HARGEISA OO GALABTA ROOBAN 🌧

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 33

  • @humanitarianactivist
    @humanitarianactivist 7 місяців тому +1

    MASHA ALLAH BIYAHA MAGAALADA DHEX MARAYA WAA NADIIF KAWARAN HAL XASHIISH AH LAMA SOCDO MAAYIR MOOGE SABABAY

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 7 місяців тому +4

    Ilahow Hargeysa iyo Somaliland kuwa cadifadsan ishaooda ka ilaaali Manshallah

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 7 місяців тому

      🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 7 місяців тому +1

    Mashallah hargeisa hadhwanaag❤❤❤❤

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 7 місяців тому +1

    Mashaallah .. Hargreisa somaliland ..❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚

  • @عول-ق7و
    @عول-ق7و 7 місяців тому +1

    Walal ad ban kugu mahad celinya
    Lakin maxd u soo dubi weyedey jidka mara jelka weyen horrisa

  • @OsmanSuleiman-dy1jc
    @OsmanSuleiman-dy1jc 7 місяців тому

    War ila iyo masjid jamac to new Hargeisa

  • @HUSSEINMohamed-ck8dk
    @HUSSEINMohamed-ck8dk 7 місяців тому

    Maashaa Allah Hargeisa magalo qabow jawi fiicn ku ogaa 2009/2010 daganaa muda sand cml ah caadi ma ahayn

  • @OsmanSuleiman-dy1jc
    @OsmanSuleiman-dy1jc 7 місяців тому

    War ila iyo masjid jamac

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 7 місяців тому

    MASHALLAH down town Hargeisa is looking beautiful 🎉

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 7 місяців тому

    Msha Allah ❤❤❤❤

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 7 місяців тому +1

    Wali meeshi dadku maray sifican looma samayn. Dadkii wadadii gawadhida ayay marayaan.

  • @OsmanSuleiman-dy1jc
    @OsmanSuleiman-dy1jc 7 місяців тому +1

    Will masjid jamac to new Hargeisa

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 7 місяців тому

    Maansha Allah ❤

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 7 місяців тому

    Waa qiiq miyaa, mise waa run?

  • @عول-ق7و
    @عول-ق7و 7 місяців тому

    Hargisa wxy u ba hantahey barkino
    badan oo sibidh ah kan marmr ka ah waa burburaya waa baburta la dhigya u ma adksnya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 місяців тому

    Nabad Iyo Nimco Allah Masha Allah ♥️🤍💚🥰

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 7 місяців тому

    Waxaa fiicnaan lahayd iyadoo maalin gawaadhida laga joojiyo wadada. Car free day.

  • @nuuxmaxamed4724
    @nuuxmaxamed4724 7 місяців тому

    Waxaan baakin waa dhaafay
    Wadadii bartankeedii uu dagay

  • @OsmanSuleiman-dy1jc
    @OsmanSuleiman-dy1jc 7 місяців тому

    Will masjid jamac to new Hargeisa 🎉

  • @XamdaAhmed-ic7wb
    @XamdaAhmed-ic7wb 7 місяців тому

    😍😍😍💚🤍❣️💚🤍♥️😊💥💥🥀

  • @lander2023
    @lander2023 7 місяців тому

    1-3 km of down town CBD "MAIN ROAD" should be closed off from cars. Pedestrian Only. Building should be made to access from the back fro loading. remove street vendors to other areas.

  • @عول-ق7و
    @عول-ق7و 7 місяців тому

    Arinka bakinka gadhsi dowlda oo se

  • @OsmanSuleiman-dy1jc
    @OsmanSuleiman-dy1jc 7 місяців тому

    Will masjid jamac to new Hargeisa🎉

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 7 місяців тому

    maxay dadka reer hargeysa waddada gawaadhida u dhex maraan ?

    • @hargeisavlogs
      @hargeisavlogs  7 місяців тому

      Haa way jirtaa inkastoo ay wadadu cidhiidhi tahay oo baabuurtii iyo dadkii aaney kala xadaysnayn.

    • @musaali-dk8cq
      @musaali-dk8cq 7 місяців тому

      @@hargeisavlogs looma baahna in lakala xidho, dadku jidadka la hagaajiyey waa inay caqligooda ku gartaan halka gaadhigu maraayo inay ka durkaan. qolyihiinna wax duuba idinka ayaa laydiinka baahanyahay inaad dadka wayii gelisaan .

  • @IsmailCagayare
    @IsmailCagayare 7 місяців тому

    @yonis farah best youtuber

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 7 місяців тому +1

    🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @OsmanSuleiman-dy1jc
    @OsmanSuleiman-dy1jc 7 місяців тому

    Will masjid jamac to new Hargeisa