Kayse waa dabakh wayn oo caan ah Dhawr kun oo qof ayay isaga iyo koxdisu mar keliya cunto siin karan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan325 2 місяці тому +12

    Allaah swc ayaa shaqooyinka noondooro oo nolosheena mas'uul ka ah, wax walbo oo nolosheena noo agaasimay. Allaahu akbar.😢😢😢😢😢

  • @farxaantiiro
    @farxaantiiro 2 місяці тому +9

    Cashirkaa Uu sharaxayo Macalinkan
    waa Sha Qadeedii 🙏 Ceef Wan ku salamay

    • @mohamedabdirahmaan847
      @mohamedabdirahmaan847 Місяць тому

      Anigu manta igu horaysa inan sida u fahmo Lkn skills ad u wngsan bu sharaxaya qoral ahan ma u badashaa ba igu so dhacaday 😮 xigmad bu ku hadlaya 😍

  • @Culimadeena
    @Culimadeena 2 місяці тому +14

    ku salliya rasuulka scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamseabokor6480
    @hamseabokor6480 2 місяці тому +3

    River side wan u casho tagi jiray hargeisa
    MachaAllah Tabarakallah hotelka ugu cuntada macan ayuu aha
    Faarax Omaar secondry ayuu kaso horjeday
    MachaAllah

  • @Jawidagan94
    @Jawidagan94 2 місяці тому +1

    Dabakh waxaa u maleeyay dhismo dheer oo dabaq ah lkn waa cunto kariye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 місяці тому +2

    5 Etoile chef) Master 5 Star chef weyaan, kuugiinta waaweyn Ee Heer caalamiya 👍 Great

  • @nimcanmohamed578
    @nimcanmohamed578 2 місяці тому +5

    Masha allaah ninkani waa somalilander

  • @cabdallacaliproduction2072
    @cabdallacaliproduction2072 2 місяці тому +6

    Abdisalaan hereri my favorite wariye 🎉

    • @MA-rf6sg
      @MA-rf6sg 2 місяці тому

      landhere weyee funny ah

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 2 місяці тому +3

    Abdisalam waxaa tahay waxaad cunto sxb mashallah 😂

  • @AbdikadirIsmaciil
    @AbdikadirIsmaciil 2 місяці тому +8

    My Favorite Tevission

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 місяці тому +4

    Somalidu cuntada way wada cunan hadi mid soo daahdo ta hor timaada gacanta la wada galiyaa😂

  • @AbdiKhalif-ti9vg
    @AbdiKhalif-ti9vg 2 місяці тому +5

    Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye Haaaaaaye

  • @ammeyhajji
    @ammeyhajji 2 місяці тому

    @hereri, nagada dabaakhnimada Sxb caalamka iyo sida Soomaalidu Japan iyo vietinam aduun ka ugu soo wareegeen inooga soo waran😊😊😊

  • @cabdiqaadirmaxamuud3375
    @cabdiqaadirmaxamuud3375 2 місяці тому

    Shukran
    Fadlan noo waydii csalan jadwal fiican

  • @AbdirahmanBarkhadle-b8g
    @AbdirahmanBarkhadle-b8g 2 місяці тому

    Kayse River side Hotel waa dabaakh professional ah😊

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 2 місяці тому +1

    CINWAANKA AF SOOMAALI KU SOO QORA FADLAN!
    DABAKH ❌️
    KARIYE 🇸🇴✅️

  • @FarhanHussein-j7n
    @FarhanHussein-j7n 2 місяці тому +2

    Cabasho waxaan cabsho ka ahay codka saaran suuq geynta appka paysii sowdkaa aad ayuu u dher yahay fadlan dib lagu yara laabto

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 2 місяці тому

    Cook-nimada Waan Jecelahay inaan mar uun ku shaqeeyo

  • @hassantech510
    @hassantech510 2 місяці тому +1

    master of plate and kitchen

  • @bintibrahim881
    @bintibrahim881 2 місяці тому

    So proud of my brother kayse 😍

  • @MascuthElmi
    @MascuthElmi 2 місяці тому +1

    Bahaber cabdale B.C way tashteen🔥🔥

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 2 місяці тому

    Shaqadaada markad jeceshah waa iska sidaas ninkas waa professionnal mashallah. Mahadsanid hereri maanta haaye haaye kuguma badna . 😂

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 2 місяці тому +2

    Ma qaaxid hargaysa
    Iitil maan wan tagayyey

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 2 місяці тому +1

    Maqaayadaha UK 🇬🇧 KUYAALO,OO SOMALIDA OO CADAANKA TIKTOK KU XAYEYSIYAAN NOSO DUUB

  • @abdulahi23abdirahman3
    @abdulahi23abdirahman3 2 місяці тому +2

    First comment

  • @Kayse-bk6zm
    @Kayse-bk6zm Місяць тому

    hay hay

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 2 місяці тому

    Ninkaan doofaarka oo kariyaa wlhi cunto kariyaasha reer galbeed iyo wadamada afrikaanta gaalada ah qofkii ku dhahaa cunto kariyaa ka lashaka doofarka iyo xoolaha bisinka aan lagu gowricin ee kariyaan intaa ka aheen makhaayad somali leedahay

  • @HudaJama-v8l
    @HudaJama-v8l 2 місяці тому

    Doofaar ma kariyo hadaad tidhaado diintada waa lagugu tixgelinayaa laakiin waa sidaad adigu isugu kalsoon tahay. Restaurant kii ku diida rabaa kuu saqiri mid kale. Waa inaad ku adkeysataa waxaad aaminsan tahay.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 місяці тому

    Somaliland time

  • @husseincabdulahi370
    @husseincabdulahi370 2 місяці тому

    Wareysiyada hareeri waa kuwa kudhisan xiiso iyo xog cusub aadbaana ukuxeranhy inkastoo commentika aan ubadnee❤

  • @kadardahir301
    @kadardahir301 2 місяці тому

    Aga war abdisalan waa see showdigii shalay hargaisa warka nooga soo tabinayay
    Maantana miniyabolis

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 місяці тому +1

    Edina MN 😂

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 2 місяці тому +1

    Hereri❤❤❤❤❤❤

  • @moha1261
    @moha1261 2 місяці тому

    ninkaa wayn ee jijinta calan qabiileedka qaba fiiri walle waa yaab wali muusan ilbixin haduu xataa wadan hor maray joogo,

  • @shariif25
    @shariif25 2 місяці тому

    Hareeri shalay Ethiopia ayad jogtay hadana US
    Matan miyad ledahay

  • @AbdirazakSaaid
    @AbdirazakSaaid 2 місяці тому

    You are what you eat really

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 2 місяці тому +1

    Af Somaliga hala ilaaliyo. Dabaaq waa af carabi. Af Somali waa kariye.

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 2 місяці тому

      Adigo ilaali oo kilmada si fiican u qor wa dabaakh طباخ

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 2 місяці тому

      @@nuurnuuraan8624 koleey waxaan ka wado waad fahantay af Carabina afkeyga ma ahan. Ma aqaan waxa ku dhibay. Af Somaliga hala ilaaliyo iri, qofna si gaar ah uguma jeedo waa un iga talo.

    • @CabdiQani-r5t
      @CabdiQani-r5t 2 місяці тому

      Kuug

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 2 місяці тому

    Gaajo an i haynin ba i qawate kkkkkk

  • @dalmara6796
    @dalmara6796 2 місяці тому

    Trump hadii la idoordo cuntada mareykan bariis iyo hilib baan kadhigayaa muu dhihin. Video-ga waa AI

  • @ahmediman4866
    @ahmediman4866 2 місяці тому +1

    Asc Dabaakhiinta Somalidu khaasatan Notth America waxay u baahanyiin Indy tagaan CULINARY SCHOOL . Dugdiyada iyo Machadyada lagu barto canto karinta . It’s not easy Adeer waxan jaamscad baa loo galaa , just iska Kari uun maaha . Qofka ku najaxana wuxuu noqdaa caan , Salary , bonuses iyo benefits aad u sareeyana wuu qaataa, laakiin Samir iyo dulqaad iyo dabacsanaan iyo dad la socod baa loo baahanyshay . Maadooyinkaasina dadkeena wey ku yaryiin . 🙂🙂🙂

  • @mubarakmaal6011
    @mubarakmaal6011 2 місяці тому

    @Hereri abs Cooking is indeed a world-class art form. It's a beautiful blend of science and creativity, where flavors, textures, and aromas intertwine to create culinary masterpieces.

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GUUleed
    @GUUleed 2 місяці тому

    Cshirka ka nosharax

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 2 місяці тому

    dabaakh, kooxdiisa, karaan.

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 2 місяці тому

    Way.goday Bari soo.laabo Ina adoor😂

  • @alijama7145
    @alijama7145 2 місяці тому

    Saint paul hotel baan cuntada ka karin jiray markuu dhahay aan joojiyay nin wayn oo doofaar karinaya Maan dawadaa

  • @bebomoses4887
    @bebomoses4887 2 місяці тому

    Somalidu caloosha uun bay wax ucunaaan 😂😂😂😂

  • @bebomoses4887
    @bebomoses4887 2 місяці тому

    Dabaakh ... cunto kariye

  • @HassanOsmanMahammed
    @HassanOsmanMahammed 2 місяці тому

    😅 qabyaalad isku leefleef😅

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 2 місяці тому

    Imika ma cuntuu noo sharaxayaa wixii aan ku cuninba sawlama cunayn horta

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 2 місяці тому

    Restaurant galada Doofar a u badan weydi ma Halal Restaurant miya? I don't think so

  • @CabdiQani-r5t
    @CabdiQani-r5t 2 місяці тому

    Kuug

  • @HudaJama-v8l
    @HudaJama-v8l 2 місяці тому

    Qofkana layskama yiraahdo doofaar buu kariya waxaanad ogeyn hayka odhan