Janno Yar Ayaanu Helnay Buurta Sheekh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Hargeisa
    Somaliland
    Somalia
    putland
    muqadisho
    laascaanod
    vlogging
    Traval
    Somaliland vlogs
    hargeisa vlogs
    So malia vlogs
    muqadisho vlogs
    kismaayo
    jigjiga ethiopia
    baladwayn
    burco
    buuhoodle
    baydhabo
    Sida loo dalxiiso
    meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
    waa sidee dhaqanka Somalidu
    sidee horumarku samayn karta kaliga
    sidee lacag ku samayn karta
    #Ethiopia
    #jabuuti
    #Somaliland
    #GorGor
    #gorgor
    #somalia
    #somali
    #somalitiktok
    #muqdisho

КОМЕНТАРІ • 28

  • @GaraadCabdale
    @GaraadCabdale Місяць тому +5

    Barwaaqada aynu ka faaiidaysano oo joojino fadhiga iyo cunida Jaadka wakhtiga inaga lumiyey.

  • @MOXASHI
    @MOXASHI Місяць тому

    Maasha allaah dhul barwaaqo ah, enjoy and keep sharing it with us. Meeshan o kale xayawaanka aad isaga eega, cid idiin ma dhawa.👏👏👏💯👏👏

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 Місяць тому

    Dawgi shiikh jewi qurux badan rooban
    Thanks sxb💯

  • @Himilomedia-v9m
    @Himilomedia-v9m Місяць тому +2

    Waa Dhulkii Ciise amuusaha ❤💪

  • @Innamadar
    @Innamadar Місяць тому

    Mashaa allah quruxda wadankeena❤❤❤ waad mahdsantahy habo

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Місяць тому

    Mashalah tabarakalah ❤❤🎉halkanaa doog ah dee Mashalah ❤❤❤🎉

  • @lander_man
    @lander_man Місяць тому

    Wow

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy Місяць тому

    Yaa dhisay meeshaas❤

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 Місяць тому

    10:28 sax waa maraboob. sharabaadadu maanay dhar ahayn kkkkkkkkkkkkk

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 28 днів тому

    Soomaali. Ilahaay. Waa. Siyey. Dhuul. Quruux. Badan. Laakiin. Away. Dadkii. Ka. Faaidassan. Lahaa. Soowakuwaan. Isacunaaya. Oo. Isaku. Maaqaan. Inhabit. Maasha. Allha. Bisiinka

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому +1

    WAA NIMCO U BAAHAN IN LA HABEEYO LAGA SHAQAYATO ADUUN LA GALIYO

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому

    AXMED RASHIID SALAAN SARE

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому +1

    Maanaha Alaah

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 Місяць тому

    Mr ahmed keep up pro

  • @AmalHasan-tg9fb
    @AmalHasan-tg9fb Місяць тому

    Waa halis meelahasokale waa wada mas waxa laxidhaa buudhka dhadheer caaga kasamaysan

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Місяць тому

    Dalxiisku waxba makordhinayo hadaan dadka wadanaka jooga wax faaiido ah ka samayiin

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Місяць тому

    Janadaasu faaiido malaha hadaan laga faaiidayiisanayinin sadly

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 28 днів тому

    Soomaalidu. Reer. Waaba. Haduu. Sheegaato. Dhuul. Ilaah. Maxaa. Ladameyaa. Meeshii. Aad. Ku. Dhaal sati. Adiigu. Malahiid. Laakiin. Waad. Ku. Dhalaata. Waa. Dhuul. Ilah. Isak. Ilaasha. Daboowaga. Ilahoow. Nacaafi. Amiin

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 Місяць тому

    ماشاء الله اسعد الله مساك

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 Місяць тому

    Mashlh ❤

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Місяць тому

    Dhulka rag baa leh oo beero ku haystee
    Haku mashquulina hallow hallow

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      dal xiisku wuu furan yahay

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Місяць тому

      Oo illeen Iidoorku isku dhul baan nahay? Waa dhul u eg Buuraha Gedo ee leh biyo Durdur ah iyo Boholo uu ka dhaco Geela uu daaqa u muuqdo ee aan ogeyn bohosha ku hoos qarsoon! War dhul qurxoon baad leedihiine Oromada ka ilaasha!

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      @@user-ex9qq4bs9i gedo waa abaar kkkkkkkkkkk

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      @@user-ex9qq4bs9i waar waxba hanoo digin dhibkay kugu haysaa maxay tahay haday oromo nootimaado colbaabaanu nahay mareexaane miyaad naga naxaysaa

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Місяць тому

      ​@@user-sz7sn2rv9rKkk Ma jirto meel aay ku Colloobeen Mareexaan iyo Iidoor, haddiise aad ku qaldeeyso Kacaankii, Kaxaanku Mareexaan ma ahayn, Mareexaana Kacaanka ma ahayn! Ninka yiri Gedo waa Abaar. Gedo waa gobol aay maraan 2 Webi oo leh, Buuro kuwan ka dhir iyo Dhagxaan badan, laakiin dadka Soomaalida ah ma arkaan dhulka Gedo 80%!

  • @manineima4398
    @manineima4398 Місяць тому

    Dhulka aan dago ayaad leedahy? Mxa kaa siiah

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 28 днів тому

    Soomaali. Ilahaay. Waa. Siyey. Dhuul. Quruux. Badan. Laakiin. Away. Dadkii. Ka. Faaidassan. Lahaa. Soowakuwaan. Isacunaaya. Oo. Isaku. Maaqaan. Inhabit. Maasha. Allha. Bisiina