Dr. Afyare: Sharaxaad | Political Science - Public Administration - International Relations.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 чер 2021
  • Maxaa lagu bartaa:
    Political Science, Public Adimintration, International Relations?
    waxaa sharxayo Dr. Afyare Cilmi waana qeyb ka mid ah wareysi hore oo dheer oo aan horay usoo galinay.
    waxaan usoo galiyey weydiin badan oo takhasusaadka nooga timid daraadeed iyo muuqaalka hore oo dheer.

КОМЕНТАРІ • 45

  • @abdirahmaanbinouf
    @abdirahmaanbinouf 3 роки тому +8

    Social work ka soohadal ustaad thanks 😊 my dear teacher 😘

  • @khaalidkheyre2513
    @khaalidkheyre2513 3 роки тому +7

    Maasha Allaah Jazaakallaahu kheyr walaal Waad Ku mahadsantahay Barnaamijyada qiimaha badan aad inoo soo gudbiso.
    Waxaan kaa codsanaa inaad inoo soo gudbisid Macluumaad Ku saabsan Kuliyadda Geology( Geo science) / Marine science.
    Mahadsanid

  • @xuseen9616
    @xuseen9616 3 роки тому +3

    Macalin waad ku mahadsantahay dadaalka badan ee markasta so gudbiso
    Waxaa kugu bugaadinaa u adkeesiga diyaarinta barnaamijyadaan fiiacn
    Laga yaabee shaqooyi kale In eey kuyaalaan hadan waxaa nasisaa waqtigaaga qaaliga ah Allah haku dhowro macalin ajir iyo xasanaad Allah ha kaasiiyo

  • @abdiqaniahmedmohamed6413
    @abdiqaniahmedmohamed6413 3 роки тому +1

    Mncha allah keep gonig

  • @najibsuudi1901
    @najibsuudi1901 2 роки тому +1

    Mahadsanid Prof Afyare

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 2 роки тому +2

    Dr afyare cilmi, mahadsanid ustaad

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 роки тому +1

    Thanks pro abdul wali

  • @abdirahmanfayfle1622
    @abdirahmanfayfle1622 2 роки тому +2

    Waa mahadsanyahay Professor Af-yare.

  • @maanoowcabdi4421
    @maanoowcabdi4421 3 роки тому +1

    masha allah

  • @zubayrsulaymaan7053
    @zubayrsulaymaan7053 3 роки тому +3

    Thanks masuul Economic barnamijyo ka diyaar

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 Рік тому +1

    Thanks macalin waa kaa faideeystay

  • @fahmijama7794
    @fahmijama7794 3 роки тому +1

    mocha allah Dr afyare cilmi . thanks walal #abdiwali

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 роки тому +2

    Thanks pro i wish to be the better youtuber i supplicate allah to reward for your effort from baydhabo janaay

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 Рік тому

    Tnkz pro

  • @Adnanahmed-ld3gu
    @Adnanahmed-ld3gu 3 роки тому +3

    Ustaad wan ku salaamay mrka hore salaanTa islaamka. AssaLuMu allaykuM waraxMaTuLLahi wa barakaatuhu wxd noso diyaarisaH adiga oo mhdsan mawduuc kaLe oo ku saabsan kuuliyadaHa ama cuLuumTa anifici doonTaH 10 sano ee soo socoTa caaLamka ina oo eegaynaH sida aY. Technologyidu u hormaraysoH iyo wxa is padali doono inkasTo aLLah sw uu kaLigiis ogyahay HadaNa Dr saadaaL naga sii ku dheH kuwo meesha ka pixi karaH iyo kuwa iman karaH wxn rajaynayaH inaad fariinTan arkiH doontid

  • @bishaar765
    @bishaar765 3 роки тому +2

    Wll muqaal nooga soo sameee technology science. Thnks ustaad

  • @engabdifatah2123
    @engabdifatah2123 2 роки тому

    Ustaad abdiwali khaliif intee kala soo xadhidhaa adoo mhdsan

  • @aabkarinyusuf1657
    @aabkarinyusuf1657 10 місяців тому

    Political science
    I need it

  • @user-om6pk7fr9j
    @user-om6pk7fr9j 4 місяці тому

    Polital science ❤

  • @zalmacabdirisaaq7979
    @zalmacabdirisaaq7979 3 роки тому

    Bal kwrn ppe ds

  • @maxamedibraahimxuseen4638
    @maxamedibraahimxuseen4638 3 роки тому +1

    halkee kaala sooxariira

  • @mohamedomeribrahim2306
    @mohamedomeribrahim2306 3 роки тому +1

    Ustaad waxan filaa wali inaan mowducii aan hore ku soo weydiyey aad iga soo jwaabin
    kuliyada saxafada ka soo sameey muqaal
    mhdsnd

  • @abdirashiidjaamacaxmed9067
    @abdirashiidjaamacaxmed9067 2 роки тому +1

    Waaba kuliyada aan rajaynyo in aan barto mhdsanid

  • @Smartstories143
    @Smartstories143 2 роки тому +1

    Asc ustad waxaan u baahanahy aqonyahanka Gmail kiisa waxaan ranaa inaa ka faa'iideysto ka public ahaan

  • @abdimalikaxmed126
    @abdimalikaxmed126 3 роки тому +1

    Plz sxb kasoo hadal kuliyada luuqada carabiga sxb kasohadal inaan bartaa rabaa

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 роки тому +1

    Itga sxb kasoodiyaari isagana

  • @mobashir-ms1vz
    @mobashir-ms1vz 3 роки тому +5

    ustaad waxad ino weydisa 5ila10 kuliyadood oo waxtar leh ona anfici dona adunka 10kasano ila 20ka sano sosocto lobaahanhy mahadsanid🙏

    • @ramatgan1
      @ramatgan1 3 роки тому

      Wuxuu u shaqeeyaa shirkadda Sahan ee dalka Kenya. Waa khaa'inul waddan iyo foriegn foorarsiga. Ceeb bey kugu tahay.

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka 3 роки тому +1

    Computer science kasoo diyaari wll

  • @shaymamohamuud3774
    @shaymamohamuud3774 2 роки тому

    Madoooyinkee upadan

  • @mukhtaarxilmi9667
    @mukhtaarxilmi9667 3 роки тому +1

    Asc wraxma wb ustaad number WhatsApp kaaga ma isiin kartaa, waxaan rabaa inaan xogo badan kaa qaato, waxaan ahay ardey sanadkaan secondary kabaxey oo raba jaamacad inuu kubiiro

    • @queensmi6780
      @queensmi6780 Рік тому

      Wax malaga caawiyey aniga hda ayan jaamcad ku biirey side kuliyadaha ukla fiican yihiin xita war bixin fcn kma haysto

  • @salmansk9551
    @salmansk9551 3 роки тому

    Saxiib marar badanan kaa codsaday ee law halmar noo soo diyari

  • @abdirahmanwarsame9973
    @abdirahmanwarsame9973 Рік тому

    Kee fudud labada political science iyo public

  • @Maoamiias7783
    @Maoamiias7783 2 роки тому

    Pablic Administrion

  • @zalmacabdirisaaq7979
    @zalmacabdirisaaq7979 3 роки тому

    Ppa da hdn prtoh

  • @maaherahmed4694
    @maaherahmed4694 2 роки тому +1

    Somalia siyaasadeda dibada laga maamula dhib waye ayadana 🤷🏻

  • @mohakhader9913
    @mohakhader9913 10 місяців тому

    Public admistration Baan bilaawi rabaa allow igu garab gall

    • @Hodanisha
      @Hodanisha 10 місяців тому

      Ani xita ina bilaba rabe jmcde ku ficin somalia hada jogto

    • @mohakhader9913
      @mohakhader9913 10 місяців тому

      Jamacada somali jamacada banaadir

    • @Hodanisha
      @Hodanisha 10 місяців тому

      @@mohakhader9913 sanadkn bilabe somha ani wali wka laba labenoya faculty sx ah madoran is qoristana we socta

    • @mohakhader9913
      @mohakhader9913 10 місяців тому

      @@Hodanisha isku mid baa nahay whatsappkaga isoo qor kasaa kasoo qabanaa

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 Рік тому

    Somaliya wax ayaad baraneysaa sidaad shaqo la,aan u tahay waxaad ilaaweysaa waxaad baratay