28 днів тому

    Soomaalaay beenta iyo nolosha qiyaaliga ah aan iska deeyno waxaan arki doonaa hadii aan nool nahay anaga taag taagan in ETHAIPAI bad iyo biriba qaadato sansaanteediidiina waa muuqataa. Wax kaliya looga hortagi karo waa in meel iska dhigta Kala qaabsanaanta iyo qabyaalada Urtay lana timaada MIDNIMO iyo Wadajir gees ilaa gees.

  • @user-he6jg9rv5u
    @user-he6jg9rv5u 28 днів тому +1

    itoobiya anaga dhuul naga heesata badn iska da dhuulkena karabna anaga dacwo uqaban hasoo celiso soomaali galned

  • @jibriljimcoidow4740
    @jibriljimcoidow4740 28 днів тому +1

    Guul iyo gobanimo ayay dowlada Somaliya muujisay. Hadaan nahay shacabkii Somaliya ma ogolanayno in taako ka mida Somali terratory ay Itoobiya ku hesho wax lahansho u eg. Waxaan u ogolnahay oo kaliya inaan ula dhaqanno sida loola dhaqmo wadan Landlocked ah iyo sharciyada xeerinaya arimahaas

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 28 днів тому

      Somalia failed State of Amisond qaraxland dhulka mamusha Halku ku yalaa Ethiopia gacanta kugu haysee

  • @cilmisaney8311
    @cilmisaney8311 27 днів тому

    Walhaa waxa qalada ina lalaa faariisto Etiopien sababatoha Baada xaduuda kuma lhaan Etiopien insata shafa u haa Etiopien wasaqada injiirta baadana

  • @maxamedxasancusman9183
    @maxamedxasancusman9183 28 днів тому

    Xilli waxan jognaa baddeena iyo dhulkeena aan itobiya gorgortan kala galeyno waa aduunyo dhamaatay

  • @AbukarmursalmohamedAbukarmursa
    @AbukarmursalmohamedAbukarmursa 28 днів тому

    Wa in somaĺia ey u jiheysata iraan saldhig militari lagasiya oog iyo gedo

  • @user-xe8kf3hw8w
    @user-xe8kf3hw8w 28 днів тому +6

    somaliland iyo itopiya guuul guuul

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 днів тому

      @@user-xe8kf3hw8w Ma adoo bukoo soo baaqayoo beejada Amxaar baadi doonayoo qaraxiyo bumbiyo baylah goobayee
      Ma Banaadir baa Rabi baa boqree cid u baahataba!🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 28 днів тому

      😅😅maxa gul ah itobiya watan somalia 🇸🇴 tugtugeso o leh wa ku baryay ila heshi mey idila hadasho away aqonsigi riyadi

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 28 днів тому

      @@hasnanoordeman5828 adigane wadba ku jirtaa cid tuugsaneyso mana jirtee

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 28 днів тому

    Soomaali xsm ka qaado inta kale qabiil eex ayee horkacayaan ninka.fiican oo iimaanka leh baraha bulshada waa aay ceeysaa ee laa luushka aan xoolaha u mada ku bixin xasanoow dadkaan waa ku soo dhaxdhuntay oo juhalada ah afrikana amaanta aad ka heshana kuuma quuraan oo aad ka mid noqotay tubanka.madaxweeyne ee afrika ugu aqoonta fog ilah cadawgaaga ha jibiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila 28 днів тому

    Soomaali ha udiyaar garowdo
    Dagaal 3dax geesood oo kadhan ah Itoobiya, Maafiyada shabaab, Snm ta hargeysa heysato,
    3kun oo sano Dhulkii ay Soomaali ka ilaalinaysay Xabashi maantuu halis kujiraa dagaal wacan.

  • @Sarta100
    @Sarta100 28 днів тому

    Burcada xabashida waa in laga eryaa dslja dagaalna loo diyaar garoobaa soomaali galbeed sysy gumaystaan hadan jamhuuriyada ayay usoo dhigteen xeelad ama xoig soomaali 64tii iyo 77 casharaa loo dhigay maraykan iyo ruush ayaa naga hiiliyay hada xabashida mahaysato ruush iyo maraykan waa markii kaga xorayn kahaa soomaali galbeed gumaysiga madoow ee yeeyda ah aan istaageyn ilaa madaafiuc lala dhaco. Iyo drons.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 28 днів тому

    Somaliyey etopia hallagu furo kiska Ogaden or Somali galbeed.
    Si ay dib ugu dagto in bad aay wax kala soodagto halaguxiro in aay dhulkas soceliso haday rabto dakad walibo lagumaa mullayo hadii kale waxayba isu aragtaa in aay dhulka iyo dadka somaliyed aay ayada hosjogan

  • @NurGacan
    @NurGacan 28 днів тому +1

    Shirkaa jarid ayay somaliya ka dhiganyssaa dhiig joojin

  • @mohamedsharmaan7779
    @mohamedsharmaan7779 28 днів тому +2

    Fiqi tusbixiisa ayuu wataa m.a aaway kuwii lahaa english mayaqaan ninkaan carabiga iyo englishkaba waa daadiyay

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 27 днів тому

      Wllhi qabiil naceybka iyo xaasidnimada qaar ka mid ah CBB wax la arkey oo la maqley siba Captain (Ayuub) Loser Arsaaqdi iyo noloshi la gashey inta dad la xaqiro la isku diri la ceebeeyo. Kuwaas oo kale waxaa ficneyd in xabsi daayin lagu xukumo.

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 28 днів тому +4

    Why is Somalia negotiating its territory with Ethiopia? Ethiopia is bargaining! Somalia is not obliged to offer anything to Ethiopia. Siad Bare 😭

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 28 днів тому

    Somaliya waxa horboodaya dad aan waxba aqoon sidee ula shiraysaa qof kugu haysta dhulkaaga ma'ahayn inay lahadlaan hadday qiimo leeyihiin ama karaamo leeyihiin

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 28 днів тому

    Ahmed fiqi qadiyad waa hays lkn mahayo Aqoonti iyo waayo aragnimdi wasaraadan

  • @sadia_844
    @sadia_844 28 днів тому

    Shame on you Ethiopia, you bullies your neighbours

  • @fosiali263
    @fosiali263 27 днів тому

    Bada jamuuriyada somaliland ayaa leh liido ka sheekee

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 28 днів тому

    Ma wadankaya ayaaaaaa laga wada hadlaya wana yaaaaaabe

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 28 днів тому +1

    Boqashadi ethopia shegaa xita sono darensiyo inay muhiim yhn wayey way😡😡😡

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 28 днів тому

    Turkish protectorate of Somalia was persona non-grata in this dialogue process. The real dialogue already occured between Ethiopia and Turkey in Addis Ababa.
    Somalia is not a sovereign state to be able to enter into international treaties as such Turkey its Protector has to guarentee all international treaties.

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 28 днів тому +1

    MR FIQI GUUL NOLOW WAKHTI DHEER InshaAllah ❤🎉 HOR DHIG MAP KI DHULKI NAGA MAQNA DHANKA ITOOBIYA
    SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 IYADA LEH DHULKE IYO BADDEDA.MABA AHA IN AY SO HAWEYSTAN.

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 28 днів тому

    Somaliya wasiirka arimaha gudaha miyuusan ahayn kan fiqi ladhao😊

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 28 днів тому

    Guul. Ethobiya. Guul. Ethobiya
    Guul. Somaliland. Guul. Somaliland
    Guul darro. Yamyam. Iyo. Qadaadweyn

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 28 днів тому

    Turki haday deyn weyso arintssn ayadsna wadanka halaga saaro tan kale hadaan hadaan soomaalda dhexdreda waxa yaala aysan ka heshiin cadawgu markasta wuu ku soo haweysanayaa maxaa yeelay qaar kaa mid ah buu isticmaalayaa

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 28 днів тому

    Mr :fiqi guleyso

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 28 днів тому

    ITOOBIYA WAA NECBAHAY NAARTA WEQEY GASHEE ITOBIYO UREYSO EEY AIDS AABIHIIS AWOOWGIIN IYO ADOOGIIN ILAAH CADAAB AABIHIINI HOREETANA ILAAH CADAAB ARKIGA SO.ALIYEED IIB MA UU AHEE HHHH RIYAAD KUJIRTAANE WALLEE WAYDIN RIIQEYNNAA

  • @NurGacan
    @NurGacan 28 днів тому

    Somaliada guul guul badeeda xamar waxaba laga waydiinmayo

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 28 днів тому

    Dal Doowladnimadiisii burburtay Dadkiisiina lugu itaxaamay qabyaalad urtay maxaa diidaya In Bad iyo Dhulba lugu qabsado waana tan maanta taagan.

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 28 днів тому

    FIQI ALASHABAA WA fashilantaue ee isakaga tega meesha

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 28 днів тому

    Failed Governant Somalia 🇸🇴 😂 Whole Excautive and Two Legislation Remove the people because any kind Failed Hsn Administration 😂

  • @standarddichotomycontrol1279
    @standarddichotomycontrol1279 28 днів тому

    Mad-dog from Ethiopia you just keep repeating “difference, difference and difference” what difference are you talking about?

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 28 днів тому +1

    Fiqiyoow cirka wax lagaga soo rid oo fadhiga qabanwaa illaahan kuu baryee ciil ha ka bixin faquuq kugu dhacyoo dhulka qabaaaaa

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 28 днів тому +1

    Waxaan fahmila'nahay Itobiya ma xuduud badeed ayaan leenahay

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 28 днів тому

      Maye. Ethobiya. Ma. Laha
      Annagaa. U. Ogaalanay.
      Qadaadweyn. Badaheeda. Miyaanad. Turki. Siin

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 28 днів тому

      @@AAAbdi-eb2of qadaad siil miyaa saas leh?

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i 28 днів тому

    Maxay ulahayeen fiqi luuqada ingiriiska mayaqan

  • @kayfgaraad3766
    @kayfgaraad3766 28 днів тому

    Waxaad modaa inay itobiya inalaleedahay xuduud badeed

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 28 днів тому

    Worst things is when you believe your lies. Ethiopia, what nonsense why can’t you said we will take this see because no one owns

  • @Mideye157
    @Mideye157 28 днів тому

    Nin waalan oo leh gurigagan qaadanaya see loola hadli kara.
    Joojiya hadalka oo dagaal u diyaar garooba Somaliyey.
    Somali diidka dabada ka wada Xabashida meel ha loga soo wada jeesto

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 28 днів тому

    Waxaa cad in itoopiya dooneyso Bad Ay yeelato

  • @Ayan27428
    @Ayan27428 28 днів тому

    I don’t understand what these meetings are for? Can someone explain to me please?

  • @Mideye157
    @Mideye157 28 днів тому

    Suga inta muse Judan xilka laga qaadayo. Waa Maxay deg degu

  • @user-pm9yk4mt2p
    @user-pm9yk4mt2p 28 днів тому

    Maxa calanka Ethiopia labada dhinac loodhigey

  • @OmarAhmed-ly7ws
    @OmarAhmed-ly7ws 28 днів тому +1

    Fashiluuu 😅😅😅😅

  • @libaanofficial
    @libaanofficial 28 днів тому

    axmaarkaan aqli xumaa bal dhageeysa waxaad ku hadlaa

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 28 днів тому

    Walhi waa baabi somaliland muse inkaar ayu qaba somali oodhan ayaa gacant bira markaliya saaraysa shacabka somaliland walhi intisa badan maa ogala inyaar oo heego aah mooye habashi ictarfkisa gajada haysa haa iskaga biyo

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 28 днів тому

    Mar dambe hala sheekey sanin doqon kaan Ethiopia

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq 28 днів тому

    Somalia failed State of Amisond and faqashland qac waynba ka yedhay

  • @JacfarNur
    @JacfarNur 28 днів тому

    Turkey wa eyaal mxaa laga wada oo mesha yalo madhulkena takadeena io badeena malo fadhiyaa nacaala turkey ethiopia io madaxdeena calool ushaqeys tayashoda eeh kutalo

  • @yuniscabdirihman1211
    @yuniscabdirihman1211 28 днів тому

    Somalia geed adag bey haysta halkaa ka wada

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 28 днів тому

    Hawiyow so maha waxad leedhin beesha calamka e sisay dhulka somaliland dhul horta ninka leh ilahy ku biiray ba leh beel calam inagala saari mayan kalay xoog igu qabsda hadad awoodan

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 28 днів тому +1

    Wxaba qalada inaa tagno totally wlhi

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 28 днів тому

    Waa fashilanty wixi uu Turkey laaqlaaqagayey.MOU Ethiopia iyo Somaliland kamanoqonyaan wlee maamulkii taagta muqdisho mesha waa Lagu fashilay wlee 😂

  • @ibraahimdhegmahamoud4373
    @ibraahimdhegmahamoud4373 28 днів тому

    Waan ka xumahay inay Ethiopia wali ay qar iskatuurnimadeedii ay wado iyo indha la aantii ay ku doonaysay inay dhul soomaaliyeed qaadato
    Ethiopia way badheedhsantahay waxaa celin kara damaceeda inay jawaab intaas ka adag ay dawlada fadaraalku bixiso si loo tuso inay soomaliya wali nooshahay kana go antahay inay dhulkeeda difaacdo .

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 28 днів тому

    Fashiluuuu dhan walba illaahay idamkii

  • @Imraan12
    @Imraan12 28 днів тому

    Ethiopian waa cadow see loolahadli

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 28 днів тому

    Somali dadka siyasin u malyaan ma ahn dad aqon u leh am ka maqntahy wax qabsho axmad maclin fiqi english matqnid qof ku hadlo max u so wadn wesay ethpiang english sax ah ayo ku hadla lkn somli english laga barty International ma noqdo and he's government s wax walbo s 😂😂😅 walxa jamc qadn aya jiro tugo

  • @BedriMohmed
    @BedriMohmed 28 днів тому +3

    120 million ee ku nool Ethiopia oo anaga oo Somali galbed ah aanu kamid nahay waxaan xaq ulenahay inaan bad helo colaad ku helnayaa iyo nabad ku helnayaa?

    • @NasraAbshir-ze4id
      @NasraAbshir-ze4id 28 днів тому

      Duf ku bax

    • @AbdijabaarUmair
      @AbdijabaarUmair 28 днів тому

      Dhamada oo bad hahelina

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 28 днів тому +1

      Oromo markay soomali iska dhigto wataa wali dagalkeena md arkin ee amxarada ku gumeysato iyo Tigrega soo wareyso waa inoo xabad

    • @KHEYRUL1HUDAA
      @KHEYRUL1HUDAA 28 днів тому +1

      Oromka iyo adiguba dabadaa qori laydinka gelinaya dalkaan dadkiisi baa nool ader

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 28 днів тому

      Oromo tahay hoyada waso oromo jajus tahay mise somali galada tahay

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 28 днів тому

    😅😅😅😅😅 oo ileen fiqi manaafaq English waa ku hadlaa😅😅😅

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 27 днів тому

    😂😂😂 Aawey Kabtan loser( ayuub) ki lahaa Fiqi English kuma hadlo. Illeyn haddi marka qabiil naceybku xaqiraadu, iyo xaasidnimadu dhooxa ku gasho sidan baa la noqdaa. Adeer CYA ayaa loo turjumi jirey oo haddana 40 sano dagaal ugu jirey sidi u MW u noqon lahaa. Kabtan Loser row waa lagu arkey.

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 28 днів тому

    Caaac fiqi dhilaa ku dhashay eey eey dhalay

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 28 днів тому

    Wasiir who cannot speak English properly..lool

  • @QaafQf
    @QaafQf 28 днів тому +3

    Caawa jamhuuriyadda somaliland iyo walalaha itoobiya waa u guuul.
    Alxamdullilah

    • @empowerhealth7517
      @empowerhealth7517 28 днів тому

      Doqon nimadina meshaan hakenin adher cadawgayna ayaa inoojabisey

    • @QaafQf
      @QaafQf 28 днів тому

      @@empowerhealth7517 jamhuuriyadda somaliland malaha cadow xamar ka daran. Somaliland iyo itoobiya guul ayaa u soo hoyatey

  • @zainababdi-salam3015
    @zainababdi-salam3015 28 днів тому +1

    Wabay isku kayo dul haystan , ma iyaka naleh. Guuuul Somaliland Guuuuuuul.