KULIYADAHA CAAFIMAADKA (Xog Dhamaystiran) | Dr Adnan - Dr Sirka - Dr Abdullahi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 156

  • @Munamahamoud-b6r
    @Munamahamoud-b6r Місяць тому +11

    Dr Adnaan wan ku salamaay Dr Waxan ka mid ahaa dadka kaga xidhnaa chanalkagi hore sanadku marku ahaa 2020- 2021 ayaa dhameyey secondry Wakhtigas waxan ku jiray xaalad xanuun shil.gaadhi ayaan galay oo lug ayaan ka jabay burbur badan ayaana iga soo gaadhay anigo jaban ayan dhameyey waxbarshadi dugsiga sare imtixankina ku baasay wakhtigas doorashadaydu waxay ahayd inan barto kuliyada daawoyinka iyo qaliimada Aad ayan u jeclaa inan barto wax caqabad ah oo iga hortagnayd may jirin marka laga yimaado inan jabanahay oon hospital ku jiro birana igu jiraan oo anan socon karin Chanalkaga ayaan dhagaystay aad ban ugu sii xiiso qaaday inan ku adkaysto barshada kuliyadas waxan doonayey wakhti walba oo ay igu qaadato inan caafimaado inan galo kuliyada 3 sano ayay igu qaadatay inan caafimaado waxan maray 6 qaliin oo kala duwan ilaahay wuu icaafiyey ugu danbaysti waxan iska diwagaliyey jaamacadina waxanan qaatay kuliyadii medicine and surgery waxan dhiganayey oon subax walba uso lugayn jiray jaamacada oo iga fog anigon socon karayn markastana lugtu way i barari jirtay sobobtan u soconayeyna waxay ahayd inay lugtu la qabsato inay socoto maadama ayna in badan socon kaligeed xaalad walba oo igaga timaada lugta uma joojin jirin waxan sidaa ku waday 2 sano marka waxa dhacday lugti way i ficnatay wayna la qabsatay socodki الحمد لله Hadana waxa dhacday in jaamacadi aan ka dhiganyey laga xidho kuliyadii caafimadka ahayd oo la yidhi Sharciyadi lagu dhigi lahaa caafimadka ma haystana umana qalabaysniin 💔 Xanuun ayay igu noqotay waxan intaso dhan uso tabcayey inay hadana waxba kama jiran noqoto waxan go'aansaday inan badalka ka qaato jamacada oo mid kale tago jamacadihina waay diiden xiligasina waxay ahayd xili semister uu dhamanayey Hada oon qoraalkan soo qorayo waxan ka fadhiyaa jamacadi mudo dhan 7 bilood waxan sugaya intan ay ka gaadhayso bisha 10 ee sanadkan xiligasi oo dib loo furo jamacada waxan doonaya inan fresh kaso bilaabto medicine and surgery Hamigaygu waa meel sare ujeedkayguna waa inan noqdo Dhakhtarad waayo waxan ilaawayn aniga tii iso martay iyo qaliimadi tirada badnaa mar walbana waa ta igu dhiirigalinaysa inan wuxu ka ogaado caafimadka oon ku caawiyo naftayda igu yaraan ilaahay haygu kaalmeeyo
    Note:- waxan kula wadaga Dr adiga ayan kugu dhiiraday ugu horayntii hadana chanalkagii wan waayey malmo dhawayd arkay Podcastgiina adiga Dr sir alle haydin xifdigo wax badan oo loo baahna ayad qabateen
    Dhalinyartana waxan leeyahay igu dhiirada oo hadalka bulshadu yeyna saamayn idinku yeelan ee hadafkiina cadaysta ❤ aniga hadalka igu badan waxa ka mid ah ma adigo inan aha oo wakhti kugu socdo ayad doonaysa 7 sano caafimad ahn inad sii barato waliba hadana kow aad kaso bilowdo lkn hal saamayn ah iguma laha waayo ah waxan ogahay xaqiiqada dhabta ah inay taa ka duwan tahay shalayba markay lugtu i jabnayd een ahaa form four Waan diiday inay waxbarshadaydu qabyo iga noqoto sidaa darted wan ku faro adaygay inan sii wato oon dhigto ano hospitalka dhexdiisa ku jira casharada wanan ku guulaystay ilaahayna wuu igu caawiyey marki hore igumay taageri jirin fikirkayga Balse markan guulaystay way igu hambalyeeyen waana xaqiiqada bani'adamka ee ogow ardayow Ilaahay haka abaaliyo waalidkay ayaa garab ka ugu weyn isiiya mar walba balse go'aankayguna waa sobobta guushayda ❤❤ mahadsanid Naftayday❤
    26/08/2024 mundey 12:08 Am xasuu hay ahaato

    • @zalma-q2c
      @zalma-q2c Місяць тому +1

      Guul kuu rajynaaa
      M.a never give up sis

    • @harunali4018
      @harunali4018 Місяць тому +1

      Sxb Waad Guuleysanaysaa in Shaa allah 👏👏👏

    • @asuumohamed1170
      @asuumohamed1170 Місяць тому +2

      Congratulations guushada waa gartay hormar wacan 🎉👏🏼

    • @BushroMohamoud
      @BushroMohamoud 18 днів тому

      M.a Horumar Wacan Guleyso ilhy ha kula Garab Galo inta ku hadhay❤

    • @FatushDheyman
      @FatushDheyman 17 днів тому

      Masha Allah gabar adag ayatahay waadne guleysani inshallah horey usoco abaayo❤❤❤

  • @husseinhassan9850
    @husseinhassan9850 Місяць тому +12

    Masha allah DR ADNAAAN codsi waxaan kaa codsanaa in aad mawaadiicda nocaan ah noosoo badisaan si aan ugu dhirano hadafka aan kaleenahay kulliyada caafimaada ka

  • @queenzahro5109
    @queenzahro5109 Місяць тому +2

    Thanks wallahi booswayn baadnoo buxiseen yasaa kallah

  • @Nasra_Macalin_Cumar
    @Nasra_Macalin_Cumar Місяць тому +3

    Maashaa Allaah Tabaaraka Allaah Rabbi Ha,idin Xafido Aduun Iyo Aakhiraba Anigoo Arday Aheeyn Baa Wax Badan Idinka Faa,iiday Kan Ardayga Ah Haba Sheegin❤😊

  • @amaalhabi
    @amaalhabi Місяць тому +2

    Hore usocda dr ❤ wlhy hadn nahy dhaqatirt mustaqblk hadaladin dhiiro galin ayay no yihin.

  • @NajmaAbshircabdi
    @NajmaAbshircabdi Місяць тому +1

    M.a ALLE ha idinka abaalmariyo waxyigalintiina❤

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 Місяць тому +4

    Maasha'Allah dr❤

  • @AfnaanAbdullahi-f4f
    @AfnaanAbdullahi-f4f Місяць тому +2

    Walahi waxan dhagestay macalin mahdi Ibrahim maxamad o macalin kah hargesa iskulka nuura diin sidu kuso as asay asalkiisa iskulka wana jeclahay in aan dawado qisoyin kiisa 😢 from muqdisha 🇸🇴

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 25 днів тому +1

    Masha allah ❤❤

  • @ZamzamYasin-c4y
    @ZamzamYasin-c4y Місяць тому +1

    M.a ilahow hmigeena norumeee🤲

  • @najmamukhtar3703
    @najmamukhtar3703 Місяць тому +1

    Wlll mahadsanidii in badan wan idinka faaidnay Dr adnan iyo Dr sirka❤

  • @rahmajaamacibraahim1069
    @rahmajaamacibraahim1069 Місяць тому +1

    The best Doctor's Dr Adnan &sirka Alle haydin sharfo

  • @faadumocabdiraxman4219
    @faadumocabdiraxman4219 День тому

    Masha Allh dr Adnaan mahadsanid😊

  • @naciimacabdilaahi3282
    @naciimacabdilaahi3282 Місяць тому +1

    Mashaallh Allah ha idin barakeeyo wll runtii waxad dhiiri galinasaan kumanan raba inay dhakhaatiir noqdaan

  • @Aishaabdiq125
    @Aishaabdiq125 Місяць тому +1

    Anigona cafimad baran hadana waan jeclahay dawa shadiina iyo shar xadiina ❤cafimad sareya kunolada wallo❤💯👏waxyaba badana waan idinka faa iday جزاك الله خيرًا ❤

  • @kubrocabdinuur6858
    @kubrocabdinuur6858 Місяць тому +1

    Mashallah ilahy ha idin xifdiyo

  • @bahwalhalima8860
    @bahwalhalima8860 Місяць тому +1

    Masha allaah,Doctors
    جزاكم الله خير

  • @Awooo-z9r
    @Awooo-z9r Місяць тому +1

    Mahadsanidiin walaalahay
    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم

  • @Mascuud0
    @Mascuud0 Місяць тому +1

    Shukran my favourite podcas allah ha idin xafido ❤❤

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed Місяць тому +1

    Masha'allah Doctors. We are really so proud of you ❤

  • @AyushaAbdirahman-g6l
    @AyushaAbdirahman-g6l Місяць тому +1

    Best somali podcast ilaahay haydi barakeeyo drs❤

  • @bellahassan3435
    @bellahassan3435 Місяць тому +1

    Thnks doctors wax badan ka faaiday ani ahaan marka allh idinka abaal mariyo

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 Місяць тому +4

    Ku dayasho ayaa mudan tihiin m.a allha idin barakeeyo

  • @nafisaabdimohamed8883
    @nafisaabdimohamed8883 Місяць тому +1

    Masha Allah ajar Allah idinka siiyo ❤

  • @OubahGullhe
    @OubahGullhe Місяць тому +2

    Thanks drs

  • @Kaafiya66
    @Kaafiya66 Місяць тому +3

    Wllhi soomaalidu aad Bay ugu baahanyiin dhakhaatiir idinkoo kalaa 😢😢 dayac Bay udhintaan soomaali badani

  • @rahmadaud7946
    @rahmadaud7946 Місяць тому +1

    Msha allah allha xifdiyo dhaqaatiirteena

  • @NaciimaDagan2299
    @NaciimaDagan2299 Місяць тому +17

    Doctor's mawduuca xiga xanuunka gaaska 😢😢

  • @ShaaficisidiiqsaalaxIbnsidiiq
    @ShaaficisidiiqsaalaxIbnsidiiq Місяць тому +1

    Mahadsanidiin ❤

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk Місяць тому +1

    Masha Allah my doctors

  • @ASHRAFSHLPY-ml9he
    @ASHRAFSHLPY-ml9he Місяць тому +1

    Run ahantii kuliyad aan Rabin inan barto ayaad ijecleysiiSen markaa arkay qaabka bulshada aad uwacyigelineysaan
    Keep pushing forward 👍🏿 ❤

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir Місяць тому

    Masha allah cilmiga iyo caqliga allaha idiin barakeeyo

  • @fardowsoapdihirsi
    @fardowsoapdihirsi Місяць тому

    Maadada aad ka diyaariso su aaliyo jawaabo maado kale kula mid maaha maadadaas xataa ma ilaawaysid thnkz three doctors

  • @maryammohamed7265
    @maryammohamed7265 Місяць тому +1

    Salamu caleykum dhmntiin
    Waa mhdsanidtihin

  • @subeershucayb9732
    @subeershucayb9732 Місяць тому +1

    Mnzh allah aad baad i mahadsanthy dhamntiin
    Marka labada xiisdiii anatomy kawrn ustad

  • @AminaamishaFarhanhassan
    @AminaamishaFarhanhassan Місяць тому +1

    Tجزاكم الله خيرا والله سمعت هذا الكلام وقت حاجة 😢😢😢

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 Місяць тому

    Mahadsanidiin drs muqalkan mar hore inan arko ayaan jeclanlahaa❤.

  • @zamiiraahmed1698
    @zamiiraahmed1698 Місяць тому

    Mahdsanidin aadban ugu baahnyn nooso badiya inshaalh

  • @asmamohamett7350
    @asmamohamett7350 Місяць тому

    Mashllha ilahy ha barakeeyo doctores ❤

  • @ZeinAhmed-in7sh
    @ZeinAhmed-in7sh Місяць тому +1

    M .sh Alle haydin barakeyo

  • @bushraismail3338
    @bushraismail3338 Місяць тому +2

    Goobtaas dhan hal gabar ma joogto ma rag kaliya lagu casuumay away hablihii

  • @Nasra-gv2nl
    @Nasra-gv2nl Місяць тому

    JassakumUlaah hu khyr

  • @NasraIbraahin-f5y
    @NasraIbraahin-f5y Місяць тому

    Alaha,idin xafido alha idin barakeeyo jasakumulah khayr🎉❤

  • @NaciimoMahamed-t2w
    @NaciimoMahamed-t2w Місяць тому

    Dr adnan and sirka waad mahadsantihiin

  • @SugroOmarmahamed
    @SugroOmarmahamed Місяць тому +1

    masha allah tabarakallah guulaysta walalayaal

  • @ismahaanmohamed777
    @ismahaanmohamed777 Місяць тому +1

    Masha allah ilahay ha idin dhowro

  • @AminaamishaFarhanhassan
    @AminaamishaFarhanhassan Місяць тому +1

    Thanks 🙏🙏🙏

  • @Abdirahamantom1
    @Abdirahamantom1 Місяць тому +2

    System ka module ka jamacada kaliyaa ee somali ku dhaqantaa waa amoud university walhi waa dhib in cases of GPA, hadii aad hal module B keentu GPA waa khalaas

  • @MudanDahirmaxamud
    @MudanDahirmaxamud Місяць тому

    Mowduuuc xasasi noosobadiya🎉🎉

  • @hassanisxaaq
    @hassanisxaaq Місяць тому

    Thanks brothers

  • @SafiyaMaxamed-d3j
    @SafiyaMaxamed-d3j Місяць тому

    Ilaaahay ha idin ka abaal mariyo wax badan baaa noo faaiidayseen

  • @wiiloibraahim-g3g
    @wiiloibraahim-g3g Місяць тому

    Masha allaah kuligiin allaha idin barakeyo

  • @QaliAbdillahi
    @QaliAbdillahi Місяць тому +2

    Mnzha Allah dad loo bahanyahay tihiin

  • @Muktafiabillah11
    @Muktafiabillah11 Місяць тому

    كثر الله أمثالكم وبارك الله فيكم امين يارب

  • @axmedmohamed5688
    @axmedmohamed5688 Місяць тому +6

    Asc Dr Adnan iyo Dr sika Adinkoo mahadsan inaad Hal xalqad nooga soo duubtaan dr Abdulahi, Asagoo piont to piont u kala dhig-dhigaya USMLE,
    Majeclaa leheedeen inaad ka qayb qaadataan Safarka qof Hamigiisa iyo juhdigiisa oo Dhan raba inuu isugu geeyo USMLE, dhabna ay katahay ahna Sanadkii 3aad.
    Waxaan rajeynayaa inaad igu tixgelin doontaan codsigayga, Mahadsanidiin.

    • @Abdirahamantom1
      @Abdirahamantom1 Місяць тому

      Walaal waa u isbadalay program kii usmale hada waxan u wereegay dhincaas iyo examkaa engriska amse eglanad

    • @axmedmohamed5688
      @axmedmohamed5688 Місяць тому

      @@Abdirahamantom1 isbadal oo see ah, information kaas mahaayiye, Ani waxaan ogaa ayadoo ardaydu wada diyaariyaan.

    • @axmedmohamed5688
      @axmedmohamed5688 Місяць тому

      @@Abdirahamantom1 Waxaan jeclaan lahaa inaan xoga kale ku sii waydiiyo, Give me special contact.

  • @MunaApdilaahi
    @MunaApdilaahi Місяць тому +1

    Ad iyo ad ban ugubahanahay wlhy Cafimadka wadankenu adbu ugu bahanyahay dadkenu waxay udhintay cafimad daro Alle hainiso fuduudeyo willashena

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 Місяць тому +5

    Mahadsanidin,wad noo soo dubteen 🙏

  • @Neurologist-j2c
    @Neurologist-j2c Місяць тому

    جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 Місяць тому

    Mashallh doctor's

  • @AnisaIbrahim-u9v
    @AnisaIbrahim-u9v Місяць тому

    Marnaamijyada as podcast aad Baay xasaasi uyihiin allaha idinka abaal mariyo Dortors adnan iyo sirka

  • @AyaanFarah-zt1yw
    @AyaanFarah-zt1yw Місяць тому +1

    Asc waan idin salamaaay doctors adnaan and sirka maadama aad thiin dhalinyar wacdi u soo jeedinysa jiilka idinka danbeeya waxaan wax idinka waydiinayaa suaalo
    Dr. Waxaa jiraa somalideena dad aad u xiiseeya inay dhigtaan cafimaad dhalinyaradeena lkn hal caqab ayaa ka hor taagan somalideenii aminaadii ayaa ka dhimatay sababtoo ah mnta hdii qofkii yaraan ku dhameeyo waxbarashadii hdii uuba shaqo helo da'adii sii ayaa hdana lagu aflagaadynaa even xtaa patientkii wxuu dhahayaa adoo intaan leeeg ima fidinaysid daryeel cafimaad ee dadka masuulka igu yeedh .
    Ma oga qofkaan dhibaatada uu usoo maray sida uu wax ku dhigty
    Aqoonta ku laaban ma oga just jismigiisa ayuu fiiriyey
    Taasi waa mida kowaad.
    Mida labaad wxay thy somalideenu si ay dhakhtarka cadaanka ee dhulkaa abroadka ka imiday siday ugu kalsoonyhiin uguma kalsoona dhakhaatirta somalideeena .iyagoon aqoon u lahyn ama ogayn qofkan cadaanku siduu wax ku so barty . Aad ayey badankoodu uga niyad japaan markay arkaan waxyabahaas waana ta ku yaraysay dhakhtarnimada wadankeena ayna dad aan aqoon u lahyn ay thy wxaa ku jiraysa uun ardaygii waxbaa la bartaa ee baro

  • @fatimahahmed2038
    @fatimahahmed2038 Місяць тому

    الله يبارك لكم اخواتى . وكثر امثالكم❤🎉

  • @RahmaRuun-wn2ki
    @RahmaRuun-wn2ki Місяць тому

    M.a illhay hani xifdiyo dadal adag bad wadin Allah nila qabto dhalinyaro ku dasho mudan ba tihin

  • @YusraDagane
    @YusraDagane Місяць тому +2

    2022 Aya iskul so bogaay ila hadane jamacaad maan adiin qof walbo Wu kanixini daqtarnimo miya aqrisane madaxa haku xanuno bay kudahayaan ana riyadeyda Inan ilowo marabi wlhi wa mahadsantihin wa ii diri galiseen❤

    • @Binthlm
      @Binthlm Місяць тому +1

      Same lkn hada ayn Dib ubilaabi rabaa I.a ilaahey hanoo fududeeyo

    • @YusraDagane
      @YusraDagane Місяць тому

      @@Binthlm amiin wllo

  • @UbaxMaxamad-d6q
    @UbaxMaxamad-d6q Місяць тому +8

    Waxaan rajaynayaa inaad su,aashayda iiga soo jawaabtaan wan idin jeclahay wlhi waxad ibarteen wax badan oo aanan ogayn mahadsanidiin.
    Su,aashaydu waxay tahay anoo aan baran midecine ma noqon ka raa dhaqtar bulshadiisa caawiya mase jiraaan madooyin kale oo hadaan barto ii horseedaya dhaqtarka.?

    • @Binthlm
      @Binthlm Місяць тому +1

      Haa wax badana baran kartaa sida nurse Lab. Midwifery. Ama public health

  • @MaymuunAbshir-w6k
    @MaymuunAbshir-w6k Місяць тому

    Mashalah.wll
    Alle haydin xifdiyo

  • @ArwaAhmed-qt4br
    @ArwaAhmed-qt4br Місяць тому +3

    Mawduuca wadno xanuunka muhiim ayaa u ahay

  • @hodanyaasin4918
    @hodanyaasin4918 29 днів тому +1

    ❤❤❤❤

  • @IimanShire
    @IimanShire Місяць тому +1

    Awaaway gabdhihii 😢
    Maxahelay

  • @FarhiaAhmet8
    @FarhiaAhmet8 Місяць тому

    Barnaamij aana ad u sugayay❤

  • @amaalabdikadir8329
    @amaalabdikadir8329 Місяць тому +1

    Mashalaha ❤

  • @inaguudowofficial4867
    @inaguudowofficial4867 Місяць тому +4

    Dr mawduuca xiqa(( gastric kasohadla idinkooo mahadsan))

  • @ArwaAhmed-qt4br
    @ArwaAhmed-qt4br Місяць тому +7

    بارك الله فيكم وجزاكم الله خير يا اخوان ❤❤❤❤

  • @sadiaaahmett
    @sadiaaahmett Місяць тому +2

    Waan ku faraxsanahy inaan soo gaaray year kii 5aad ee MBBS 😊

  • @bakardaada9007
    @bakardaada9007 Місяць тому

    Barakooba dhakhaatiirtyda

  • @axmedmohamed5688
    @axmedmohamed5688 Місяць тому

    Mahadsantidiin doctors ❤❤

  • @DrTaliye
    @DrTaliye 6 днів тому

    Dre xageen niila soo xiriiraa dugsiga sare hada dhameeye waxaan rabaa inaan barto medicine and surgery dalka masar Plz Dre macluumad bdn kaa weydiin rabay

  • @wolfgamming5148
    @wolfgamming5148 Місяць тому

    m.a muqaal qiimihiisa wato❤

  • @SeynabHassanissackSeynabHassan
    @SeynabHassanissackSeynabHassan Місяць тому +1

    Ustaady hooyada iyo dhalaanka in aan barto rabaa dalka ayaa jooga marka websites ugu fiican laga barankaro noo tilmaam

  • @maslax-axmad44
    @maslax-axmad44 Місяць тому +1

    Ustdi qali wxn raby sual inaa ku waydiyo
    Ee shadadayda dugsiga sare ee f4 wxan hestaa c+ can I learn cafimad waliba masar ma usoo adi karaa mise bundayda ayaa yar ?

  • @zaynapmohmed2935
    @zaynapmohmed2935 Місяць тому

    Jazakumlah ❤😊 Page Kiina Aad Baan ugu Xidhmay✨🙌🏻

  • @makoadontialle6
    @makoadontialle6 Місяць тому

    Mashaa Allah

  • @mohamutt..bile.77
    @mohamutt..bile.77 Місяць тому +1

    Good topic

  • @CabdishakurCabdiqadir-n4j
    @CabdishakurCabdiqadir-n4j Місяць тому +5

    Waxan ahay raday dhigta school gar ahan fasalka 12 aad iyo aad waxan ujeclahay inan noqdo dhakhtar gar ahan qalimadagud kutaqaqusay aad ban utagera podcast tigan wana idinka mahad celinaya wakhtigiina qaliga ah

  • @aasiyoxasan5504
    @aasiyoxasan5504 Місяць тому +2

    Asc Dr's waxaan jeclahey inaan barto daaweynta xanuuna da haweenka iyo dhalaanka marke wll xagee ugu fiicana oolaga barankaraa maxaana igula talinlaheyd maadaama aan aad ugu baahannahey dr kulyadaas aad ugu fiican dadkaana caawiya insha Allaah Alle ha iifududeeyo ❤

  • @ugbadAbib
    @ugbadAbib Місяць тому

    Waxa ahay ardayada 3 rdyear ah alxamdulilaah dr abdulilaahi inta arday school ah aya dhagaysanjiray taasna aya igu dhiirigashay alxamdulilaah hadan waala fahmay xaaladaha ardayga medicine

  • @maida.cegag551
    @maida.cegag551 Місяць тому +2

    Drs idinko mahadsan waxan idin waydinaya international exams somalia ano joga oo wax ka bartay hada ma gali kara tan xigta departments ka cafimadka ee aan medicine ahayn ma ugali karaa mise medicine unba gali kara wad mahadsantihin jawabtinuna waa ii muhiim 🥰

  • @IkraanCadey-fc7qi
    @IkraanCadey-fc7qi Місяць тому +1

    Dr's waxa idin weydinaa nurse maleyahy taqasuus

  • @NurtaAdam
    @NurtaAdam Місяць тому +2

    Drs live kii jimcaha mala iska daayey

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX Місяць тому

    I.a anina waan imaan doona 2027 markan secondary dhameeyo yasalaam sidan ujeclay cafimaadka inan barto allha rajadeyda ha irumeyo🤲🤲❤

  • @NuuraMohamed-qq8du
    @NuuraMohamed-qq8du Місяць тому

    We love u guys ❤😊

  • @Sabnaaebrahim
    @Sabnaaebrahim 14 днів тому +1

    Corse intee laga helaa marka

  • @aysegulmohamed9668
    @aysegulmohamed9668 Місяць тому +2

    Wllhi ben ma ahn anigo guriga ku so aqristo aya waqtiga hore isla aqrisnaa asxptyda wilba qf wlba asigo wx aqri Sanyo la isku so tura su,aalo runttu su,alaahs badanaa wax ku arkyy examka ka shqeynaayo runti aad io aad ugu faaiday allw idaaa asxptayda wxbrshada ina midaysayy

  • @fihimaasad6811
    @fihimaasad6811 Місяць тому

    Haa waa suaal an iswidiin jiray an xatal aan iswiidiyo maxay dadku medicine u doorteen ?waa maxay sababta loo heli layay dhakhaatir caalamih ? Jawabahaas odhan qaar wan hely qaar wan badhaya dr mahadsanid Alle hakaa rilinoqdo ❤ medicine malinka dugsi bilaabay ilaa xatal aan wan leyahay hadafkii Alle haigu guuleeye 😢🤲 waxan jeclaan laha inan malin an la kulmo dhakhtar sidada oo kala ah dr Adnaan 😊 marlabaad Alle haku xifdiyo 🤲 hadafkan an leyay isma badalidoono insha'Allah qadar gadhaashii .

  • @ArwaAhmed-qt4br
    @ArwaAhmed-qt4br Місяць тому +2

    Hablana maanay ku jirin waa wada rag😧😧😧

  • @Araweelo.599
    @Araweelo.599 Місяць тому

    Shaqo fcn haysan ilahay ha idinka abaal mariyo ❤

  • @fartuunmataan9022
    @fartuunmataan9022 Місяць тому

    Maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Місяць тому

    Dhamaantiin waad mahadsantihiin gaar ahaan dr sirka waa nin waxbadan fahansana e.

  • @RufaydoahmedAbdi
    @RufaydoahmedAbdi Місяць тому

    Mahadsanidiin❤ waxan ahay arday sndkan qalin jabinayo iskulka fikarada fcn baa idinka qatay

  • @QalpiSaafi5973
    @QalpiSaafi5973 Місяць тому +1

    JaasKuMa LaaHu KhaYran Wa JaSaa❤